#farxiyotawakal

  Рет қаралды 25,605

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

‪@farxiyotawakalfamily2926‬

Пікірлер: 79
@Adoontiale
@Adoontiale 3 ай бұрын
Bismilaah daad saan habaryar farxiyo ugu waalanhy ugu waalan aajoogo 09:1eysoodhacdy 3qof aaba igasii horeyso😂😂😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 ай бұрын
Naa ani wanba kuwalan rabaa san ujeclahy lee qof iga daran majiro😂😂
@onlyqueen7405
@onlyqueen7405 3 ай бұрын
@@Gosha-rercarale ani xta wlhi kkkkk
@ZamzamMohamud-yw5jo
@ZamzamMohamud-yw5jo 3 ай бұрын
Masha Allah ijaabo allaha cadowga ka qabto ilmahagana allaha ku barakeyo
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 3 ай бұрын
Caruurtaada alaha kuu barakeeyo soomaali Waa dadka aduunka ugu dhib badan
@zahranur7111
@zahranur7111 3 ай бұрын
Sixiroolayaal ilmo badan ma dhalaan,maal ma yeeshaan Barakada ALLAHA ka qaado!!!
@Salmamohama
@Salmamohama 3 ай бұрын
Wcs❤❤farxya❤صلي الله علبه وسلم❤صلي الله علبه وسلم❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Wad aragtay ku sali nabiga scw 😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 ай бұрын
Masha Allah ijaabo caruurta Allah ku barakeeyo ❤❤
@hamdimohamudmuhumed220
@hamdimohamudmuhumed220 Ай бұрын
Mansha allah Qofka fiican adunka kuma raago allow u naxariso ninkaas ❤❤abayoy adna ilmaha allaha kula kula koriyo 😊😊
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 ай бұрын
Allah ha caafiyo abayo ijaabo waxa dhibka kugu haya alle haka qabto
@sharafohassan9016
@sharafohassan9016 3 ай бұрын
Masha allaah allaah ha ku amaansado abaayo ijaabo wexii dhib wado allaah ha kaa qabto farxiyo tawakal atadana allaah ha ku barakeeyo abaayo dhamaanteen allaah ha na amaansado muslimiinta meeleey joogaanba
@mariahassan2472
@mariahassan2472 3 ай бұрын
ilmo kala bah bah ah dhibkaan ayey iska leedahay allaha idin xafido,allahana idin ilaaliyo ee iska ilaaliya, Ayagane xaqa allaha tuso. wixi dhibkaan ka shaqeeyane madaxooda allaha ka shubo
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 3 ай бұрын
Mashaallaah ijabo alaha kuuxafido ilmahaga xabibiti
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 3 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@UmuKhadiijo
@UmuKhadiijo 3 ай бұрын
Masha allah
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 3 ай бұрын
ijaabo walahi waan dareemi karaa qof markuu agoon korinaayo dhibaatadiisa walahi adi ga waxaa kuu hiiliye buug uu qore aniga markuu xaajigay dhinte waa laxooge ilamahay ga way yaayeen hada na hoyadey ayaan ku dul haysataa 12jir ayaa iigu wayn
@mwluhzaysalt
@mwluhzaysalt 3 ай бұрын
Maansha allaah ejaabo wll qaali Allah cimriga iyo caafimaadkaba allaah hakuu barakeeyo Awllaadan allaah hakuu xiftiyo cadawgana allaah hakaaqabto mcnto sherafeey saygaagiina allaah janotulfidwsa allaah hakawaraabiyo
@Hafsanor22
@Hafsanor22 3 ай бұрын
Alle hakaa qabto wixi dhib kugu wado
@khadrasaleebaan4773
@khadrasaleebaan4773 3 ай бұрын
Illahay ha idinka badbaasiyo sartorial ishallah ijaabo ubadkana Allah ha kuu baekeeyo aamiin
@fowziyomahamud626
@fowziyomahamud626 3 ай бұрын
Ilaahey dhibka hakaaqaado abaayo waalaguu quuri layahay ishooda Allah ka dhinac mariyo amiin
@UkunXilwa
@UkunXilwa 3 ай бұрын
Mamada waa ladulmiyay rabigi umayne garabkeda kama bixin iyadane waa mid qadarta alle kuqancsan qufka hadow dacad yahyne wax dulmiyo mawayo Allah kaqabto dhimatada
@simanhirey3244
@simanhirey3244 2 ай бұрын
Dad walala ah ayaanahay ducada Allah haino caqbalo hanaga aqbalo ijaabo allah haidinka qabta cadowga adiga iyo ilmahaagina aduun iyo akhiro kuwii ku guuleesto Allah haidinka dhigo amin yaa allah iska samir abaaayo aduunkan waa iska imtixaan firi walalada falastiin oo heeysan mel ku hooydan wax ay cunaaan meedadkoodi iyo dhacawi xal loo lacyahay intaan islaam cadoow Allah siyeey waa ay ku dawanayan dadkan dhibayttaysan marka cadow gaal iyo muslimba way buuxan rabi hanaga haayo shartoodi amin
@izabellachannel
@izabellachannel 3 ай бұрын
Anaa Ugu horeyo Manta ❤
@AyushaAbdirahman-g6l
@AyushaAbdirahman-g6l Ай бұрын
Farhiya qurux wanaagey❤😊
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 ай бұрын
Masha Allah sister farxiyo 😘😘❤❤
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 3 ай бұрын
Alle hka qabto wixi dhib wada🙏
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b 3 ай бұрын
Wcs farxiya xbbti ❤ijaabo wll dhibka Allah ha idiinka dulqaado insha Allah
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 ай бұрын
Salamad minkuli afad ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@sumeyoyasin3644
@sumeyoyasin3644 3 ай бұрын
Mash Allah nag adaka❤❤❤❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 ай бұрын
Habo mahad sanid walhi shaqadan kugu qabsada hadaba noso laba tay😍
@RuunApdi-rx7yh
@RuunApdi-rx7yh 3 ай бұрын
salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@fowziyomahamud626
@fowziyomahamud626 3 ай бұрын
ASC qisadaada aad ayey ii taabateymashallah ijaabo ❤❤❤❤
@fadumo7265
@fadumo7265 3 ай бұрын
Ayyyy saa u sugayey lee quraacda an ku karsanaye sheekoyin markey 2 ama 3 garaan an dhageysta ya ila mid ah😂😂
@AnisaCumar-b4e
@AnisaCumar-b4e 3 ай бұрын
Anigu ma sugi kari 😂 Ilaa 2 ama3 laga soo dhigayo😅 Xabadkasta maraky soo dhacado horaan ka daawadaa
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 3 ай бұрын
​@@AnisaCumar-b4e Haa kolba midi soo dhacda ayn dhageysta
@FardodosoCabdinor
@FardodosoCabdinor 3 ай бұрын
Abyo farxiyo inte Kal soo xariira
@SaidoHassan-y1m
@SaidoHassan-y1m 3 ай бұрын
Wcs abaayo ❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@hodanc6255
@hodanc6255 3 ай бұрын
Dhul waxan u gaday si an sako u bixin subxanalah sako iyo sadaqo wa wax lagu ordo wax laga cararo mahan
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 ай бұрын
dee wllo waa bini adame inay ilawdo inayka baqday sow lagama yabo saqado labaxdo dadka layskama xugmiye
@hodanc6255
@hodanc6255 3 ай бұрын
@@ifrahmuze3593 anigu ma xugmin e iyada tiri dhul uman bahnayn e dahabka sako bu iga raba sasan u gatay maxa ilowsho mesha kenay
@onlyqueen7405
@onlyqueen7405 3 ай бұрын
Ala kujecliya farxiyo 🥰😘😘😘😘 ano shaqd joga kudawanayay qeybtan sugi la aaa Thnkz xppti
@AbdinajibAden-i5e
@AbdinajibAden-i5e 3 ай бұрын
Masha allah Abayo Ijaabo inte kahela wan rawe blz inan lahadlo allah dartes 😢😢
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@SamiyaCumar-u6v
@SamiyaCumar-u6v 3 ай бұрын
Farxiyooy xajiyad baad u egtahay manta hhhh❤❤❤❤❤
@suadsalaad1418
@suadsalaad1418 3 ай бұрын
Asc team faxiyo tawakal ❤❤❤
@xanancali7920
@xanancali7920 3 ай бұрын
illaaheey wxii dhib ladamacsan haka qabto
@zahraibrahimnour262
@zahraibrahimnour262 3 ай бұрын
Maansha allah
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 3 ай бұрын
Sax.wahl😢😢😢 Ijabo Runret.waye
@Sulekhahassan123
@Sulekhahassan123 3 ай бұрын
Ilaahay wax ku dhibo kuma tuso Ilaahay hakaaqabto cadow dhamaan
@XamdiXirsiaxmed-me3bh
@XamdiXirsiaxmed-me3bh 3 ай бұрын
Masha alaah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 ай бұрын
Shar Cidii wada Allah haku Celiyo
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 3 ай бұрын
Wsc
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 3 ай бұрын
Masha allh ilahy haku xifdiyo habo ❤🎉😊
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 3 ай бұрын
Leo mimi ni wa kwanza asxaabta
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 3 ай бұрын
Af somaaligi ma iloowday 😅 saas
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 3 ай бұрын
@@maryanmohammed9927 kitambo sana abayo
@asmac.raxmaan3447
@asmac.raxmaan3447 Ай бұрын
Maxad kuhadashay imika😅
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 3 ай бұрын
Dadka qar rabi maka baqayan imankey la yihiin xolaha agontey saf u so galaayan balayo idinku dhacday
@shukri8964
@shukri8964 3 ай бұрын
Haa wlh dadka qaar wa mucjiso😢
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 3 ай бұрын
@@shukri8964hadi hada agonta xolo hesan wax masinayan hadey xola leyihiin wey ka dhacayan imankey la yihiin aderada qar wey hawaran yihiin
@mrsnafisosaid
@mrsnafisosaid 3 ай бұрын
❤❤❤
@HabiboAden-c6u
@HabiboAden-c6u 3 ай бұрын
Amiin yarabi😢😢
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 ай бұрын
Waaba sheeko yaab leh xoog halagugu dumaalo kolay dumaal asxaan ah maahayne lacagta agoonta bay rabeen inay xalaalaystaan hadana weli dhibkii baa taagan baad tiri ilaahay hakaa qabto wixii shar wada
@DhaayoQurux-nq9iv
@DhaayoQurux-nq9iv 3 ай бұрын
M.a 😚
@ruunhussein8790
@ruunhussein8790 3 ай бұрын
Asc walaasheey farxiyo waan ku salaamay Allihii ku soo nabadceliyay ayaa mahada iska leh Shhekadii salwa qaybta 3aad ayaa ku tiri ijaabo waxay tiri dahabkeyga dhul ayaan ku gatay oo sako leygama rabo yey kaa hoos bixin shulka hadii aad rabto inuu kordho calashaan lacagta saka ayaa lagaa rabaa lkn markaan lacag helo ayaan dhisanaa sako lagaama rabo
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 3 ай бұрын
3 leeyahey aniga iska xirey qof miyaa I sixirey
@Khadarmaxamed-ik2rq
@Khadarmaxamed-ik2rq 3 ай бұрын
Wcs abayo
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm 3 ай бұрын
Allah unaxariisto ilaabo xaajigeeda janadii fardowsa Allah ka waraabiyo iyadana wixii cadow ku ah alle haka qabto wixii dhib wada Allah ku celiyo ilaabo iyo ilmaheeda Allah xifdiyo qofkii sharwada isaga Allah ku celiyo faataxa
@Ruqiyoshriif2022-qh1dj
@Ruqiyoshriif2022-qh1dj 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@SumyoNuur
@SumyoNuur 3 ай бұрын
Asc❤
@mariahassan2472
@mariahassan2472 3 ай бұрын
Yaaab bal hantida cadaw meysiinosaa tankale hantida dadki lahaa ayaaba waaweyne , maxaa ka gale adeeer iyo islaan oo hantitoodaa ahyn😏
@anabali1098
@anabali1098 3 ай бұрын
Wixii kudhibaa allah hakaa qabto adigana iska xijaab
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 ай бұрын
Aduun imtaxan weenaa alow kuu cafii
@AnfacmohaSiad
@AnfacmohaSiad 3 ай бұрын
Hhh
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 3 ай бұрын
War gbdho ninkina hadow dhinto nin kale dhan ha gursanaha
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 ай бұрын
Guurka maqasab baa salamaad jaahilnimo somali madee yaan Cajuusadaa dhib badanaa
@NalowLiban-yj2mg
@NalowLiban-yj2mg 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
#farxiyotawakal ASAGOO XAASLE AYUU INKIRAY SILAC AYEYNA KU JIRAAN!Q.1AAD
34:43
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 79 МЛН
MORNING ROUTINE BY RAHMA JADWALKEYGA SIDAN BISHA USO ADEGTO✨️🥰🥰
5:27
DHOOF PART 59 || true story || qiso dhab ah ||
20:05
Family Sagal Channel
Рет қаралды 8 М.
Saxiibadeed bu la guursaday miyeey Saamixi 😡 ?! Al misaamix Kariim 🤔
22:04
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН