Dabcasar Iyo Ayaan Sida Ay Tolkood Runta Ugu Sheegeen Waa Rajo Gelis

  Рет қаралды 27,721

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 237
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
Dabcasar waa qof aqoon diin iyo mid maadi leh waana qof walaahi naxariis badan somalinimadana ku weyn tahay dumarka iyo masaakiinta u gargaara ilaah ha xafido amiin yarabi
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
There is always a light at the end of a tunnel let that light restore peace among all Somalis In Shah Allah
@mustafasalah1108
@mustafasalah1108 Жыл бұрын
Mahadsanid abti, si mugle baad arrinta uga hadashay, I love't,
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
Sh Mustafa shegay qofka somaliga hadu 1000jeer ceboobo wasotaganyahay lakin madaxda Cadaanka iyo gaaladu hadey fashilman waiscasilan somali maxishoto
@aminaabdi877
@aminaabdi877 Жыл бұрын
Please, remember these social media trolls are ignorant. The right people are doing their best to moradate and create peace. These ignorant people who drive on negative issues are going to overwhelmed us. Please like you said their people who are working on positive solutions. The trolls will die down.🙏
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 Жыл бұрын
Waa runtaa ❤❤ walaalo reer Awoowe iyo rer adeer Allah ja qaboojiyo
@Fay80
@Fay80 Жыл бұрын
Allow masalaxo khayr leh dhax dhig wllhen.❤
@rodag7831
@rodag7831 Жыл бұрын
Somaliland will not join Somalia again. We all know all of this is to attack our sovereignty, hard earned peace and development. Somalia worked with Ahmed madobe and Somali Ethiopia/Kenya region to try and divide us. In order to make us like they were the last 20 years. Most intelligent people are aware and the intention behind all of this. Revenge/Vengeance with a side of barbarism form so called Harti against Isaaq for not wanting to be part of their corrupt and dangerous culture. Fatixiya is a self hater and we can see through her. Let her live in escape from reality.
@siciidabare376
@siciidabare376 Жыл бұрын
Maashalaah tabarakalaah alla haku xafido huuno qaali Queen
@habibamursal3942
@habibamursal3942 Жыл бұрын
Aniga waxaan aaminsanahay in uu dhibkan ka biloowday dadkii la dulmiyay ee laga tarxiilay lascaanood oo dawladu ka dbaysay xoolohoodi la dhacay runtii la dulmiyaay ayagoon loo digin catuurtoodi iyo ayagii lakala geeyay Allah asaga iska xatimay dulmiga kibirka iyo in aad ku tumato dad masaakiin ah io koofur oo cuqubo ku dhacday aay dulimiyeen aniga waxaan aaminsanahay I uu dulmigii wYna ee loo gaystay dadkaas ay dhibkan keentay
@ifk02
@ifk02 Жыл бұрын
Naagaha somaliyeed waa burcad hooyo hadii wiilkeda dhihi hubka dhig hadaa ducadeeda rabto xabad qush lagama siiyeen lkn waa shaqsiyad hooseesa 😢😢😢😢
@rahmacadey7030
@rahmacadey7030 Жыл бұрын
Waaka Aqliga saliimkii illaahay khayr haku siiyo huuno
@IgeAbdi
@IgeAbdi Жыл бұрын
Habo fatxiya how ru? am in love with the Opening Song u open for us. Please tell me the song title. I couldn't find it on the internet.
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 Жыл бұрын
Fadxiyo you look nice cabaayadahan mahaday socdaan maanshalah
@SadeAhmed-c6z
@SadeAhmed-c6z Жыл бұрын
Asc masha Allah walal Fathiya waa runtaa kan dhimanayo iyo kan dhimanayo waa wilasheni dumarkan bas odabka shidayo rabi hanaga qabto
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Fathxiya pls realise that we want you and need back on the show don't let us down❤❤❤❤❤❤
@afiifa22daud7
@afiifa22daud7 Жыл бұрын
Wiilka reer xamarka woo iga qosliyay wlhi 😂😂😂😂ala runbadanaa 😂😂😂
@saadaabdikarim1757
@saadaabdikarim1757 Жыл бұрын
Fathia, you're our voice. Keep the work ❤
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
RASUULKIINA SCW Wuxuu Yire Unsaara AKHAAKA Daliiman Awa Maduulu
@fadumomohamed3271
@fadumomohamed3271 Жыл бұрын
Thank you so much habaryar
@hamdi27889
@hamdi27889 Жыл бұрын
Waxaan ku weydiina aniga maahi labada reer ee is haysta maxaad sameyn laheyd hadaad qabato ninkii 7caruura iyo xaaskiisa hal maalin gantaal uu soo tuurey nin aad hayso hada bal ii sheeg sista 🌹🌹🌹✅✅✅
@muna6298
@muna6298 Жыл бұрын
Kkkk taas adiga waxba laga weydinmayo ee iska amu
@asalsomali7745
@asalsomali7745 Жыл бұрын
Qofka qof dilo hala dillo lkin in maydadka la isku sosawiro ama la jiidjiidno aya qalad ah.
@hamdi27889
@hamdi27889 Жыл бұрын
@@muna6298 waxaan ahay qof aad isku Luqad tihiin balse aragtey qaladka Isaaq uu sameyey marka farxiyo waa saaxiibadey qaladka reerkeeda iyo dulmigoda oo ay iyagoo arka hadana ku soo socdaan arka hadaba aniga Fathia weydiiyee oo iyadu xanuunka la qaybsanayo why iyadu xanuun aan cid kale qabin bey qabtaa. So sorry 😢 sis
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Hadii lahubo inuu kiiyahay sifiican ayaan uqisaasi lahaa ama 9 ka qof magtoodii ayaan kaqaadi lahaa ama waan cafinlahaa aakhiro hala tago waana sida aayada RABI sheegayso laakiin in qofka loodilo askarta ayuu katirsanaa ama waala qabiil oo hadana nafta lagusilciyo adigoo islaam sheeganaya iskadaa qof noole maydka ayaa xurmo lasiiyay waliba gaalkiisa iyo muslimkiisaba laakiin soomaali anigu waan garanlay waxa qof danbi galay iyo qabiil iskagalay gaalada xataa sharcigooda aabahaa haduu danbi galo isagaa laxidhaa adiga hadaan raad kusoogalin waa aabahaa majirto markaa walee aakhiro warbaajira soomaalidan wada mujaahidka isuqabta ee kuwo khamiis iyo gadhle ufadwoodeen
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Жыл бұрын
Farxiyaay soomaali dhiigeeda shaydasnkaa ku sameyta caqliga alle ha u soo celiyo
@Shamuuriofficially1
@Shamuuriofficially1 Жыл бұрын
Fatxiya indr haka niyad jabin ina ka hadasho wlhi Rayiga fcn baa guulay sanaya Wa ku salama queen From dhusamareb ❤
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
Dabcasar he is good guy fathxiyay ❤❤❤
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Yes dabcasar waa nin qalbi wanaagsan
@ummuanas8873
@ummuanas8873 Жыл бұрын
Walaahi Farhiya runtaa kuku jeclahay from ciyaal xamar❤
@maryan3892
@maryan3892 Жыл бұрын
Dabcaser is agood person ❤❤❤
@Yosah-o5h
@Yosah-o5h Жыл бұрын
Salaamu calayaku waana ku jecalahaya
@FeelingGood-zt1wq
@FeelingGood-zt1wq Жыл бұрын
Well said❤#fatxiya
@idmanl
@idmanl Жыл бұрын
😂 Habargidir reer tolkey dagaal marhore ayee iska dhaafen habo. Dagaal wiil ayaa ku dhinto, wiil kuma dhasho walle. Ilaahay Soomaali Moryooley haso hanuuniyo. We pray for better days ❤
@niyaaladem
@niyaaladem Жыл бұрын
Fariid aqli leh baad tahay. Diida dagaalka walaaleed. Ka carara colada.
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Жыл бұрын
Sas wye allaha naga haayo dagaal sidii hore weeynu dhanaa hada sidaan io si kawanaaagsan insha allaah
@idmanl
@idmanl Жыл бұрын
@@niyaaladem sax macaanto. Mahadsanid ❤️
@idmanl
@idmanl Жыл бұрын
@@NaimaMohamedAli Ameen macaanto ❤️
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s Жыл бұрын
Maasha Allah Fatxiya qurux badan, waan ku salaamay gacalo Caawa nuurkaagaa baxaya runtii❤❤
@IsmailAbdille-y1f
@IsmailAbdille-y1f Жыл бұрын
Fathiya my fears are Somali’s will fight till the end of the world over petty issue qabil. But I hope they come to their senses and listen this good advice you give them.
@yahye2797
@yahye2797 Жыл бұрын
Noolow Farxiyo cabsiiye ❤
@Milgonura-cv4sg
@Milgonura-cv4sg Жыл бұрын
Sharabadada qadhmuun 😂😂😂 walaahi funny baad tahay
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 Жыл бұрын
Allaha nabad keeno. Laba dhan ba u boogdhayo. Labada ba dad keyga.
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 Жыл бұрын
Habo daacadaa ku soco xaqa lama duudsiyo😢😢😢😢😢
@khadijo1396
@khadijo1396 Жыл бұрын
Waa geesiyed farxeya ❤❤❤❤❤❤
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 Жыл бұрын
Thank you
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 Жыл бұрын
Waxaan mailing jiray hakaraama seegine habaar laygu kari waaye qofkastoo waxfiican sheega yaaka dhagaysanaya iskadaaya maanta maalin aan ahayn baala arkidonaa markii 100 million oo raba inay dakadahooda qaataan intay imaanayan hasku niikiyaan
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 Жыл бұрын
Very Talent 😂 Dadna waad ku diganaysaa inaad cadalaad u hadashana waad iska dhigaysaa qofki caqli u sxb ahi wuuu ku fahmayaaa
@fatimoabdi2109
@fatimoabdi2109 Жыл бұрын
Waa 80% gaabadhaani marka layaab maleh
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Жыл бұрын
Ilaahay swt haysu sakhiro waa wada somali waxa dhimanaya labada dhinac ba waan ka xumahay waxa dhacay
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
FARXIYA CABSIIYE WAABA INTA WLL IN AMAANKA LEYSKUGU DADAALO REER WALBANA AY KU AKAADAN HALKOIDA INLEYN REER REER QUMEYSANKARA MA JIRO SOMALI REERIHI DHULKOODA QEYRADKA SO BAXANA IIB GEYA WAA LAKA IIBSAN WE WILL BE ALL HAPPY SOMALI. ANIGA CAMBE, PAPAY,CANUUNI,SEYTUUN,ORANE,LIIM IYO KUWA BADAN AYAN IIBSAN INSHALLAH
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Жыл бұрын
Wcswbr habo Fathia ❤. Mansha Allah, waan dhegaytay Ayaan iyo Sheikh Dabcasarba. Waa sax in qof walba uu runta u sheego dadkiisa. Soomaali oo dhan waa walaalo. Allaha ka dhex saaro shaydaanka isku diraya oo hubka iskugu dhiibaya. Jezaka allah khayr habo mcn ❤❤❤.
@abdirizakaden1385
@abdirizakaden1385 Жыл бұрын
Guurso dabacasar
@circleali9967
@circleali9967 Жыл бұрын
That xamrawi guys tiktok bants was the best thing to happen this dagaal 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 I was crying of laughter shalay o dhan 😭
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Reer Koonfur waa yaabanyihiin 😂 dhulkan engagay ee xitaa dhir qoraxda laga hadhsado Ku oolin ee hadana laysku dilayo ..waan u dhashay waqooyi laakiin weligay maa faanin waayo dee meel qalashay oo waxba lagu beeran karayn weeye illahay baa runta jecel koonfur maanta haday nabad ahaan lahayd oo dawlad wacan xukunto halkaas baan guri ka dhisan lahaa.
@fowziyaweheliya3332
@fowziyaweheliya3332 Жыл бұрын
Kofur iyo waqoyi isku mid lewaaye dhul somali lee waye nabad ilahey hana siiyo ilahey somali hais jacleysiyo walala nahaye
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Жыл бұрын
Haddaba waadka dhisan kartaa. Xamar umaan dhalan gurina waa iiga dhisanyahay. Wax dhibaataana kuma qabo alx rabilcaalamiin.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
@@fowziyaweheliya3332 waa wada dhul Somaliyeed waa runta laakiin nolol ma laga heli karaa? Xayawaankiiba wax u daaqo haysan markaa anigu waxaan aaminsanahay dhulka Somaliyeed ee saxaraaga ah ama waqooyi ama bari ama mudug gebi ahaanteedadaba layskaga guuro oo meelaha roobku ka qaadin ama koonfur ama Ethiopia loo guuro. Dhulkan qalalay why laysku dilaayaa ardul laahi waasic!
@niyaaladem
@niyaaladem Жыл бұрын
Walaal waa lagu beeri karaa, waxay rabtaa un dadaal iyo karti. Walaahi Soomaali baanu nahoo shaqo ma jeclin ee dhulku waa fertile dhameys ah.
@Degan4455
@Degan4455 Жыл бұрын
Waad Mahadsanthy habo farxiyaay sida aad mar walba uga hadashid xaqa alle hku barakeeyo ❤ Lkn waxaan umalynyaa inaadan daawan garaadada abtiyadaa markasta iyagu nabad by rabaan cidna duulaan kuma aha waxay rajeynayaa tolkaa in Ilaahy xaqa tuso oo aany mar dambe nagu soo noqon wiil badan ayaa ka badbaaday dabka lagu gurayo labada dhinacba maangaabkana alle hynaga qabto dhamaanteen iyo dadka colaaada hurinaya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Khayr bay ku dambayn Iinshallaah
@shamisfarah5187
@shamisfarah5187 Жыл бұрын
Beeentiis maaaha walaahi boor iyo dhas unbay kuhoobteen maryooley waaa no xigmad walaahi
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Dabcasar runtaa ugu i moow Facebook waxa ka socda waa waali
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Жыл бұрын
Fatxiya feminisme maanta maanshaa alaaah ❤
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Жыл бұрын
Dabcaser Waa nin diin leh Qofku haduu diin lee yahay Waxa badan ayuu ka digaa Wallahi intii dagaalkaa dhacey Social media aad baan u isticmaal Facebook.TikTok Snapchat instagram Hal video ma soo galin Aad baan u murugoodey saas ayaa clipkasto Ii soo gaaraayay wiilasha somoliyeed ee bilaa micnaha ku dhamaanaya Cadowga gaaladan saa noo eeganayaan 😭😭😭😭😔
@heblaayocadeey629
@heblaayocadeey629 Жыл бұрын
Shacabka Masaakiinta oo guryaha lagu gubi jiray iyo masjidada in aad saan uga gubatee aheyd niman daalimiina oo 9 bilood shacab xasuuqaayay intaa ka gubanaysid😂anigoo darood ah shacabka isaaq hadii guryahay lagu dhumiyo inkasto ayaga askartooda bilaabeen waan ka naxi lahaa calashaan bini adamtinimo iyo islaamnimo iyo somaalinimo laakin idoorka intaas malaha 99.9kooda waa kuwaas hada ragooda daalimiinta dadka dilaayay ubarooranaya shacabka darood oo masaakinta ahaa hala gubo oo magaalada halagu gubo lahaa
@rahodiriye384
@rahodiriye384 Жыл бұрын
❤❤❤❤ waafariid waagabar yar oo fariida wada habo waanada halakiciyo culimada
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Daallimiintu ma guulaysaan
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 Жыл бұрын
Fatxiyo cabsiiye anigu marhore ayaan iri caku carabka nagahaan ee malinba meesha ay joogaan ayeey ka mashxaradaa aad ayaan ulayaabay. SUBXANALLAAH
@filsanmo4987
@filsanmo4987 Жыл бұрын
I like this song.. Jacayl aan la garanayn ba umadii wada haya
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 Жыл бұрын
SubhAnallah SubhAnallah Habo I'm speechless Habo 🙏🏻😥🙏🏻💔💔💔💔💔. I pray that Allah Swt make Somalis Walalos again 🙏🏻🙏🏻😥🙏🙏Aamin
@queenlion251
@queenlion251 Жыл бұрын
Jiroo joog wllo 💖💖
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Illaahay ifka ha ku cadaabo Muuse biixi iyo Saleebaan Gaal iyo General Nuux Taani iyo Mohammed Kaahin . Reer Somaaliland waa Dhulbahante,Garxajis iyo Habarjeclo fadlan nabad haydinka dhalato oo is nebed geliya intaa yayna dhaafin .
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Horta Somali oo dhan ayaa qabyaalad udhimata oo malagii dililahaa qabiil noqday lkn waa lakala badsadaa waana lagu Kala duwanyahay the way we use it 🤔hadaad ISKA FAANTO oo aadan cidna KUDHIBAATEEYN iyo inaad FAAN iyo DHIBAATO isku darsato aad beey ukala duwantahay🤔 FOR EXAMPLE u raid others and kill others and being brutal for the sake of ur clan 😡😡😡like somaliland do 😡and also some other clans who killed and tortured innocent people NOT ACCOUNTABLE😡😡 nonetheless reer SSC are opposite and have rights to defend themselves and their people no matter what
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Жыл бұрын
Asc abayo wanjecla hadakak gulsot runtatush
@anabali1098
@anabali1098 Жыл бұрын
Dabacasar waa qof diinta iyo dadka yaqaan waana soomaali dhab ah
@idil_onlion
@idil_onlion Жыл бұрын
Kkkkkkkkk walhi waa qoslay prank gojacade😂😂😂😂😂😂
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Жыл бұрын
Fatxiya ragga yara waa ku tiiqsataa dumarkii iyo ragii magacyo xun baad ubixisay magacyoxun bixintooda mafiicna.
@nasragulled2811
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Adoo kale Allah ha boo badiyo
@hudaawadh4656
@hudaawadh4656 Жыл бұрын
I LOVE YOU
@saharamuse1965
@saharamuse1965 Жыл бұрын
Ilaahay ha Kala qaboojyo meesha guul ma Taal waxa yaal guryo baday labada dhinac waxaa Ku dhacayo Nasib daro alaha Kala qaboojyo farxiyo caqliga aha kuu barakeyo
@amanijama9597
@amanijama9597 Жыл бұрын
We don’t learn from our mistakes, we are ppl with no reflection 😢
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Жыл бұрын
😃😃😃👍
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 Жыл бұрын
Waar isaaqoow colka joojiya, waar dhulbahantoow idina wax iskula hadha.
@Hooda36
@Hooda36 Жыл бұрын
Lajoojin maayo xaarka ceshada gun yahay guntur dhashay
@heblaayocadeey629
@heblaayocadeey629 Жыл бұрын
​@@Hooda36soo wada baxa gunta masaajidada iyo guryaha shacabka masaakiinta ku guba maa maanta marki la delay gob noqday oo Cid kale gun ku sheegaaya😂xogaa 9 bilood Dad xumaan walba aad ku suubiso aad uga rayn way day bal maanta adoo eber lagaa dhigay lasso bax😂
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Haweenka la dulmiyayay la qixiyay ka guryahoodii iyo ilmahoodii la duqeeyay hala. Barbara dhigin dad dulmi wiilashoodii usoo diray. Waa halyeeyo haweenka SSC.
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 Жыл бұрын
Diin la'aanbaa halkaa inadhigtay
@lecker-m7m
@lecker-m7m Жыл бұрын
Farxiya guursodee
@FardosaJurati
@FardosaJurati Жыл бұрын
Nagta run badana
@anharbasher8202
@anharbasher8202 Жыл бұрын
This is the true
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Ina Cabsiiye Walaal gacaliso anigaa dhageeystay maalintii aad talada wanaagsan siinaysay reer tolkaa laakiin dhibka jiraa waxaa weeya Somali Maryooleey talada fiican waxaay kajacel YIHIIN dhibaatooyinka iyo xasarada Qabyaalada urtay ee meel walba lafadhiyaan.
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@ashahuseen975
@ashahuseen975 Жыл бұрын
Waa ruun
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Museh damer iyo khadrah Abesoh iyo kuwah hargaysah mamulah bah kah danbeyah dulmigah
@Salugla
@Salugla Жыл бұрын
Xaqaa ka hiiliyay oo mija xaabiyay nin gardaran ma guulaysto
@munaxaamudcismaan1292
@munaxaamudcismaan1292 Жыл бұрын
Doqonyahay
@lulitaali6646
@lulitaali6646 Жыл бұрын
Abayo somali in an uu doceeyo moye ma dhagesto mor horan calol gostay waa odayaal dhigyo cab an xishoneynii iyo nago alee kajeed ah fidno nan tadka waween aheen somaliya kama tiirto farxiiyo iyo ayaan dabcasir idinka uuba somali uu miyir qabto 😭😭
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Жыл бұрын
He is dabatic may Allah be with him
@hhaji6556
@hhaji6556 Жыл бұрын
Faadumo ibraahim ayaa dagaalkan iyo dadka, iskudhintay dhamaadka wiilasha, ay eedada, utahay dhameedka, iyadaa sabab u, ah. Hala waraysto hada habartaa waalan.
@Milgonura-cv4sg
@Milgonura-cv4sg Жыл бұрын
Dabcasar maama malyuun oo kale buu ahaa oo isku mid Bay social media ka ahayeen lakin dabcasar wixii markuu iska dhaafay hada waxbuu inoo sheegaa khayr iyo waano iyo bulshada inuu lahadlo dumarku ma caayaan lakin maama malyuun haday maanta sidaa samayso wixii qashinka ahaa ee rag isku sheegayey iminkay halkaa cay umaydhi lahaayeen naa maadaa wax noo sheegaya
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 Жыл бұрын
Waa sax walaalo
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Жыл бұрын
Khaladka somalidu samayso waayna yakhaanaan Ragoow kibirka waa lagu jabaa kaa hala ogaado. Maxay ukibrayaan somaliyi? Fatxiya dadkani Muminiinba maaha .
@nuuranalka
@nuuranalka Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@zahrasaed791
@zahrasaed791 Жыл бұрын
Naagihii dhulbahante Qoodhihiihi ragii meydka ahh goosteen oo labaxsadeen Raga qoodhahooda usoo Celaya aad hoosta gashateen soo celiya halgu aasee.
@maryambrahim82
@maryambrahim82 Жыл бұрын
Maxaad tidhi wlaal
@Madhaafaan
@Madhaafaan Жыл бұрын
Waan xasuusta dignintadi, Rabi ha qaboojiyo oo bagoda ha isu saafi yeelo, Alahumma aamiiin🤲🏾
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Dad walaan soomaali dheh
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 Жыл бұрын
I’m so embarrassed to somaliland media . Why they are airing all these bull shit ! May Allah unite Somalia people .
@fatuh4811
@fatuh4811 Жыл бұрын
Waa runtii wax lala yaabo meesha waba sahara waxaad moodaysay dadka waxa korkooda saraan in dadka dhulka lagu raquusay😂
@lulalasow5550
@lulalasow5550 Жыл бұрын
Somali waa is dulmiday. Waxii ay Somaliland shalay ka caban jirtay ayey maanta sameysay. Aqliga haduu ku hagi waayo oo dareenku ku hago waxaa kuu dambeyn guuldaro. Somaliyey dulmiga iska celiya oo wanaaga isku kaalmeeya. Naftaada waxaadan la jecleyn walaalkaa ha u geysan. Somali dhamaanteed waa wiil iyo abtigiis.
@NadiifaWarsamo
@NadiifaWarsamo Жыл бұрын
abaayo qeyr alllaha kusiyo nabada halagu dadaalo dadka hahishisiyo
@farhiashire814
@farhiashire814 Жыл бұрын
Ani xataa waxaan moodayey gooja cade meel guryo leh iyo geedo
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 Жыл бұрын
meeye horta waa run Sahra khaniis iyo qadan calool weyn xagee ka baxeen
@mustafeab7311
@mustafeab7311 Жыл бұрын
Meeshu uma qalanto in ay dad ku dhintaan dagaalkuna joogsan maayo meesha dad caqli lihi ma joogaan labada dhinacba
@aminaawil8037
@aminaawil8037 Жыл бұрын
Waxaa qaldan waa muuqataa isaaq land ha joogaan wadankooda ilahay ku abuuray dulmiga ha joojiyaan ilahay xaqa hafahan siiyo masha allah labdooduma waa dad qalbigoodu fiican yihiin
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Somali cay uun bay ka adag yihiin wiilkaa waa wiil aad u quruxbadan iyaga 1000 jeer ka quruxbadan wallahi. Inay lafa isasudhan yihiin oo weliba qaabdarranyihiin ba ma oga.
@ifk02
@ifk02 Жыл бұрын
Reer xamarkii cad cadaa jareer iyo madhibaan hataliyaan hawiye israaq iyo darood ha iska fadhiistaan 😅😅😅😅
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 29 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Wareysi Isaaq Cawaale Milyan dheerkii Soomaaliyeed ee Maraykanka
26:32
MALYUUN ROOBLE OO DHIIQAYSATAY
20:15
BISLE IYO ZALMA
Рет қаралды 594
Daawo Dabcasar oo Gaari siiyay Gabar Maraykan kucusub oo Xaamilo ah
10:01
Haji Dabcasar Somali TV
Рет қаралды 6 М.
Waa Hordhac Abwaanada XAWAADLE La Soco Goor Dhaw
8:59
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 19 М.
WAAR DAG DAG AH
30:55
Habar media
Рет қаралды 709
Single Markaad In Badan Ahayd Ee Aad Guursato Waxad U Baahantahay Nin…🤔🤣
28:37
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.