#farxiyotawakal

  Рет қаралды 21,494

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

‪@farxiyotawakalfamily2926‬

Пікірлер: 68
@Cudoon1
@Cudoon1 17 күн бұрын
Ani aabahey ayaa i waday ano 17jir magaalada uu daganaa eedadey ayaa kaso waday oo meeshe joogtay keentay sxbkis ayuu la sexanaaye Guriguu daganaa wuu kaso guuray 😢 Aniga marka imaadey eedaday waligey ma arkin iyado 5jir ah ayee qurbaha timid hooyadey xitaa wax xumaan ah kama dhaxeenin illaha og see ii gashay ani iyo aabahey wee isku keen diri jirtay timo dhaadheer ayaan lahaa aabahey suu ii dilaayay ayuu IgA rifay eedadey wexee rabtay inaa gaalada raaco ane Waan diiday why aabahey aniga kaliyuu ilmo iga dhalay 😢 Sixir iyo nimanba wee igu daashay Ilaa ee aabahey dhahdo Gabadhaada sixir ma karaayo Alhamdullah aabahey markuu guri helay isaga u guuray waana u sabray aabaheyna aniga duugay Allaha u naxariisto Go’aankeygi ahaa aabahey inaa dayicin Waan ka dhabeeyy Dadow ilmihiina ehel haku aaminina😢 😢 Wexe rabaan inee ilmaha maskaxda ka dilaan
@laylamahamud3625
@laylamahamud3625 16 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@FaadumoXuseen-uk1sf
@FaadumoXuseen-uk1sf 6 күн бұрын
😢
@FarhiyoYonis
@FarhiyoYonis 3 күн бұрын
Ax 😢😭
@najmaomar8847
@najmaomar8847 18 күн бұрын
ilaahay owlad qayr qabta ha siiyo idil🤲🤲
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 17 күн бұрын
Amiin amiin abyo
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow 18 күн бұрын
Maasha alaah tabaarakal alaah ilaahey ha ku caafiyo 😊
@israahmett6603
@israahmett6603 18 күн бұрын
Ana uku horeyo mnta😂
@user-gl9ob2fc8n
@user-gl9ob2fc8n 18 күн бұрын
Ale awlaad kherhasiiyo aamiiin Isha alaah
@QamarUgaaso
@QamarUgaaso 18 күн бұрын
Ana horeyo 😂😂
@IimanAbdi-wy7gc
@IimanAbdi-wy7gc 18 күн бұрын
Ana usohoreyay
@AsmaClsalaam-f7e
@AsmaClsalaam-f7e 18 күн бұрын
Farxiyo abaayo seetahay qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zahranur7111
@zahranur7111 18 күн бұрын
HASBUNA'ALLAAH WANICMAL WAKIIL!!!!!!!!
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 18 күн бұрын
Illlaah awlad baari ah oo barakeysan haku arzaqo I.a
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 18 күн бұрын
Masha allh abayo ❤❤❤ Farxiyo keep goin
@maryama55
@maryama55 8 күн бұрын
Awlaad kheyr qabto allah ha Siiyo🤲
@simanhirey3244
@simanhirey3244 18 күн бұрын
Idil walal cilaaaj isku samay waxaa u bahantahay quraan saar ilaankana waa ku muhiim allah haku flsiiyo caruur bari ah mustaqbalka haku barkeeyo
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j 18 күн бұрын
Masha allah❤❤
@Umulkhayr524
@Umulkhayr524 17 күн бұрын
Wcs
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 18 күн бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@zahranur7111
@zahranur7111 18 күн бұрын
Idil kuma filna miyaa labadi nin oo u sheegay iney jab la maagnaayeen iney sii joogto ma ahayn.
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 16 күн бұрын
Illahey amarkiis badana sideee niin iskaga racesa Wan yabanahay wlhi
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 17 күн бұрын
Idil abaayo aabe iyo adeer rabi ha u naxariisto kolay kuwii dilay baa maanta dhib qaba, hooyana rabi ha caafiyo. Naagta Aad la joogtay laba jeer bay ku shirqooshay wayna ku sirtay ilaahay taas sharkeeda umada haka qabto adigana waxaan kugula talin cilaaj Aad adiguna isku akhri quraanka ilaahay haku caafiyo awlaad saalixiin ahna haku siiyo laakiin quraan cilaaj ku dadaal naagtaasna mar dambe gurigaaga yaysan imaan
@Xigma_
@Xigma_ 16 күн бұрын
@@hibaqahmed4405 amen
@SaciidAbdullhi
@SaciidAbdullhi 18 күн бұрын
Abyo aawey shekadii cabdi shakuur noo dhameystir
@Haffyy
@Haffyy 18 күн бұрын
Wa la dameye maxaa
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 17 күн бұрын
Wey dhamaatay bee mcney
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 16 күн бұрын
Idil qur"aan ha isasa saarto gacanti caloosha lga marmariyey mxy ahyd
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 11 күн бұрын
Dadka qar xasitnimo ka badatay nolol maku quran aniga hata shirqol rabi iga bad badiyay 2 jer subxana alllh niman moryan lambarkeyga laso siyay mar walbo adkarta ma ka tagi jirin alxmd
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 18 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@user-yr2ey5qw8e
@user-yr2ey5qw8e 4 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢
@amaalgaraase8174
@amaalgaraase8174 18 күн бұрын
Waa run konfurta aad baa dadka guryaha looga dhacay qabiil klia mhne waa qabiilo bdn
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r 18 күн бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo Allaha nonaxariisto ya Rabi
@Mizki-f1n
@Mizki-f1n 18 күн бұрын
Team farxiyo salaama🎉
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 18 күн бұрын
Idil allow kuwa baariyaal ah kusii oo aad ku faraxdo oo tiro badan kugu arsaaq abyo
@Xigma_
@Xigma_ 18 күн бұрын
Amen
@Xigma_
@Xigma_ 16 күн бұрын
@@fadumosaid2419 amen
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 16 күн бұрын
Maagalo kale ayan shaaqo uraadasay hilibka lagu qaablo gabar yare 15 jiir aha laakin 19 ku tiimi 1 haaben nimo baacda banan loodhiigay Markan arkay waan ooyay haal qof wadanka uma joojin qaabilka koore oo soo ceyriyay aniga 3 biil kadiib 😂 baacdi laa isoo tuuray Wiilal isku qaabil naahay meeshi iga xaareyay gabadhaha yare qurbaha looso diirsado waa dhiib intaa baalayo ilaahay iga soo baad baadiyay alx
@iqroxasan9532
@iqroxasan9532 18 күн бұрын
Asc hawo raxiyo kujecliyaa❤
@ShamsoAadan-hg9xk
@ShamsoAadan-hg9xk 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 18 күн бұрын
Sorry idil
@user-vo9ul5cn3i
@user-vo9ul5cn3i 18 күн бұрын
1
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 17 күн бұрын
Kkkk help me ala farxiyoy qosol ayan la dhacay 😅😅😅😅
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 16 күн бұрын
Igu qaado🤣🤣🤣❤️👈
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 18 күн бұрын
Wsc
@anabhalane663
@anabhalane663 14 күн бұрын
@HooyoMacan-y8u
@HooyoMacan-y8u 16 күн бұрын
Ar farxiyo wa funny help me qali marka qososho wan iska qoslaa
@LeylaXasan-yf7ib
@LeylaXasan-yf7ib 18 күн бұрын
Masha Allha
@hafsaali5108
@hafsaali5108 17 күн бұрын
Farxiyoy routine kii maxa ku nacde horta wan ku haysanee❤
@FunnyBirdwingButterfly-zg5do
@FunnyBirdwingButterfly-zg5do 18 күн бұрын
ilahay Haku rabakeeyo habar yar
@deeqa8896
@deeqa8896 11 күн бұрын
2 away
@Shamsaabdulqadir-i6p
@Shamsaabdulqadir-i6p 18 күн бұрын
aabeilaheyhauNaxariisto
@AyanKahiye
@AyanKahiye 18 күн бұрын
Mahadsanid xabibti
@SumayaAbdiqadir
@SumayaAbdiqadir 18 күн бұрын
Ilahyow inta xun na hareer mari😢
@sadiaabdullahi6427
@sadiaabdullahi6427 18 күн бұрын
😢😢
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 18 күн бұрын
Xaasisanaa naagtu naarta ku dhac dheh waa cadaw taasi ehel maahan qumayadu
@shshss1192
@shshss1192 17 күн бұрын
Idil somalia aad quraan saar badan soo mar waca dhici karto tii sharta ehed ini ku sixirty oo minka ka sixirtay oo ay sidaas kaaga gaabsaty madama muraadked gaarty.
@Salmamohama
@Salmamohama 18 күн бұрын
Wcs ❤farxiyo❤ صلو علي حبيبي محمد صلي الله عليه وسلم
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf 18 күн бұрын
😢😢😢😢
@UgbadAhmed-p3i
@UgbadAhmed-p3i 18 күн бұрын
numberka hal kan nogu so qor qli
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 12 күн бұрын
61 3270205
@Kiin74
@Kiin74 18 күн бұрын
Mar baa lashirqooley markalaa miskiin waaye walhi ani mar dambe meeshas fiiri xitaa kama yeeli lahen
@Shamsaabdulqadir-i6p
@Shamsaabdulqadir-i6p 18 күн бұрын
AbaayoilaheyohacafiyoHooyomacn
@anabhalane663
@anabhalane663 14 күн бұрын
Idil ha isasaarto quraan badan siiba Ruyq sharciya in Ilaah ka dhameystiro sixirkii ey u maleegtey naagta subxaana laaah eeee
@SaynabMaxamed-cb9hi
@SaynabMaxamed-cb9hi 17 күн бұрын
Masha allah ❤❤
@SuleqoXusen-h6v
@SuleqoXusen-h6v 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@xasanmaxamed7673
@xasanmaxamed7673 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 19 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 12 МЛН
SHIRQOOLKII NINKAYGA IYO BEENTII DUMAASHIGAY😭
36:28
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 13 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 4 М.
MIDKAMIDA KIISASKI UGU FAJACA IYO AMAKAGA BADNA!@SawdaBillan
45:48
Sawda Billan
Рет қаралды 58 М.
SUBXANALAH: NIN XAASKISA OO XAAMILA AH GURIGREDA AROOS KUGALAY
59:53
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 9 М.
SAAXIRADI QABRIGA IYO XUNKUNKII UGU YABKA BADNA!@sawdamqaalib
36:55
Sawda Qaalib
Рет қаралды 47 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН