#farxiyotawakal

  Рет қаралды 30,678

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@simanhirey3244
@simanhirey3244 2 жыл бұрын
Mash Allah fartun waa qof ficn boqolkiba 90%wiilasha somalida waa dhaqankoodi in xaaska iyo caruurta isla furan maba xishoodan hageee laga arkay ilma ladayaco wlhi hooyooyinkeeyni rabi hano wada xafido🤲
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 2 жыл бұрын
Dumaashi fiican ayaa heshay intii ku dulmise maanta ayagaa dhiban alle waa xaqsoore koley maanta waa ay jirantahay maanta allah caafiyo gabadha maskiintaane ayadane ilmaha alle ha u caafiyo
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
Inkastoo ay soo ahayd sodoh dhib badan Haatan xalada ka daba timid Allah cafiyo koley lkn ilmaha adeer fcn bay hesteen MashaAllah
@ayaancr
@ayaancr 2 жыл бұрын
SubhanAllah 😭😭 may Allah reward habo Fartun in this world and the hereafter. I don't know if I would have taken care of someone who oppressed me when they were healthy. She got a strong imaan allahumma barik. May Allah give shifaa to the sodoh and forgive her sins ameen.
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 жыл бұрын
Masha allaah Fartuun waa qof qalbi fiican anigu islaantas iyo wiilkeeda midna Meel ay joogaan iska dhaafe lama hadleen xataa laakiin dumaashiga kenya jooga baa fiicnaa. Islaanta dulmigii iyo dhibkii ay dadka dhibaysay baa haya Furtuun ilaahay caruurtaada baari hagaaga dhigo caruurta dumaashidaana ilaahay ha caafiyo
@halimaali431
@halimaali431 2 жыл бұрын
Asc Fartun awlada alle ha ku barakeyo. Sodohda cafimad tam ah alle ha siiyo. Dumashidan ilmaha ha u cafiyo alle. Tan maqana ha so aruriyo raabi🤲
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 2 жыл бұрын
Walid wu qaldama lakin wa losabra allaha ha cafiyo sodohda iyo carurta
@HamishFadiga-jd6tx
@HamishFadiga-jd6tx Жыл бұрын
Abyo kujeclahay❤
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 2 жыл бұрын
Dhamantoda Allha wada caafiyo habo macaaan wad Ku mahadsanthy sida wacan aad inogu so gudbisay 🥰🥰🥰
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah fartuun Allah ku barakeeyo ♥️♥️
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 2 жыл бұрын
Caku doqon Allow wax hanogu darin kaas nin fiican Mahen walidka qaladkisa laguma raaco runta rabbiya nagu jecel
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Masha allh baayo qaaliya
@kafiyoabdullahi7922
@kafiyoabdullahi7922 2 жыл бұрын
Koley allah swt hadu gabdhahada ku badbadiyay muhiimada wa intas fartunay quf nool aa thy ma.
@maryamabdi5374
@maryamabdi5374 2 жыл бұрын
Ilahayow ceebaha muslimiintacastur ilahayow sodoh Xun AA ka magangalnay subxanalah
@qatramohamed2402
@qatramohamed2402 2 жыл бұрын
Asc farxiya abayo shekada markad bilabeyso saliga nabiga nogu bilow
@Mona-wc6wg
@Mona-wc6wg 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ it is good story
@maryanabdi7884
@maryanabdi7884 2 жыл бұрын
wcs abaayo
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 Жыл бұрын
Mashaa allah fartun Ilahey awladadad baariyal hakaaga dhigo mamada iyo gabdha ilmaha ka xanuunsan yihiin caafimad taam Ilahey ha siiyo sabarka waa qarar markii laga rama was macan badan yahay maanta adiga waad kasoo baxaday waajibkii kaa saarna Ilahey haku hifdiyo
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Allaha ha cafiyo yaa rabi yaa raxman 🤲 🤲 🤲
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 2 жыл бұрын
Masha allh xbbti
@amiiradaamiirada5972
@amiiradaamiirada5972 2 жыл бұрын
saa usugaaayey leee❤❤
@cyperpink
@cyperpink 2 жыл бұрын
Alla ha caafiyo maamada
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Allha cafiyo Ya Rabi inshallh
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 жыл бұрын
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
@indhauron7326
@indhauron7326 2 жыл бұрын
Sheko xiso leh ❤️ cawa
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
ILLAAHEEY HAA UU FUDUDEYO TII AQIIRO HADEEY TAHEEY
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Жыл бұрын
Alle ha caafiyo sodohda Ama alle si raaxo leh ha uga qaado ruuxda Fartuun waa gabar wangsm.mashllh😥✍
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allaha
@AmranNuxAmran
@AmranNuxAmran Жыл бұрын
walahi gabadhaas aad ayay udulqaad badantahay lkn walahi hooya ma ahan ayaan dhihikaraa abaayo ha utagin lkn wa warqab ilaahey hakusoo jediyo qalbigeda insha'Allaha walahi wa dhibaato
@farxiyocabdulle6510
@farxiyocabdulle6510 2 жыл бұрын
Dhamantod allaha cafiyo yaa rabi
@fadmaadamcali9134
@fadmaadamcali9134 2 жыл бұрын
masha Allah
@sowdaaadan
@sowdaaadan 2 жыл бұрын
allah caafiyo insha allah
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 2 жыл бұрын
Subxana lah
@xuriyatmatbakhfaiza2625
@xuriyatmatbakhfaiza2625 2 жыл бұрын
Masha allaah 👍🏻👍🏻
@farduussiciid9932
@farduussiciid9932 2 жыл бұрын
Sodoh mahayne illahey hacafiyo abyo adaa qof iskaqaboow ahaa ee qofkale madaxuu kudhifan lahaa marka gabdhahaga udir lkn adi xaqkugumalaha hana agtagin ninkii saaskuu galay hoyadiis
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 2 жыл бұрын
Allahu Akbar
@rahmokaid5009
@rahmokaid5009 2 жыл бұрын
Alaaha cafiyo damantoda Amin 🤲
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
ILMAAHAA ILLAAHEEY HAA UU CAAFIIYO
@dayxa561
@dayxa561 2 жыл бұрын
Allah ha caafiyo intii Islam an Eebugta anigana iisoo duceeya Waan bukaaye
@otruunshopin3017
@otruunshopin3017 2 жыл бұрын
Ilaahoow caafimad qeyr qaba kusii yaa rabi adigana ducada badi tan kale suuratul baqara aqriso malin kasta
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 2 жыл бұрын
Wcs wll farxiyo tawakal alleh ha cafiyo mamadaa iyo caruur taa inshallh
@shamsoadam8261
@shamsoadam8261 2 жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha Allaah
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 2 жыл бұрын
Dhaman.INTA.dhiban.dhibka.alaha.kaqado.habeenku.hakuwacnado❤💚💓💛💜💥
@zafamaxamud2306
@zafamaxamud2306 2 жыл бұрын
Ilaahayhacafiyodhamantoo
@حبيبتيقلبي-و1ب
@حبيبتيقلبي-و1ب 2 жыл бұрын
Asc apayo mcn farxiyo
@aminachakour4985
@aminachakour4985 Жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯ban ka so tagera
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 2 жыл бұрын
Asc farxiya abayo
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 2 жыл бұрын
May the almighty Allah heal them all 🙏
@muxubosaciidyusuf2757
@muxubosaciidyusuf2757 2 жыл бұрын
Hooyo mcn😭🥀👸🩸🤤
@nimcoahmed8450
@nimcoahmed8450 2 жыл бұрын
Wcs abayo wadmahad santahay
@meymunaadow5223
@meymunaadow5223 2 жыл бұрын
Wsc
@xanancali7920
@xanancali7920 2 жыл бұрын
Wcs wrx wbr Hooyoyinka qaar haiska dayaan ongolashada eey u ongolanayaan nimanka ka ajnabigaa ayada ama ilmaheeda sbbtoo ah adeer ayaba saas sameynaa wiilal kle inteey jogaan
@fazuuxubi1748
@fazuuxubi1748 2 жыл бұрын
Wanba sugayy farhiyo sodohdii wax fureysay🤣🤣
@shankaronsharif4439
@shankaronsharif4439 2 жыл бұрын
Habo farxiyo vediogaga markuu isoo dhaco saan u farxayo ilhay adna hakaga farxiyo
@fatumaabdikadir5637
@fatumaabdikadir5637 2 жыл бұрын
Ilaahayhawadacaafiyo🤕
@aliyaomar9733
@aliyaomar9733 2 жыл бұрын
Wcs wllo ada mudan
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 2 жыл бұрын
A. S. C. Kolay nafsi inu imanayo o u uaarayo kuwa ladilmiyey wanu ogeeyn. … sodoxdi inanta cayneysay o SHERCI U SAAN ILAHAY SO ROOGIN IYADU SO XINDISTAY O TIRI “ ANIGA AYA KUFURAY O 2 KUGU FURAY” ilahay afki maqabtay o xoogi maka qabtay o awodisa matusay? Alhamdullilah!! Ilahay inu ilahay cadiil ah o wanagsan u yahaay. Alhamdullilah. Nagti iyo carurti ladeyriyay aya lo ayey ugu dambeyn. 🤔
@zahranur7111
@zahranur7111 2 жыл бұрын
Yaa yiri waalid ma khaldamo?!!!!! Intey khaldamaan ayeey ayeey xumaanta ku sii fogaadaan!!!!!!!!!!
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 2 жыл бұрын
Heera dhibab waaye duqda ilaahey ha caafiyo
@zakiyo5349
@zakiyo5349 2 жыл бұрын
Wcs
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
WCS
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 2 жыл бұрын
Dulmiga waa leska ilaliyaa ilmahaga aad dhashay lamadulmiyo
@fartaibra881
@fartaibra881 2 жыл бұрын
Aduun waakaas
@zamzam5255
@zamzam5255 2 жыл бұрын
WCS WR WB ABAAYO ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO
@fatimaabdillahi3310
@fatimaabdillahi3310 2 жыл бұрын
Sidaan usugayay inau Cid igasoo horaysayba mamoodayn
@idiriscumar3028
@idiriscumar3028 2 жыл бұрын
Farxiyo hadalkeedaan kahelaa afkiinaa laqabtay dhab lug io gacan baf
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 2 жыл бұрын
Kkkkk wllahi waa iga qoslisay lug iyo gacan baf hadalkiina la qabtay dhab🤣🤣🤣
@idiriscumar3028
@idiriscumar3028 2 жыл бұрын
@@hanisaciid9655 sawma ani fkeeda uun baan fiirsadaa reer xamar baan noqdayba
@umumunasar12
@umumunasar12 2 жыл бұрын
@@hanisaciid9655 😂😂😂😂😂😂😂
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 2 жыл бұрын
@@idiriscumar3028 shactaradii oo qof ah waaye m.a
@munoabdinur4015
@munoabdinur4015 2 жыл бұрын
Falid weeye dhiikarka keena
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 жыл бұрын
dadka dadka dhiba sidasa u dabaysa habarta allah kajaray
@liolovekim3589
@liolovekim3589 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@caashoxasan971
@caashoxasan971 2 жыл бұрын
Wcs ana caawo uhoreeyo
@caashaqaasim2399
@caashaqaasim2399 2 жыл бұрын
Qali duumar
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 жыл бұрын
Allah ha cafiyo amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
@amiraomar2765
@amiraomar2765 2 жыл бұрын
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 2 жыл бұрын
Saa usugaye bari ina dhagesto waka gari waye wasexa rabaye
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 2 жыл бұрын
Adunyo wataas
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 2 жыл бұрын
Saa u joogay sodohaa wax fureyso maa caawa isoo yeeertay yaabaa ii daaran🤣🤣🤣
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 2 жыл бұрын
Sodohda cuquba KU dhacday nabsiga Lama arursado
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 2 жыл бұрын
Jilicsanaaaa ilmaheeda ha haayaan maxey u dhihi weeysay
@shamsoadam8261
@shamsoadam8261 2 жыл бұрын
Allaaha Cafiyo dhamantoda Amiin Amiin yarabi
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 2 жыл бұрын
Istoroog ama faalig weeye xanuunka lugtiyo gacanta rida dadka kulkulul buu kudhacaa dhiikarkuuna walaal layahay
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 2 жыл бұрын
Farxiyo daawada busbuska calamine lotion baa ladhahaa facebooka kuugusoo diray
@jamelajamela6462
@jamelajamela6462 2 жыл бұрын
👍👍👍👍💝💔💚💛❤💙💜
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 2 жыл бұрын
Ilaahay gabarta caruurta ha u caafiyo iyo mamada
@Chxmpionhmz
@Chxmpionhmz 2 жыл бұрын
Stroke
@munoabdinur4015
@munoabdinur4015 2 жыл бұрын
Ma gabdhihii ay qolka la Daganayd miyaa mid beerta gashay
@sabrinbeauty9058
@sabrinbeauty9058 2 жыл бұрын
Fartuney mamada cafi abyo Mama Allah cafiyo amin Amin Amin
@somalitiktok2637
@somalitiktok2637 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha cafiyo mamada
@fadumoabdi9105
@fadumoabdi9105 2 жыл бұрын
WCS ℎ𝑎𝑏𝑜 𝑎𝑛𝑎 𝑢ℎ𝑜𝑟𝑒𝑦𝑜 𝑐𝑎𝑤𝑎
@hanihanka9528
@hanihanka9528 2 жыл бұрын
Mamada quran hala saro cilaajka ha gayan abyo
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 5 ай бұрын
Dhibkeeda umada laga qabanayay mamada
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 2 жыл бұрын
Wsc
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
WCS
@nafisoali8818
@nafisoali8818 2 жыл бұрын
Wcs
@farhiyahassan4449
@farhiyahassan4449 2 жыл бұрын
Wcs
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
WCS
#farxiyotawakal MINYARADII AYAAN KU DIRAY MINWEYNTA YAABKA ADDUUNKA🙈
28:25
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 22 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 22 МЛН
Si fudud u furo Mastercard-ka Dahabplus.
4:21
WARFA
Рет қаралды 4
#farxiyotawakalfamily WAXAAN KA DHAQMI LA AHAY HOOYADEY IYO GABDHAHEEDA..!Q.1AAD
28:41
AROOSKA RAYAN BAJAJ IYO RAGE CABDI FARXADODA QALI LADAN MAXAY
12:40
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 12 М.
PART 1 \ SHEEKADIII HOOYO ASLI IYO ODAY GADHWEYNE
30:42
Abdikadir Royel
Рет қаралды 6 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 22 МЛН