Subxanaallah adunyada maxa dulmi jiro walhi wey ka shalaynayan
@ZamzamibraahimXasan7 ай бұрын
Farxiyo tawakal wurux dumar waxbadan kaafaiday😍❤
@sacdiyaxussein7 ай бұрын
Wlh intaa sheeko dhageysto tii ugu doqonsaned aheed nadiiro wilkas xabsi Galeen qof Ii dam qata
@zahranur71117 ай бұрын
Naxariis la'aan waa naar sahankeed!!!!!!!! ILAAHAYOW inta naxariisto u naxariiso ALLAAHUMMA AAMEEN.
@hodanc62557 ай бұрын
Iyada waxa ka daran carurta ay naagta an Allah uga baqayn kaxaysatay wa nin qarulmasul ah
@sacdiyomursal1567 ай бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
@Sulekhahassan1237 ай бұрын
Doqon bay ahayd ninkii uhiiliyey bay dacwaysay oo laxirey ninkii qabey oo naagtiisa iyo naaguhu dileen may dacweeso dhibaato badan bay martey ilaa xamar agoonta eedadood iyo ayeeydood way soo eryeen eedadii eelajoogtey way soo eridey wax udanqada agoonta iyo Hooyadood may helin ilaahayow ugargaar agoonta iyo hooyadood
@sacdiyomursal1567 ай бұрын
Sorry Nadiiro khalad ka aad gashay waxa weeye in aad qoxootig ka guur to ma ahayn😢😢😢
@asiilmahir60727 ай бұрын
Salan sare❤team.farxiya🎉nadira🎉waxbay.aragtay🎉alaha.kulajiro🎉wll😘😘😍😍😍💥💞💝
@yurubjiiqale19367 ай бұрын
Wlhi ninka isagan la xisaab tamaya maxaa nagta uu gursday ii geynaya xitaa haday daris iatahay xitaa
@RahmaMohamed-v7o7 ай бұрын
Dadka qaar maskiin nimadoda dabaalnima ula jirto
@fariiiiiiiiz7 ай бұрын
😂😂😂😂
@zamzam52557 ай бұрын
NADIIRO QALAAD MAA LAHAA DAANTA AYAA UU GESEEY IYO IYAADO DAALKA WAAX KA AQOO NIIN
@zahriinakuchannel62927 ай бұрын
Caqligaaga inuu shaqeeyo aad ayey u fiican tahay adigoo ogaa wixii aad soo martay 2daan canug nolol u raadinaayo inaa nin guursato maaheyn nin lama aamino inuu dhibaato kuu kordhiyo maahee dhibaato kaa qaadi maa dumarkeena badankooda bahdilka caadi uuba layahay
Qofka ladimulmiyay hawaarkiisa waa la aqbalaa mexey ilaaheey u baryi weysey😅😅
@Ar4w33l07 ай бұрын
😂😂
@nasromohamud26257 ай бұрын
Waxwalboo kudhacay in Caruurta aawgeed kucaawiyaan ayeey aheyd darisku xumaa😢
@queen-ij4vy7 ай бұрын
Doqon ha gar gaarsan hana ugargaarin aan maqli jire
@AsmaAxmedCabdilaahi4 ай бұрын
Aad oo weyn😢
@xafsoahmed97 ай бұрын
Yaahuu cakuye wuxu doqon sanaa 😡😡😡😡 hadii ladhimanaayo dhareerka waa la iska duwaa
@ZainabAbdi-yo2eo7 ай бұрын
Dumarka soomalida dulmi badanaa bal ninkeeda mey ceshado maseer micno la aana ayay maseraan nin i sagoo caafimaad qabo naag aroosay loo maseeraa asaga dartiis qof loo dulminaa
@QadroIsmail-gt9pr7 ай бұрын
wlh dumarka badanaa wa sidaas gabadha ha ayaga xog iskuleh ninka lama hadlayan
@ZainabAbdi-yo2eo7 ай бұрын
@@QadroIsmail-gt9pr Haa abaayo ninka isagaa naagta labaad toonday lacag ka bixiyay lama argo gabar maskiin calafkeeda ninkan noqtay lagu qabsanaa minyaro makacyo fiicneed loogu wacaa ninkii hoostaa la soo kashanaa ka sheegee hee
@shshss11927 ай бұрын
Waxay arkeen dumarkan dulmiga badan in hadaa naagta la dhibo oo lagu duulo ini ninka ka furi karto ama dameer cml uso xareesan karto😅 marka inu iyada rabo iyo in kale muhim uma ahan almuhim tuu fiiriyoba ini kaw ka siiso oo iska dhaadhiciso adi le ku rabaa iyo ini dhahdo ani naag laylama qabo😂
Tan kale aan layaabay aniga waxey tahay naagaha ninkooda anan ceshan ee naagta lala qabo kuduula waan layaabay waa doqonimo midii ugu weyneyd oo ay naagaha 100/99 ka simanyihiin waa nin caabud
@yurubjiiqale19367 ай бұрын
Whi been maha nagaha somalida wawada nocaas ninka xunka my iska ceshan
@bayanmohamed96147 ай бұрын
Doqon wayo family planing amay istcmasha ila ayy wx kafhmi oy nika kabarani
@shshss11927 ай бұрын
Dumarka qaar maba yaqaanan miskintan yaaba wax u sheegayo hooyo wala aabo uma joogane lamana soo korinee!
@NesteexoCabdifataax-cj5kw5 ай бұрын
Nadiira abayo mxaaa ku qaade qadarta alle kugu dhacdy 😢😢Ninkas guurkisa wad ku dag dagte wllhy
@Sulekhahassan1237 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@naimoqaali-cq7oc7 ай бұрын
Xeryaha qaxotiga kuli kuleel miya horta gabdho wax raba in an ade mida ugu qabow I so shega please
@shadiyamuqtar5 ай бұрын
Ala maaa mid ku dacar baxdid
@SaidoHassan-y1m7 ай бұрын
Wcs abaayo 😢😢❤❤❤
@umusubeerfadumo7 ай бұрын
abayo been lagu madharani karo lakii ben wad shegi karta hadu rerka kudhismayo😊
@MunaAbdi-v1y7 ай бұрын
Subxaanallh sheekadah wlhy xanuun waaaye 😢
@zamzam52557 ай бұрын
NAAGTII NADIIRO NIINKA KA FURTEY DOQOON AYEEY AHEED MAXAA YELEEY HADEEYBA NIINKEDA OGEED IN USAAN MEEL FADHIINE NIIN WAXEEY IN AAY SOO DHAWEESO NADIIRO LAABO KALENA KU SII DAARTO
@ShamsoHassan-l3y7 ай бұрын
shukran abaayo farxiyo 😱😱😱😱😱😱
@Ar4w33l07 ай бұрын
asxabey plz like ta iyo videoga viewskisa haisla ekado
Nagaha qar cadowsana bisika nin dartiis ma nag miskiin waxbo iga halen maxa ugu dila
@fahmaali35427 ай бұрын
Hadii la dhimanaayo dhareerka waa la iska tiraa. Nadiira maxa isaga joogi weysay xeryaha qaxooti
@MunaMuhidiin5 ай бұрын
Wlhi nadiiro iney is duleso maheyn allaha aya irsiqa baxsho maxa kenay bahdilka
@ismahaanismahaan54036 ай бұрын
Ninkaas waa doqon
@saafiabdalla94487 ай бұрын
Caku xaliimo calool kuus faarax dartiis gabar islaameed u dilee yaahuu caqligina faarax ha dhaafo naayaada doqomo yahohow ish
@najaxmaxamuud7767 ай бұрын
Ani mida iga yabisay harta dumarku maxay isugu muqdan ee cadaw isugu noqdan.....?
@Maryan_idil7 ай бұрын
Akh Nacasnimo badnaa !!!
@fadumosaid24197 ай бұрын
Nadiro doqon baad noqotey sidee wiil ku hiiliyay aad udifaacin wiilkas wan ku markhati furi lahaa inuu idilay asagu doofarka
@nimcoxuseen97887 ай бұрын
😢😢😢
@qadroalinur34637 ай бұрын
Doqon wayay nacasta wlhy iido labadaas cunug rafaad ka soo Marty sidee nin kale ilmo dhalow igu bilawday 😭😭
@AliMohammed-lr2ot2 ай бұрын
Wcs❤
@Hafsanor227 ай бұрын
Doqon looma gargaaro hadaa maqsho waa tan bal ninka u danaaniyey mee difaacdo
@farxiyotawakalfamily29267 ай бұрын
Dantu Marbey doqon kaa dhigtaa
@ZahraHassan-xm2dh7 ай бұрын
Naag walbo oo ninkeeda halaq yahay sixir iska so gooyaan nin waa libaax libaax na car car xilib loogama rido dulmi badanaaaaa😢😢😢😢asaga mey disho abaal mu u galine asagaa qaain ah😢sorry siz
Abayo hala yaabin 😢 danta iyo duruufta aa ku kaliftay maskiinta 😢
@hanadqasal73297 ай бұрын
Maskin Madira 😢
@canabmaxamuud69907 ай бұрын
Sorry wlhi wa doqonimo waxas lomo dulqato 😭😭😭
@ShukriAbdicaziiz-wi3ks7 ай бұрын
❤😊
@zulekhahussein49197 ай бұрын
Wsc
@raxmogulied49307 ай бұрын
Dhibadana
@Hodanmoh157 ай бұрын
Dumarku kala kaarti badan uuf dhee nadira naagta xuunte niinku qabo waxan odhan laha doqon baa tahay intaad gabdh miskiina ku dukaysiid waxa niin ahaan uu haystiid cesho kolay kaa niinba lama odhan kare
@MaryamHassan-i2h7 ай бұрын
Doqon xola Ah pay Ahyd my yeesho ninka naa paln pal oo hoog
@fowsiyodaahir48197 ай бұрын
Whli wa talo xumaatay Ninka saas u dhaqamaya waaba tagayaya may dadka u dananiya la safato