Farxiyo aad iyo aad Ban ujeclahay sheekoyinkaga sharafeey. .. marka guriga joogo xita shaqada markan break leeyahay wan dhagaysta.. Allah haku sharfo mcnto.
@eymanabdiweli Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@fardosahassan3766 Жыл бұрын
Aniga Aya uhoreye farhiyoy. Wakusalamey walashey
@hodanc6255 Жыл бұрын
Ma hoyada isha ka qalan bu cunuga u dhiba ala nin somali iyo cuqubo
@Runsheegcaadi Жыл бұрын
😂😂😂😂 cusbada aan qiyaasta laheyn markaa walaco aan arkaa.😂😂
War ani dumashidey nacay Wllhi maqan markan dhalo wixi dhacayo😂😂😂
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
horta dumarka inla dulmiyo maa jecle lkin naagtan iyada qaldan cunto miiya lagu hadla uuf
@ALNUURTV Жыл бұрын
Wcs
@wiilowanagofficial9414 Жыл бұрын
Wllhi waa naxsanaa qisadaan markan arkey waxaan moodey mid aniga leygu sameeyey alxamdulilah qadro markad dhahdey waan qaboobey 😂😂😂😂😂 nin naag qabo agtiisa xitaa ma maro ilaa hadda 😅😅😅😅
@fadumoabdallah2235 Жыл бұрын
Mgca wa la bad badalaa
@wiilowanagofficial9414 Жыл бұрын
@@fadumoabdallah2235 okay ilaa hadda waa shakisanahay abayo ilaa dhamaadka aan gaarno wllhi qiso cajiib ah ayaa igu dhacdey 2017 ayey aheyd waana kasoo shekeyn dona insha allah
@farxiyamuse2575 Жыл бұрын
Wiiloy armey adi Tahy. Wley Nin nag qabana faido malahane halaga fagado 🤦🤦🤦
@wiilowanagofficial9414 Жыл бұрын
@@farxiyamuse2575 Kkkkkkkk lkn magaca naagta qadro ma eheyn abayo alx hadda xaas ayaan ahay wixii hore maanku soo gudbey lkn ma ilaawi dooni qisadaas
@fadumoabdallah2235 Жыл бұрын
Wiilo wan kula sugayaa intaa ka shaking baxayso hhhh shekadaadana wan rabaaa
@FaadumoMaxmuud-js9kt Жыл бұрын
Shekadan sheko ka qatarsan maba arg omy gaar😂
@zulekhahussein4919 Жыл бұрын
Wsc
@hashimabdi8366 Жыл бұрын
Kkkkkk
@ismacilmaxamed827 Жыл бұрын
❤😮
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Alla khadray maxaa kugu dhacay kolay waxaas walac ka weyne sodoh fiican nin fiican dumaashi fiican hooyo fiican nimco ilaahay kusiiyey baad lugta ku walaaqday bal wanaaga reerkaas dat waxaa la yiri waa walace waxba yay qaban laakiin fariid baad tahay dhibkaad dadka u gaysatay baad ka sheekaysay. Laakiin waxaa laga yaabaa dadkaan badan oo guriga dhooban inaad dhibsatay xidid kula degan waa dhib