#farxiyotawakal

  Рет қаралды 40,374

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

#farxiyotawakal2

Пікірлер: 214
@faizamohamed6928
@faizamohamed6928 Жыл бұрын
Illahe aya ka magan galay Nin naag qabo SubxanaAllah 😢
@simanhirey3244
@simanhirey3244 Жыл бұрын
Subxanalaah rabi mustaqbalka hau hagaajiyo abayadeeyn wixii dhacay way dhaceen hana ka qowmameen ee hortada usoco asaga muhiim ah cafis waydiiso abayo keep going 👏👏
@saqiqa
@saqiqa Жыл бұрын
Ilahay ay ka magan galay bahdilaad subxanallah
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Жыл бұрын
Subhamallah. Qofki Illahay uu sharig yeela. Wuu ka shalaya. Abayo Illahay isku xiir. Astaghfurullah hada baadi.
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Жыл бұрын
Wa jecla lahen ine minweynta iyada shekada no dhameys tirto ninki iyo ayada meshe kala maraayan
@bilistiijigjiga6105
@bilistiijigjiga6105 Жыл бұрын
Farxiyoy cawa safka hire iga firi 🔥❤️
@fadamoxuseen4964
@fadamoxuseen4964 Жыл бұрын
Wcs xbbt
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@abyannuuro5019
@abyannuuro5019 Жыл бұрын
subaxaanalaah ilaahey aa kamagan galanay quraafad iyo wax lamid ah
@munoabdinur4015
@munoabdinur4015 Жыл бұрын
Gabar Fariid ah bay ahayd gabadha minwaynta ah
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 Жыл бұрын
Subxanallah ilaahow kaa magangalay sidaas 🤲🤲🤲
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
@nuraegal4395
@nuraegal4395 Жыл бұрын
Khaaimad ayey ahayd asagana lamid ayuu ahaa xaaska weyn ilaahay ayaa u hiiliyey naagtii tuugo ahna maba guuleysato
@umumaxamadamiin9964
@umumaxamadamiin9964 Жыл бұрын
Abaayo qaaimada ha dhihin shaydaan ayaa ku watay ee u duceey
@fartuuncumar3973
@fartuuncumar3973 Жыл бұрын
minyaro mel kasto jokto bahdil ku noshahaY xanjo laku dharag dhacsado lamid tihiin😬😏
@SuhuurCabdinuur
@SuhuurCabdinuur Жыл бұрын
Wlley hadii uu qof bahdilan yhy bahweynaa bahdilan sbbtow hdey aysn bahdilneyn ninkyda naag kle kma aad sadeyn😊😏 Ninkga ilaalsho ama wa laku ilaalin😂😂
@aishaguure9942
@aishaguure9942 Жыл бұрын
Miski ine xaasid Tahy waxa dareme shekada bilowgeda marka dhahdy waxy ka masrty gurka gabdha habaryarted guurka maser dartis u gashy gurki kowad nin jaceelna waa u dheera habo yarey makugu si fogaan karo qof wayn ba hada tahaye
@ziyaamaxamuud2086
@ziyaamaxamuud2086 Жыл бұрын
Ha sax wa abyo wiligaa looma guursada heblaya guursatay guurka ciyarna ma galo walaga fiirsadaa wana tirka ugu adag nolosha ani xita wa yabay marka sas tiri
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow 2 ай бұрын
Subxana lash tabaraka ilaahey ha ku barkeyo
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 Жыл бұрын
Ila hadda waybnhy ma intaas baan xamili kara rabow hanagu imtxnin guur daganan iyo naxriis baa loo galaa tan kale wanka xumhy miski waxa kudhacay ilhey ……mid ay kudagto oo ay kunagato ha siiyo❤
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Жыл бұрын
Bahweyn markaste guuul guuul
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 Жыл бұрын
Sixir waa shirki kii ugu weenaa sikala ayey ningeeda kusoo jeedsalaheed subxaanalaah
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Жыл бұрын
Asc abayo daqonimadiyo qof ah farxiyo naga da wey is bah dishay
@saynabnuur1390
@saynabnuur1390 Жыл бұрын
Mashallah bah weyn sharaf lee
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Mashalllah Allaha sharf bah weeyn anigun gursan hadan love yuo Allaha igama digu mida reerha ka daba tagta o bila kal sunya
@Hafsanor22
@Hafsanor22 Жыл бұрын
Waa naagti ugu horeesay jabkeeda ku farxay Mac sonkor 😂😂😂😂
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
Xafso maxaa amay bari ku.qabataa
@Hafsanor22
@Hafsanor22 Жыл бұрын
@@maryanmohammed9927 aniga nin naag leh uma socdi midkoo soo guursday xitaa guursan maayi midaa isku bilaabano lee aroosaa 😂🥰
@ziyaamaxamuud2086
@ziyaamaxamuud2086 Жыл бұрын
@@Hafsanor22 INTA IS LEDAHY QOF JABKISA KU FARAX OGAW ADNEH WAKU QABSAKARATAA HAKU DIGAN MASKINTA WAKA NAXAY ANI AHAN WLH WAX WALBO SA URABTID UMA DHACAYAN EE SU ALLE UQORO AY UDHACAYAN HADEY SO HANUNTAYNA WA ALX ADNA OGAW MUSTAQBALKAGA ALLA GACNATA KU HAYO
@ayaancr
@ayaancr Жыл бұрын
@@Hafsanor22 waxa a gursandontid Alla og ee in sha Allah ku dar.
@Hafsanor22
@Hafsanor22 Жыл бұрын
@@ayaancr alle iguma keeno aniga waa maseer badanhy uma socdi
@Safaabdimualim
@Safaabdimualim Ай бұрын
Subxanallah allow yanan minyaro nimo io bahdil yanan isku darsar😢acudu pillah madaxa ugu xanunayy wllhi😂
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Жыл бұрын
الله يعطيك العافية.جمعه مبروك.يااحله،بنت💚❣️💙💟💞💥
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Жыл бұрын
Maasha Allaah minweynta waaka helay wlhi
@MohaYusuf-xx5ru
@MohaYusuf-xx5ru Ай бұрын
سبحان الله
@hodanabdi1328
@hodanabdi1328 Жыл бұрын
WCS Abaayo Qurux ku jecliyaa walashey IL xun kuma Aragto Xabbty
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Wcs Mashaa Allaah💜🥰🤲
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah naag garile lalagursadaa Maskiin iyada isyeshay minyaro umanaxo Lkn nin naag kacabsanayo raganimada kamamid ahan
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Жыл бұрын
Ar wadaadii waxbaa helay subxanallah war quraafadka ha leska daayo
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah ifinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲
@ayaancr
@ayaancr Жыл бұрын
Qiyaano, xaasidnimo iyo maseer aye ugu tagtay guriga bahweynta lakisne Alhamdullilah Ilahay aya u hiiliye bahweynta madama ee qof daacad ehed. Ilahay u towbad keen towbad ruun eh la imaawo Miski.
@ksaksaksaksa3369
@ksaksaksaksa3369 Жыл бұрын
waan ku salamay qali quruxbadan
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Жыл бұрын
Sixirka waa wax aad uxuun. Allah subxan watacala gabadh uhelin laha. Balse iyada shirki sameesay. Ninkan waa nacas insha Allah dulmiga umaskintan ka galay wukaso baxaya
@clownxiao.398
@clownxiao.398 Жыл бұрын
Qiso cajiib ah waaye subxanallah
@Qalanjohiiraan
@Qalanjohiiraan Жыл бұрын
Sawirka Iman miskini miyaa tolow mise ana moodo yaa reer Norway ah oo I saxo😅
@taslinciise7378
@taslinciise7378 Жыл бұрын
Asc dhaman wan idin salamay mel walboo jotin waxan idinka codsanaaya inaa igu sooduceesin saygayga oo xiran in ale xabsiga kadayo
@hafsanhassan1466
@hafsanhassan1466 Жыл бұрын
Abayo Allah hagasodaayo asago nawad qawaa biidnillahi kareem
@taslinciise7378
@taslinciise7378 Жыл бұрын
@@hafsanhassan1466 aamin thanks wll qali
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Жыл бұрын
Abyo mcn asigoo nabad qabo insh Allah ka soo daayo gacantuu ku jiro mcnto
@taslinciise7378
@taslinciise7378 Жыл бұрын
@@hanisaciid9655 aaamin mahadsanid wall qali
@fatimahodey
@fatimahodey Жыл бұрын
Allaah hakasoo furo xabsiga
@umumaxamadamiin9964
@umumaxamadamiin9964 Жыл бұрын
Subxaanalah qof wax sixray aaqir jab ayaa udanbeeyo lkn shaydaanka gabdhaha masaakiinta balaayo u horseedo miski waxaan leeyahy xbbti towbad badan la imow gabdhow sixirka waan idinkaga digaayo sixiroole aaqirkiisa balaayo aya udanbeeso
@caashocuud3513
@caashocuud3513 Жыл бұрын
farxiyo waan ku salamaya abaayo qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 Жыл бұрын
Sixir iyo qurfaad allow Adan ka Magan galnay saxirinta shartoda anaga iyo inta Muslim ale Ha naga qabto qof sixir aminay ma libaano waligii
@xayatiqurux5369
@xayatiqurux5369 Жыл бұрын
Wcs farxiyo cadey wan usugaye Lee♥️
@fardawsamohamed3366
@fardawsamohamed3366 Жыл бұрын
Mnshlh farxiya qaali wn ku jeclhy xpptii 🥰🥰🥰
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Жыл бұрын
Bahdil jecla subxanallah
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Жыл бұрын
Minyara meel walbo ai joogan baxdil Kas unbey kunool yihin ,,,afeefa hore lahaw ama adkeysi dambo lahaw🤣🤣ai min yarey poleni sana
@nadiifomuusecaliraas11
@nadiifomuusecaliraas11 Жыл бұрын
Waxayba kala yihiin BMW Iyo baaskiil meelba islama galaan🤣🤣🤣🤣
@anfaccnaasir5318
@anfaccnaasir5318 Жыл бұрын
Anaa minyaro ah bahdil ma arkin ninka rag nimadiisa ku xiran tahay nin ragmeed saas uma dhaqmo abaa
@Haffyy
@Haffyy Жыл бұрын
@@anfaccnaasir5318 miyaro qeyr maleh wacadale
@anfaccnaasir5318
@anfaccnaasir5318 Жыл бұрын
@@Haffyy maxaa u diiday naag walbo meshe is dhigto waaye min wen iyo minyarba mel ey ku qoran tahay malahan qeer maleh min yaro
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Жыл бұрын
@@anfaccnaasir5318 mugoo isku bad badnaw maseer waa kii danbeeyo
@ikraanmacalin1146
@ikraanmacalin1146 10 ай бұрын
سبحان الله🤍
@maryanmohamed8908
@maryanmohamed8908 Жыл бұрын
Masha allah
@NajmaArab-yt7bf
@NajmaArab-yt7bf Ай бұрын
I8
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Ma bexeen qadamo ayan noqon lahaa intan naag dul fadhinlahaa ninkanah wan iska furilahaa
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Masha allh xbbti
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 Жыл бұрын
Yaab wadaadka waxey iskaga furtay naag maila guursaneysid hadane nin naag qabo ay guur satay dhibaato walboo ku dhacday ayadaa isku dhigtay nabsigi wadaadka aa ka soo baxay
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Keep going baayo qaaliya
@farhiyam3563
@farhiyam3563 Жыл бұрын
Sheeko aad uwanaagsan ayay ahad minyaro masayrtay maan la aa xumaantii baa la gadoontay
@shokriibrahim2353
@shokriibrahim2353 Жыл бұрын
Miski waxaalagaagaary wadaadkii kugu horeey
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
Alla!!! Ma waxaas Ba la xamili karaa, waa bah dilee😂
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Minyro iyda dhiban wxny isu geyn kuma dhicin
@sacdiyaay
@sacdiyaay Жыл бұрын
Bahdil badana wayooo way😭😂
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 Жыл бұрын
sacdiyo Abdi hhhh
@kaysekaise5177
@kaysekaise5177 Жыл бұрын
Hhhh gabar ahay
@soumeyaismael8228
@soumeyaismael8228 Жыл бұрын
Machallah
@indhauron7326
@indhauron7326 Жыл бұрын
shekada saa usugaye ❤️
@saciidomoalim1055
@saciidomoalim1055 Жыл бұрын
Adigoo madaxweyne kasoo orday wardiyo lagugu bahdilayonoqo waayab wanba yabe gabdhaha qarkod maxey ujecelyaheen ina ayaga lalagursanin lkn ayaga kadabagalaan maxaa farqiyoudhaxeyo midaas
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv Жыл бұрын
Miski waxay isku darsatay doqonimo iyo xasidnimo waliga bahdil ha qadan ku teh nagta la ila qby barisk isin jrty ilmaheda dahabky isk bdln isisay yacni ilmaha ey iga ilaysan cml yahu من شرف نفسه فهو شريف
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Жыл бұрын
Nin kaas waa doqon
@fatimaayoub3234
@fatimaayoub3234 Жыл бұрын
Nabsigi shiiqa kasobaxay teda kale inesomali iska jogte aheed
@Siman2213
@Siman2213 Жыл бұрын
Subxanallah
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Жыл бұрын
🤣🤣🤣miski wixi hela layaabay maskiin
@nadiaquruxchannel794
@nadiaquruxchannel794 Жыл бұрын
Iso boqda walaheyga somaliyed ❤
@amiraomar2765
@amiraomar2765 Жыл бұрын
Naag ❤fariida kuheshay balo
@shamsoadam8261
@shamsoadam8261 Жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha
@fardowsaabdi1836
@fardowsaabdi1836 Жыл бұрын
Asc abaayo farxiyo cadeey alle hakuxafido adiga iyo faamaligaaga xabiibti❤️❤️❤️😍😍😍😍
@ALNUURTV
@ALNUURTV Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@fartaabd2551
@fartaabd2551 Жыл бұрын
Ws abaayo Samiyeey sheekada aad u xiiso badan tahay caawa Mahadsanid ❤❤❤
@llulyusuf6618
@llulyusuf6618 Жыл бұрын
O9
@umumunira4982
@umumunira4982 Жыл бұрын
Subhnallah 😭
@hibomohamed8887
@hibomohamed8887 Жыл бұрын
Bahdil ayeey ogolaatay waa yaab
@shamsoadam8261
@shamsoadam8261 Жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha Allaah
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
Wll.igu.soo.biir
@badrimahamud7729
@badrimahamud7729 Жыл бұрын
Mansh allah
@whoiam874
@whoiam874 Жыл бұрын
😂😂😂 bis ani dhiri galin baan helay minyaro darteda gurigeyga uma duminayo
@sacdiyoladan414
@sacdiyoladan414 Жыл бұрын
Sixirka wa wax ilahay laga magangalo
@neeha12
@neeha12 Жыл бұрын
qiso layaab leh waaye dhibaatada miski ugu weyn wexey eheed naag laila qabo gurigeeda maxa igeynayo teeda kale nin haduu ku dhaho waa ku qarinaa waa inaa ka carartaa gododle iyo qarin yaa isku darsan karo miski gabar yar oo guurka ugu horeyayna ma eheen oo nin jecel beey maseer uga soo tagtay adigo og xanunka maserka uu leeyahay baa naag kale ninkeda laguur sanee hadana qurafad sii aaday sorry 😞 lax kaste meeshey is dhigta lagu qalaa alla cafis weydiiso noloshada hada quruxso oo nin wanaagsan guurso wixii tagay weey tageen
@zahraqali3145
@zahraqali3145 Жыл бұрын
Saan usugaayy farxiyo abyo
@idilmustaf9182
@idilmustaf9182 Жыл бұрын
Wcs Sa kusugaye wadale m.a farxiyo
@صافيالقلب-ت5ت
@صافيالقلب-ت5ت Жыл бұрын
Lhi waasheeko qiiroleh llaahow nakakori tafaafulow
@nimcoahmed8450
@nimcoahmed8450 Жыл бұрын
Wcs abayo macanto guul wacan
@ashaibrahim286
@ashaibrahim286 Жыл бұрын
Wcs
@sumayoosmanabdi3631
@sumayoosmanabdi3631 Жыл бұрын
asc farxiyo cdy horay u soco 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nuuraxayatiii5345
@nuuraxayatiii5345 Жыл бұрын
Subxana Allah wlh yab wayey
@SuhuurCabdinuur
@SuhuurCabdinuur Жыл бұрын
Minyarnimo wey fcnthy lkn tan minyarnimda wey nka cebeyse😒🙄🥴🤌
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Жыл бұрын
Farxiyo cadey♥️♥️🥀🥀
@ALNUURTV
@ALNUURTV Жыл бұрын
ماشاء الله
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 Жыл бұрын
Maskiin runti miski WA gacan gashay sorry runti Waka xumahay waxa KU dhacay subxana alaaah ILAHOW naga hay sharta
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 Жыл бұрын
Wallahi wa indha xumo
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Жыл бұрын
Nin naag qabo ha guursanina silac iyo cadaalad daro aya ka dhaxleysiin.
@cadaryusufchannel1011
@cadaryusufchannel1011 Жыл бұрын
Mac bay kugu tahy sasa kufiican mag magatoyinkoo dhan
@qrafim9193
@qrafim9193 Жыл бұрын
Macsonkor caleen shaax🤣
@caashomaxamed1626
@caashomaxamed1626 Жыл бұрын
Waxaso dhan wad uqalanta
@Blackiislo
@Blackiislo Жыл бұрын
Wcs anaa u horeeyo cawa
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Gabadhaas ayada is bahdi shay wixii ku dhacay ayadaa is ku dhigtay
@BashiirHashi-td1zp
@BashiirHashi-td1zp Жыл бұрын
🥺🥺😕
@rukiyamohamed5091
@rukiyamohamed5091 Жыл бұрын
Wan kugu haysana sxp keep going 🎉🎉🎉❤❤❤
@habibaibrahin1911
@habibaibrahin1911 Жыл бұрын
Wsc abayo❤️❤️
@zahraaibrahim5539
@zahraaibrahim5539 Жыл бұрын
Adaa mudan saaxiibadeena qaaliga ah
@liolovekim3589
@liolovekim3589 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
Nin mas ,uul ah ma ahayn modaa xaqeeda xaguu gayn aakhiro
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Жыл бұрын
Faarax waa garac masuuliyad ma yaqan hadaad hush odhn waydo high way ga aan kugu qabuu dhahayaa dhibku waa miski
@nijaj9157
@nijaj9157 Жыл бұрын
Waa runtaa abaayo wlh xaqeeda xaqiray asagoo og xaalkiisa
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
@@hodanmohamed8046 abayo ninka isku mid ma aha nin naag kabaqayo marka horeba ma guursadeen asaga ba laqabaaye mida.kale ayada maxaa aamusiyey ntaas dhan waa sheegi lahaa wayo naagtu igama fiican
@fartuuncumar3973
@fartuuncumar3973 Жыл бұрын
Adi ninkaga hadu ku dilo nagaha ninkoda ka danbeyo xaka rabta quruxey
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
@@fartuuncumar3973 nin naagtisa dila ma ninba mise wa.doqon nin idilaayo habeen Lama baryeen lkn waxan kahadlay nin 2naag qaba oo mid xaqirayo mas,uul Ma aha manta naag Buu kabaqayo Allah intuu kaa aadi
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
ROUTINE KENA MALIN LAHA AHAY BY FARDOWSA HIRSI
3:08
Fardowsa Hirsi
Рет қаралды 6 М.
WAAR Dag Dag Ah Siyaasiga Soomaaliya
11:35
Somalia official
Рет қаралды 440
NINKII XAASKISA GUBAY OO MAXKAMADA KA HADLAY MARKI UGU HOREYSAY LIVE DAAWO FULL WAREYSI
1:02:17
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН