Jordan 🇯🇴 qiso Cajiib ah gabadh reer keedi ka luntay 🤔🤔🤔

  Рет қаралды 9,909

Fatima Muna channel

Fatima Muna channel

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Жыл бұрын
Fadumow codka qeybta danbe lamamaqlo ee qisada dib usoo duub insha allh
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 Жыл бұрын
🤟 fatima muna qisas waa barnamijyo aad looga helay barnamijyadaadu thanks a lot
@mulkiosman2119
@mulkiosman2119 Жыл бұрын
Maansha allah waa qiso cajiib ah, ilaahey in la baryo oo la isku xiro marwalba ayaa laga baranaayaa.
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Ilaahey swt gabdhan yar gaca amaan ah ku galiye haden nin fiican buu u dhiseya allahu akbar
@nuurabdilaahi9408
@nuurabdilaahi9408 Жыл бұрын
بارك الله فيك ياداعية الخير
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤masha Allah tbrkllaahi keep going dear fadumo qaali jzkllaahu qeyr xbbty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Asc walaal , ❤❤❤❤👍👍👍👍🌹🌹🌹codka qayb mamaq layoo . Ku soo celi qisada , please keep going sister
@tanadoahmed4317
@tanadoahmed4317 Жыл бұрын
Gacan aamina ilaahay galiyay
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Жыл бұрын
Gabadha illaahay baa la kulmiyey aabo wanaagsan oo ilaaliyey una naxiirstey marku xaaskisa maseerteyna dulqaatey oo raadiyey si uu nolol kale oo fiican sidey ugu noolaan laheed allena waa la garab galey abaal ween buu ku leeyahay aabahas allaha xifdiye
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Mash allaah walhi waa qiso mcn ninka gabdhan yar ilaahey gacant u galiya baa nin aad u fiican ahaa
@DJOVI4070
@DJOVI4070 Жыл бұрын
À
@Mercury_fish
@Mercury_fish Жыл бұрын
Masha Allah
@MHAJI100
@MHAJI100 Жыл бұрын
Asc fatima abaayo lama maqlayo codka qeybta danbe
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Qisada muhiimadeedii codkaa kaa haleysnaa 😢😢😢
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 Жыл бұрын
Fatima muna qisada qaar lama maqal walal
@oulaelmi8907
@oulaelmi8907 Жыл бұрын
Way qofki hooyo la'aan koray waa dareemaya gabadhasi liknse Iga nasiib badan inantaasi rabbi yow hooyaday qabrigeeda rowda meen riyyadi jannah uga iyaa iyo hooyo walbo muslim ah ya rabbi rahim 😢😢😢
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲🤲
@helmi6196
@helmi6196 Жыл бұрын
Amiin amiin walalo
@munnaabdi8971
@munnaabdi8971 Жыл бұрын
Wll codkan noogu soo celi plz 😢
@hani8826
@hani8826 Жыл бұрын
Asc. Fatma muna. Alle ayaa mahad leh, farxad.🤲🏾😍🔥
@mihiimabdimohamed3284
@mihiimabdimohamed3284 Жыл бұрын
Fatimaay soo daa qisooyinkii ma waxaad ku mashquushay maryihii ciida aad caruurtii udoonty
@alishanisha2476
@alishanisha2476 Жыл бұрын
Asc habo halkeen kaala soo xidhiidhaa
@BahjaAli-ep2vu
@BahjaAli-ep2vu Жыл бұрын
Laguma maqlayo sida reer koodu kuheshay wllo kusoo celi qisadan
@fatimamohamed7076
@fatimamohamed7076 Жыл бұрын
Sheekadu qaybta dame way kala go’day walaal.
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Жыл бұрын
Jizakallah kheyr walaal
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Horta qisoonyinkan sida lo sheego waxad ku taheya professional
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 Жыл бұрын
الصبر مفتاح الفرج الله اكبر
@fatimahodey
@fatimahodey Жыл бұрын
Qaabkii ay kuheshay reerkooda lama maqlayo
@ayaancalicismaan9761
@ayaancalicismaan9761 Жыл бұрын
qisada codkaa kaa halaaby
@fartuunawaash3371
@fartuunawaash3371 Жыл бұрын
Xikmadu waa dumar meel ay joogaanba maseyrka inay ka siman yihiin bal ilma yar oo afar jir ay ku heshay oo ayadu ay korsaty bay ka hinaasaysaa xasbunallaah bal may wiilasheeda uguuriso laakiin xikmad baa ku jirta in wiilkaa guursado halkaa la dego si ay reerkeda halkaa uga hesho allaah baa na maamula wax waxaa dhacda siday ku dhacayaan aynaan ku qancin laakiin qayr noo ah
@suadhayd4337
@suadhayd4337 Жыл бұрын
Ku soo celi Qisada
@fartuunawaash3371
@fartuunawaash3371 Жыл бұрын
Sheekada inta dhexe ma maqalno quruxey
@Leylab807
@Leylab807 Жыл бұрын
Qisada qeyb cod maleh
@kaabamohamed9792
@kaabamohamed9792 Жыл бұрын
Maxaa helay codkii 😢😢
@fihimaomar5034
@fihimaomar5034 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@ayannitta
@ayannitta Жыл бұрын
😢😢😢♥️
@sucaadcabdilaahi7426
@sucaadcabdilaahi7426 Жыл бұрын
Asc ilaahay dati ayaan ku jecelahay
@HiboSalad-rr3ow
@HiboSalad-rr3ow Жыл бұрын
Asc rabadaankariim faadima muna
@Mudan-
@Mudan- Жыл бұрын
Shekadan coodkii maxaa kagadhacay
@jigjigavision1
@jigjigavision1 Жыл бұрын
Walal codkaadi wuu go ay markaad maraysay 5.39 minutes
@fathiaismail2113
@fathiaismail2113 Жыл бұрын
walal codkii baa kaa xumaadey qisada inta danbe noogu soo celi fadlan.
@ayaancalicismaan9761
@ayaancalicismaan9761 Жыл бұрын
hodkaaa xidhn
@maryanali1413
@maryanali1413 Жыл бұрын
Yaarabbi
@zaynabumu5224
@zaynabumu5224 Жыл бұрын
aamiin
@fatmayoutube1151
@fatmayoutube1151 Жыл бұрын
Codka qeybta danbe wa sii hose
@suadhayd4337
@suadhayd4337 Жыл бұрын
Asc walaal in badan lama maqlin
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
All codka
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 Жыл бұрын
هو مافي
@fardusomar2794
@fardusomar2794 Жыл бұрын
qayb dhan maal maqalin sheekada yaa ilamida.
@ayaanaxuseen1408
@ayaanaxuseen1408 Жыл бұрын
Ma makarafoonkaa
Qiso murugo leh xaaski aabihi aya nacday oo dulmi ugaysatay 💔🇸🇦😭
29:29
Qiso Cajiib ah, dulmiga Dumarka laysla qabo ! 🤔🇸🇦
19:18
Fatima Muna channel
Рет қаралды 24 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
TAFSIIRKII SALAFKA EE AAYADAHA XUKUMKA  DR.MAXAMUUD FAARAX XUSEEN(GAASHAAMI)
1:13:23
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 214 М.
Qiso cajiib ah hooyadi bu ka guuray 💔😭🇸🇦😭
18:21
Fatima Muna channel
Рет қаралды 4,4 М.
#Qiso dambi baaris ah qisada Abuu casaafiir @Hafsabilanchannel6337
42:26
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 5 М.
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН