#farxiyotawakal

  Рет қаралды 41,055

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 214
@quenraxma292
@quenraxma292 Жыл бұрын
Dulucda sheekadu waa duco waalid in hor Mar walba lagu gaaro m.a cudbi iyo familkeeda allaha isu barakeyo❤❤❤❤
@hawomohamud2624
@hawomohamud2624 Жыл бұрын
Mash allh shekad cudbi meel fican ayeey ku dhamtay reerk allh haku barkeeyo anig seed adig ayaan walid kaa duco ibsaday mark allh ha isahalo med aan ku dago
@simanhirey3244
@simanhirey3244 Жыл бұрын
Mash Allah wlhi markay tiri anago buurti saaran ayeey i dhahday cudbiyeey hab ayaan isasiinay farxad ayaan la ilmeeyeey Alxamdulillah hadiiba heshiiyen meeshan waxa iga muuqata qofka marki maseer haayo haduu helin qof dhanka wanaaga wax ka tuso in dhibaato badan la kulmaayan dadka hadii araagtan ayago oo xalada aduun ku cadagyahay wll ilaah xasuusi ama iskaga gaabso dhib horleh hagalin allah dhamaan teen hana wada xifido🤲
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin
@halimahussein6558
@halimahussein6558 2 ай бұрын
😊😊
@halimahussein6558
@halimahussein6558 2 ай бұрын
😊
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Masha alaah waa guurkii lagu guileystay farxiyo adigana waxa kugu duceyaa sidii ayeeyo xaali
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal Жыл бұрын
💕🙏
@ifrahabdi7286
@ifrahabdi7286 Жыл бұрын
Masha’allah ugu danbeyn farxad ayey ku soo dhamaaday allaha ha isku barakeeyo cutbi iyo xasska kaweyn iyo seygooda iyo owlaadooda dhib danbana allaha matuso walhi inta u danbeysay emotional ku dhamaty iyo farxad.thank u so much adna habo sida wanaagsan oo aad noogu soo gudbisay jazakalah qeyr🥰🥰🥰😊
@Nintendo_mushroom
@Nintendo_mushroom Жыл бұрын
Masha allah cudbi hoyo wanagsan aya dhashay mida kale, mida kale waxa iso baxday dumarka Somalia jogo inta allah ka baqdo iney yartahay sabbato ah naag kasto soxir ayey la warege subhanallah war allah la baqa waxa allah ku sin helimesid
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 Жыл бұрын
Wcs farxiya xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto sida qurux dabadan oo aad no gu soo gudbiso qiso yin qurux badan oo wano iyo wacyigelin leh wa mahad san tahay qali Macnto keep going qali farxiya cudbi iyo marwada kale rer koda iyo caruurta allah ha u barakeeyo insha allah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Alxamdulilaah inay reerkii shaydaankii soo dhex galay ilaahay ka dhexsaaray oo Habaryartii iyo xaayskii weynday ay ilaahay xasuusteen ilaahow reerkaas dhib dambe ha tusin. Duco waalid waa lagu dararaa Masha allaah cudbi ilaahay awlaada adna baari hakaaga dhigo
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Жыл бұрын
Wow farxiya she nuur ow cabdule carif manshaa Alllh unaxaristo awowe qali aha
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@fadimomaxamid39
@fadimomaxamid39 Жыл бұрын
masha alha wwww shekda marn rafad marn farxd alow is ku barkeydhamntod
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah cudbi Allah u barakeeyo ❤❤
@nimco3140
@nimco3140 Жыл бұрын
M.a Allah Ramadan kariim
@Queen-official
@Queen-official Жыл бұрын
Mashallah Allah usiyaadiyo farxadooda maseer ka in uu heer sheydaanimo gaaro ma ficno oo dhiig ina gashid ku hamiso wax Alle qoray cid celin karta malaha balse maamo fcn aya dhashy oo cibaado bdn Alle na ku badbaadiye alx ❤❤❤
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakallah Illah haiskukiin daayo damaantiin Ameen Ameen Ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Shekadaan wax badan ayaan ka faidey runtii✅💯
@naimamohammed4035
@naimamohammed4035 Жыл бұрын
Mashaa Allaah waa qiso cajib ah
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 Жыл бұрын
Markey dhahday anago burta saran cudbiyey labtane isgaliyeen indhaheyga ilin kuso.istagtay 😢 mxaa ka qurux badan hajja idinko dhax tagan inaad is cafisan labta isgalisaan ❤ Masha Allah ugu danbeyna shekda Mela qurux badan ayey ku dhamtay waxan rajeynaa Labo naag leysla qabo sidaan camal iney wallo unoqdan ale dartine xumanta oga tagaan uqdada iyo xumanta iska deyna Allha isku barkeyo 🤲 dhamantoda habo macn wad Ku mahadsanthy sida wacan aad inogu so gudbisay shekda quruxda badneda ❤❤
@gabadhkherjecel8259
@gabadhkherjecel8259 Жыл бұрын
Wlh qisadan qisa ka jeclhy ma arag sa usugayay ley cudbi nolol qurux bdn ku rajenaa mcnei
@shamsociise478
@shamsociise478 Жыл бұрын
M.a tabarakallah ugu dambayn farxad ayey kusoo dhamatay allaha isku barakeeyo cutbi hooyadees io walsheed io xaajigooda io dhamaan caruurtooda shekadan waxa laga baranaa in qofkii allah isku xira uuwaxkasta caqabad ah kagudbi karo m.a farxiya qurux adna allaha kuxafido adi io familkaaga aamiin yaa rabbi
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Жыл бұрын
Msha allah sheekh war cadaaday allah ha u naxariisto .
@quenraxma292
@quenraxma292 Жыл бұрын
Farxiyo aduun iyo Aakhiroba allaha ku xifdiyo wllshen qali asxaabta qaliga idinkana waa idin salamay gulaysta dhamantiin ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🌹🌹👑
@jamiilakhadar6167
@jamiilakhadar6167 Жыл бұрын
Walal walhi waan ku jecelay farxiyey ilahay dartiis ayan ku jecelay wlhi walal
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH WAA HOOYO QEESAN ILLAAHEEY HAA IDIIN HAFIIDO
@wacdiiyowaano5830
@wacdiiyowaano5830 Жыл бұрын
Masha allaah alha isku barakeyo
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf Жыл бұрын
🥳 Congratulations 100k inta ciida kale la gaarin inshallah hambalyo Farxiyo tawakal 🎉
@luulamohamed4836
@luulamohamed4836 Жыл бұрын
Mmnshallah
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@naimoabdi2695
@naimoabdi2695 Жыл бұрын
Manshaallh walidka iyo xaajiga kwa kaducaysta Allah hanagadhigo
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 Жыл бұрын
Masha alah wlhi guusha cudbi waku farxay yes
@husseinadan85
@husseinadan85 Жыл бұрын
😢😢😢😢walahi ninsharaf iyo cizi ilahey u dhAmeyey ayu ahaa masha alaah waligiina famili qurux badan axada insha alaah
@Tea_ehlu_dikri
@Tea_ehlu_dikri Жыл бұрын
Maasha allaah axla qisa waaye
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 Жыл бұрын
Maah alalah hambalyo
@ashaahmed8605
@ashaahmed8605 Жыл бұрын
runtii waa sheeko aad u qurux badan mashaa alaah
@fatushhaaji4404
@fatushhaaji4404 Жыл бұрын
Shekoyinka sixirka majecli hoyadey mcn ba kuwaye qadrpo hajirte nago xun oo abahey qapo ba sixren Kaga daran supxi ladugaye Afkoda kaqirten Adun iyo aqiro Allaha kuyareyo Hoyadey mcn Allaha unaxaristo iguso duceyo hda farinteyda aragtid wa codsi😭😭😭😭😭😭😭😭🤲
@saniaabdulkadir2135
@saniaabdulkadir2135 Жыл бұрын
Aamen abyo illah haw naxaristo😢
@Tea_ehlu_dikri
@Tea_ehlu_dikri Жыл бұрын
Alle ha uraxmado hooyo mcn janatul firfow ha keyo kuwii ku danbabene adun iyo aan qiraba wey qasaaren afine samir iyo iimaan hakaasiyo hooyo mcn afunka aadku weysay janadii alle ha idinku kulmiyo aamiin
@fatushhaaji4404
@fatushhaaji4404 Жыл бұрын
Aamiin yarapi abayal 😥🤲
@zayidiinhokuube8258
@zayidiinhokuube8258 Жыл бұрын
alle haunaxariisto
@maryansulayman957
@maryansulayman957 Жыл бұрын
Macan badaney sorry😢😢Naagahas nolol inaa ku deyzaan ma eheen balyada alla ax waka naxay wlhi I llahay hooyo how naxriisto abayo nagahas na I llahay ciqabtood tan aduun io tan akhirabo ha uso dadajio😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@raxmamaxamed956
@raxmamaxamed956 Жыл бұрын
farxiyo tawakal abyo allah ha ku barakeyo wlhi wa qisada keliya qosiyinkaga bilow il dhamaad ka socdey alx wadna mhdsan thy abyo please asxaaptada ii weydi duco waxa culees iga saaran guurka xalgiisa meel kheer qabta allah Ha ina waafajiyo abyo tan risaalo ayey kugu thy ogow
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH WAA SHEEQO AAD UU FIICAAN
@munoabdinur4015
@munoabdinur4015 Жыл бұрын
Maansha allah sheeko qiimo leh & xaaji wanagsan
@ayaanqasin1362
@ayaanqasin1362 Жыл бұрын
What a beautiful story ❤️ 😍 may Allah bless both families, ameen 🤲🏽
@sweetamla2058
@sweetamla2058 Жыл бұрын
Wa run dikriga iyo adkaarta wa sixrun xalaal ❤
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Жыл бұрын
Mansha allah allow idin barakee
@shukricabdulrahman71
@shukricabdulrahman71 Жыл бұрын
Masha allah sheekada seykudhamaty laqiirooday
@wiilowanagofficial9414
@wiilowanagofficial9414 Жыл бұрын
Asc asxaabey waa faadumo soon qaad waan idin salaamey anoo aroosad ah
@umurayan2222
@umurayan2222 Жыл бұрын
Welcome to marwoyin Xbbiti fatima sonqadey❤😂😂
@wiilowanagofficial9414
@wiilowanagofficial9414 Жыл бұрын
@@umurayan2222 hee waan dhawahay abayo
@safamahad7147
@safamahad7147 Жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar wlhi qisadaan marna waan ooyay marna waan farxay
@nafisajama4405
@nafisajama4405 Жыл бұрын
Sheeko fiican waaye Masha allah. Dad fiican aa ilaahay isku aadiyay
@mandekmanka
@mandekmanka Жыл бұрын
Mshllh sheko qatar ah ee ehed ❤
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 Жыл бұрын
Masha allaah ❤❤ allaha usiyadsho farxada cudbi iyo hooyaded waaa qiSo qurox badan
@shamsoshiine
@shamsoshiine Жыл бұрын
Masha allah sheeko qurux badan ayey ahed 🫡❤❤
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen Жыл бұрын
Wcs apayo Allahu akbar masha allah🥺😢
@ifrahabdi7286
@ifrahabdi7286 Жыл бұрын
Masha’allah maanta anaa no 1 ah dhanka comments ka waan ku salaamay habo mcn salaan gacaltooyo 🥰🥰
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Жыл бұрын
Mashalla Mashalla
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Жыл бұрын
Wacaleykum salam waraxmatullahi wabarakaatuhu mcn badan
@Hafsanor22
@Hafsanor22 Жыл бұрын
Masha alllaah Aniga nin lacag leh ayaa Rabaa Lkn nin naag qabo ma rabi ninkyga naag lama rabi waa maseer badanhy 😂😂
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Nin somali naag ma dhaafayo anagana maseer ma dhaafno
@maryamadaud8856
@maryamadaud8856 Жыл бұрын
Naaag kher keyga inaan ka miseero doqonimaa u arkaa nineyga naag Hadu aroosi ama wala jiga ama wan ka tagaa lkn naag tar tan la gal doqonimaa u arkaa
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
Kk Nin lacag leh aan naag qabin somali kuma jiro 😂😂 Nin taajir eh hdaa argto Naag uu qabaa, Lacagtiisa xee taree hee ka sabar waaye
@Hafsanor22
@Hafsanor22 Жыл бұрын
@@maryamadaud8856 waa adiga jooskada aniga nin naag ila wadaageeso marabi ninkaa guursdo aniga 4 u ah haduu naag kle ila guursdo meeshas jecel maba yaalo saas aa run ah nin naag kula guursday wuu ku nacay ma isku dhajinee haduu ku rabo ninka ha kugu ekaado 😂
@Hafsanor22
@Hafsanor22 Жыл бұрын
@@haala552 nin ku jecel hadaa aroostid naag ma arkeesid aniga intaa aroosin u sheegi rabaa car naag kaa maqlo dhihi rabaa 😂😂😂
@amiraibrahim4714
@amiraibrahim4714 Жыл бұрын
Masha allah wlhi waa qiso cajib ah 💖❤
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 Жыл бұрын
Hadaa mashaaikhdii saxdaahayd sheets wlley umal hanamaqashiin mardanbe
@hafsahassanabdi1295
@hafsahassanabdi1295 Жыл бұрын
Wcs wrxma qali dumar mahadsanid inbadan Allah hakuxafiido
@سامسونجسامسونج-ه8د
@سامسونجسامسونج-ه8د Жыл бұрын
🕋🕋🕋🕋🕋🤲🤲🤲🤲🤲🤲MashaAllah
@hafsamohamad91
@hafsamohamad91 Жыл бұрын
Thanks mcney Meysuun Caisha kiin Io qisaadan mcaan wye
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Ani naagaha somalida waxa kunacay sixir faarax somali naag ma dhaafayo maxa daradiis ugu gaaloba
@shukricabdulrahman71
@shukricabdulrahman71 Жыл бұрын
Xbbti waan layaaby wllahi iimaan la.aan waaye waxaas subxaanallah
@fartunmahmud
@fartunmahmud Жыл бұрын
Wlh beentaa maahan
@maaidamaxamuud3295
@maaidamaxamuud3295 Жыл бұрын
Mash allaah habo
@ridwaandahirridwaandahir7567
@ridwaandahirridwaandahir7567 Жыл бұрын
Shiiq nuradiin roble xurshow allha unaxriato
@pilanabdi1999
@pilanabdi1999 Жыл бұрын
Masha allah❤ xale waxaaa kuqarwe wlhi farxiyooy ango meel wada joogno ❤❤Allah haku xfdo abay ❤❤bil dhalate cml usugye qebtaan
@kowsarcumar1763
@kowsarcumar1763 Жыл бұрын
Mashaa Allah allah u barakeeyo ❤
@umyassir3022
@umyassir3022 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@hamdiaahmed2603
@hamdiaahmed2603 Жыл бұрын
Farxiyo cutbi iga garsi inan isku magac dhawnahy ani wxa ley dhahaa cutiyo❤️
@farxiyomaxamud6533
@farxiyomaxamud6533 Жыл бұрын
❤❤❤ Thanks abayo
@luulabdi8028
@luulabdi8028 Жыл бұрын
What a story!!, ❤❤beautiful
@hooyomacan1923
@hooyomacan1923 Жыл бұрын
Farxiyoy qisadan mar waa farxad mar wa murug marna wa faraj
@hooyomacan1923
@hooyomacan1923 Жыл бұрын
Marxiyoy walaahi qiso aad u macaan bey eheyd waxan ku so biyo shubatay duco waalid in heer lagu gaaro
@ShamsoHassan-l3y
@ShamsoHassan-l3y Жыл бұрын
Maash Allah ❤ 👍 ❤ 👍
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Жыл бұрын
Msha allah wa sheeko aad u macan si qurxbadana kuso dhamaatay
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 Жыл бұрын
Mashaallah ❤❤❤
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 Жыл бұрын
Masha allh waaye❤❤
@IfrahMukhtar-gs9rn
@IfrahMukhtar-gs9rn Жыл бұрын
Habo mcney allah ku xafido😢❤
@shamsanoorsabe-lu6lu
@shamsanoorsabe-lu6lu Жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤
@sahra-yb4on
@sahra-yb4on Жыл бұрын
Wlhi habo mcn sidaan ku jeclahy ilahey ayaa og wlhi sheeka dada musasal ayeba itahay wlhi habo faroom hobyo inshalah waxan rajeena inaa Mar timado si aan kuu arko habo ❤❤❤❤💋💋💋
@hodanqalanjo6507
@hodanqalanjo6507 Жыл бұрын
Wsc wllshy far iya Ramadan mubarig❤
@umusiham7291
@umusiham7291 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo
@ubaxwoowismaaciil7999
@ubaxwoowismaaciil7999 Жыл бұрын
Mash allha sheeko qurux badan ❤
@Amineeta704
@Amineeta704 Жыл бұрын
Farxiyooooooooooooooo qaaali🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nagadahmed7286
@nagadahmed7286 Жыл бұрын
❤❤❤❤farxiya ramadan Mubarak
@اااا-ح1س4ر
@اااا-ح1س4ر Жыл бұрын
mashallh qiso quruxa badanawaye abayo
@halimaali431
@halimaali431 Жыл бұрын
Asc Masha allahi alle ha isku barakeyo cadawgodana ha ka qabto Gabadhahas Walalaha ah🤲❤💯.
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 Жыл бұрын
Wcs wll farxiyo tawakal masha allah ☝️
@bintiarale4995
@bintiarale4995 Жыл бұрын
Wcs waraxma
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 Жыл бұрын
Mashalah
@Maaidamaanka1234
@Maaidamaanka1234 Жыл бұрын
Waw cawa ana uhereyo habo farxiyo bin
@zahraahmed5687
@zahraahmed5687 Жыл бұрын
Masha Allah ♥️💙♥️💙
@maryamomaanka3731
@maryamomaanka3731 Жыл бұрын
Masha allah meel fcn kuso dhamatay cudbi duco walid qabta wax walbo hooyo ducadeda ku heshay m.a ilah ha isku barakeyo dhamantoda
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 Жыл бұрын
Masha Alah❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc mashallah Allha kuxfdo mashallah shukrn abyo
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 Жыл бұрын
Farxiyo ramadan kariim abyo wan kulaamay
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Жыл бұрын
Mashallah.jacalku.hawaaro.ramadaanmurak,yaa.axlah👑🤩💎💥💝💌❣️
@farhiyahussein6752
@farhiyahussein6752 Жыл бұрын
Wlhi Wan LA ilmeyey shekadhan farxad iyo murugo leh waye 😢😢😢😢😢❤❤❤
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Жыл бұрын
Aniga xataa waba iska oyay
@sumayacumar4252
@sumayacumar4252 Жыл бұрын
Asc farxiya am the first person
@aminagedi7369
@aminagedi7369 Жыл бұрын
Mandy allha
@maryamduale7563
@maryamduale7563 Жыл бұрын
Asc Walaal qaali
@ALNUURTV
@ALNUURTV Жыл бұрын
M.a wcw
@zamzamcumar2177
@zamzamcumar2177 Жыл бұрын
Masha allah allaha qisadaan qurux badanaa masha alllah cudbi iyo xaska lala qabo ama walashed ka weyn iyo xajigeyda iyo caruurtod dhaman wxa idin rajeyna farxad nolol qurux badan hooyo mcn cudbi hoyaded amam adigana wxa tahy mamo wngsan masha allah cudadada aya lagu garay wx walibo hooyo uducey wiilkaga iyo xasaskoda iyo carurtoda sid ad ugu duceyn jirty cudbi udgoon badan si ay ayagana uhelaan nolol mida ugu sareysaa anagana mid jano aduun noo noqda irida allaha naga so galiyo aniga iyo gabarwalibo anan wali gursan iyo midi guur ka so xumadada noloda gabdhoy tan waa qisadii an lacajabay gabdhooy rerka ad so dhexgadhaan ula dhaqma sidii cudbi cml hoyoyinkana wxa leyahy gabdhihina lataliya walibo talo aakhiro iyo aduun wx utareyso waligiina dacad ahada waa li baneysaan cudbiyey hooyo mcn igu slm comentigeygana u aqri waa mamo wangsan tarbiyad fcna kuso sisay masha allah wlhi fatxad ayaa la ilmeyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nimconfg
@nimconfg Жыл бұрын
❤❤❤❤asc abaayo ramadaan kariim sh, nuuradiin rooble xuurshoow. Allah hawnaxariisto Aamiin aamiin.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 108 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 37 МЛН
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 63 МЛН
Qiso cajiib ah Dulmiga iyo cuqubadiisa 💔😭
14:23
Fatima Muna channel
Рет қаралды 6 М.
waar daag daag ah
16:17
Somali Unity
Рет қаралды 15 М.
#farxiyotawakalfamily WAXAAN U SHAQEYN JIRAY JEER AY HOOYO I ADEEGSATO...!Q.4AAD
28:01
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 108 МЛН