Mashlaaah farxiyo waxa tahay gabadhi ugu horeesay an barto rotinkeda ila hada maba ka caajiso kuwa kale maba igu baxdo iso duceya reer farxiyo xamilo 9ki u dhamaada ehe
@naciimodowlow7987 Жыл бұрын
Afar indhood nabada allaha kaa dhigo inshallaah
@najmasaid9321 Жыл бұрын
@@naciimodowlow7987 amiin walashey
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Allaah hku fududeyo qli
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@najmasaid9321 Жыл бұрын
@@naciimodowlow7987 amiin ya rabi
@ahlaancalisiyaad3598 Жыл бұрын
Abyo wax badan ka faidnay waxa taqan nala wadaag sida qasalada adheheysay waa idin so shega saliida aad gabdha u Marisol naso sheeg masha Allaha xooga Allaha ku barakeyo
@fartaj8974 Жыл бұрын
haaaa abaayo noso gali qasaalada ila dhaqda waaa ku dhib qabaa waqti badan ayeey iga qaadata hadana dharkii Ilmaha sificn iguma nadiifiso 😭😭😭
@Zaam495 Жыл бұрын
@@fartaj8974adunka qasaalad ina dhar ku dhaqa ujeclahay wa uxiise❤❤somalia ugu dabeese
Asc abyo farxiyo waxan jeclahy basasha ina cuntada ku cuno balse afka iga so ura waxn raba wixi afka lagu bufinayay o wagi hore so galisay maxey ahayen qorfo iyo heyl mu aha
@ismailshobay5628 Жыл бұрын
Asc fariyoos bamiyaha jarjar ee xerxer sidaas ayaa yuu fasido badan mahadsanid
Farxiya tawakal family abaayo welasha fitijka wawenka oo qudarta halke ka so gaday iya kuwa yaryar ee dabol gadudka nala wadaag wa mahdsantahy abyo
@zynabhussein2247 Жыл бұрын
Cawada sheeko majirta umalena
@samraamo8912 Жыл бұрын
Sxby maso gelisay qasalada qaabka dharka ay nadiif uga dhigeyso adigon gacanta uga fujinin wasaqda,
@zahriinakuchannel6292 Жыл бұрын
Masha allah fikrad yar aan kuugu dar sanaa abaayo baraawee bocorka intaa jarjartid tiishka ka hoos mari kana kor mari ma halaabaayo howl fududeysne wuu kuu noqonaa basbaaskane dabada dambe ka jar si fudud kuma gaduuda naayo
@shukricabdullahi231 Жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘😘
@faadumoabukar5607 Жыл бұрын
Habo shekadi no socty Maxa noga jarty
@deqaxasan1833 Жыл бұрын
Abyo yanyada xirxiro
@fatimahodey Жыл бұрын
Abayo lkn maxaa sababa inuu kuciwaayo ama fixi waayo doolshuhu waxkasta wa udhammaystira mana iifaxo
@kifahmoha9785 Жыл бұрын
Bakinka baa mid cusub aan ahayn baa laga yaabaa xbbti bakin cusub soo iibso markaa samaynayso
@zakiboy582 Жыл бұрын
Abaayo nambarkaaga soo qor wax Ayaan ku waydiin rabaa