Fathia Absie, oo Facebook Tebtey! "Goblan Talo Aduunyooy, Caashaqan Igalayoow"❤️😢😂

  Рет қаралды 34,533

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

#Missingfacebook
#Waxadbarato
#Rogaalcelis
#Naagiskadhig

Пікірлер: 407
@neamanoor8654
@neamanoor8654 4 жыл бұрын
Birigiyo ilaahbaa Waayaha bedelayee Bilicdaadu maantaba Uma beer naqaayee Waatuu ka baaba'ay Bogga iyo halbowlaha Ubaxaad ku beertee Aad igu bilkeedee Bogsadee aduu howl Nabasi kugula bayree Long live my sweetheart
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 4 жыл бұрын
Abaayo fatxiyaay wlhi u made me cry arin aan islahaa waad ka bogsatay ayaa sheekadaadii damqaday again and the pain feels fresh illaah hanoo kaa daayo
@amalxasan3498
@amalxasan3498 4 жыл бұрын
I love love love love this woman. Her wisdom is unmatched masha Allah. ❤❤❤❤ ilahay xigmada iyo dadnimada haku siyaadiyo walashay. ❤❤❤
@mariahassan9674
@mariahassan9674 4 жыл бұрын
Anaa uso horeeyo manta wixi iga dambeyo like suulka riix ado mahadsan👍
@maxamedaxmed5446
@maxamedaxmed5446 4 жыл бұрын
Waxaa halkan. Kaa soo salaamaaya. Oo magiciisu tahay. Maxamed. Axmed. Oo. Jooga. Magaalada. Hargaysa. Lanbarkuna. Waa. 4117837
@maxamedaxmed5446
@maxamedaxmed5446 4 жыл бұрын
Nama. Gabadhaay. Imika cid. Ma haysaa. Miseu. Waanu. Ka soo wacnaa waan. Wiilka. Layidhaa maxamed axmed.
@safiaabdimohamad4968
@safiaabdimohamad4968 4 жыл бұрын
«I gubtaye nafteydaay waa goorma goortaad gocashada iloowdaa» Beautiful song, I love it❤️ It’s very sad what happened to your Facebook, sister. Xaasidiintaa iska badan. Xaqiiduna waxay tahay, this world is full off people who can’t handle the truth. We love you, we respect you and you mean a lot to many of us❤️❤️❤️❤️ nooloow walaashayeey, inta xaasidiinta ahna illaahay xumaantooda ha ku baal mariyo
@dr-somaliqueen8716
@dr-somaliqueen8716 4 жыл бұрын
Fathia naftaada tayda ka dhex arkaaa plzz 😘😘♥️♥️ illahayow hayna kala dilin inago is arag oo shaah wada cabin oo farxad iyo sheeko waayo aragleh kala qaadan🥰🥰
@milgomoumin7494
@milgomoumin7494 4 жыл бұрын
Waa runta waalala
@jamaalismaaciil3732
@jamaalismaaciil3732 4 жыл бұрын
Dr-somali Queen ana adaan kugu haystaaa inaabti mcn
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 4 жыл бұрын
Wallhi ilamo ayaa iskukausoo taagtay😢😢😢😢 nin 3 sano aan sugayay oo ina adeertii iska guursaday baa isoo martay lkn alxmdulilah waan bogsaday imika waxana umalaynayaa qofkii saxda ahaa inan helay
@fadomocabdilahi5115
@fadomocabdilahi5115 4 жыл бұрын
أم محمد waan ku faraxsanhy inaad kasoo kabatay qaaliyey
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 4 жыл бұрын
Sorry 😪😓
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 4 жыл бұрын
Fadomo Cabdilahi thanks qaali
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 4 жыл бұрын
Nuura Cumar wall waxba malaha casharo unbaan kabartay ay ugu horayso nin haduu kula haasawo adna aad kaheshid inaad xafadiina u soo tilmaanto ood tidha reerkayagii wakaase la soo hadal oo isoo waydiiso haduu kuu meer meer uu yidhaa “ mayee aynu isbarano horta “ ama “imika diyaar mihi “ kaa iskaga carar intuu ku barto ku maaweeliyo unbuu kaa tagi 😂😂 imika kan aan keenay xafadaan uga bilaabay reerkayaga isa soo bar isoo waydiiso , dee nin diyaari ku diidimaye sidii buu yeeelay.. alxmdulilah inta hadhay ii sooduceeya wallo qaali😘😘
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 4 жыл бұрын
@@user-iq4qv2nq3t nin xun aniga ayuu usoo maray 2010 isbaranay 2015 ayaan isku guursanay 1 hal bil baan WADA joognay 2019 kiina waan iska furay 9 sano ayaan wakhtigayga qasaaray hadana 26 jir baan ahay caruurna uma dhalin nin ma aamino wlhy alle adigana ha kuu sakhiro qali ana mid khyar qaba hay siiyo ragu ma WADA xuma dahab iyo maarba way leyihiin
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 4 жыл бұрын
Waqtigii facebook inad Daawadayashada KZbin siisanu jecelnahy Fatxiya o fariimaha nooga soo jawabto Allah haku xafido
@zuruurismail4482
@zuruurismail4482 4 жыл бұрын
Thanks fathia walal aad ayey ii taabatay heeskasi iyo ilmada kaa daadatey waxaan dareemayaa jacaylka runta ah iyo xanuunkiisa alla maxaa wax lasoo maray oo weliba aad iska jeclata qof aanba ku ogayn waywayo iyo wax laga soo gudbo alhamduillah aad iyo aad ayaan ku salmaya walalo fathia absie
@Anonymous-db5sx
@Anonymous-db5sx 4 жыл бұрын
I just love this human so much ❤ your youtube is never dull. So much wisdom and lessons to be learnt from her mashaallah!
@maxamedaxmed5446
@maxamedaxmed5446 4 жыл бұрын
Qart20f dirqi. Maxamed. Axmed. Atawa. Leef. Caawa. Kaa jeclaaday. Ee. 4117837 ee ka soo. Xidhiidh waana. Hargaysa
@katiac8085
@katiac8085 4 жыл бұрын
I love your pure heart moreover u are patriotic and beautiful
@amalcabdiraxmaan4542
@amalcabdiraxmaan4542 4 жыл бұрын
"Khyr iyo barwaaqo ayaan idiin rajaynayaa"(fathiya absie)
@haniabdi6316
@haniabdi6316 4 жыл бұрын
Walahay inantani wa xigmad miidhan walal wan ku jecelne waliga nala joog🙏👑😍
@layladhalashoy820
@layladhalashoy820 4 жыл бұрын
walal aad ban kuu jeclahay waxan rajeynayaa inan ku arko oon laabta ku galiyo hadii aad Kenya imaato isoo sheeg waa walashaa oo dar illahey kuu jecel from Nairobi Kenya 😘😘😘😘😘
@lulhersi2456
@lulhersi2456 4 жыл бұрын
Fathia indeer jacayalka iyo naftu ma kala marman waa wax ilaahay inagu beeray 😍😍💖💖🌷🌷
@nafisawardi8203
@nafisawardi8203 4 жыл бұрын
"Nin adduunyo helaa ma wada haaban, nin hanti doonaana ma wada helo". Dareenka jacayl waa fursad qalbigu helo waxayse ku xidhan qofka lajecel yahay suu uqiimeeyo Wax waliba dhamad bayleeyiniin Fathya Absie thanks str
@fadumoguleed8825
@fadumoguleed8825 4 жыл бұрын
Farxiyay hore usoco weligaana Dabadaada ha eegin waxaad tahay qof nool wixii noolbaa ku nooleeya dadka is jecelna Illaahay Haysu daayo dunidu waa ayaamo tirsan Illaahay SWT aakhirana jano Aduunyadana nolol sacaado leh oo Illaahay SWT Raali katahay Ayaan Illaahay kaaga baryayaa Illaahay SWT dhamaanteen raali Haynaga noqdo
@mrzaytuuni4172
@mrzaytuuni4172 4 жыл бұрын
Fathia absie she optimists ,smiling is the character of good person I wish you to come all the best
@idilhussein6796
@idilhussein6796 4 жыл бұрын
Insha allah waad heli Facebook 😍😍 I love you soooooo much God bless you ❤️❤️❤️
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 4 жыл бұрын
Masha Allah Xabibt Jawi Qurux badan iyo adigoo Qurux badan Love you wllo for the sake of Allah Keep up the great work you have a great heart my Allah bless you & your girls ❤Stay Blessed❤
@khadraosman6275
@khadraosman6275 4 жыл бұрын
Fatxiya thanks
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 4 жыл бұрын
Mashala walashy somaliyeed cod baa kugu dhacay. Farxad ku noolow abid.❤
@zamzamabdi9031
@zamzamabdi9031 4 жыл бұрын
Love u abaayo qaalai I like to hear u daily May Allah keep u from the evil eye.I have a lot of stories and I would like to share with u.
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilaahay ha ku xafido I like people with a full confidence❤
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 4 жыл бұрын
DON'T GIVE UP YOU FIND WHATEVER YOU LIKE INSHA ALLAH. MAY ALLAH BLESS AND GUIDES YOU.
@faadumomahamadmahamud2423
@faadumomahamadmahamud2423 4 жыл бұрын
Fathia absyo ilaahay haku hafido runtii waxyaalo badan baad naxsuusinaysaa♥️♥️💟🤲🤲🍀🍀👑👑
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 4 жыл бұрын
Waxa dareemika xanunka ruux ad jeclayd o ka tegay qofki ay ku dhacday Aad bay bilawga u xanunbadanthy lkn waqtikasteba ha qaadatee hubaal waad bogsanaysaa😢
@loveumaamo116
@loveumaamo116 4 жыл бұрын
realy sister
@umumaryan6554
@umumaryan6554 4 жыл бұрын
Walaahi waa Darren xoog badan allaw qalbiyada noo ilaali 😭😭😭😭😭😭😭
@neamanoor8654
@neamanoor8654 4 жыл бұрын
Gacalo we missing you wall be happy ...hore loo soconiya my sweetheart
@aminajama2989
@aminajama2989 4 жыл бұрын
Mchllh fathia tagero number one kuu ahay😍❣
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 жыл бұрын
Thank you sister fathia .we love you too girl.you have here KZbin..
@naimoabdullahi6887
@naimoabdullahi6887 11 ай бұрын
6 November 2019 bey so galise fatxiya, aad bn u xasusta waligey ma iloobayo. Isbuuc aan tirmeyn bu ahaa Nolosheyda
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
Aniguba vediogii Fadxiya ijeclaysiiyey sannad kahor bay soo gelisey November 2022. Fiidyoowgaasii nolosheyda wax badan buu ka bedelay
@rahimaridwa752
@rahimaridwa752 4 жыл бұрын
fathia jacayl socda ayaa thy walhi xasus ayad I galisa 😭😘😘♥️ Love u mamo
@NNnnn751
@NNnnn751 4 жыл бұрын
Maam fathia absiya wan ku miss garaynay facebook insha allah wuu soo noqon ee instgram iyo snapchataka noo soo shid alla macak❤😘
@mubarig.abdigulleid6383
@mubarig.abdigulleid6383 4 жыл бұрын
Wllshen waa buuniyad, si bilaasha innoola wadaagta talo iyo tusaaleba. Adban uga xumahay account lagaa xidhey ee facebook. Fadlan haloo Kala kiciyo KZbin, sidoo kale haddii aad doonto mid kale inoo abuur si degdega ayaynu kumanan ku hananaynaye. Viva fadxia
@farhanali8620
@farhanali8620 4 жыл бұрын
Thank you my sister for what you do for us.
@bintiissa998
@bintiissa998 4 жыл бұрын
Thanks fathia, wata tahay qof an iska jeclehay , qalbiyga waxa ku abuurta jacalyl which does not exist your descriptions and imagination are unbelievable💕💕💕💕
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 4 жыл бұрын
Annga xitaa xgaas kaaga xiisnay Maamo inkasto Aan Halkaan ka wahashaneeno We love uu maamo😍😍
@hareedabdimohamed8015
@hareedabdimohamed8015 4 жыл бұрын
Hadaan reer KZbin nahay anagaa kaabadan
@jamaibrahim6110
@jamaibrahim6110 4 жыл бұрын
Tolow caawa Fathia Absie ( Fathia Love) Like maka helayaa Thanks sister
@loveyourlife5236
@loveyourlife5236 4 жыл бұрын
I love you fathia for sake of Allah ....my Allah give you what you want on this life and after
@kowsarhctv
@kowsarhctv 4 жыл бұрын
25days ka yar ilahay ha kugu soo celiyo Facebookga sister be strong allah i ka daayo.
