Muniiroy dab ninkii ku gubtay ayaa dambaskiisa kacararaa waad ku saxantahay inaad ka fogaato gawadhaas iyo tii dhashayba ilmahaaga unax abayo allaha idin dhowro ❤❤❤
@Amish-qalpi6 ай бұрын
Sheekoyinka musalsal camal ban ula socdaa😊
@rodokyf-xn3db6 ай бұрын
Waku saxanthy muniira mardanbe yeysan gurigaga iman waayo xuman mahan ee noloshada ku bur bureeso oo waxa lasoo adegsanaa allah naga haayo wixi sharwado
@NaciimoCabdiwali-eg4mz6 ай бұрын
Haaa alx saa u farxe leee habo tnx aaaaad u mahadsantahe ❤🎉
@Mizki-f1n5 ай бұрын
Weli ma guursan hadana waa jaclahay sheekoyinka qeysaaska ku saabsan team farxiyo 🎉
@katradaud27976 ай бұрын
Mahadsanid walal farxiyo, Illahey hakucafiyo🤲🤲🤲
@kOKOBULLE-tis56 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️😢
@familyworld72396 ай бұрын
Scw
@AsmaFiican6 ай бұрын
Shekoyinka farxiyo quracda iyo qadada ku karsada shekada munira 3 qeyb malawax ku dubtay mey dhamin cawa waa sugay
@nimoomar15156 ай бұрын
Isku mida nahay wlhi subaxdi kilo malawax ah Aku dubta shekadeda farxiyo tawakal Sharaf iyo karamo korkaga ha ahato ❤
@AsmaFiican6 ай бұрын
@@nimoomar1515malawax dubow waqti badan ayu qata lakin farxiya marka dhagesanaayo ma dareemayo
@XamdicabdiClaahi6 ай бұрын
Ani alab ta kudhaqdaaa mar warbo@@AsmaFiican
@shamsoali45406 ай бұрын
Waa sax mashaa Allaah gabadhan haso dhaweeysan waxaa seen karto sibis ❤❤❤
@aishaahmed31856 ай бұрын
Kkkk xalay an sugaayay abayo Allaha ku caafiyo codkaagiii waa sii badalmaa
@blossom85696 ай бұрын
Way saxanthy habo muniiro dhibki hore cashar ha u ahaado.
@hiboyasiin29765 ай бұрын
Farxiyo tawkal zheekadeda hoozha dhan ku qabsada wlhi ❤🎉❤alle ha cafiyoo abaayo mcn❤❤🎉
@simanhirey32446 ай бұрын
Alxamdulillah musiibada sixirka keeno masahlana hadii ilaah intaa kaga reebay muniiroay hasoo dhawaysan qofna waxuu doono hanoqde maanta wax la amino malahan indhahagi kala fur qofka wax tarayso ku tar banaanka suratul baqra 24saac gurigaaaga haku darnaaado abayo cadowga alllah haidinka haayo adiga iyo family waaana ku saxantahay ilma iyo hooyadood makala go aan isku badnow jiljileeecna iska ilaali qof kaleh oo dhiban xitaa hasoo haraysan why waxaa laga yaaba in lasoo dirsadey waxaa ku tarayso kutar adigon soo xaraysan cadowga maanta waa badanyahay wabilaahi towfiiq
@sacdiyaomar47265 ай бұрын
Haa wlhi waa aduun
@MariaMohamed-fr1bu6 ай бұрын
Farxiyo wllhi adiga oow xanuusan ayaa noow soow duubte Allah ha ku caafiyo apaa mcny 🎉❤
@aminayusuf32256 ай бұрын
Muniiro ha ka fogaato gabadhaa yar iyo hooyadeedba
@ZacdiyaZiman-hw4zc6 ай бұрын
Masha allah munira iyo qoyskeda allah ha u barakeyo gabadhas nah yey sodhawaysan hoyo duliyada dhashay marka Inta ay kadherankarto hakadherato
@zamzam52556 ай бұрын
ILLAAHEEY HAKU CAAFIIYO FARXIYO
@theunseen-ow9gh6 ай бұрын
Waligaa danbe ha aaminin yaahuu
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv6 ай бұрын
Mshaalh Thanks farxiyo saan usugayey aaa
@maxamedCwali-i3d6 ай бұрын
Farxiyo hbo allaha ku cafiyo 😭😭🥺🥺
@sharafohassan90166 ай бұрын
Asc abaayo farxiyo cadeey allaah ku amaansado abaayo muniiro allaah ha kaa qabto cadawga abaayo ha dhoweeysan qof quraafaad taqaan reerkaada na allaah ha kuu barakeeyo
@SaynabMaxamuud-m2b6 ай бұрын
Wcs farxiya xbbti Allah haku xafido qali macanto muniira xbbti dad iyo duur ba wax walba kafilo qali hays ku soo dhoweyn
@Yaasmiin1116 ай бұрын
Wad mahadsan tahay habo farxiya❤
@MariaMohamed-fr1bu6 ай бұрын
Wllhi saaid ayaan kuu jeclhy la aantaa apaar Wllhi farxiyo
@isramaxamed49636 ай бұрын
mashalllah mahadsanid❤❤❤ maxad u yeshay🎉🎉arinkan team farxiya salan sare❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Qisada soo qaldantay waa soo wada daawaday kwrama heeee 😂😂😂😂
@Zaam4956 ай бұрын
Mala tirtire Anba wan daawade😂
@istahil.roble77886 ай бұрын
@@Zaam495haaaa
@shshss11926 ай бұрын
Ani koleey wa igu cusubthy
@raxmiishchenal6 ай бұрын
Wllhi ma daawan ciiil aa la daawan wayay qisada muniira aa rabay😢😅
@munoabdinur40156 ай бұрын
Maansha allaah muniiro hooyo wanagsan oo caqli & qiimo isku darsatay weeye allah ha barakeyo adna la taliye fcn baa la tashatay waana ku saxantahy inadan so dhawayn oo banaan ka marto gurigina cafimadkina qof dulaan ku ah waxba uma qaban kartaan
@hibaqahmed44056 ай бұрын
Farxiyo abaayo diinsi iyo malab isku darso subaxii qaado cun galabtiina qaado laakiin wakhti dheer ha wadin waa antibiotic uur hadaad leedahayna ha cabin ilaahay haku caafiyo
@anabanabhassan75566 ай бұрын
Good 👍 👍 👍 👍 👍 muniro gula
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph6 ай бұрын
Anaa u horeyo ❤
@sacdiyaomar47265 ай бұрын
Maa qaldanaa gabadhas. Ee biyo intey kuso garin ayaleska bara subxana llaah
@Sagalhajijirde6 ай бұрын
Asc habeen wanaagsan ukhtii, xabeebta allah kaa caafiyo
@sacdiyomursal1566 ай бұрын
Masha Allah muniro sifii can baad yeeshay ha soo dhawasan gaba dhas
@umbaraa7506 ай бұрын
Qalbe um Salama❤❤❤❤
@CanabMohamud-f1i6 ай бұрын
Ma farxiyo Thanks
@onlyqueen74056 ай бұрын
Alxm codkedi usonoqday an jeclen 😢❤❤❤❤❤❤
@MalyuunAbdu6 ай бұрын
Hasoo ceshan 😊hana sooo dhaweysan
@zahranur71116 ай бұрын
Ha soo dhaweysan gabadha!!!!!!
@zahriinakuchannel62926 ай бұрын
Illahey haku caafiyo farxiyo codkaaga wali waa sidi Tan kale horta miniirooy naag lagila qabo iyo mid horsy loo furayba gurigaaga looma ogolaado illahow 5canug oo ayada dhashay maajoogaan xitaa sababtoo ah wanaag haba ka filan ayada iyo ilmaheedaba ilmaha yaan la xumeyn lkn hala iska ilaaliyo hooyadood lee la safanaayaan banaanka illaahey haku kulmaan hadii kale maahoo naagtii ogolaato hawdeyda aa la kacaa adigane maskiinimadaada waaba aqbashay inee guriga timaado
Muniroy jileeca iska daaa gabadhas waliged ma dahireso danatdaa garo ha hoogto ha bado maxa ka galay ilmahaga iyo naftada u nax gabdhas hooyaded aya ka danbeso
@niciima28346 ай бұрын
Asc habo waan yaby waxn islah maxa hely zaxibadiin
@MalyuunAbdu6 ай бұрын
Muniiro waa saxan tahy hasoo ceshan
@MariamMohamed-re9uw6 ай бұрын
Xala qadan wa ila noqotay😂😂
@ZamzamAbdi-kn7jm6 ай бұрын
Sheekadaa kalee awee❤🤔
@LadanYussuf6 ай бұрын
Alx❤❤❤❤
@shukrishiresiyad26236 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@Suukeyf2 ай бұрын
Shekada muniiro sida faleenbada camal igu socotaa 😂😂
@Maxameddeeqodagan6 ай бұрын
Wa saxanthy❤❤❤
@fadumoabdirahman50196 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Basal20066 ай бұрын
ma tano waa jecelhyi😭ilhow isi🤲🏻aamin
@Hafsanor226 ай бұрын
Weee saxanthy naaag sixirooleey ah gabar dhashay lama soo dhaweesan karo waaba ha sixirto ha isku soo dhaweesan 😂