Alla Farxiyoy waad iga geesisan tahay xabad hadaan maqlo waanba isku dhex yaaci lahaa ilaahow idin amaanso ilahaay wadanka nabad haka dhigo laakiin yaa is xabadaynayah ma dad shacab ah baa bisinka
@SabarinAbdulKadir23 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@fadumosaid241923 күн бұрын
Amiin allow idin amaanso
@FartunAhmedUmuzakir23 күн бұрын
Amiin yarabi aby mcnto allah ha xifadiyo adi iyo ita ismalka
@SaynabMaxamuud-m2b23 күн бұрын
Wcs farxiya xbbti Allah ha ini amaansado
@Tressamaxamedcali23 күн бұрын
Walllah xisiya adaa gardaraa😢 maxad guur ku geyey subxanalllah sorry wll oo judaan ayaa ku helay amiin alow nabad ku Soo tuur wadankeena dhamantis subaxwanagsan dhaman soomaliyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaFiican20 күн бұрын
Abayo wa lagu daray gabadha dadki hore saas ahayen xoog gabadha logu keena kadib wuu kufsana ayeyadeey allaha u naxariisto waxe iga shekesay in nin lagu daray ay diiday sariir alool loogu xiray ninki😢
@Tressamaxamedcali20 күн бұрын
@AsmaFiican ok walllah sax aduunku waaba masiibo alow nabadbadi
@LadanYussuf23 күн бұрын
Farxiyo allaha idinka badbaadiyo
@اممحمدابراهيم-س7ل23 күн бұрын
Wcs maanta Ana ugu horeeyo❤❤❤❤❤❤
@kOKOBULLE-tis523 күн бұрын
Masha Allah ❤🎉❤
@SihaamDaahir-er9rl23 күн бұрын
Kiki 🥰
@MustafeAhmed-po3uo23 күн бұрын
Walal farxiyo hargaysa waa nabad maad iska soo dagtid
@sacdiyaomar472623 күн бұрын
Soo dowey her
@fadumohassan760823 күн бұрын
Waa masaai😂😂😂
@QadiijocusmaanCali23 күн бұрын
MAsha allah ❤🎉❤
@hindanuux85823 күн бұрын
M,a hore u soco farxiya qaaliyeey boorama ayn ka so salamayaa
Yahuu subxanallah ogaadeyn miya ninka saas gabdha u dilayo🤣🤣🤣
@riyanriyaney505523 күн бұрын
Ma ogadeen ba kusogaracey sistar cadi iskadig
@RaxmaShakal22 күн бұрын
@@riyanriyaney5055 somali ogadenaba laga siiyay sis way nagu washen😂
@Sacdieee1214 күн бұрын
@@RaxmaShakal😂wax nigu washta allah hanisiyo 2024 nilibartay hada xata idhihi laheed majeerteen lugu washay xoga wa niga aqbalilahaa 😂😂
@RaxmaShakal13 күн бұрын
@@Sacdieee12 mxd lagubanysa sister makuwa nagu washayba thy midkle og markii 2024 labartay cid layaqanba maleh😂😂mj na wa Landhereyaal kle ee mxa karabta😂
@Sacdieee1213 күн бұрын
@ 😂😂dee ani mj horbarty ayaga un lahaysta social media kasta oo somali ayaga lagahadal haya 😂
@SacdiyaAbdi-m2t23 күн бұрын
Wcs habo 😊😍
@abdullahimohamedwiire882123 күн бұрын
Yarabi
@RodaH-j8r21 күн бұрын
Salaam alaikum farxiya tawakal ❤❤❤❤
@AishaFarahAisha23 күн бұрын
Lamu waye maqaldanid habo
@sacdiyaomar472623 күн бұрын
Sheydan aan dumar ka eheen ileen majiroo ilahey subxana watacala ha hasoo hanuunsho. Dumarka diinta baraa xabibati