Alxamdulillah Allaha kuu siyaadiyo caafimaad ka abaayo wadankana Allaha noo xasiliyo qurbo iyo wadan gaalo Anaga kusoo daalney ee wadanka wixii shar wado Allaha ka qabto runtii waa tihii Reer banii israa’iil camal baa nahaayo 40sano baan ku dhownahay allaah aan barino
@nimcorun12552 жыл бұрын
Alx aby farxiyo wlhi aadn ugu farxay solabashada allh kuxafodo
Alxamdulillah caalaa salama abaayo xiligi Coronaha dad badan ayaa mataano dhalay Allaha noo barakeeyo Farxiyo adigane kuwii kuu shafeeca Aqiro Allaha kaaga dhigo
@idilabdihakim15512 жыл бұрын
Manshllha abyo I miss u welcome back Allah haku caafiyo
Maasha allah waa ku farxay soo laabashadaada abyo ❤😍😍
@sacdiyomuhammed53112 жыл бұрын
Mashalallh illhay hkusiyado caafimadka wakuwayay
@qaalidcade7392 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abyo owlaad saalix baari ah allaha kuugu irzaaqo kuwa heysatona allaha kuu barakeeyo familkena kamitahay
@mumtazhikim1172 жыл бұрын
Alle cafimaad taama haku siiyo
@yasminmaow47472 жыл бұрын
Ax ax kataataka aaba xanuun kale eh kaas ha iisoo sheegin infakshan aan ku qaaday baby aa la igu qalay mar hore ALXAMDULLILAAH. Abaayo Illaaheey ha idinku AMAANSADO DHAMAAN ALLAAHUMA AAMIIN
@nooranoora75622 жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo yaarabi ❤❤❤❤❤
@iqraaden85142 жыл бұрын
Maansh Allah alaha kucafiyo abaayo
@thefunfamily7202 жыл бұрын
Alxamdulilah allaha aya mahada iskaleh oo cafimad kusiyay Mcney