#farxiyotawakal

  Рет қаралды 31,557

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 7 ай бұрын
Alla taas eedo maaha xaasidsanaa laakiin habaar xaqdaro ma dheceene inay diido bay ahayd Fadxa Maskiin intixaam baaba ku dhacay maskiinta
@raahohassanaadam7444
@raahohassanaadam7444 7 ай бұрын
Ii duceya in ilahey owlaad isiiyo❤
@Aslit3v
@Aslit3v 7 ай бұрын
Awlaad saalixiin ah Allah Kugu arzaaqo abaayo
@XamdicabdiClaahi
@XamdicabdiClaahi 7 ай бұрын
Amiin amiin
@MunaAbdinour-ed8up
@MunaAbdinour-ed8up 7 ай бұрын
Allah haku siiyo awlaad baari ah oo so dagdagta
@ZaynabMaxamed-ou1nj
@ZaynabMaxamed-ou1nj 7 ай бұрын
Allah ha ku siyo insha allah oo bari ah oo barkeysan
@CaashoYuusuf-c8m
@CaashoYuusuf-c8m 7 ай бұрын
Allha ku siyo owlaad barii ah❤❤
@fatimajelle6370
@fatimajelle6370 7 ай бұрын
مشاء الله تبارك الله
@Saxarlay
@Saxarlay 7 ай бұрын
Subaan allaah 😢😢
@UgaasoCabdi-s5d
@UgaasoCabdi-s5d 2 ай бұрын
Masha alah ❤❤❤❤❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Magaca aadan waa walalkey magacas waa igu qaalii farxiyay fadxi abaayo macan noloshada Alaha kuu qurxiyo
@AyanKahiye
@AyanKahiye 7 ай бұрын
Abaayo mcn alle xifdiyo
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 7 ай бұрын
Waa 😢😢 xanuun laakin qof sidas oo kale qaalin ka waaba laga duuqaday dadka qaar waaba muucjuso wiilkan xaata salad guur waajiib kuma aha 😢😢😢 qiisoyin badan ku maqlay
@RaxmoCabdulaahi-yy6df
@RaxmoCabdulaahi-yy6df 7 ай бұрын
Masha allh Abyo farxiyo tawakal ❤❤
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 7 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah Jazakallah Qer
@Munadagen
@Munadagen 7 ай бұрын
Abowe iyo abaayo murada aya leeyahay iisoo ducey ilaahy dartiis😢
@NimoAhmed-r1n
@NimoAhmed-r1n 7 ай бұрын
Alle haku rumeeyo muradkaga
@Munadagen
@Munadagen 7 ай бұрын
Amiin❤
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow 4 ай бұрын
Subxana lash tabaraka laah
@NimcushNimcush-e8d
@NimcushNimcush-e8d 7 ай бұрын
Shukrn abyo frxiy❤❤❤❤❤❤❤ nolsheyda 😊
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc 7 ай бұрын
Kkkkkkk aniga rer mudaga farhiya wad iga qoslisay kkkk
@SabriinMahad-u6i
@SabriinMahad-u6i 7 ай бұрын
Masha allaah ❤❤faxiyo tawalk❤❤
@Hafsanor22
@Hafsanor22 7 ай бұрын
Wiilkaa maskiiinkaa naag muxuu ka ogyhy islaanta maxaa ka si ah 😂😂😂
@xafsocabdi2448
@xafsocabdi2448 3 ай бұрын
😂😂
@ZaynabMaxamed-ou1nj
@ZaynabMaxamed-ou1nj 7 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤ faxiyo tawalk❤❤
@najmabdiorrrcv8610
@najmabdiorrrcv8610 7 ай бұрын
Hoyadaa hoyo fiican maaha wey kugadatay Subhanallahi gabadheda mustaqbalkeda ku cayartay illaahow adaa kaa magan galnay jirada allah ayaa ukenay Allah caafiyo lakin inaa gabar walalkaa dhalay mustaqbalkeda saas yesho waa qalad 😢😢😢
@anisaabdulkadir6068
@anisaabdulkadir6068 7 ай бұрын
Mansha Allah farxiyo tawakal reer mudug lahjadodi waa keentay
@MaryamAli-fg2zw
@MaryamAli-fg2zw 6 ай бұрын
Mashallah farhiyo ilahayo hakodoro
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 7 ай бұрын
Eddo luguyada Ah maxa weyeee maqapo waayo miyuu Hadlayaa oo maherku Aqpalayaaaa dadku shuruda maherka mayaqanan miyaaa. Hooyada fatxa dhashy miskinsanaaa.
@Hafsanor22
@Hafsanor22 7 ай бұрын
Naag aydoo agoon heesto caawin weesay maxee gabdheeda ugu guursday
@Xuriyo-s8j
@Xuriyo-s8j 7 ай бұрын
Habaryar farxiyo waankulasoohadlay waxyar oowaxaan kaaraby inaad ilataliso ah lkn habo ma aadan iisoojawaabin biliis iisoo jawaab watis aapka iigasoojawaab umu saamiyo aaiiguqoran😢😢😢😢
@RayaanHonasti-v6j
@RayaanHonasti-v6j 7 ай бұрын
Wsc farxiya cdey m.a barqo wacan team farxiya ana fasti ah manta❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@araweeloinanabadoon711
@araweeloinanabadoon711 7 ай бұрын
Salaam farxiya tawakal ❤❤❤❤
@AaminaSaid-k4r
@AaminaSaid-k4r 7 ай бұрын
❤❤❤farxiyo tabalkal❤❤🎉🎉😊😊
@najmabdiorrrcv8610
@najmabdiorrrcv8610 7 ай бұрын
Subhanallahi hoyana wiilkeda oo fiican ayey caafimaadkiisa dhib ugeysatay qabiil dartiis thats really sad 😢
@geejir1
@geejir1 7 ай бұрын
Masha Allaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaizaCabdi-e3x
@FaizaCabdi-e3x 7 ай бұрын
M a habar farxiyo
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 7 ай бұрын
Soomaali dulmi badana waa yaab
@FurtunMuketar
@FurtunMuketar 7 ай бұрын
ASALAMA ALYKUM ❤❤❤❤❤
@ShariifoabdallaMohamed
@ShariifoabdallaMohamed 7 ай бұрын
Subxanallaah nin lanadiifinaayo o inuu ilmo dhalo larabo
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 7 ай бұрын
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim😢😢😢😢😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Taas edo ma ahan aqiradeda ayay iibsatay qaa imad dheeh
@LeylaAbdi-kw5vs
@LeylaAbdi-kw5vs 7 ай бұрын
Edadeed guur kameyrabiine wexey rabtee qof wilkeeda unadifiiyo mucjiiso
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 7 ай бұрын
Aniga u hore😂
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 7 ай бұрын
haa reer mudug waye diric weye ban dhah na farxiyo luqadeena waa baratay
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 7 ай бұрын
Been badana eedada qalab aa nadiifinayo aaaaa kkkkkkk waxas ma jiran farxiyo dad aa u shaqeynayo oo cawinaayo wa la gartey eedadas inkaray qabta eedo fcn maahin
@Hafsanor22
@Hafsanor22 7 ай бұрын
Hadee qalab jiri lahaa dadka qurbaha joogo care kama shaqeen laheen 😂😂😂
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 7 ай бұрын
Edo xasidad ah waye yaahu
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 ай бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@jamiiloraage8107
@jamiiloraage8107 7 ай бұрын
Asc abaayo
@nadiya078
@nadiya078 7 ай бұрын
Horta qabke logu mehriye wiilka 😀
@hamdicadey8854
@hamdicadey8854 7 ай бұрын
Iskufikrad ayanahay 😅
@Fartun-ic3oo
@Fartun-ic3oo 7 ай бұрын
Haa walhi aniga xita maba hadlaye😂😂
@SaidoHassan-y1m
@SaidoHassan-y1m 7 ай бұрын
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤❤
@SumayoIbrahim-b3y
@SumayoIbrahim-b3y 7 ай бұрын
Anaa uhoreyo manta😢
@RayaanHonasti-v6j
@RayaanHonasti-v6j 7 ай бұрын
Hhhh 😂😂 anaa ka horeyo sxp
@MaryanAadam
@MaryanAadam 7 ай бұрын
Eedada waxaa kadaran hooyada waa doqon see waxaas ku ogolaatey hooyo noocaas wee jirtaa
@hanimohamoud7594
@hanimohamoud7594 7 ай бұрын
Aad iyo aad lkn eededey eedynsa lkn khaldka wax iska leeh hooyoded oo gabdheda ibstay cajiib
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 7 ай бұрын
Cuqubada ey kagashy gabadhas miskinta ah ilahy haka so saro musiibada habar.habr lo waye.waa.habaran maqli jiray tan dhashy waxey.ogtahy.maleh wiilkas miskinka aha.muxuu ogyahy wax kuxirmane maleh ee waxey rabtay iney.kufera jabiso sorry fatxo😢😢😢😫😭😭
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 7 ай бұрын
Wsc
@Malyun842
@Malyun842 7 ай бұрын
Ax Miskin fatxo nabsi ayay ka galeen
@Neshremy
@Neshremy 7 ай бұрын
Asc
@caaishacuud7901
@caaishacuud7901 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 7 ай бұрын
Supxaanlaahu 😭😭😭😭
@queenalisa
@queenalisa 7 ай бұрын
Foda maxa waye 😂
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 7 ай бұрын
Gabarnimadaada laguu gu fur
@AaminaSaid-k4r
@AaminaSaid-k4r 7 ай бұрын
Guud❤❤🎉😊😢
@Siciido-gq5gs
@Siciido-gq5gs 7 ай бұрын
farxiyo wanajafty
@nimcoxuseen9788
@nimcoxuseen9788 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 ай бұрын
Sorry fadxiyo😢😢😢
@safushcaalin1516
@safushcaalin1516 7 ай бұрын
Tallow nin ma unoqday😢
@najmabdiorrrcv8610
@najmabdiorrrcv8610 7 ай бұрын
Naagta dhaheysa ninkeyga kugu darsanaa shaqaalalo ayey rabtaa 😢😢
@FarxiyoShire-dc6nu
@FarxiyoShire-dc6nu 7 ай бұрын
Kkkk farxiyo marka qososhay waxa igu sodhacday balaya kuaragtay ina dhihi rabto
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 7 ай бұрын
Lacag wa dhib
@Deeqa-gi7vi
@Deeqa-gi7vi 7 ай бұрын
Faraxiyo wan ku jecelahay qoso yina ka masara kaa sobadi
@nadiifaali382
@nadiifaali382 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@Khadarmaxamed-ik2rq
@Khadarmaxamed-ik2rq 7 ай бұрын
Wcs
@Yaasmiin111
@Yaasmiin111 7 ай бұрын
Fadxiya iyada wax aragtay sorry
@saidoali2155
@saidoali2155 7 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤
@najmacumar17
@najmacumar17 7 ай бұрын
Fatxi wa miskin edada xun mey ku xoog yartahay mey kala tuurto albaabka ka baxdo
@Neshremy
@Neshremy 7 ай бұрын
Asc
@seadiyasheikhhasan841
@seadiyasheikhhasan841 6 ай бұрын
Wcs
@canab8981
@canab8981 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 139 МЛН
#farxiyotawakal DUCO WAALID WAA DAHAB DARUUFTIINA WAAN KA  BAXNAY! Q.1AAD
36:42
#farxiyotawakalfamily WAXAAN KA DHAQMI LA AHAY HOOYADEY IYO GABDHAHEEDA..!Q.3AAD
30:17
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59