FASAXII KA DIB DIB DANBE LOO MA ARAG XAGEY AADEY INANTI?

  Рет қаралды 101,267

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Күн бұрын

Пікірлер: 333
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤
@asma-rq8qc
@asma-rq8qc Жыл бұрын
Asc walalayal wa qiso Cajiba Dareen Walid adbu uwanak sanyahay walhi
@niciimaibraahim2921
@niciimaibraahim2921 Жыл бұрын
Aamiin wll dhamanteenba🤲🤲🤲
@Cr71251
@Cr71251 Жыл бұрын
امين
@bahjobilan5298
@bahjobilan5298 Жыл бұрын
Aamiin wlle mcn Guulayso aqirana adiga iyo inti kalana qayrbayala Jannan idinku ogahay 👸
@deeqaabdiqani4355
@deeqaabdiqani4355 Жыл бұрын
امين اخى♡♡♡♡♡♡
@fard504
@fard504 Жыл бұрын
Mnshallah shukran abayo Shekadan waxan ka faiday waxa waye 1 darenka walidku inusan cadi ehen 2 mararka qaar adigo saxan oo runta shegayo ama wax ku jidanayan hadey dadku arkan iney ku arkayan wax walan 3 qofkasto inu ka harin wuxu donayo ila uu asalkeda so tabanayo Mahadsnid 🥰
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Muuqaalkan hadaa jiif ku daawa naysid like ta isaar😂❤❤
@Cr71251
@Cr71251 Жыл бұрын
😂😂
@Samia-rf9uq
@Samia-rf9uq Жыл бұрын
😂
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@Samia-rf9uq 😂😂❤
@muhanadfv3459
@muhanadfv3459 Жыл бұрын
أللهم اغفر دنوب المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Qisoyinka cabsida ah inoo soo.badi. walaashay ruweyda sababto ah waan jeclahay 🥺❤
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
Ruwayda wanku salamay wllshay hadad cfimad qapto Alxamdulilah weeye wllshay dar eepe ayan Ku jeclahay wlhi pezt voice 🥰🤩
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Xiligaan u baahna buu imaaday muuqaalkan thanks sister 🫶🏻
@saidqabile2250
@saidqabile2250 Жыл бұрын
Qisadii nabi yusu iyo aabihi yacquub ayaan xasuustay wlhy قال إني لأجد ريح يوسف😢😢
@leeylocabdi6049
@leeylocabdi6049 Жыл бұрын
Walhi magaranaayi maalinta qalbigeyga kuso dhacdo just video aaso dhigtaa 🥰
@nafisomirexuseen
@nafisomirexuseen Жыл бұрын
Saas Baan kaarabnaa soodhaqso ruweydaay ilaaheey haku nabad yeelee
@kim_alishaaxmad1669
@kim_alishaaxmad1669 Жыл бұрын
Axlan sheeko m.a sida filinka oo kale bey meel fiican ku dhamaaty allahu akbar
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
KZbin iyo tiktok iyo fecebook waa kaala socdaa muuqaaladada mid ima dhaafo guulayso walaashay
@yasminhusen8375
@yasminhusen8375 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 ruweeyda afkaaga caano lagu qabay sida aad sheekada uga sheeykeeyneeso waa hibad ilaahay ku siiyay waan ooyanayay markaad sheekada waday laakinnse farxad ayeey ku dhamaatay ilaahoow waalidkeena janada ka waraabi
@kafiyakaireh7849
@kafiyakaireh7849 Жыл бұрын
Houn Asc marka hoore, markaa laabadna keep going sister and you are so funny 🤣 but we need more please . Allah kuxafidu houn.
