No video

FAYSAL XAWAASE |CINQAAB| OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 357,456

Kornel Abdi

Kornel Abdi

Күн бұрын

HEESTII CINQAAB.
-----------------------------------------------------------------------------
EREYADII: ABDIRASHIID DHAGAJILIC CAAQILKA
--------------------------------------------------------------------------
LAXANKII: NUUR BK
---------------------------------------------------------------------------
MUSIC BY: BASHIIR HANUUNIYE
VOCAL RECORDING AHMED SHEENO
FARSAMADIII Kornel Abdi
DIRECTOR AND EDITING KORNEL ABDI
------------------------------------------------------------------------------
UPDATE.............................

Пікірлер: 461
@KornelAbdi
@KornelAbdi 4 жыл бұрын
Inaan wada sxbno waa i sharaf SXBYAAL🙏GULEESTA Instagram: instagram.com/kornel.abdi/ Facebook: facebook.com/kornel200 Tiktok: www.tiktok.com/@kornel.abdi?lang=en
@nasroabdulleabdisalam8862
@nasroabdulleabdisalam8862 4 жыл бұрын
Sido kale walal keep going 🙏🥰
@daakirchannel4112
@daakirchannel4112 4 жыл бұрын
karaman ku haynaa sxp karnel abdi
@asiyamohamed789
@asiyamohamed789 4 жыл бұрын
Dear bro keep going ❤❤❤❤❤
@maryanahmett7449
@maryanahmett7449 4 жыл бұрын
Gacanta allah ku barakey brother😘✌
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mashallh wll qali ah hormar wcn
@bahjoabdi7458
@bahjoabdi7458 4 жыл бұрын
Codkeygu dhawaaq yaraa 😭😭 Culeys badanaa murugadu 💔😭🙏 Hees waqtigeedii timaadey inta ila dareemeysa heesta farta taaga 👍😭😭
@nimcoabdisamad4360
@nimcoabdisamad4360 3 жыл бұрын
Culaysy badna hungadu
@shankaroonmohamed14
@shankaroonmohamed14 Жыл бұрын
Codkeyega dhawaq yaar 😭😭
@munajama5507
@munajama5507 4 жыл бұрын
Ax nicimo jokeray waxan ahay tageerayaashaada runtii fasal waa boqor somaliyeed hadaad calaf idin kala kaxeeyay wlaalnimadiisa ha dayicin inda igu raacsan farta taaga♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@sabaadbudul7503
@sabaadbudul7503 3 жыл бұрын
Wan kutageray
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
*(Qoraalka heesta)* Jacaylku cajiibsanaa Calafku eedaysanaaa Ciyaar badanaa waqtigu Cabaar sugu udarnaaa Dareenku ciqaab badnaa Kolkaan calmashada bandhigay Codkaygu dhawaaq yaraa culays badanaa hungadu hadad yar carootayoo caloosha waxuun ka taban anaa kaa caafiyee dhexdeena cidi yaaney gelin Qalbigu ciisheysanaa Cindigu ku xasusanaa Cashaqu igu beeranaa Casharo badana dunidu Cidlada ku dhex oodniya Caqligu kuu oomanaaa Calanku ku dulsaranaa Markan cisho qura kutebo Hadaad yara carootayoo caloosha waxuun ka taban anaa kaa caafiyee dhexdeena cidi yaaney gelin ^....................................^
@DrMamen
@DrMamen 4 жыл бұрын
Thank you.
@iimaankhadar9880
@iimaankhadar9880 3 жыл бұрын
αвωαnĸυ zαмeyαy мααd тнy lιpααн 👊👊👊👊
@hamdaxsen3379
@hamdaxsen3379 3 жыл бұрын
Erayada top Wllhi
@omarabdiahmed5011
@omarabdiahmed5011 3 жыл бұрын
Good
@shankaroonmohamed14
@shankaroonmohamed14 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 4 жыл бұрын
Dareenku ciqaab badanaa kolkaa cabashadu bandhigu 😭😭😭😭 Like dhac kusii commentkyga aqrisay
@fahimamohamud2486
@fahimamohamud2486 4 жыл бұрын
Heestaan Nimca jokar In Loo Qaday Inta Igu Raacsan Like Isaar Jclka Ha Waaro😂😂❤❤❤❤
@dagannafuroondn3691
@dagannafuroondn3691 4 жыл бұрын
wlhi heesta si dhab ah ayeee ugu hdle faysal allow wuxu rabo u sahal oo ka farxi waa kula daremi kara waqtiga sido ugu dheloyo samirka badi alle ha ku siiyo samirka nabi ayuuba
@Awale.british
@Awale.british 4 жыл бұрын
Faysal Xawaase & Inta Dookhu Ciilka baday Noloshu Farxad ha idinku Casuunto 💔🙈
@rabicaali8016
@rabicaali8016 3 жыл бұрын
Aamin
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 4 жыл бұрын
Qalbigu ciisheysanaa😢 Cindigu ku xasuusanaa😴 Caashaqu igu beeranaa💑 Casharo badanaa dunidu🌍 ♡♡♡♡♡♡♡♡♡ Cidlada ku dhex oodniyaa🙇‍♂️ Caqligu kuu oomanaa👫🏻 Calanku ku dulsaaranaa👑 Markaan cisho qudha ku tebo❣ Ereyo qalbi taabada🔥🥰
@dhemanluulchannel4479
@dhemanluulchannel4479 4 жыл бұрын
Inta uuu jcl haya ila daremeysa heestani like dhac kusiiya👈👈
@GenyoXarago
@GenyoXarago 4 жыл бұрын
Mcn Subscribe ii saar please thanks
@abdisalanhassan1700
@abdisalanhassan1700 4 жыл бұрын
Wll ilaahay hakuu soi dhaweeyo
@shiineyare2229
@shiineyare2229 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@ansharabdallah9663
@ansharabdallah9663 4 жыл бұрын
Ma.aminsani wlley
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 4 жыл бұрын
Jacel ufffff. Gals qayana badanaaaaaa
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 4 жыл бұрын
Qisada heestan aniga xitaa wey i heysata runti 😢😢😢😢
@dhiirigeliyesrs4317
@dhiirigeliyesrs4317 4 жыл бұрын
Nimco duco qaado Faysal waa garqaatay adna gobonimada qaado reerka dhiibada utaaga idinkoo wada jira 👏✌️
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
Jacayku cajiib sanaa calafku eedaysanaa ciyaar badanaa waqtigu 👌🔥❤️
@abdikariim3891
@abdikariim3891 4 жыл бұрын
Hrstan saan maqlay waa qiso dhab ah jokar vs faysal yaa ila rayi ah like dhac kasi
@caaqilka112
@caaqilka112 4 жыл бұрын
kkkkkk
@hamdayasin5436
@hamdayasin5436 3 жыл бұрын
Faysal Wlo anigu tageero buuxda ayaan ku haya Allah waaxd jeceshay ee niyadada ku jirta khayrkuna ka madhanyan Allah haku siyo inshallaah mid khayr qaba ayaan Allah kaga barayay plz inta ducadan ilaa jecelay like isra
@cabdiraxmaniskoor8479
@cabdiraxmaniskoor8479 4 жыл бұрын
Laxanka codka intaba iyo erayada hada ka heshay like saar 💓😙
@AhmedHasan-vc2zy
@AhmedHasan-vc2zy 4 жыл бұрын
Ciyaar badanaa wakhtigu legend faysal xawaase
@mahirali1428
@mahirali1428 4 жыл бұрын
Gulesta faysal xawaase iyo kornel apdi bahdiina fanka😋😋🤓🤓🤓
@sakizaki4799
@sakizaki4799 4 жыл бұрын
Abwaan dhagajilac heestan qalbigu ka qoray what a song mhdsnid abwaan
@iqrailwaad6158
@iqrailwaad6158 4 жыл бұрын
Qalbiyo badan ayuu u hadlaya faysal hawaase
@maxbuubashariifofficial4952
@maxbuubashariifofficial4952 4 жыл бұрын
hestan iyo hestii nimac hilac karestey bukanadii iney isku musig yihin yaia arkey 👍
@mahamedhirsi5816
@mahamedhirsi5816 4 жыл бұрын
Hal qof qof ayaa garaacay waana Bashir hanuniye
@samsamahmed3649
@samsamahmed3649 4 жыл бұрын
Faysal Xawase Ax Esh Calaa hees wllo Illahy Mid Aadku dagtiiid hakusiiyo wiil aan taagro😪😪😪😪
@halimasacdia6038
@halimasacdia6038 4 жыл бұрын
Feysal xawase waa wiil qalbi fiican runtii live ayaan u aqanaa boqor sweden
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Ciyaar badanaa wakhtigu Cabaar sugu ii darnaa Dareenku ciqaab badna 01:09 Fri 24 July 2020 Waanka bixi insha Allah Cabaar sugu ii darnaa dan aanku jiro Amiinta ii raaciya ❤❤
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Aamiin wllo
@yahyebarsheed6690
@yahyebarsheed6690 4 жыл бұрын
Faysal Xawaase waa fanan la aad u qiimo badan run ahanti heesta marki an dawaday aniga dhan darenkayga hal mar ayuu is badelay waxaa intaas isii dheer xaqiiqdi cup Café eh an cabayey xita wan isku dadiyey naxtin acuudkow
@caaqilsare
@caaqilsare 4 жыл бұрын
●hadaad yar cadhootay oo ●caloosha wax aad ka tebi ●anaa kaa caafinaayee ●dhexdeena cid yaanay gelin AAD BAAN IDIIN SALAAMAYAA #kornayl cabdi iyo #Xawaase Shaqo wacan baa qabateen 👏👏👏👏👏👏
@qalinuura6013
@qalinuura6013 4 жыл бұрын
Wlhi waxad moda inan qadeyo aniga. Heesta ilhyow qalbiga iga meydh qofks😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdirizakateeraateera6465
@abdirizakateeraateera6465 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Naftaada adiga masuul ka ah No anade person
@ugaazaabdi1651
@ugaazaabdi1651 4 жыл бұрын
War la sugayy xawse nin wayn 💯🙏
@Diirie
@Diirie 4 жыл бұрын
Jaceylku cajibsana calafku eedeysanaa ciyaar badanaa waqtigu Cabaar sugi ii darnaa dareenku ciqaab badanaa markan calmashada bandhigay codkeyga dhawaaq yaraa Aa Culeys badanaa hungado hadaad hadaad yara carootoyooy Calosha wax uun ka taban Anaa kaa caafiye dhexdena cid yaani galin amazing wye Wlhi Hees dareen leh oo aad u macaan waye keep Fanane waji shucaacow 🙌🙏
@inayahyeali3433
@inayahyeali3433 4 жыл бұрын
Heesta iney si ugu egthy laxankeda heesta nimcaan hilac Musiga inta ila aragty like dhac 😰😂🙈
@hannamuhammad6745
@hannamuhammad6745 4 жыл бұрын
Been ma ahan just wee daganthy music ga waa isku mid ka restay bukanadii
@madhaafaanmedia112
@madhaafaanmedia112 4 жыл бұрын
Hal nin ayaa music-ga tumay labada heesoodba
@abdiazizadan
@abdiazizadan 4 жыл бұрын
Bashir hanuniye ayaa labda heesoodba tumay
@nafisafaarax9202
@nafisafaarax9202 4 жыл бұрын
Jacaylku cajiib sanaa calafku eedey sanaa ciyaar badanaa wakhtigu cabaar sugu iidarnaa ❤😥
@kaahabarimedia6144
@kaahabarimedia6144 4 жыл бұрын
Faysal xawaase Marka dhagaysatay heestiisa calaacalkaa yaa niyadada kusoo dhacay Nim..... Hadaad fahamtay 👍👍👍👍👍👍👍👍
@amiir.1243
@amiir.1243 3 жыл бұрын
Bashiir Hanuuniye weli muusigga miyuu tumaa? Faysal wuxuu yiri: codkaygu dhawaaq yaraa! wajiga Faysal welwel iyo cimri degdeg ayaa ka muuqda.
@abdikadar9326
@abdikadar9326 4 жыл бұрын
Jacaylku Wa Cudurka Aduunka ugu xun heestan Dareenkeeday wadataa 😢 😢
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
Faysal xawase niin tagaayvoovdsyaxaa joooga
@salmannuur1608
@salmannuur1608 4 жыл бұрын
inaba caadi maahan heeskaan waxaa dareemi kara qof wax jecel kaliya Naciimo jookar please Give him a second chance💔💔💔💔💔💔💔💔
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 жыл бұрын
Yep bro he is seriuos wlhi
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
Culays badana hungadu allaw qalbiyada no qabooji iniyo intii ila mida aadmiga ee caloosha wax ka tabaysa 😢❤
@rahmamohamed5218
@rahmamohamed5218 4 жыл бұрын
Hees dareen leh caadi maaha cod iyo eroyaba 😍
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 4 жыл бұрын
Jaceylku cajiibsanaa ciyaar badana waqtigu calafku eedeysanaa cabaar suguhu ii darnaa codkeygu dhawaaq yaraa culeys badanaa hungadu
@hamdi592
@hamdi592 4 жыл бұрын
Ishaa calaa hees jaceyl aduunka wa itixaan 🤐
@farahsaed8329
@farahsaed8329 4 жыл бұрын
Ciyaar badana waqtigu cabaar sugu iidarna😢😢😢😢eryo mugleh
@oo-zt7uz
@oo-zt7uz 4 жыл бұрын
Who’s watching 08/7/2020 jaceylku cajibsanaa calafku eedeysanaa cayaar badanaa waqtigu ax ax ax 🥵😭😭😭
@igmanabdirahman4469
@igmanabdirahman4469 4 жыл бұрын
✌✌✌👑👑
@nasroabdulleabdisalam8862
@nasroabdulleabdisalam8862 4 жыл бұрын
Heestan nimco jokar in loo qadaty qofkii aaminsan like isara ✌️😘
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Dhib badnidaa🤣🤣🤣
@abdihassan3335
@abdihassan3335 4 жыл бұрын
Joker iyo xawaase waa kala tageen, Maxaa isku dabo wadaan. Mida kale fanaanka heesta waa loo dhiibaa
@ifraahahmed8335
@ifraahahmed8335 4 жыл бұрын
Alla jahis sana umadan labadi qof ee kala tagen hadu qof wx sameyo qofka kle inu ula danleyahay le maku fikireysan agah🙄
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 4 жыл бұрын
May wllo iyagoo wada jooga oon kala tagin buu heesta come soon teeda dhigay
@zahroilays8129
@zahroilays8129 4 жыл бұрын
Run badn
@umaymabintuibraahim3936
@umaymabintuibraahim3936 4 жыл бұрын
quruxlaw qalbi fcn
@goobeyare4275
@goobeyare4275 4 жыл бұрын
Boowe halki ay dadkagi ku noolayeen shaxadi baan heestan ku dawanaynaa boowe guulayso
@umaymabintuibraahim3936
@umaymabintuibraahim3936 4 жыл бұрын
ilahay haka farxiyo fayzal
@mahadiadawe
@mahadiadawe 4 жыл бұрын
Allaaya Cizaak Duubista Kornel Abdi Waan ka helay
@ugaasayuub5766
@ugaasayuub5766 3 жыл бұрын
Waaw hees wakhtiga ka hdlysa qofba si wey utabn xsuus 19 9/2020 hben jimca wuu socda wakhtigu ilaahow khyrkiisa nsii
@engkaderabeib1135
@engkaderabeib1135 4 жыл бұрын
wooow wallee waa hees best ah thnks fayisal xawaase
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 4 жыл бұрын
Darreenku ciqaab badnaa😰 Kolkaan calmashada bandhigay😱 Codkaygu dhawaaq yaraa🤔 Culays badanaa hungadu😭 Hees darreen taabad ah Aniga jacayl ima hayee erayadaan cabiray👏
@jannokhadargaani7186
@jannokhadargaani7186 4 жыл бұрын
Qalbigu ciishaysana Cindigu ku xasuusana Caashaqu igu beerana Casharo badana dunidu🤴😭
@sabirinmoha4456
@sabirinmoha4456 4 жыл бұрын
Codkeygu dhawaaq yaraa culeys badnaa hurdadu😥😥😥😥😥 axsan sowt and fanan
@xamdiaadan3979
@xamdiaadan3979 4 жыл бұрын
Anigay igu socotaaa heestan ciyaar badanaa waqtigu cabaaar sugu iidarnaaaa
@asiyadegan8704
@asiyadegan8704 3 жыл бұрын
Casharo badanaaa dunidu💔😓 Culeys badanaaa Hungadu..
@abdirahmanbashiirnour3945
@abdirahmanbashiirnour3945 4 жыл бұрын
M.a faysal Sxp hore u soco
@tarigomar8347
@tarigomar8347 4 жыл бұрын
Masha Allah waa wax jiro in uuqan ciyo isagu waayo Aseey katiid xumanta
@canabfarah4505
@canabfarah4505 4 жыл бұрын
Ishcalaa fanaan iga dheh viva xawaas
@aaminamaxamuudmaxamed5379
@aaminamaxamuudmaxamed5379 3 жыл бұрын
Hees dareen leh🥰❤💗❤❤
@ayuuzhachanal976
@ayuuzhachanal976 4 жыл бұрын
Hada aan qorayo qoraalka waxan ahay ruux la ildaran cishqiga waxa bishan gudahed guursanayah wiil aan 8sano wada soconay ilaa yaraanteni aan zxpo ahayn ka dib markan weynanay jacayl isku badalay xalay ayuu iso wacay wuxuna igu dhahay gbdh aya leysiyay saxiib maxan sameya anah anigo qalbiga ka ooyayan fasaxay iso duceya inu alle samirka iyo dulqadka igu hago 😭🤲
@karimaqli9410
@karimaqli9410 4 жыл бұрын
😢💔 sorry ilahay badal khyr qaba ha Ku ziyo qli
@ayuuzhachanal976
@ayuuzhachanal976 4 жыл бұрын
@@karimaqli9410 🤲Aamiin xppti aamiin allaha ku shrfo
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan Anigaba wey isoo martay taadoo kale Blse waxan alle kaga baryi bedel khyr qaba Wll qli waxana ku leyhy Cashaqaa sugaysoo Wakhtiyo badan soo Cugaysay haduu calafku kaa meershay Calmashada dareenka leh cindiga ruuxu jeclaa Caawa waayey oo lumey samir inuu ku ciil baxo gobeey cadadeed tahay :"""""""""""""""""""""""""""""""""""""":
@raaxocali959
@raaxocali959 4 жыл бұрын
Saniir mar una bada helin nasiibkag abyo
@AsmaMohamed-bt6yg
@AsmaMohamed-bt6yg 4 жыл бұрын
Ha qalbi jabain laga yaabaa inaad maalinuun is heshaaan huno😌😔
@mohamedmuse2224
@mohamedmuse2224 4 жыл бұрын
Dareen jcayl 😍😍😍😍ciqaap badan
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 4 жыл бұрын
Inta reerkayaga baan salaamayaa al shiikhaaliyah
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 4 жыл бұрын
Sido kale ina adeer🤣😍
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 Жыл бұрын
waan kaa qaaday ayadoo la i salaamin al habargidirah
@sakirepere8256
@sakirepere8256 3 жыл бұрын
Hees mcn waaye 💥
@zuuzuumohamuud5556
@zuuzuumohamuud5556 4 жыл бұрын
Faysal xawaase guulayso adeero heestaan waxaan u aqoonsaday best song 2020 music ereyada laxanka muuqaalka Noloshii hore mid ka farxad badan oo kaaga wanaagsan bn ilaahay kaaga rajayn Heestani dad badan bay saamaynaysaa oo marxaladaada oo kale ku jira Wn ka helay heesta balse kama hadlayso waaqiciga aan maanta ku jiro
@baroakhlaaq1783
@baroakhlaaq1783 4 жыл бұрын
1:15 Ciyaar BADANA WAKHTIGO ERAYO MEEL FOG KA HADLAYO 🙃😮
@abdisamadxundub7450
@abdisamadxundub7450 4 жыл бұрын
hadaad yar cadhoootooo caloosha wuxu ka taban anaa kaa caafinooooo anaa cabashada dhamayn
@rehaanisse9159
@rehaanisse9159 3 жыл бұрын
Qalbigu ciisheesanaa cindigu kuxasuusana cashaqu igu beeranaa casharo badanaa dunidu cidlada ku dhex oodniyaa caqligu kuu oomanaa calanku kudulsaaranaa markaan cisho qura kutabo 😢
@samadoonmedia2725
@samadoonmedia2725 4 жыл бұрын
Woow heesta ereyada laxanka vidoega inaba caadi maaha korneel abdi gacantada ilaahey haku barakeyo broski 🙏🔥🙏
@yahyeabdifatah4698
@yahyeabdifatah4698 4 жыл бұрын
Caashaqu igu beeranaa casharo badanaa dunidu lenged faysal xawaase ❤🙏♥️
@hamdishpiepe4400
@hamdishpiepe4400 4 жыл бұрын
Hadad yara carotayoo calosha wax un ka taban ana ka cafinaye dhaxdena cid yenan galin😭 Naa nimcooy feysl wu kula hadle Wixi ku dulmiye wasee
@GenyoXarago
@GenyoXarago 4 жыл бұрын
Qali Subscribe isaar thanks
@fartundiiriye9953
@fartundiiriye9953 4 жыл бұрын
Qofka isgama cararo waxbey aragday
@inaahassan4008
@inaahassan4008 4 жыл бұрын
Shakur yare waa calacalay in weyn wan ka xumahay shaxada geya jogata inuu alle kusahaln kurajeyn
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
KornaYL abdi camermaN farah laga gubtaY📷💪 FaysaL hawase👑 ciyaar badan wakhtigu🙏 cabar sug idaraN😣
@RamloRamlo-kw4wf
@RamloRamlo-kw4wf 4 жыл бұрын
Hit weyaan hestuye erayo mcana macna weyna ala kumaqaado👌👌👍
@asiyamohamed789
@asiyamohamed789 4 жыл бұрын
Wow eshcalaa hees meel qurux badan baa lagu dubay studio kornel Abdi legend ❤❤❤❤
@asmamaxamed2207
@asmamaxamed2207 4 жыл бұрын
Eesh calaa hees waqtigu ciyaar badanaaa😢😢
@colonelzacharia8936
@colonelzacharia8936 4 жыл бұрын
Inta jecel iny Somalia is raacdo nqoto Dal barwaaqo ah like dhc igu siiya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mariasaleeban177
@mariasaleeban177 3 жыл бұрын
Ciyar badana wakhtigu cabar sugu idarna 😢😣🥺
@jaamacabdiqafaar8123
@jaamacabdiqafaar8123 4 жыл бұрын
Legend faysal iyo kornel oo muqal an caadi ahayn dubay horay usocda Ciyaar badana wakhtigu🙏🙏🙏🙏
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 4 жыл бұрын
Ninkani wlhi waa Legend Viva xawaase❤💪💪❤
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 жыл бұрын
Jaceylku cajiip sanaa Calafku edeysanaa Ciyaar badanaa waqtigu
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 4 жыл бұрын
Haddaad Yara cadhootayo Caloosha wuxuun Ka taban Anaa kaa caafine Dhexdeena cidi yaanay gelin Abwaan dhega jilic big respect boss
@barnicanaal6533
@barnicanaal6533 4 жыл бұрын
Walee waa la hayaa wiilka waa inaan qosaleyda soo qabtaa dareen ku iqaab badnaa wwww
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 4 жыл бұрын
Heestaan waaa qiso odeyga Ku dhacdey waaa odeygu nimco jookar ayuu jeclaaayey markii Uu calmdey oo Uu u tagi waaayey ayee Ka dalbatey in Uu furo maadaama uusan u tagi Karin halka ay jooogo marka odeyga waxa soo gaaray aad baaan uga xumahay wlhi 😭😭😭😭
@sumayakhaliifkadie9460
@sumayakhaliifkadie9460 4 жыл бұрын
Axsan heees bro reall camera man kornel abdi keepgoing♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdirahmanbashiirabdi5585
@abdirahmanbashiirabdi5585 4 жыл бұрын
heees shidan muqaal wanagsan, cod macaan iyo ereyo qurux badan bay isku darsatay, manshaa allah adeer alle haku xifdiyo🙏❤❤👍🔥💥🔥🔥💥💥✋✋✋
@GenyoXarago
@GenyoXarago 4 жыл бұрын
Wll Subscribe ii saar please thanks
@diamondfilms6850
@diamondfilms6850 4 жыл бұрын
Heestaan waxa daremii kara Qof intu jacayl dhaba sameyay hada wakhtiigu ciilay 😭😭😭😭
@farhiaismail4549
@farhiaismail4549 3 жыл бұрын
The one and only fanan❤️🥰🤴
@qadar4yare257
@qadar4yare257 4 жыл бұрын
Legend faysal xawasle hees minaheda wadata
@camel098
@camel098 4 жыл бұрын
Waayo aan Soo maray Buu kashakeenayaa faysal
@shaadiaabdallah2934
@shaadiaabdallah2934 4 жыл бұрын
Legend labo maaha faysal in the house
@Anzaliita
@Anzaliita 4 жыл бұрын
Lyrics ubahanahay😍 feysal xawaase wantageera hestana xufxuf igumareesa war iiturjuma asxabey🤗
@inadaahir9384
@inadaahir9384 4 жыл бұрын
*=jclku cajiib sanaa, *=calafku eedeysana, *=ciyaar badana waqtigu, *=cabaar sugi iidarnaa, *=dareen ku ciqaab badnaa, *=intaan calmashada bandhigay, *=codkeygu dhawaaq yara, 😥 *=aa, culeys badnaa hungadu, *=hadaad yara cadhootayo, *=caloosha uun wax ka taban, *=anaa kaa caafiyayee dhexdenu, *=cid yaaney galin, 😥😥😥 *=qalbi gu ciisheysanaa, *=cindigu ku xasuusanaa 😭, *= caashaqu igu beeranaa❤️, *=casharo badanaa dunidu 🌏, *=cidlada ku dhex oodniyaa, *=caqligu kuu oomanaa 😥, *=CAlanku ku dulsaaranaa, *=MArkaan cesho qudha ku tabo, *= Hadad yara cadhootayo, *=Caloosha uun wax ka taban, *=anaa kaa caafiyayee dhexdenu, *=cid yaaney galin waatas 🙏
@Anzaliita
@Anzaliita 4 жыл бұрын
Ina daahir Aad aya umahadsantahay🥰🥰🥰
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Jacaylku cajiibsanaa Calafku eedaysanaaa Ciyaar badanaa waqtigu Cabaar sugu udarnaaa Dareenku ciqaab badnaa Kolkaan calmashada bandhigay Codkaygu dhawaaq yaraa culays badanaa hungadu hadad yar carootayoo caloosha waxuun ka taban anaa kaa caafiyee dhexdeena cidi yaaney gelin Qalbigu ciisheysanaa Cindigu ku xasusanaa Cashaqu igu beeranaa Casharo badana dunidu Cidlada ku dhex oodniya Caqligu kuu oomanaaa Calanku ku dulsaranaa Markan cisho qura kutebo Hadaad yara carootayoo caloosha waxuun ka taban anaa kaa caafiyee dhexdeena cidi yaaney gelin ^....................................^
@khalidhamzikofficial9494
@khalidhamzikofficial9494 4 жыл бұрын
Hees iyi badh keep going kornel abdi
@idilali2217
@idilali2217 4 жыл бұрын
Jaceylku cajiibsanaa calafku eedeysanaa cayaar badanaa waqtigu cabaar sugu ii darnaa aheeeeeey ah heesku waa xanuun
@hamdaahmed8681
@hamdaahmed8681 4 жыл бұрын
mel fogbad kahadashey best fanan
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 4 жыл бұрын
Caashaqu igu beeran Casharo badan Dunidu 🌎 💘🔥🔥🔥🔥🥰🥰 #Faysal ❤💯💯💯💯🔥🔥🔥👌
@Hfs235
@Hfs235 4 жыл бұрын
Ina aderow macn gabdhaha kaskaqabe waa badase illow gabadhas oo geyanka mid unka xulo
@mohacaddeofficial
@mohacaddeofficial 4 жыл бұрын
Legend is back horay faysal xawaase
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
great song💙 thankx boss bro faysal💯
@faadumomohamedali8226
@faadumomohamedali8226 4 жыл бұрын
Ana uhoreya manta keep going wll ♥️♥️♥️💋🤴🌍
@abdikhalifdagane5767
@abdikhalifdagane5767 4 жыл бұрын
Wanagaa miyaaad uhoreysee Allah hakudambidafooo walal
@fardowsajaamacmohamed9192
@fardowsajaamacmohamed9192 4 жыл бұрын
Calanku kudulsarana Hdn cisho qura kutapo💔💔😢😢❤
@fatuumohamuud6286
@fatuumohamuud6286 4 жыл бұрын
Casharo badanaa dunidu🌍😳
@indhocitizen539
@indhocitizen539 4 жыл бұрын
Casharo badnaaa Dunidu 🥺hees runtii dareenkeda wadata iyo xnunkeda inta ila dreenka like😰
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 жыл бұрын
Haaah
@mahadomohamed3669
@mahadomohamed3669 4 жыл бұрын
Naciimo joker bay kusocotaa heesta inta wax fahmyso like saar
BEERLULA FAYSAL XAWAASE 2017 (OFFICIAL VIDEO) KORNELSTUDIO
4:18
Kornel Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
FAYSAL XAWAASE |HEESTII SUHEYRA | OFFICIAL VIDEO
5:59
Faysal Xawaase Official
Рет қаралды 190 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 74 МЛН
Jabhaddii Balli-gubadle oo heshiis qaadatay.
12:51
Galaydh Media
Рет қаралды 6 М.
GARASHO FAYSAL XAWAASE (Official Music Video) 2018
5:06
Kornel Abdi
Рет қаралды 3,6 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
ISKILAAJI - KUN JEER QOSOL MAALINTAADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:20
Liibaan Jama
Рет қаралды 18 МЛН
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
FAYSAL XAWAASE l UJEEDO l OFFICIAL MUSIC VIDEO 2017 HD Gobfilms
4:53
TheGobfilms
Рет қаралды 3,5 МЛН