@idilwarsame2127
@idilwarsame2127 4 жыл бұрын
Huuno masha Allah, aad ayaan ugu bogsada markaan dawado vedio yaga waxaad ii dhistaa niyadayda huuno ilaahay waxaad jeceshahay ha ku fududeeyo💖💖💖💖
@ahmedqaadi5342
@ahmedqaadi5342 4 жыл бұрын
Heesa yaryar ee ad codka aad ka umacan ku qado ban jeclahay inta ila jecel like isara ❤
@sarahfaysal1296
@sarahfaysal1296 4 жыл бұрын
Farxiyaay guul ayaankuu rajaynaynaa aadayaan uxiiseeyaa sheekooyinkaaga hadaalin halkaas kasii wad sii kordhi
@suadohussein2770
@suadohussein2770 4 жыл бұрын
Such a beautiful soul fathia Mansha Allah❤❤
@nadiraqueen5066
@nadiraqueen5066 4 жыл бұрын
Inbti qaali iiwaran. .ma nabad qabtaa maasha allaah Ilaahay haku xafido. Fb wuu kuu soo noqonayaa insha alaah mis you by nadira
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
We don't love our selfs that's why i took me to find my self and, find me meaning first we have to love our selfs ladies especially when i got broken hearted i did self searching, naftiina waxkasta hor mariya dumarku way qalbi jilicsan yiin naftiina hormariya above all
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
@nickiz life me too walahi
@hoodonour723
@hoodonour723 4 жыл бұрын
You tube ka markaan furayay waxaan niyada ka rajaynayey inan video aan helo fathia Absie leedahay wlhi alhamdolilah because you are my favorite ❤️❤️
@deganadan1824
@deganadan1824 4 жыл бұрын
I love you sister thanks for being the wonderful person you are may Allah grant us all aljannah
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Halow halow. Heestaa aun Farxiya Cali i loves 2. Thanks sister.
@kafiamohamedmuse1078
@kafiamohamedmuse1078 4 жыл бұрын
Gablan Talo Aduunyooy, Caashaqaan Igalayow, Geed Adakidaayeey, Igubtaye Naftayday Adiguna Garaad Daran, Wa Gorma Goortaad Gocoshada ilowdaa!?.😭😢 Hpo Fathia Absie Ilove u With All My Heart💋💘❤
@cazuuzcazuuz391
@cazuuzcazuuz391 4 жыл бұрын
kafio ali hestaa inte ka heli karaa inabdan ayan bdi goobayay?
@halimahersi7924
@halimahersi7924 4 жыл бұрын
Asc Fathia heesta Farhia Ali waxaad ka heli kartaa Somali Music and Culture. Ku type garee xasuustti Allaha u naxariister heesti Farhiya Ali iyo heesta magacaceeda, then you will find it.
@munayusuf9938
@munayusuf9938 4 жыл бұрын
Waah waah fathia you are Romatic 😍😍😍 bogsade aduu howl😙😙😙waa goorma goortan gocashada ilowdaa I live you Munadiya
@somaliroyalfamily5028
@somaliroyalfamily5028 4 жыл бұрын
Aan toosay horaan ka daartay Facbok iyo meeel walbod uguurtaba waan kaa daba guuraynya fathia anakaba waan ku jecelnahay
@qurixiwaafarakuhayn7107
@qurixiwaafarakuhayn7107 4 жыл бұрын
asc abaaye farhiya wan ka xumahy in facebook laga xirto balse agaw meelkasta wan kala socona allaha ku xifdiyo wax badan ayaad nala wadagty qisooyin jacayla balse waxan ka cod sanayna inaa nala wadagto adiga jacayl ladii ku soo maray kii kugu xanun badna inta igu racsan codsiga farta taga
@faizaibrahim1924
@faizaibrahim1924 4 жыл бұрын
Alla ku jecliyaa xbbti inollow intay nolol jirto farxad baan kaa hellaa wlhi💕
@ubahesse800
@ubahesse800 4 жыл бұрын
We love u go forward fathia
@Shumeey656
@Shumeey656 4 жыл бұрын
Abaayo mcnto waxaa tahay Gabar aad ucaqli badan masha Allah 😍😍😍😍😍
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 жыл бұрын
Love you more walashey fathia absie
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 4 жыл бұрын
Maanshaa allaah walaalo waad sheekooyim wacan tahay illaahay haku barakeeyo
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 4 жыл бұрын
Farhiya Absie fbgana wanku taxna oo dadki kugu taxna baan ka mid aha ilahy amarkiis KZbin anigo iska dhex miraafaya ayan ka helay wat a joy 😅 hada kadib halkaan ban kala soconaya walaashey subscribe wan saray hade Khayr barwaaqo kaga tagay. Much Love en Respect ❤️❤️💕💋
@bariraabubarkar2011
@bariraabubarkar2011 4 жыл бұрын
Mashallah tabarakallaah waa kusalaamay qaali ❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷
@nasracarab680
@nasracarab680 4 жыл бұрын
gabadh aan dar ilaahay ujeclay anagaa kaa badan fathia
@NasraSheekh
@NasraSheekh 4 жыл бұрын
being in love does make one alive. that is why i am in love with myself, with hubby, with just Love in it self.