@faraxmaxamud1940
@faraxmaxamud1940 Жыл бұрын
Ayy welcome back xiis you qisoyinkaga dhan waan dhamaystay ilaa kuwa fecebook hada sidan ku sugayne ama kuso egayne quus ayan udhawayn sidaadokale dad usharaxo ma arag qisoyin abayo qisadan mida xigta kaso dhig sara mahamed gabadha indhaha beshay🙏♥️💯🌹👸
@yuusufaxmed1769
@yuusufaxmed1769 Жыл бұрын
Ayaan goobdoon kasoo daawo hadaad rabto hadhibin gabadha wll
@alonsoabdalle
@alonsoabdalle Жыл бұрын
Codkaaga oo kliya ba igu socda jeclaan lahaa cimrigayga inta kadhiman inan kuladhafro my queen
@aliafaisal5241
@aliafaisal5241 Жыл бұрын
M.a habo macaneey baryahn wad noo dadaalaaysaa gabadha kaliyee muqalkeeda codkeedu ka caansanyahay mss ruweyda in the legend hore usoco haboh 👏
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
Waa illahy Wax u ku Abuuray qalbiyada dadka iska dhalay illahy swt waa Qaadir wx walba Awooda ❤
@bahjobilan5298
@bahjobilan5298 Жыл бұрын
Wcs wlle mcn Ruwayda Golden Voice mansha allh Guulayso waliga
@Mariyamunawara
@Mariyamunawara Жыл бұрын
Alla Aniga Habaday+saxiibaday Baa Wax igu leeyihiin May Dhiman Maan Aaminin 8cisho Xataa Ma Ooyin 8daa cisho Maalinkii 9 Baa ilmo iga Timi oo Yaqiinsaday Waxan U Malaynayaa iyadoo Nool in La aasay Waxbaa I leh Mala Hubin inay Dhimatay😭😭
@mabrukadgn3792
@mabrukadgn3792 Жыл бұрын
Wllo waala wada dhimanayaa e allah ha unaxariisto Samir iyo iiman allah ha idinka siiyo 🤲🤲😥😥😥😥😥😥😥😥
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Sidaan ku siiwad hanaga tagin walaashay 🥺❤
@faadumoclaahimursal7301
@faadumoclaahimursal7301 Жыл бұрын
Im badan aa raadinaayeey yuutubkaaga maanta waan heley🤝🏻🤝🏻🤝🏻💞
@Ms_bestie
@Ms_bestie Жыл бұрын
Aniga oo kuguda jira isla channelka ila casarkii ayey iguso dhacdey shekadan wow I'm so lucky 😇🥰
@cabdicasiissaleebaan1117
@cabdicasiissaleebaan1117 Жыл бұрын
Abaayooy codkaga waa ku seexda wacdalle ee alle hakuu barakeeyo codkan mcn❤️🥰
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
Masha Allah Allah swt ha u naxariisto janadiisana ha geeyo waalidiinteena kuwa noolna cafimaad ha u siiyo waxuu aha aabe wanagsan
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Hada tahay dadka jecel aqrinta comentiyada like ha ila dhaafin 😂😂❤
@mahadhassan3257
@mahadhassan3257 Жыл бұрын
Golden voice maxan shekoyinkaga jclhy♥️♥️♥️♥️
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Waa ku taageera walaashay ruweyda keep going
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 Жыл бұрын
Siz ruweyda am enjoying your interesting stories keep on siz going
@salmaabdiselam5061
@salmaabdiselam5061 Жыл бұрын
Amiin yaaa Allah nuudaa walidadeena qofka anan hysana Allah janatul fardowsa aclaa Allaha geeyo wll shukrn qisada wngsan ee mcn ❤❤❤
@nuurmaxamed9673
@nuurmaxamed9673 Жыл бұрын
Qofki ugu horayay ee like sara wa aniga love you abyo
@Halla4321
@Halla4321 Жыл бұрын
Vedio kan waa dhaqaleysanaye uku danbeyn waa is xagameyn wye 😂😭
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh🤣
@hafsaroobleameey8153
@hafsaroobleameey8153 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah cod dahab 🥰Masha Allah tabarakallah Allahuma barik ❤
@hafsamohamed3968
@hafsamohamed3968 Жыл бұрын
Ma Sha Allah first to view
@qaldaanmohamed
@qaldaanmohamed Жыл бұрын
Maashaallah cod dahabley hore u soco 💯🇸🇴
@hamdakhadar361
@hamdakhadar361 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo ruwayda❤️
@zahraahmed1173
@zahraahmed1173 Жыл бұрын
Welcome back ruwayda tuluxey maad nag deysid Ethiopia 🥺
@quenhinduzahinduza1437
@quenhinduzahinduza1437 Жыл бұрын
Dadkaan maxaa ka qaldan inta lovta sarta iyo inta daawato ayaa badan may lovka iska saaran maxay ubaqiilayaan lovta waa dhiiri galin ee iska saara lovka🥰🥰🥰
@mrbiggamerfiki9490
@mrbiggamerfiki9490 Жыл бұрын
Waa ku salaamay ruweyda noo so badi qisooyinka aad baan ugu xiranahay
@mascuudali2785
@mascuudali2785 Жыл бұрын
Golden voice ❤
@asalsomali7745
@asalsomali7745 Жыл бұрын
Alla ha unaxaristo wlalkey malinkuu dhimanayay hoyo wa ey dareentay, anaga marka oganay si an ugu shegno baan garanweynay wyo hoyo macan io dhiigkar bey lehed. Lasoco wlalkey wadanki bu kudhintay hoyane yurub bey jogta. Marki danbe an ushegi magnay bey tiri ma wilkeyga dhintay waxba ya la iiga qarine marhore baa dareemay
@anabadam8989
@anabadam8989 Жыл бұрын
Maanta anaa ugu horeeyo🥰 ruweyda
@lightuptolight
@lightuptolight Жыл бұрын
Qof dhumay oo la wayy iyo cabsi cabsi lee ruweydoy adi sastey tahy yourubekaga iyo adigaba wa idin jeclahy🥹🥰
@abshirmaaxi1716
@abshirmaaxi1716 Жыл бұрын
Wa sheko xambaarsan dareenka waa lidku siduu uqotodheer yahay iyo inaan marnaba laquusan🥹. Ma og tahay Ruweydooy marka speed-ka video yaashada iyo codkaagaba laga badalo Normal-ka ee laga dhigo 1,25x uu sidii hore kasii qurux badnaado anigana marwalba sidaasan ku daawada adigana inaa mar tijaabiso waa jeclaan lahaa🥰😇......
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Golden voice m.a ❤
@nawaalmukhtar8479
@nawaalmukhtar8479 Жыл бұрын
Allow ruweyda ila kulansii aamiin🙈
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Walaashay ruweyda waxaa ka soo hadasha gabadha bar yahan social media qabsatay ee saara ee indha beeshey
@fartuunali5276
@fartuunali5276 Жыл бұрын
asc abayo wn ku salamay shego dheer loo soo gali wadna mahadsanthy❤️❤️❤️
@shumusshumus3116
@shumusshumus3116 Жыл бұрын
waa markii iigu horeesay aan noqdo daawadaha ugu horeeya
@hibaaqcumar7981
@hibaaqcumar7981 Жыл бұрын
Keep going sis I hop you more wins ، حبيبتي اتمنى لك السعادة والفرح الداءمى جزاكى الله خيرا
@xamduushcabdisalaan2905
@xamduushcabdisalaan2905 Жыл бұрын
Golden voice salaama allah
@mahamettismacil-ub3xw
@mahamettismacil-ub3xw Жыл бұрын
Muuqalada background horror soo sar 🥰
@cabdiyariisow4748
@cabdiyariisow4748 Жыл бұрын
Aad ugu farxay wlh sofiri is dhahayay waba so dhigtay❤
@caishomuqtar4532
@caishomuqtar4532 Жыл бұрын
Abayo sidan ku soco wax badan hanaga maqnaanin 😭💔love you 😍♥
@maryamgelle5499
@maryamgelle5499 Жыл бұрын
100k😭💗 i.a intaan ramaadka la gaarin
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 Жыл бұрын
Burco (6:22) bisha 5 /3/2023
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 Жыл бұрын
