Ilaahyoow adan ka magan galy inan qof dulmo 😢😢laailaha ilalah 😢laaxwala wala quwata ilaa bilaah ilaahow ha no cadhoon
@a.sabriye57979 ай бұрын
Allaahu akbar dulmiga cuquubadisa sahal maaha allaha nasoo hadeyo inta dulmiga ku heshiiya aamiin
@Khadracismaan-t6n9 ай бұрын
Alle hanga nabad galiyo xasadka amiin
@naimaabdullahi41969 ай бұрын
Allahu akbar walaal waa qiso cibro qaadasho qof walba u ah
@balqeisahmeth10379 ай бұрын
Naagta xasidada ah waxa ka xun reerka dhan ee la diraayo sidee qof anay wax ceeb ama dhibato anay ku arag loo nacsiiyaa aduunka qof la soo diro ayan ugu necebahay 😢😢😢😢
@anfacdadkaagaofficial64799 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢Ilahow umada qarka sharka badan sida tan oo kale naga qabo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mulkiosman78289 ай бұрын
Waxaan sheeko mahee waa wax eey isku tootosineyso Beenta marku Qofka sheegayo hadalka ayuu ku soo laab laabta 🤣🤣🤣🤣Bedel Sheekada Kaalkacyo ma joogne anaga 🤣🤣🤣🤣
Faduma muna Ramadan m6baram aduga dhamaan inta kugu xeran iyi inta aragto wiraalkeena muslim ah dhan qisadan waxay I soo xasuusisay in waalidka ilmahiisa ku jiro qof ay aad u Mqlaan oo ilaahey quluubtuusa raaciyr qofkaasna ay moodan qof fiican daacad ah asago qof fiican aheen ah qof isku dire ah oo dadka waalidka u adeegsada waa tan la yidi maalkaaga iyo ubadkaga iska ilaali inay kunaar geyn qisadan aad iyo aad u tahay giriqaadasg8 in wax wakba ilmahada aad ka rupees an wax la hubsaxo ayaa wanaagsan ilaahey kheydka ga na waadajiyo aamiin
@suaadnoah99459 ай бұрын
Waa qiso cajiiba illahayban ka magan galay sharka inta leeg
@hanaaden99015 ай бұрын
Subhanallah ilahay hanag hayo inan dad ilahay dhibato u gesan
@caaishaibraahim32479 ай бұрын
Laakiin waabay Roontahay hadey meesha laga asiibay is ogaatay oo ay cafis weydiisatay ,Dadka dadka dulmiya qaarkood hadii masiibo kasto ku dhacdo isma ogaadaan qaladkii ay galeen in laga jaraayo, iyadana allaha gar gaaro gabadhii ay dulmisayna allaha gargaaro, waa qiso ku cibro qaadasho mudan, Allaah ayaan ka magangalnay shar oo dhan😢😢😢😢😢
@deeqoali579 ай бұрын
Carabtu sasay u badanyihiin aaqir cafis bay dalbadaan
Subxana Allah rabaw xiqdi hanoo gelin umada way ka xun ma jirto makhruqnimada waa ficil shaydaan rabaw naga badbaadi fitnada waa xanuuno xun ya rsv qalbi saafiyan ku weydiisanay
@ayaanayma8819 ай бұрын
Allh ka magan galnay dulmiga iyo xaasidnimada
@hibaali43119 ай бұрын
Abaayo waan kusalmaya Ramada kariim ❤
@CawoiyoAyaan9 ай бұрын
Subxaanallah gabadhu xaasidsaneyda dulmigu wa qatar
@foossamatar78559 ай бұрын
Aamiin yaa Allah jazaakallah kheyr ukhtii
@xinoabdisalaan9 ай бұрын
Qiso xanuun badan 😢😢
@hanefa2839 ай бұрын
Qisadaan anigey igu dhacday naagahii dumaashiyaal keyga qoorta la iisuray ALLAH IGA DABA REEBE 'E
@haa87939 ай бұрын
Kafogow abaayo
@faraxmaxamud-gl1ok9 ай бұрын
Alle xaqa ha tuso waxii xunba wll
@Fowsiya-p4m7 ай бұрын
Soomaali hadey waxa ku qadaneyso waxa ushergtey Alaahu Agbar
@NuraQallib9 ай бұрын
Acuudu billaah dadka sidaa uxaasidiinta ah
@Maria-wb7lj9 ай бұрын
Oo walidku sidee unacayaan gabar ufiican on waxba kabi’n tan ruufiyanta ee iskudireysa meey edeb yeelo dhahaan Bisinka maxa kakhaldan reerka dhan
walal rag saas ku dhaqmo aya jira xasad nimadu rag iyo dumar male hadhow nersistic ayeey ahayd
@umuamiira1139 ай бұрын
Faaduma munay waxaa joga qurba nacaska tukamo ganacsi.kuhayssna tukaan an leyahay ayaa waxaa iga shaqeeya wiil alab waxaas so dadajiya waxkasta wan siiya bishhii malinta sas ugu godo ayaan siiya sa lacag ayuu iga xaday kadib ilahay baryay waxaan iri ilahaw haduu lacagtaas ninkasi qatay isagana wuxuu jecel yhy ka qaad sa malin aya wax dhacay gurigisi tuug wuxu haytastaba laga qatay xataa dharki kadib wuu isheegay wan amusay ilahay ayaan la hadlay shukran wad icad goysay ya allah iri hadana inyar kadib telefon uu haystay ka xumaday isaguna waa gaal.muzlim mahaa wuu wareray wlhi marka hada isma waalo.qofki wax xun igu sameyo kafila nayn ilahay uun lahadlaa bas
@haa87939 ай бұрын
Sas waayo ducada madlumka wa mustajaabo abaayo
@AlmaAbdiAli8 ай бұрын
آللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤
@aminaabdiadem99009 ай бұрын
La ilaha ila anta subxanak ina kunaa Mina daalimiin faatma abaayo Ramadan Mubarak
@sans123-d8c9 ай бұрын
Asc waxaan hayaa qiso u dhaw tan oo kale lambarkaada
@abdullahhassan29409 ай бұрын
سبحان الله اللهم أني اعوذ بك من شر ما خلق Faadumo waxaan garanayaa qisadan naftirkeeda oon meelna looga duwin gabadh ay kudhacday oo Dumaashideedii dhibka ku wadayna ay dhib iyo Rafaad ku danbaysay oo ay hada 3 nin marayso walaaleheedii ka yaryaraana la soo furay why Sodohda ayaa dhibka la waday oo ilaahay tusayey xanuunka ay mariyeen gabadha walaalkod
حسبنااله ونعم الوكيل اللهم إنا نعوذ بك من الغل والحسد
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs9 ай бұрын
Qof idilmiyey qiso aad uu xun igusameyey qalbigayga kaso go I wayday inan cafiyo 8sano iso duceya in aan cafiyo blz oo ilahay qalbigayga ka masaxo
@sacdiyasiyaad72419 ай бұрын
Asc walashey qayr alaah ku siiyo ilaahay swt waxan kaga baryay qalbi nadiif Teeda kale ma ogtahay camal qof kasta in la qaado Isniinta iyo khamista ilaahay ma cafiyo laba qof oo isku xun walalo ilaahy u noqo saliga nabiga swc badi istigfarta badi la hawla wala quwata badi hada bil barakaysan oo fadligeda wadato ilaahay hanaga dhigo kuwi qalbigoda iyo qulubtoda isku furo Amen
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs9 ай бұрын
@@sacdiyasiyaad7241 ok anu ma xumeen habarate mana laheen awood an wax dulmiyo waqtigas waanad mahadsantahay wll jassakalah qayr waa sameya intaba waana cafiyey lkn wali qalbigayga kadaremaya inu kaso go in
@hindahussein18210 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahrakayse7239 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@kiinmahamud40619 ай бұрын
Alaaahu akbar 😢
@FatimaAli-wq4ix9 ай бұрын
😢😢
@axmedsiciid70509 ай бұрын
F.muna wll wan ku salaamay
@AsiyaNoor-qd7jt9 ай бұрын
Subhan Allah
@Qabyaaladdiiday9 ай бұрын
Subxaanallaah 😢
@Abo_bilal5119 ай бұрын
❤ 🇸🇴✅👍🇵🇸great
@amina73279 ай бұрын
سبحان الله 😢
@sahrah93729 ай бұрын
Ninkaga ayaa kufarxi jiray ilintayda
@umiamiira85795 ай бұрын
asc qiisa ayan haya xagen kala soxarira
@FatimaMunachannel5 ай бұрын
Wcs Whatssap kan 00447946540634 soo dhawoow walaalo gacalooy ii reeb fariin insha Allah
@amiiraarush85619 ай бұрын
Subhanallah
@munanoor91349 ай бұрын
Mnsha allah
@FatimoHashi9 ай бұрын
Asc
@dekaadar96369 ай бұрын
SubhaAllah
@leilaali24499 ай бұрын
Subxaanalaah
@TerrenceGoodrich-wc2om9 ай бұрын
Somali ma ahan Midaas sida sharciyaysan wajigeeda lugu arkayo