@naimabdihakim6844
@naimabdihakim6844 4 жыл бұрын
Masha Allah fatxiya alle haku xafido waxba uma noqonaysid qali l loved xbbti
@faysamaxamed4850
@faysamaxamed4850 4 жыл бұрын
fadhia wlhi waanku nasta markaad qaado hesta codkaaga wiigag ayaan so celceshadaa allah hano kaa xafido wllo waanku ducaystaa inaan maruun kula kulmo wll waxnba kayabaya inaan dartaa usoo dhoofo cafimaad waara iyo cimri dheer ayan kuu rajaynayaa wllshy
@jamiilajalaqsan_official1819
@jamiilajalaqsan_official1819 4 жыл бұрын
Mahadsanid aboyo fathiya wan jeclahay shekadada
@ragaabdalla5566
@ragaabdalla5566 4 жыл бұрын
انتي انسانه تدخل القلب حبوبه وطيبه وراقيه في كلامك احبك كثير
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 4 жыл бұрын
Fathia walaalo ilahay daartii baan ku jecelahay markan ku arko wan iska farxa Allah ku xafiido adiga iyo gabdhaga 😍😍😍😍😍
@Umbilal271
@Umbilal271 4 жыл бұрын
Fathia waan kuu xiisay qaali Waxaan rajaynayaa in laguu soo celiyo Facebook. Ilaahay ha ku jeclaado gacalo. 🙌🏾❤️
@Mgggggggggv
@Mgggggggggv 4 жыл бұрын
Wallo inshaa allaah waa laguso celin fcb managa kaba maarana markan jacaylka kuwareero fathia adan kudhagaysta runtii quruxey wax qurux badan sheegtoy rabi hakuxafido aniga waxan kubixiyay hoygii jecelka
@se1059
@se1059 4 жыл бұрын
Hi fathia the more i watch your the more i love you my sister❤
@abdulsalamderia4178
@abdulsalamderia4178 4 жыл бұрын
Waaaaaw waad i dhamaqdey fathia inadeer waxan ahay dadki hore
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 3 жыл бұрын
Farxiya jecel baa ku haya ee keena rijaal wacan for you sweatheart 💘
@aasiaabdukadir215
@aasiaabdukadir215 4 жыл бұрын
Qiimaha iyo sharafka haweenka Dadka dhifka ku ah bulshadeena Fathia absie 😍😍😍😍💎👑
@khadraabdullahi9929
@khadraabdullahi9929 4 жыл бұрын
But you have remarkably much time to come back for your own experience with a good man in the way you can get him back
@hamdiibrahim1947
@hamdiibrahim1947 4 жыл бұрын
Allaha ku xafido wallo wa ku jclahyee
@nacimaiman
@nacimaiman 4 жыл бұрын
Anaga ku jecel fatxiya qaali gabar aqli badan oo wax badan og waxaan rajeynayaa inuu FB gaga kusoo laabto noosoo qor Fb gaaga aan kugusoo darsanee 😘♥️♥️♥️♥️♥️👍🏿✅👏🏾
@munaabiib5117
@munaabiib5117 4 жыл бұрын
Insha allah waa laguu soo celin love you my sister
@AliDholayare
@AliDholayare 4 жыл бұрын
Alle haku soo celiyo walaashay Fathia Absie
@asiaahmed2alma636
@asiaahmed2alma636 4 жыл бұрын
Muruntay didanyihin inlashego sasay kaga xiren fbga melkastoy kaxidhan afkaga maxidhi Karan runtu way qadhadh tahay hore usoco wllo
@ayaanabdi8471
@ayaanabdi8471 4 жыл бұрын
dadka fathiya deeyn waayey yeey deeyni hore u soco dunwacaneeyn ⚘👏
@ayaanhussein5090
@ayaanhussein5090 4 жыл бұрын
Axlaa sowt Fatxiya halkan ku soo bado isbuuci sadax mar xita💖💖💖
@saaam6896
@saaam6896 4 жыл бұрын
Farxiya wllo dar alah ayaan ku jeclahay somalidu intooda badan waliba raga ma jecla gabadh caqlibadan oo Smart ah ale haku xafido
@Mgggggggggv
@Mgggggggggv 4 жыл бұрын
Qalbi dhayay qof meel ciil lajiifa sookiciyay dhalinyaro jacayl diloday tii dhulka kaqaday hadalkagu dad badan uu daweeyaa rabi hakuxafido wallo🤩🤩🤩🤩🤩
@xafsamudan3319
@xafsamudan3319 4 жыл бұрын
xiligii nolshyda ugu adked ayasn kubrty runtii waxbdana waan kaa faidy rabigy raaali hakaa noqdo
@wiilkamudug9197
@wiilkamudug9197 4 жыл бұрын
Live ur life habo horay u soco
@hhdjama114
@hhdjama114 3 жыл бұрын
You are a pretty, wonderful and soooo funny woman like all most somali woman. That ALLAH protect you and your family and friends. 👋👋👋👋👋👋
@dahabo9418
@dahabo9418 3 жыл бұрын
Alla farxiya jacayleey yaa ka ag dhawaada Very interesting become your close friend
@sunrise4459
@sunrise4459 4 жыл бұрын
Qalbi quruxeey
@nimcohussein4267
@nimcohussein4267 4 жыл бұрын
much love albi allah protect us
@sacdiyahassan1159
@sacdiyahassan1159 3 жыл бұрын
Waa runtaa abaayo heesuhu way meyraan jeceylka GUUL dareysta aniga y iso martay saas oo kale
@filsanali5442
@filsanali5442 4 жыл бұрын
Ku jecliyaa fathia absie ❤ cimri iyo caafimaad ban ku rajeyn
@zamzamcabdi7253
@zamzamcabdi7253 4 жыл бұрын
Well come farhia xbbti
@hawohassan3714
@hawohassan3714 4 жыл бұрын
ASC fathia barwaaqo iyo bashbash kuwaar insha'alah
@aymiabdi7573
@aymiabdi7573 4 жыл бұрын
Aaawh i loveee u more hbryr...waxan kaxumahy inan turkey isu arag labadeena...wxana rajaynyaa ind noso laabato🙏🙏
@abdia4527
@abdia4527 2 жыл бұрын
Gabadhan shaydaan baa ku jira allah ha caafiyo
@fardusaw9688
@fardusaw9688 4 жыл бұрын
Mànshàlàa you are very intelligent ilahayow ku xufti adiga iyo hablahaga quruxda badan.
@noraabdirahmanmohamed834
@noraabdirahmanmohamed834 4 жыл бұрын
Boqorada jacaylka somalida fathia Absie love u ❤
@nimam7846
@nimam7846 4 жыл бұрын
Fathie Absie I understand about Facebook I will miss too. I hope you get it again❤️
@samsamabdi2788
@samsamabdi2788 4 жыл бұрын
We miss you too walala ❤❤❤❤
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 9 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 61 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 16 МЛН
Ka Xoroowga Fakhriga & Kobcinta Shaqsinimada (Self Development)
33:19
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 3,8 М.
MALYUN ROOBLE OO DIFAADEY XASAN SHEIKH IYO DOWLADIISA
19:12
MAXAA CUSUB 24
Рет қаралды 66
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН