#farxiyotawakal

  Рет қаралды 17,565

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 189
@SagalDeeq-g5u
@SagalDeeq-g5u 8 күн бұрын
Farxiyo maba ogo iney gabdhaha hada so kacaya ama guur doonka ah iney macalimad uthy lkn ani wxn ka faaidey illahay baa og anoo wali guursan baan noqdey qof meel walbo ka diyaar san hadey noqoto ilmo koriska hadey noqoto inaan farax loo maseerin oo danta iyo tan ilamahaga eegato adi maxa ku taqanane naag nool iga dhigtey habo illahay jano haku geeyo adi iyo walidiintadabo 😢😢😢
@FartuunAli-r3s
@FartuunAli-r3s 8 күн бұрын
Abyoo ani xitaa ku lamid ayaab ahay HBO farxiyo allh maga maqaado waa dhiirigaliso ani jafitankedaa Aad ujaclahay wlhi
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 8 күн бұрын
anba sido kle byoh wayo aragnimo badan ka faiidey Alle ha xifdiyo ayada iyo dhaman qoyskeda ❤❤
@hamdaalimohammed6746
@hamdaalimohammed6746 8 күн бұрын
Walhi been mahan hudhey dhar ilmo waa yaleen waana maskiin umaciin aniga yar bartay walhi team hudhey away hee😂
@asmaaxmed-d2p
@asmaaxmed-d2p 8 күн бұрын
Farxiyooy ani waxan ahay gabadh yar hal ilmo ayaan haysta ninkayguna waa naafo wax ma maqlo dhago la aanta uu alle keenay ayay dadku ku naceen shaqo fiican ma hayo 100 dollar ayuu qaata oday awoow ah ayaa kirada naga bixiya halkayga ilmo maalintay dhalatay ayaan kasii fikiray iida soo socota in ay dad u qurxanaato waxii aan helo ilahoow 012 senti may ahaato meel ayaan u dhigta si aan maalintaa ugu farxiyo odaygaygana aanan u dhibin sababto ah waan ogahay wuxu qaato 100 dollarna kama badna raashinkeena❤
@umuamiira6098
@umuamiira6098 8 күн бұрын
Allha idiiin barakeyo nolosha
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 8 күн бұрын
Allaha ku barakeeyo abyo nolashaada
@VaizaOsman
@VaizaOsman 8 күн бұрын
Allha ku barakeyo abyo sas laga raba caqligaha ha shaqeyo
@asmaaxmed-d2p
@asmaaxmed-d2p 8 күн бұрын
@@VaizaOsman haye baayo
@asmaaxmed-d2p
@asmaaxmed-d2p 8 күн бұрын
@@MaryamoYuusuf-de4wv aamiin abaayo
@ladanyusuf9094
@ladanyusuf9094 6 күн бұрын
Habo wax urursiga.waxaan kala kulmay qiso qurux badan. Waxaan shaqaynayay 4tii sano ee aan jaamacada hargeisa dhiganayay waxaanan biilayay xaafadayada oo.aan curad u ahaa hooyaday waxay ururinaysay mudadaas dhaqaale kooban oo aanan.anigu ogayn taasoo ay dahab iigu iibisay maalintii qalinjabintayda ma.allh
@cambaro122
@cambaro122 6 күн бұрын
Mnsha alah alahuma baarik wll hooyo alle ha kuu daaayo qofka kaliyeee yaraanteenii ilaa waynaanteena inaga fikiraysaa waa hooyo badanka alle janata ha ku arsaaqo hooyo dhamanteed
@anoummayman8214
@anoummayman8214 7 күн бұрын
Hudhedh qofka anka so nolanin legend maha runti hudhedh wa miskin gargar walahi afartan qof ducadoda wa la aqbala iso duceya Murad ayan leyahay culaysna uu isaran yahay iyo kurbada inu allah iga dajiyo 😢😢😢😢😢so duceya team farxiyo tawakal
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294 8 күн бұрын
Farxiyo waan ku tageeraaa wlhi mahadsnid jafitaankada
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294
@yaasmiinalimohammedyaasmii8294 8 күн бұрын
Waan ku haystaaaa
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 8 күн бұрын
Reer maana iisho isoo duceeya business cusub baan bilaabaye
@shamsociise478
@shamsociise478 4 күн бұрын
M.a allaha kubarakeyo
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv 8 күн бұрын
Farxiyo hadaaba gataa huudhayda wax ka dhar qurux badan malaha waana raqiis surwalada iyo garamadaha
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo 8 күн бұрын
Inte waa abyo ani bakaro markan dago wax an ficned ku arka oo maldhiqmaldhiq ah
@simanhirey3244
@simanhirey3244 8 күн бұрын
Farxiya noga leexda dumarka qarow anaga ayaaa jaceel dheera galinteedi anagana cashar inoo ah qisooyinkeedi iyo dheera galinteedi thanks qali❤
@istarlini
@istarlini 7 күн бұрын
masha allah thank you 🙏 ❤good advice and i love your advice ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdirahmanMahamad-b6t
@AbdirahmanMahamad-b6t Күн бұрын
Wcs habarya farxiyo wan ku jcelahay❤❤❤❤❤
@maryamamohamedcabdimaryama4616
@maryamamohamedcabdimaryama4616 7 күн бұрын
Habo farxiyo waa mahad santahy ano caajisan mark arko qarnamijka jafitaanka caajiska wu iga duula hoosha ku kacaa wllhi wan jeclahy jafitaanka ❤
@CaashoYuusuf-c8m
@CaashoYuusuf-c8m 8 күн бұрын
Asxabey iso duceya ilahey ino ii cafiyo❤🤲 allha cafimadka hayo
@XamdaBarre-t2m
@XamdaBarre-t2m 7 күн бұрын
Horta asxaabey ani maa huudheeyda aqoon misa dadka wexee arkaan ma arko aniga hudheey taan arkaba lugtee taagee qarjaf e noqonee sirta iga daba geeya wlh wa iga dhab lkn aniga xaraasheeyda an aqaanaa faan ma fiicnee carwada ismaba naqaan lkn huudheey ii baxdoo ma arkin ❤❤❤❤
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 7 күн бұрын
😂😂😂 teamkygi 3bil marka joogo baa malin aada waliba jimcaha qof ba lakaxeystaa hal qof kuma fcna xppti
@HafsaMarwali
@HafsaMarwali 7 күн бұрын
Abayo huudheyda wala raadiyaa ayadoo cuseeba jiro bakaaro ama xamar weyne hadda 0.5$ waaye kali iska arag kalabeetooyinka huudheyda wllhi kuwa estada waka fiicanyihiin ufiirso
@hiboelmi5873
@hiboelmi5873 7 күн бұрын
Mashallaah macalin farxiyo Allah haku Xafido
@Raxmoruun12-kh5bi
@Raxmoruun12-kh5bi 8 күн бұрын
Wcs habo mcn habooy jafitaanka waa ku heeysanaaye hanaga deyn❤
@HD-zy9jj
@HD-zy9jj 8 күн бұрын
Habo farxiyo jafitanka nimanka iyo nagaha hanodambeyee cunuug sanad iyo bar jiro oo cunto diid ehh dawo cuntada furto wakaladalee bahi ayan kudile sidu wax ucuno wudide habo iso sheeg waxan sameyo mxny 😢❤
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 7 күн бұрын
Abyo bahi ha udilin sacad walba wax un sii hal cuno kaliya haku koohin ee wax walba ku day
@Faisafilsan-l4l
@Faisafilsan-l4l 8 күн бұрын
Farxiyo tawakal anaga ku jacelahay aad ayaad noo dhiira galisaa jir o joog cadow gaa ka adakow abaayo ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 qof bini aadan run masheego lkn adiga o kale daacad ah ilahay ha inoo badiyo
@ayaandhemancabdilahi5937
@ayaandhemancabdilahi5937 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j 8 күн бұрын
Masha allah farhiya qurux badaney❤
@munaibrahim6834
@munaibrahim6834 8 күн бұрын
Gabdhow ayuutada iska dhafa barako ma lahan waxa jiro ayuuto naftaada aad la galeysid kaliga qofka ku ogaanenin barkana leh
@aaaaaaaa7928
@aaaaaaaa7928 8 күн бұрын
mashallah abayo farxiyo Barik Allah fikh 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 8 күн бұрын
Walal farxiya ale cafimaadka hakuu siyadiyo
@FaadumoDareen
@FaadumoDareen 7 күн бұрын
Abaayo farxiyo wa gabadhi kudheheysay waxan daganahy madiino garaashka musa suudi marka what's app ka kalasohadlay imana arage horeyne gomenti wakugu soqoray waxan umaleynaa inadan i arage hada waxaan rejeynaa ina aragtid comentigeyga marka danteyda waxawaye wataan kuiri you tube inafurto ayaan rabaa wana furty mardhow abaayo icaawi oo asxaabtada iigu bandhig qaliyey ❤❤❤❤❤❤🎉
@anfaccabdulmaxamed7746
@anfaccabdulmaxamed7746 5 күн бұрын
Hore u soco abyo wn ku sry
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 7 күн бұрын
Naa farxiyo isgoyska bakaaraha ka xagee aniga ilmaha lee huudheey ukeeni jirey go sariir maba soo arko
@SaynabMaxamed-cb9hi
@SaynabMaxamed-cb9hi 8 күн бұрын
Masha allah ❤❤farxiyo
@nanogzan
@nanogzan 7 күн бұрын
waaa cadi farxiya habaryar Allah SWT haku xafido👍❤️
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 7 күн бұрын
Farxiyo waaniso ama Farxiyo la taliso masha allaah abaayo gabdhaha waad la talisay khayr hel
@AshoMahad300
@AshoMahad300 8 күн бұрын
Habo hada lamahelo miya waraba go yasha inte Laga Hela iyo dah manka isheg❤❤
@NuureyMaxamadey
@NuureyMaxamadey 7 күн бұрын
Aniga xitaa warabaa wax no sheega dharka carurta xitaa wax fecan mahelo
@MeymuunDahir
@MeymuunDahir 8 күн бұрын
Asc hbo mcn ani 2 lbasan kugu xirahay wlhi waxbadan kafaiday shukran ee lambarkada intee lagahelaa
@Asldhalad
@Asldhalad 8 күн бұрын
Farxiyo seynab hoyaded war nagaso sii
@FartuunAli-r3s
@FartuunAli-r3s 8 күн бұрын
Haa ani xitaan wan sugoyaa
@faizasalaad9730
@faizasalaad9730 8 күн бұрын
Aniga away wax len aruurin jiray lkns dib ay cuni jiray had lkns gawar an daris nahy oo law bilod lee jogta ay itiri adiga max heysa aniga intas ayn hestahe waga ii baryay had bil iyo bar caml ayn wax arurinoya waxan heysataa lacag kudhaw ila 60dolra cml
@YsaminSadaq
@YsaminSadaq 8 күн бұрын
Naa farxiyooy qof qaaliyaatahay oo waxgarada maashaa allaah ilaaheey hakudaayo
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b 7 күн бұрын
Shugran xbbti ❤❤❤❤❤farxiya
@Safio-vt4ql
@Safio-vt4ql 8 күн бұрын
Alla habo wan ku heystaa jafitanka
@ayaanmohamed9500
@ayaanmohamed9500 8 күн бұрын
Markaa jafitankii hore dhamaystay ban kana hore ka arkay jecliyaa farxiyadayda😂❤
@jazmiiyahmad1739
@jazmiiyahmad1739 6 күн бұрын
Mashaallah ❤❤❤
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 8 күн бұрын
Huudhay da tan carabtaaa fiican
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 7 күн бұрын
Farxiiyo aniga reero hudhay ahay ❤❤
@faizasalaad9730
@faizasalaad9730 8 күн бұрын
Hada lajoog ayn gataa Nairobi dharka qawoowga iyo kuwa kalaw caruurteyad wa yar yar yahin wan law ❤
@RayaanHonasti-e4c
@RayaanHonasti-e4c 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ m.a m.a m.a 🥰🥰 farxiyay waxbadan baan kaaa faaaidey runtii mhd sanid
@MaxamudCabdi-z5b
@MaxamudCabdi-z5b 8 күн бұрын
alla habo noo tilmaam meeshas ❤❤❤❤❤ saa urabo go,yaashas😢
@Tuney_Ibrahim
@Tuney_Ibrahim 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 8 күн бұрын
Thanks sister farxiyo ❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 8 күн бұрын
