#farxiyotawakalfamily

  Рет қаралды 47,205

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

Күн бұрын

#farxiyotawakal

Пікірлер: 82
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Жыл бұрын
😂sheekooyinka waan ka helaa ani heblaa maseeetay iyo heblaa ilmihii ku waalatay❤😂jah mahadsanid farxiya quruxsaney ❤
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Жыл бұрын
bismilah farxiyay mashallah shalmad aad quruxban ayaad wadataa salaan gobeed dhamaan🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@nasroosman464
@nasroosman464 Жыл бұрын
Farxiyo masha Allah gabdhaha qisoyinka so dayaa adiga ujeclahah wax badan ka faaiday daraa Baan farxad helay illahey ha ku sharfo abaayo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Жыл бұрын
Alow Kaas.naga.gargaar.team.farxiya.salaan.qalbiga.katimid.ayaan.idinsalamay👑🤩💎💥💞💝❣️💌
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Жыл бұрын
M.a illahey isha hakaa haayo quruh dumar ❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤❤mashallah illah hainooka dhaafo😊
@farxiyomaxamadaadam6429
@farxiyomaxamadaadam6429 Жыл бұрын
Ar anaa usoohoreyo caawa hala isharfo qaraabo❤❤❤
@UmaRayaan146-rf2mq
@UmaRayaan146-rf2mq Жыл бұрын
Sharfanid mcney ❤️💋❤️
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu Mahadsanid. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam
@XayaatMaxamed-x2m
@XayaatMaxamed-x2m Жыл бұрын
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😭🤲
@QamarMuqtar-o5f
@QamarMuqtar-o5f Жыл бұрын
Aamiin😢🤲
@Samiir9Cabdi
@Samiir9Cabdi 8 ай бұрын
Amiin
@fahmomohamed2864
@fahmomohamed2864 Жыл бұрын
Farxiyo tawkl is queen 👸👸👸👸👸👸❤️💘🥰 horusoco
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 ай бұрын
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯👑🗣👂🌹❤️🎁🥰
@aishaguure9942
@aishaguure9942 Жыл бұрын
Islaan shaydaan ah waaye
@UmaRayaan146-rf2mq
@UmaRayaan146-rf2mq Жыл бұрын
419 bu maraya dadka dawanaya ee like ta saara xbbibati
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir Жыл бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo shukrn
@keyfhussein4243
@keyfhussein4243 Жыл бұрын
The😅
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 Жыл бұрын
Gaasira inaga inaga yaanakala guraayee heestiii marxuum siyaad barre lagu mucaaradi jiray mucaaradkiii hore murti ay ku mudaaharaadi jireen heeso iyo gabayo
@suheybdahir240
@suheybdahir240 Жыл бұрын
😂😂😂😂mgaca marka maqlay hesta igu so dhacdy
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@saqiqa
@saqiqa Жыл бұрын
Macrofanka ma fiicno farxiyo abayo waxba Lagama maqlo si fiican plz naga soo badal shucaac baa ku jiro
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Alla habartii caanaha gadi jirtayeey maxaad samaysay, gabadhaada baad la jeclaatay ninka deriskiina markaas baad hadana gabadhii u fafakanaysaa. Gaasira sifiican baad yeeshay nin gacan qaadaya weligaa lalama noolaado balaayo ha dishee
@farhiya5072
@farhiya5072 Жыл бұрын
Wcs Abaayao mcn farxiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muniiraabuukar6781
@muniiraabuukar6781 Жыл бұрын
Thanks xabibti farxiyo
@MarioQurux
@MarioQurux 9 ай бұрын
ABYO FARXIYO QURUX NOQOTAY M.A❤😊
@Deeqocabdinasir-vu1nc
@Deeqocabdinasir-vu1nc Жыл бұрын
woow shekadan wee ii cajabisay farxiyaaay nagaha dhan sidaas ha noqdaan❤❤❤
@AwkiyaaleMaxamed
@AwkiyaaleMaxamed Жыл бұрын
Sobadi farxiyo byo
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo farxiyo ❤ ♥ 😍 💖
@NashaadAbdishakuur
@NashaadAbdishakuur Жыл бұрын
Wcs farxiyadeeyda
@AaminaSaid-k4r
@AaminaSaid-k4r Жыл бұрын
Mahadsanid dhiiriigaliso
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Жыл бұрын
Jah nimanka qaar waa qeyru masul
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal Жыл бұрын
Alllow aney ii gaaartay caawa waa shekadeydii F.G anagu minyarada xumaan goniya uma wadno lkn wacgalin ayaan ka baranaaa shekoyinka nucaana iyo saa nimankeena u ceshanleheen farxiyo waa dhirasadeena😂❤❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Жыл бұрын
Abaayo niin naftada uga baq wa qaa imin sii ay waax uu qiyaman ma wayane weliga uu tog hay oo sidi wedka ad u sugeyso ugu sug qayanadoda abaayo
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
​@@sacdiyaomar4726sax abyo lagama badnadiyo qalbia lagama dhadhaciyo in waligis kula jigayo intu ku ixramay in lag icdaram haka badinwaligun lgu bananka mid gudaha si hadhow u walain hada walbta hooyada iyo ilmaha ka walatay asiga nagtisa ma walan mid raba hada calmanay mqofkast marka arkan ninka kaliye mahan qif kasta marka arkan naftada ubadkada in kuyihin1 ayaga waku qimeynayan lkn hada dareeman mid ayaga naftoooda daadka kale ama ninku ba ka hormariyaan ninka xita islyhy nagta ilmaha iyada caloshada kasobaxan ka jecshay waba doqon ama naftada ka jeceshaya doqon ku heysana😅
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Жыл бұрын