Alla ruweydooy maanta miskaxda iska lahaa tolow ruweyda may vedio noo soo dhigto illahey markii waaba soo dhigteey❤
@maxaadpaypal
@maxaadpaypal Жыл бұрын
Ina adeer ilaahay dartii baan wallahay wax walba kuugu saaraa ❤️🥰 markasta nosooo gudbi vedios
@quenhinduzahinduza1437
@quenhinduzahinduza1437 Жыл бұрын
M.a golden voice 🥰🥰🥰🥰
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
Ruweyda qurux Allah ku barakeeyo we miss you ❤
@farxiyokhalif2430
@farxiyokhalif2430 Жыл бұрын
Ruwayda abyo waan kuxisnay mx video yaashaa uso dahisa saa kusugayno wan dalay 😊❤❤
@NawalAbdirashid-i5i
@NawalAbdirashid-i5i 4 ай бұрын
😢hooyadey wxe dhimatay 2021 hwn wlbana riyada wxe idhahda ma dhiman wa shakisnahy Ina la aasayna wa ogaa 😔
@farhiozakaria5010
@farhiozakaria5010 Жыл бұрын
Abaayo hada ayaan shalay ayaan kusoo xir May shalay ilaa iyo maanta chanalkaga kama bixin like tana kulama dhaafin hire usoco abaayo like your stories🥰🥰🥰🥰🥰
@mariapartaap8597
@mariapartaap8597 Жыл бұрын
Shekooyinka dhaadheer sobadi ruwayday🙏
@hipasaid7-dm8vx
@hipasaid7-dm8vx Жыл бұрын
My sister I miss you after 1 year I come back with you ❤️💯
@adoshabdikader6343
@adoshabdikader6343 Жыл бұрын
Daar ilahay man ku jeclahay ruweyda style inchallah I hope that we meet in jaanaa
@sapnaaabdi7196
@sapnaaabdi7196 Жыл бұрын
Ruwayda gold voice ✨️ 💛 👌
@alihussein-nk5dh
@alihussein-nk5dh Жыл бұрын
Shekadan samen aye igu yelatay Aniga hooyadey aya wxey aday mogdisho ganacsi aye u tagtay ninki la socday aya qiyanay kadip ayu dilay intu na so wacay ayu yiri hooyadin wey dhimatay we xanusatay wxa ka so wregatay 13sano😭aniga hal malin igama dhadhicin hooyda wey dhimatay anaga ad ba u yar yaren medkeda cid aragtay malahan malintey dhimatay ila hada haben an ku riyon malahan waxa na wedin jiray sual ah hooyo inte naga aday ima jawabi jirin 2020gi aye i jwbtay wxey na i tiri wn jogaye idinka i arki la😭malinkas wxa ka danbeyay ma arkin ma aqano wxan sameyo wlho😭😭😭😭😭
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Ax ax😭😭
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Waa murugo wlhi 😭
@xamdanuura3267
@xamdanuura3267 Жыл бұрын
Masha aalah lkn waad lasoo raagtay😍😍😍
@zowdamohamedsaid8341
@zowdamohamedsaid8341 Жыл бұрын
Hal Mar Quraan codkaaga Nogu akhri si tawjiida please ❤❤
@youtuberich2527
@youtuberich2527 Жыл бұрын
Ana fadhiyan ku salamay ruwayday ❤🎉
@Naaney
@Naaney Жыл бұрын
Ilahay hakuu jecelaado sidaa kuu jeclhy Abyo mcney 💋❤❤
@Cr71251
@Cr71251 Жыл бұрын
Golden voice m.a😘
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
Love ❤️ igu sharaf ruwayda style
@xasanyusufali
@xasanyusufali Жыл бұрын
Wll qaali ramadaan baayimid eesafican inoo siqanci abaayo
@cadnaanxasan5717
@cadnaanxasan5717 Жыл бұрын
Kaniisadahu maxey yihiin Sudan 🇸🇩 soo wadan Muslim maaha 🤔🤔
@zoviechulie5133
@zoviechulie5133 Жыл бұрын
Ruweyda abayo saas kaa rabaa markasta video noo soo dhig
@chouaibmahrez1618
@chouaibmahrez1618 Жыл бұрын
Wajigaga ayan rabna anigu hadi an nahay team ruweyda🤗
@niciimaomer-ei3sg
@niciimaomer-ei3sg Жыл бұрын
Wll ruwayda wad naga joojisay miyaa sheekooyinkii dambibadhaha hno nosogali dambibadhe sida YAADiLAY RAYN ilama aha iyada ookalaa laheli waligay ma arag dambi badhe kadkaa wl shy ruwayda noo sooradi dambibadhayasha 🥰🥰 wad mahadsantahay hno qali
@hanatolmoon2750
@hanatolmoon2750 Жыл бұрын
Alx ugu dambyn ma nabad qabtaa my queen 👑
@mulkizaylax9982
@mulkizaylax9982 Жыл бұрын
thnk you abaayo waan sugaye video gaaga❤
@ShucaybXaashi-z2d
@ShucaybXaashi-z2d 7 ай бұрын
Ruweydo golden voice madax sare horay usoco payoh❤
@najmamouze1213
@najmamouze1213 Жыл бұрын
Golden voice miss youuuuuuuuuuuuu💙😌
@maidacabdixakiim413
@maidacabdixakiim413 Жыл бұрын
ILAAHY HAKU BARAKEEYO KHAYR FARABADAN ALLAHA HAKU SIIYO♥
@ismaaciilabdullah233
@ismaaciilabdullah233 Жыл бұрын
Mashallah
@Updyy2334
@Updyy2334 Жыл бұрын
Asc abaayo waan jeclaan lahaa inad noo soobadisid waan kuugu dalnag qofkasto oo aan aqaano waan kubaraa si ay kuula socdan m.a alle hakubarajeeyo ❤️👸🖇️
@suleeqaali
@suleeqaali Жыл бұрын
Wakusalmay abaayo ❤️
@ahmedkuuriya
@ahmedkuuriya Жыл бұрын
💖😘Codkagaa sugaynay sbbto ah muuqaga ma naqano
@ayannapea9856
@ayannapea9856 Жыл бұрын
Ruwayda ka soo hadal saara mohamed qisadeedii
@mahamettismacil-ub3xw
@mahamettismacil-ub3xw Жыл бұрын
Muuqaalada background horror soo saar siste🥰
@wardocumarwardocumar8391
@wardocumarwardocumar8391 Жыл бұрын
Maya maha walidkoo dhan ee waa qofka side dhabtaa u jecel wax aniga xitaa qiso taa laid ah wey igu dhacday wallhi
@sahalabdi8529
@sahalabdi8529 Жыл бұрын
Adi miyey kaacadayd ruwaydaaY😁
@hamseomer4277
@hamseomer4277 Жыл бұрын
Subxanallaha baa leenahay♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😱😱waa cajiib
@XaliimaSacdiyo-c9b
@XaliimaSacdiyo-c9b 9 күн бұрын
Ruwaydooy. Sxb iisaran qalbi xld❤❤🎉
@farhiyamohamed2801
@farhiyamohamed2801 Жыл бұрын
ʀᴜᴡᴀʏᴅᴏ ᴀʏᴀᴍᴀʜᴀɴ xᴀɢᴇ ᴀᴅᴀɢ ᴀʙᴀʏᴏ 🥺❤️✨
@tigerboy5408
@tigerboy5408 Жыл бұрын
Ruwedaay dar alle baan kuujeclahay wlshy 🥰🥰🥰
@nasteehadiamond5988
@nasteehadiamond5988 Жыл бұрын
Hormar wacan my dear sister😊❤️
@AminaJele
@AminaJele 10 ай бұрын
Asc ukhti ruweyda waayadan kuman arag waxan rajeynaya inaad kheyr ku maqantahay
@Suhuur1
@Suhuur1 Жыл бұрын
Waa qiiso dareen leh wlhyi qiisooyanka nosoo badii ruwyad
@cadeeyboolo4408
@cadeeyboolo4408 Жыл бұрын
Aabe iyo hooyo Allaha idiin naxariisto
@nazrazead
@nazrazead Жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you 🥰
XAMDA IYO REERKEEDI MAXA KALA QABSADAY!?
25:23
Ruweyda Style
Рет қаралды 126 М.
WAX U GEYSEY IS LAHAYD LAAKIIN MAXA KA RAACAY!!
21:51
Ruweyda Style
Рет қаралды 144 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 63 МЛН
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 2,3 МЛН
DILAAGII POLICE KA KACABSIIYEY!!#1@SawdaBillan
45:15
Sawda Billan
Рет қаралды 55 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 46 М.
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 79 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
MAXA QABSADAY MAXAMED!?
29:19
Ruweyda Style
Рет қаралды 128 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 63 МЛН