Habo farxiyo huudhay ka qaraabtaa inkastoo hada fahmay in huudhay dhar qorxoon laga helo walaiga goyaasha sariirta ayagoo is kuwada eg wllhi markii laygu arko ayaaba lii dhahaa naayaahee mabaatiyaa sariirta kugu goglan haa leedhahaa marka alle hana garabkalee habo farxiyo thanks
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 7 күн бұрын
Walaaley Ana wan u bahnaa go'yaasha
@cambaro122
@cambaro122 6 күн бұрын
Wali goyaal huudhaydhaka kama helin lkn iida Ramadan ayaan soo goostaa shan go 20dolara iid kastana maaha hadaad nadaafadooda iyo laalaabka ugu dadaasho waligood goyaashu waxba kaama noqonayaa kuwii arooskayga ilaa hada waan hayaa wlhi baroobaad moodaa shan caruurana alle wuu ugu arsaaqay alxmd
@HafsaMarwali
@HafsaMarwali 7 күн бұрын
Reer ceelasha away farxiyo mala socdaaan horta ceelasha waa magaalo kaali iska arag weliba
@FartuncadanCigale-ql6bn
@FartuncadanCigale-ql6bn 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ aniga dhaqalo aruri waligey kuma fakarin wana hela wixi ale igu tala galay
@MaryamaAliahmed-v2r
@MaryamaAliahmed-v2r 6 күн бұрын
Ani jaamacadaa dhigtaa maalin walbo 1$ baa liisiiyaa hoomeey baa racaa lacag warqad lagu gadaayo waxaas oo dhan waxaa rabaa 1 $inaa ka bixiyo hadane 0.25$baa maalin walbo meel ka dhigaa nafteydaa ka gooyaa wllhi❤
@ifrahdirie3273
@ifrahdirie3273 3 күн бұрын
Asl. Abaayo maxaa sameysey oo isku caateysey. Maa noo faideysit macaanto maasha allah. Plzz isheek waxaa sameeysey. Thanks. 😘sheekoyinkada aad ayaa u jeclahay. Films ayaa laga sameen karaa sheekoyinkada omg. Specially kuwa saxiibadooda qiyaamaayo oo la gursadey nimankooda.
@shukricabdullahi
@shukricabdullahi 8 күн бұрын
Illaaa hadaaa ka qaraabtaaa oo aduunkaa u jeclahay
@ifraxmuuse8738
@ifraxmuuse8738 8 күн бұрын
Wllhi habo farxiyo alxmd horta calafaa damade nerobi ana daganahay hoyadeya lanolahay halwila hays taa oo bishi 8 an dhalay waxana ahay dad kajecel ilmaha ine ulabisa wana qali waxaa sameyaa hudey qurux badan oo cuseb xitaa wllhi an lasogishan ayalo haldolar cuseb kisana 4 dolar hudheyaa tagaa kuwa uguqurux sana lasobaxa isbucakale dad kaqata iskasisiyaa xitaa wllhi waxaa tagano meshas nagaha America lojiro ani iskadaye
@fardowsoxaaji
@fardowsoxaaji 8 күн бұрын
Waa sax Goyaashawaaqurqurux anaakaahuwotaa
@ayanomer9456
@ayanomer9456 7 күн бұрын
Ano America jooga shein iyo Temu ayaa wax Uga gada ama ka gada hudhaydh waxba madhamo🤣🤣
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi 8 күн бұрын
wcs hbo wllhi jafitaankadda wax badan baa ka faa iiday hbmcnto kuwii hore baa marwalba sii dhagaystaa midkale intaa soogalinayso khayr allah kusiiyo hbmcnto❤
@ruqiya2146
@ruqiya2146 7 күн бұрын
Walahi qof aan lataliyey maqasaaro qadar allemoye
@CwaliSiciid-vm8no
@CwaliSiciid-vm8no 8 күн бұрын
❤jafitaanka love ku ahy❤ hpo
@indhauron7326
@indhauron7326 8 күн бұрын
Hudeyda dar qurux badan jira abayo carurta wan uso iibsadaa kenya aya joga aniga ninba tawartisa odax ogu tagta abyo dantada garo hablo
@Sagal-th1rn
@Sagal-th1rn 8 күн бұрын
Farxiyo tawakal adan ku jeclahay nolow habo ❤❤
@umualmaas9488
@umualmaas9488 8 күн бұрын
Maxaad isla caataynaysa ma ba buurnid gabdhaha 30haday dhaafaan in ay aad isku caatayan ma fiicno isneelo ahaw aad hadaa udhuubato wajiga jactad qof da diisa kawayn umuuqanaysaa
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 7 күн бұрын
Aad iyo aad wlhi
@ShukriAli-m8n
@ShukriAli-m8n 8 күн бұрын
Alla no soo badi habo,mideda kle hal telo keliya soo qaado inta dhiiragalin ka dhig ,waa fikir uun 😂❤
@CaashoAxmed-r6i
@CaashoAxmed-r6i 8 күн бұрын
Hbo ani somalia joga 500 qata 3ilmo ijoga xajigayga ima jogo bisha markay 20gadho bil la aan ba ahay guri hanti ah ayana deganhy
@nagadsaleban
@nagadsaleban 8 күн бұрын
20 bisha marka la gaadho miyay ka dhamata lacagtu
@CaashoAxmed-r6i
@CaashoAxmed-r6i 8 күн бұрын
@nagadsaleban Haa abyo
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 8 күн бұрын
Abyo jikada adi makashid miyaa 8qof ayaanahy 200 ayaana bilanaa raashid iyo qudaar iyo hilib gaas intaba wana nagu filanthy alxm ee jadwalkaada wax kabedel
@CaashoAxmed-r6i
@CaashoAxmed-r6i 8 күн бұрын
@@MaryamoYuusuf-de4wv abyo ani meshan ku nolahay rashinka iyo hilibka wa qali adi muqdisho miya jogtaa
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 8 күн бұрын
@CaashoAxmed-r6i hàaa suuqa weyn kadoono xaafadaha waa ka raqiisanyihin
@ashar1053
@ashar1053 8 күн бұрын
Wcs wakaa qaadnay farxiya ❤❤❤❤
@RahmoAhmed-fu9yh
@RahmoAhmed-fu9yh 8 күн бұрын
Asc habo telkaga shekada kusodar habo inan kugu nafisa rabaa wn walan raba markn kudhegesta caadi noqda wan qarxi rabaa habo xalada igu cakiran 4caruur heysato xamilana wan ahy telkaga igu sharaf iso jwb habo❤
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 күн бұрын
😂😂😂😂 ani naftirkey wa yaway
@fadmaqaali4373
@fadmaqaali4373 8 күн бұрын
Wcs ❤❤❤❤❤love 🎉
@faadumoxuseen3121
@faadumoxuseen3121 7 күн бұрын
abayo farxiyo wan ka fa iday
@fardowsoxaaji
@fardowsoxaaji 8 күн бұрын
Waa sax hawaryar
@fardowsoxaaji
@fardowsoxaaji 8 күн бұрын
Anaakaqaraabto
@اممحمدابراهيم-س7ل
@اممحمدابراهيم-س7ل 8 күн бұрын
Wcs habo mcn wan ku jaeclahay la an ti mashaqeyn lahen❤❤❤❤
@ZeytunIdiris
@ZeytunIdiris 6 күн бұрын
Wale maxa hudhey so xirtay o dhihi jiray dibada leyga kene😅
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo 8 күн бұрын
Farxiyo inte waa meshan hodheyda ii tilmam habo blz❤
@FaadumoDareen
@FaadumoDareen 7 күн бұрын
Masha allah
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 7 күн бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@SaidoHassan-y1m
@SaidoHassan-y1m 8 күн бұрын
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤❤❤🎉
@MaryenYusufabdi
@MaryenYusufabdi 8 күн бұрын
Wcs farxiyo 🎉
@jazmiiyahmad1739
@jazmiiyahmad1739 6 күн бұрын
Abayo jafitanka reer maana wifto kuso dar please
@KhadraSeyid
@KhadraSeyid 8 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله farxiyo qli hablaha dhuubnanta sayidkana jafitan kasosame
@zowdazowda4375
@zowdazowda4375 7 күн бұрын
Dadka hudheeyda gada xayeysin ancadi eheyn losameye😂
@Sacdiyo-x3j
@Sacdiyo-x3j 8 күн бұрын
shalay farxiyo ana shaki igalay waxan tariikhada dib ufiirsho sanadki adoon ogeen miyu dhasaha is iri
@NuuraQaasim-d4y
@NuuraQaasim-d4y 7 күн бұрын
wana jecelahay
@Hibaaqmaxamed-v1b
@Hibaaqmaxamed-v1b 8 күн бұрын
Asc habaryar walahi waan ku tagera adiga laa anta waa abaar waan ku jecelahay habo waxad tahay dhiiri galiyahayiga ❤
@RaaxoAxmed-q8d
@RaaxoAxmed-q8d 8 күн бұрын
Wcs❤❤❤❤
@khadiijoilyaas3970
@khadiijoilyaas3970 4 күн бұрын
Hawo musqusha jiifka wey soo shiirtaa waxan kusameenin malaha ila tali biliis
@fatuma3972
@fatuma3972 21 сағат бұрын
Thank you so much my dear 😘
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 8 күн бұрын
Wsc
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 4 күн бұрын
Aniga carurtayda cida kaliya dhar cadiya uubiyaa inta kale hudhyda iga shidantay 😂
@anfaccabdulmaxamed7746
@anfaccabdulmaxamed7746 5 күн бұрын
Aniga xamar majogo jigad ban deganhay dahmo iyo dharba wn u bahanahay goblada dhexa joga waxa xamr laguso barty le no imada habo allaha no ka deyo wlhi wxbadan bn kafaiday manta inan wx arursado ada kamasula ciwankan walasheyba leh keyga in badan bn community qurux badan kagaqory
@xamdicaday7163
@xamdicaday7163 8 күн бұрын
Abyo marso xulbad fatamino iyo cano iskudarso wlh wajiga bucbuckunoqona ayaa marsadau
@MiskiLiiban
@MiskiLiiban 8 күн бұрын
Wasx nolash awa losabar sabar sadakis hel ❤ hudheyad waka gata anig ilhad kagata weficn hiyi
@NuuraQaasim-d4y
@NuuraQaasim-d4y 7 күн бұрын
habo hadaanba ugu lebisaa ba
@NasraMaxamed-f8y
@NasraMaxamed-f8y 8 күн бұрын
Wcs❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@XamdaAliMohamed
@XamdaAliMohamed 8 күн бұрын
Habo aniga Saudi Arabia 5sano iyo 2bil ayan joga wax lacag ahna mahayo wana shaqeya bishi 600 boqol oo dolar ayan so qata hadana meley kabaxday ma aqan nus bos ayan suuqa xolaha kagatay midna afgooye ayan kagatay midka afgooye wan dhistay alxm hada ina somali ada ayan raba lacag wena ma hesto 2kun le hesta marka ina tahriibo ayan raba oo nus boska gato hooyana wey iga diidan tahay ina tahriibo Ana meshan wana cay walahi subax walbo marka shaqada galayo wan ooya saa u dhibsaday le hada hooyo ina kadhunto aya ii qorshesan marka maxa igula talin lehed habo macaney
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 8 күн бұрын
Maya tahriib iska daa allah rizqigaada hakuu keeno
@FarxiyoCwali-b1e
@FarxiyoCwali-b1e 8 күн бұрын
Habo intee waaye mishaas aan adeenaa
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 8 күн бұрын
farxiyo nicmadas xamar lee laga helaa hudhay shidan gobolada may
@هدىحاجي
@هدىحاجي 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 күн бұрын
❤❤❤❤🎉
@SahromacalinNasir
@SahromacalinNasir 8 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@umuafnaan3495
@umuafnaan3495 8 күн бұрын
Farxiyo meesha firashayad laga heló noo sheek
@ShugriCumar-xx3rp
@ShugriCumar-xx3rp 7 күн бұрын
Waa soo gadany
@falxadoisman24
@falxadoisman24 8 күн бұрын
Asc inteewaa meesh magca looguqoraayo
@Susuu7777
@Susuu7777 8 күн бұрын
mesheh
@RamlatanaadFiqi
@RamlatanaadFiqi 8 күн бұрын
Wcs❤
[BEFORE vs AFTER] Incredibox Sprunki - Freaky Song
00:15
Horror Skunx 2
Рет қаралды 19 МЛН
QISADA C/ILLAH OO AAD UYAB BADAN!!@sawdamqaalib
56:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 40 М.
hayati qurux oo guurkeeda xiqiiqda dhabta kaxadashey
12:36
Shaaciye Pro
Рет қаралды 16 М.
#farxiyotawakal #DAILY #ROUTINE KEENA MAANTA
17:40
FARXIYO TAWAKAL
Рет қаралды 23 М.
#farxiyotawakal SANADKII WUU DHAMMAADAY REER MAANA IISHO #JAFITAAN !
46:02