Habraha qaar waa dhibaato gabaraa bahana ka eheed 😮allaa yaa cariiri jecel oo dulqaadoy ka ehen minyarada loqooqa ayaa dhaanto tuugsi waye waxa qaar😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Жыл бұрын
Wale aniga ayay san eehen anon aarsanain inan baxeen uuf iyo ish habraha qaar waa ehel naarr
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 Жыл бұрын
My queen waan kuxisay lakin markasto qalbiga igala joogta saan kudawanaye
@marwaahmeth6871
@marwaahmeth6871 Жыл бұрын
Sheekada qeybta labaad meedey waa waye
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
Markii horeba nin raaya maahayn.
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
HAVAAR SHEDAAN AYEEY AHEED
@basroahmed9574
@basroahmed9574 Жыл бұрын
Wow thank you so much abayo❤❤❤❤❤❤❤
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Жыл бұрын
Markii lagu qasbaayo ma ilmaa 😊
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 Жыл бұрын
FARXIYO SALAMA CALEYKUM JIMCO MUBAARAK MAASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiDhuubow-v3f
@AbdiDhuubow-v3f 11 ай бұрын
❤❤❤
@abdulkadirsidow
@abdulkadirsidow Жыл бұрын
Aniga ayaa uhoreya❤❤
@deeqoaxmed711
@deeqoaxmed711 11 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉 abayo ani shekadeyda amaan kula wadaga
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Жыл бұрын
Aar see cml hee maleska wala shekadan waab qatare😂😂😂
@salahmuhumed78
@salahmuhumed78 Жыл бұрын
Wsc👍👍💯
@ayaandaahircaalin6146
@ayaandaahircaalin6146 Жыл бұрын
Fusy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aishaguure9942
@aishaguure9942 Жыл бұрын
Dayuus dheh akhas islaan shaydaan aha waxas ka talisy walle habar habar loo waye habaar waaye hooyadaya meesha ka maqneed
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Wcs
@Amina_Isse
@Amina_Isse Жыл бұрын
Qofkii sedexaad😂😂❤
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
Gaasiray inaga inagaa kkkkk
@nstexomohmd248
@nstexomohmd248 Жыл бұрын
Wlh hamro sidaas ah wey jiraan oo xaasidiin ah😳
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Жыл бұрын
Allow doqon wax hanogu darin kaas nin maahen yaahuu
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
Waxa wanaagsan hadii ninku qof fiican yahay inaan qof gadaasha yimi inaad gurikaga u dumiso waaba kalsooni la’aan waxaynuna ognahay in guurku qoraal yahay
@AmalCadey-h3p
@AmalCadey-h3p Жыл бұрын
Asc baho
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 Жыл бұрын
Nin maha Kasi why u dharbaxa maskinta
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Жыл бұрын
Wsc
@AaminaSaid-k4r
@AaminaSaid-k4r Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 Жыл бұрын
Islaanta canha habanimo way dhamaysay iiiyaaaa naag yaan laso dhawysan baan isku ogayne hadana duqda canaha 😂😂 ma nooli duuq shaxariya 😂
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 Жыл бұрын
اللهم❤ صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Nin kaa xoog badan laguma ordo lkn sidii kaloo aad ula dagali karto ayaa lola dagalama
@sunrise4459
@sunrise4459 Жыл бұрын
See?
@amira1438
@amira1438 Жыл бұрын
iyaah islanta canaha waba musiibo losodiray gabarta ninkeda aye u amantay kadib gabarteda ayeba u qarisay ar naag waa nag le 😂
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@NimoMahamad-oo4dt
@NimoMahamad-oo4dt Жыл бұрын
❤❤❤❤❤keep goin qalbi 🎉🎉🎉🎉🎉
@QadanMaxaned
@QadanMaxaned Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 Жыл бұрын
Kor naageed kabo isma,dheero nin naagtiisa bahdilaayo wale ino naag kle inoo qurxineen
@nadarabdikarem9963
@nadarabdikarem9963 9 ай бұрын
Hada nag kensado somahan
@QamarUgaaso
@QamarUgaaso Жыл бұрын
Sheekoyinka cml iku baxda ani😂😂😂😂😂
@HiBa_mahamett
@HiBa_mahamett Жыл бұрын
Sami😂
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 Жыл бұрын
Furiinka marka horaba aa dalbatay inaa ku ekaato ay aheyd sababtoo ah nin adoo hal canug u dhalay naag kale guur saday oon ku ixtiraameyn kaas nin kuuma noqdo
@MunaMohamed-d2b
@MunaMohamed-d2b Жыл бұрын
Sorry
@NashaadAbdishakuur
@NashaadAbdishakuur Жыл бұрын
Wcs farxiyadeeyda
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@jawaahiryuusuf
@jawaahiryuusuf Жыл бұрын
Wcs
@fardowsamohamedali141
@fardowsamohamedali141 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@shamsoali3803
@shamsoali3803 Жыл бұрын
❤❤❤
@AaminaSaid-k4r
@AaminaSaid-k4r Жыл бұрын
❤❤❤❤
#farxiyotawakalfamily MASEER DARTIIS AYAAN NINKII NAAG SADEXAAD U GUURIYEY!Q.2AAD
27:36
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.
#farxiyotawakalfamily HOOYO IYO AABE WEY INECEEN ANIGA!Q.3AAD
36:56
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Рет қаралды 13 М.
Si fudud Ku baro Uunsi Caraf badan
14:17
Leyloxamari
Рет қаралды 9 М.
#farxiyotawakalfamily SAAXIBADEYDII YARAANTA AYAA REERKEYGII IGA  DUMISAY!Q.1AAD
31:59
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН