Cabsi soo food saartay nin ka ganacsada Geedka Kujeenka ee Libaaxa dad cunka ahi raadinayo

  Рет қаралды 48,991

Faysal Fifa

Faysal Fifa

Күн бұрын

Пікірлер: 121
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 10 ай бұрын
Mnsha Allah anigu 30 jir ayaan ku qiyaasi lahaa waana 60 jir kawaran oo waliba xitaa timihiisu madow yihiin mnsha Allah ilaahay cimriga ha kuu barakeeyo aduunkana fi nimca aakhirana fil jana🤲🏽
@cabdicasiisfaarax6298
@cabdicasiisfaarax6298 10 ай бұрын
Waaruntaa aniguba maan arag qof somaliya 60 tima madaw kaliya indhayarta lagu arkaa cilmibaa kujira aniga 33 baan ahay hadana timahaygu way islegyihin 17 jirkaygii bay igubilawday ciradu waa in nan u tagaa
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 9 ай бұрын
War walalyaal numberkiisa nooga soo qora
@foozia426
@foozia426 10 ай бұрын
Maasha allaah wa nin habar jeclo ah oo reer yuusuf ah ❤
@Global.Nature1
@Global.Nature1 9 ай бұрын
Waa somali
@NimoDaad
@NimoDaad 18 күн бұрын
Ana reer yuusuf ahy
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 10 ай бұрын
Waa Dhakhtar Rabaani’ah Ninkani. Medicine Man of Somaliland ❤️🤍💚
@EngDanial4094
@EngDanial4094 10 ай бұрын
Miyaad taqaanaa inader
@kiranpath7033
@kiranpath7033 10 ай бұрын
Fadlan noo soo bandhiga geedkan iyo saliidaha sheekho sameeyey aad baan ugu baahanahey. Iyo ka sanboorka fadla bal nala wadaag muuqaal kale
@sucadoahmed3387
@sucadoahmed3387 10 ай бұрын
Masha Allah ilaahay BA cilmi baray adeer allha usiyadiyo
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 10 ай бұрын
Mashallah herbalist weeye ninku waa laysku raacay dawoyinka dabiiciga ag ninka xaruntiisa Numberkisa dadka la wadaaga inshaallah
@Amiinadam10
@Amiinadam10 10 ай бұрын
Geedka faido iyo wax yeelo wuu yeelan karaa lkn dadka wax yeeladiisa in loo sheego waa muhiim
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 10 ай бұрын
wa nin dhaqtar ah nin ku maashaa Allah soomalidu dhaqankoodi ka tageen wax dibad laga keeno i gasacad bay ku waasheen.
@Fatxisacid-i8n
@Fatxisacid-i8n 10 ай бұрын
Labarkisa soo qor wll
@anasmohomed6471
@anasmohomed6471 10 ай бұрын
Ninkaan waxbadan ayaa laga faadi soo badi muuqaaladiisa wll❤
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 10 ай бұрын
Ninkam lambarkiisa ii so qor
@hindasharaf5194
@hindasharaf5194 2 ай бұрын
Geedkan qurjeenka waa geeda dumarka faaidooyin badan uu leh
@aminayassinehussein8123
@aminayassinehussein8123 10 ай бұрын
Waan ka iibsanayaayey soo qor nambarkiisa iyo magaciisa inshalah, waana wax wanaagsan in la isticmaalo dhirta dabiiciga ah, Dawooyinka aynu qaadanaba waxa laga sameeyaa badankooda dhirta.
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 10 ай бұрын
malaha keedkaasi waa kii dawo ii noqon lahaa Allah caafimaad hana siiyo
@caralemousedaud3460
@caralemousedaud3460 10 ай бұрын
Xagee ku xanuunaysa walaal
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 10 ай бұрын
@@caralemousedaud3460 kolay waa xanuun aan isleeyahay caloosha ayaa sabab u ah
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 10 ай бұрын
Masha Allah imika ayaabaad moodaa sodon jir
@warsameali5133
@warsameali5133 10 ай бұрын
Adeer cilmigaan caruurtaada bar.
@haybecigale7291
@haybecigale7291 Ай бұрын
Iisheeg lanbarkiisa odayga dhaqtarka,ah
@hassanaba6333
@hassanaba6333 10 ай бұрын
Maansha Allah waa dhakhtar Rabaayina
@Kawserintifaac
@Kawserintifaac 10 ай бұрын
Asc will waxaan rabaa inaan laxidhiidho halkeen Kala xidhiifhaa
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 10 ай бұрын
Daahir Maryo Cadde aad baan u salaamayaa.
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 10 ай бұрын
Sxb xage laga helaa ninkaa?
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 10 ай бұрын
Marya caduhu ma kii reer yuusuf baa
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 10 ай бұрын
maashaa Allah tabaraka Allah
@foozia426
@foozia426 10 ай бұрын
Anigaa haya lanbarkiisa
@abdirahmanhussein7563
@abdirahmanhussein7563 10 ай бұрын
Hadaad heyso number kissable ii soo qor
@fandigafandiga3028
@fandigafandiga3028 10 ай бұрын
Iso dir lanbarkisa dalab Ayan u hayaa
@ShaaficiSaleban-kd6ui
@ShaaficiSaleban-kd6ui 28 күн бұрын
Fadlan lanbarkiisa adoo mahadsan
@fatimafarah2535
@fatimafarah2535 10 ай бұрын
Uma Abdullah Asc maxad uga faidesan weeyde oadad daka ugu daweyn weeyde ? Umaddu mahaystan cidi dhirta wax ka taqaaney.
@NimoDaad
@NimoDaad 18 күн бұрын
Midhihiisaa la iibiyaaye mudhuhu wax mataraan miyaa
@haybecigale7291
@haybecigale7291 Ай бұрын
Xagee laga helaa dhakhtarkan
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 10 ай бұрын
Libaax baa geeda cuna 10 farood ayaa iiga taagan😂 midakale libaaxa inuu geedo cuna iyo inkale ina waran cade hala weydiiyo😅
@Kebu13............
@Kebu13............ 2 ай бұрын
Ina waran cade libaax yadiisu waa rabaayad oo duur waxba kama yaqaanaan. Ee xayawaanada duur joogta ahi ee hilib cunka ahi mararka qaar naftu way u gaysaa dhirta welibana dawo ayey u isticmaalaan . Arrinkana wuu jira oo ethiopia ayey libaaxyadani ka yimaadan ayey somaliland soo galaan xilli gaar ah sanadkii.
@shinaali6574
@shinaali6574 10 ай бұрын
What is the name of kujenka in english.
@kiranpath7033
@kiranpath7033 10 ай бұрын
Saliidaa xagee laga heli karaa?
@dabare24osman23
@dabare24osman23 10 ай бұрын
Asc wll lambarka ninka soo qor please
@ribixyare1002
@ribixyare1002 10 ай бұрын
Asc saaxiibow xageen ninka lagala xidhiidhi karaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 10 ай бұрын
Wixii dabeeci ah way fiican tahay in la isticmaalo
@wardoonacademy
@wardoonacademy 10 ай бұрын
Waa fiqi duur ninkaani ( herbalist) wuxuu mudanyahay gacansiin.
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 9 ай бұрын
Lambarkiisa ii sheega. Fadlan
@zakariyeabdishakur9542
@zakariyeabdishakur9542 8 ай бұрын
Asxabey ninkaan halkee kala xadhiidhaa
@Garasmedia
@Garasmedia 10 ай бұрын
Geedku waa qurjeen...
@saideguehelmi9761
@saideguehelmi9761 10 ай бұрын
Asalmaelcukuma walala labarkka ubahany wlll
@HamdaMaxamed-vo8bi
@HamdaMaxamed-vo8bi 10 ай бұрын
Daahir dhagax wlhi waa nin goba abti alle Haku zharf
@AminaMohamed-sl8rg
@AminaMohamed-sl8rg 10 ай бұрын
Wll numberkiisa ma haysaa
@HamdaMaxamed-vo8bi
@HamdaMaxamed-vo8bi 10 ай бұрын
@@AminaMohamed-sl8rg walal mye meezhu dagnyhy ban aqanah
@awohariir2780
@awohariir2780 10 ай бұрын
Xagu deganyahay
@fandigafandiga3028
@fandigafandiga3028 10 ай бұрын
Gedkan kujengo magac kale maleyaha konfur magacee lo laga yaqanaa
@faiabd6621
@faiabd6621 10 ай бұрын
Waxaa rabnaa number kìisa walaal
@khadraaadan3191
@khadraaadan3191 10 ай бұрын
Adeer xagekaheli karaa
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 10 ай бұрын
Ku jeenkane soow uyaal ?natus soow u egyahay plzz saad sheegeeyso waa mid waxtarleh nalawadaag camuu
@zaki799
@zaki799 10 ай бұрын
Qurjeenka ayuu u jeedaa walaal Waa daawo cajiib suuqa Hargeisaba waa lagu iibiyaa wlo
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 10 ай бұрын
oo libaaxu ma geedo iyo coows buu cunaa? cajiib.
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 10 ай бұрын
Halkee lagala xidhoodhayaa faysalooow
@muhammadsaadiq388
@muhammadsaadiq388 10 ай бұрын
Hlkee lagala xidhiidha dhakhtarkan
@nasteexo7736
@nasteexo7736 10 ай бұрын
Hye side kuhelna
@maxamedxuseen-nz8we
@maxamedxuseen-nz8we 10 ай бұрын
warninkaaa lanbarkiisa xagee lagahelaa
@YasinAbdi-gm3wt
@YasinAbdi-gm3wt 10 ай бұрын
🎉walal numbarkisa sooqoor
@haririomar1534
@haririomar1534 10 ай бұрын
Numberkiisa soo gali waa hadaad ganacdi u samaynayso oday
@cumarbaaruud101
@cumarbaaruud101 10 ай бұрын
Xagee lagaa helaa
@FathiaMohamed-p8w
@FathiaMohamed-p8w 10 ай бұрын
Wllo ninka halkelaga hela
@faysalfifa
@faysalfifa 10 ай бұрын
0633551967
@Mariam-d5n2t
@Mariam-d5n2t 10 ай бұрын
😊
@sayidka6911
@sayidka6911 10 ай бұрын
Libaax geed cunaya waligeey Maan maqal.
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 10 ай бұрын
Aaway numberkaadu meel lagala so xidhiidha
@hayaan8591
@hayaan8591 10 ай бұрын
HALKA LAGA HELAYO MAAD SHEEGIN SI DADKU UGA FAAIIDAYSTAAN
@Global.Nature1
@Global.Nature1 10 ай бұрын
Ka ibso
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 9 ай бұрын
​@@Global.Nature1wll aniga ka ibsanaaye numberkiisa mahaysaa
@Global.Nature1
@Global.Nature1 9 ай бұрын
@@bilanaxmed3119 Xagaad jogta
@Mariam-d5n2t
@Mariam-d5n2t 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 10 ай бұрын
Xaguu jogaa
@Mariam-d5n2t
@Mariam-d5n2t 10 ай бұрын
@mohamudabdirahman622
@mohamudabdirahman622 10 ай бұрын
Number kiisa noo sheeg
@faysalfifa
@faysalfifa 10 ай бұрын
0633551967
@somalilandnew
@somalilandnew 9 ай бұрын
beeenta jooji cajuuusyahow
@nazdalaan
@nazdalaan 10 ай бұрын
Naqas buu kaa keenayaa 😹😹😹😹😹😹
@khadradalal2695
@khadradalal2695 10 ай бұрын
Ninkaa number kiisa soo qor
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 10 ай бұрын
Halkad joogto iyo number ka soo qor
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 10 ай бұрын
Noso diir telephone kaga
@minashealthisbeauty
@minashealthisbeauty 10 ай бұрын
omg? libaaxa geed ma cuno kkkkk, mise tolow kan somalia joogaa geed cuna???🤑🤣😇🤔
@hodanhodansulub5940
@hodanhodansulub5940 10 ай бұрын
Xage laga helaya
@humanitarianactivist
@humanitarianactivist 10 ай бұрын
LAAKIIN WUXUU LEEYAHAY DHIBAATO IN DADKA LOOSHEEGANA WAA MUHIIM WAXAA KAMIDA INUU RAGA DHASHA KA KAXEEYO
@sabiriinmaxamud2684
@sabiriinmaxamud2684 10 ай бұрын
walee wl timahanba urabe
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 10 ай бұрын
Saxiix
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 10 ай бұрын
M.sanid .
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 10 ай бұрын
Lambarkiisa iisheega ninkaa
@Maxameddaahir-z4b
@Maxameddaahir-z4b 10 ай бұрын
Waa astaamaha jahliga in waxan la arko iskadaa dhir lasiiyaqaano oo faraha lagu haye cuntadii beeraha ka baxaysay ayaa la haysan waaye kan waraysanayow hadaanad waxba aanad xaqiijin uhayn dee dadka waalida kadaa 😅😅😅😅
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 10 ай бұрын
Herbal ku waa wax dunida oo odhan laga isticmalo
@Maxameddaahir-z4b
@Maxameddaahir-z4b 10 ай бұрын
Ala maxaa shaqo socota cidaan ogayn ayaad siri
@saideguehelmi9761
@saideguehelmi9761 10 ай бұрын
Je besoin à votre te numéro pour savoir l, l'importance utilisation des Arbres
@mawjama831
@mawjama831 10 ай бұрын
Waa been CAALAMKA LAMA SHEEGIN HAL GEED, OO UU LIBAAXU CUNO. waayo LIBAAXU hilib kaliya buu cunaa, hadduu geed cunana waa ku dhintaa.
@CarroEdeg
@CarroEdeg 10 ай бұрын
Adigu Aaminsanow waxaad doonto, been maxaa keenay somalidii horodhan ayaa og inlibaaxu cunno
@zaki799
@zaki799 10 ай бұрын
Walaal Waa runtii Qurjeen ayaa la yidhaahdaa wlo Gacan Libaax ayuu ka baxaa waanu cunaa wlo
@omarjimale8799
@omarjimale8799 10 ай бұрын
Ninaay maskaxdiisa reer galbeed iibsadheen ayaa tahay
@mohamedyousuf3238
@mohamedyousuf3238 10 ай бұрын
Cilmiga ha laguu dhigee caqliga kaashabaa la yidhi
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 10 ай бұрын
Waa caan geedka libaaxu cuno wuuna isdacar bixiyaa jabuuti Somalian itobiya waka caan suuqyada oo dhana walagu iibiyaa qurjeenka qofkan ogayni ha ogaado gurigayaga ayuu yalaa saacadan dacar baxa ayana loo isdicmala lkn isagu aqoon dheeriya ayu uleyahay
@sssdddf8508
@sssdddf8508 10 ай бұрын
Waar ninyaw inuu ku cunay ahayd kkkkk
@nazdalaan
@nazdalaan 10 ай бұрын
Ma dareemi kartaa sidaysan isu fahansanayd xaga luqada iyo humaaga..emotional differences, you don’t need to ask him, he will just talk.. 😹😹😹😹
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 10 ай бұрын
Maanu dareemin philosopher
@warsameali5133
@warsameali5133 10 ай бұрын
Book ka qore
@2011BARO
@2011BARO 10 ай бұрын
Waxba kama jiraan , annagaa reer buureed ah.
@duceysanali9024
@duceysanali9024 10 ай бұрын
Waxan been waye miya leedahay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 10 ай бұрын
Heesbu Kujirtey Qurjeenku.
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 10 ай бұрын
Kkkkkkkk
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 10 ай бұрын
Italianika waa dadka uko caafimadka badan, labo mar ey baasto cunaan. Ee beenta jooji. Jaaj kaba waa kharaar.
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 10 ай бұрын
Geed ma cuno libaaxu cilmi darro xumaa .kkkkk
@AminaMohamed-sl8rg
@AminaMohamed-sl8rg 10 ай бұрын
Hadaa miyuu ku maydhaa
@AduunyoCalinuur
@AduunyoCalinuur 10 ай бұрын
Waar talifoonkiisa soo qora
@faysalfifa
@faysalfifa 10 ай бұрын
0633551967
@nasteexo7736
@nasteexo7736 10 ай бұрын
Lanbar laga waco
@nazdalaan
@nazdalaan 10 ай бұрын
Somaliland madaxeedu xitaa sidaas weeye, waa lawada weheliyaa… dhurwaagii oo wada qaylinaya, 😹😹😹😹
@Osman-vs7mw
@Osman-vs7mw 10 ай бұрын
Halkee lagala xidh phoneka number
@Iidle02
@Iidle02 10 ай бұрын
Comment sowka ku qoran number ku
@Mariam-d5n2t
@Mariam-d5n2t 10 ай бұрын
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Godka libaaxa iyo meerkurigga Dhibco
8:04
Hassan shaaciye channel
Рет қаралды 17 М.
Dhacdo Naxdin leh: Nin 3-bilood la noola Libaax oo ka waramaya xaaladiisa;
7:23
Baabuur qaaliya oo Hargeysa hadyad ahaan loo qeybiyay galabta
7:50
Xog Culus Oo Fashilisay Hanti Maguurta ah Oo Laga Xaday Somaliland
29:28
Dhamays Media Production
Рет қаралды 20 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН