Haa wlhi aniga xata aad ugu xumaday wa u doqonimo aniga ina ado iska daye xata ciwanadeda wan aqana mana ku fikiro inaa la hadlo runti wanba iskala weynahay waxas
@hibaqahmed440522 күн бұрын
Maskiin Deeqa maxaa kugu dhacay ma nin baa ilaa heerkaas laga daba waashaa waan ogahay dumar baan ahay khasab masayr wuu imaan laakiin abaayo waxaa larabay markuu naagta guursaday asagoo dhanba inaad iska ilowdid inuu jiray iyo in kale cuntada iyo hilibka aad la daba socotid adiga iyo caruurtaada baa u baahnaa inaad adinku cuntaan haduu dhaxo haduu soo daaho haduu yimaado iyo haduu maqnaadaba aadan kala ogayn markaas baad ka guulaysan adna madax xanuunku ku dayn lahaa
@ZacdiyaZiman-hw4zc22 күн бұрын
Gabdhaha malin kasta wan kala taliya gurigan howshida la isku ila wayo gabdho naftina daryela
@AshoMahad30022 күн бұрын
Ilahey hanaga hayo maserka xadkisa dhafay waxasi wacafimad daro
Horta hugan ninmka somalida maxa laga wadawada raga cadanka walhi xata kuwa madaxda aha kubkoda waxa ku caban iyaga xasha dumarkodo waa dumar sharf laha kuwa somalida waa jariyada ish