No video

Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha

  Рет қаралды 78,908

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 219
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Ka soo qayb Noqo Ardayda Cusub ee aan qaadanayo. DM ME : TELEGRAM : t.me/XaliyeAli
@vinisjounr2661
@vinisjounr2661 Жыл бұрын
Fee meeqa wye
@sacdiyojamac8334
@sacdiyojamac8334 Жыл бұрын
Ok
@Hargeisa_Times
@Hargeisa_Times Жыл бұрын
Must follow
@gaatayofficial9518
@gaatayofficial9518 Жыл бұрын
​ Pppppppp
@gaatayofficial9518
@gaatayofficial9518 Жыл бұрын
@abdihashimmohamed8486
@abdihashimmohamed8486 Жыл бұрын
Mahadsanid Macalin sida aad ugu dadaaleysid raga soomaaliyeed in aay kabaxaan cabdikhasarinimada. Sii wad Macalin juhdigaga.
@toosnaashomedia1539
@toosnaashomedia1539 Жыл бұрын
Yep that's what I'm talking about that's the 🐐 xaliye
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Weligaa nin rag ah naag tartan hakula galin waayo Hoos u dhac ayaaad lakulmi doontaa.. ✌👊🥰
@abdirahmanahmeddalmar4334
@abdirahmanahmeddalmar4334 Жыл бұрын
Really 😊
@pan-africanism8344
@pan-africanism8344 Жыл бұрын
Good lecture , Thanks Ustaad
@HodanAxmed-hc6ci
@HodanAxmed-hc6ci Жыл бұрын
𝘞𝘸𝘸
@Rikaash-pf5mm
@Rikaash-pf5mm Жыл бұрын
Ani xaliye waa wataaa ❤️‍🔥 The goat 🐐 🙌
@tiirri
@tiirri Жыл бұрын
Taladaan hadaan heli lahaa 4 sano ka hor ciil badnaa. Shaxdaan daqiiqadaha yar ku koobtay waxa ee igu qaadatay 10 sano oo jab inn aan barto eee dhalinta iga yar videogaan save dhaha oo sida suurada alxamdu u xifdiseen u xifdiya.
@axmedhanad9917
@axmedhanad9917 Жыл бұрын
waad igu ogtahay libaax 19 galooyaa sanadkaan
@axmedhanad9917
@axmedhanad9917 Жыл бұрын
@@AhmedHassan-jz6zn sax hormarinta naftaada iyo dhisida jirkaaga ayaa kaaga baahan inaad wakhti siiso kadib adigaaba dadka ka soocnaan doono sharaf iyo ixtiraam lagu heenaa
@cumaralbaysani396
@cumaralbaysani396 Жыл бұрын
Mr xaliye good point walhi xaqiiq wayeh. Halyeyga uso baxay dhalayaranda
@oats2330
@oats2330 Жыл бұрын
Mr. xaliya. I believe you and the dad point is excellent point thank you good job keep going.
@abwaanloyaan1390
@abwaanloyaan1390 Жыл бұрын
Macalin markaan ku bartay waan fahmay shaxda khadiijooyinkoo dhan tnks ustaad
@zakariyemohamed4100
@zakariyemohamed4100 Жыл бұрын
Thanks ustad tan iyo markii aan kubartay dhanka female nature waxaan ka ahaa scarcity manset lkn maanta abundance manset ayaan kawataa adaana usabab ah waana kaaga mahadcelinaya 💯💯💯👍👍👍👍
@DAAKIR-5
@DAAKIR-5 3 ай бұрын
Mindset
@dejongcllexaashi3159
@dejongcllexaashi3159 Жыл бұрын
The best teacher
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Dr xaliye noloshayda wax badan ayaad Ka bedeshay hore u soco
@abdialpha
@abdialpha Жыл бұрын
Qaladkii ugu waynaa aan ka galay naftayda wuxuu ahaa in aan qoftii aan sooy ku idhi aan hadana ku idhi aan isku soo noqono rejection adag ayaan la kulmay Waa reg flag 🚩 in aad naag aad kala harteen isku laabataan u diyaar garow aar goosi naaguhu waxba ma ilaawan horay u soco
@TMCxS4YID
@TMCxS4YID Жыл бұрын
is adkey lph😂
@ahmednaasir7165
@ahmednaasir7165 Жыл бұрын
Absolutelly waa Arin jirta
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 3 ай бұрын
Taasi wa run maxa yelay dumarku ma iloban waxa lagu yirahdo.
@FaatmaaAlfaa
@FaatmaaAlfaa 21 сағат бұрын
Xaley Aya Hal Dalaq la,igu Furay wan Jeclahay Isaga Waan walan Garey marki la,ifuray Waan niyad jabey Shaqo Ayaan ku jiray oo Qadamad Nimo ah Marwada aan u shaqeynayey Waxan Iri Isagoo callka Igu jiro Ayey igu qaylinaysay Arin kusabsan shaqada Lkn Hada Wuu igu Soo no Noqday dhib ma,u quro Lkn Dhibta uu Ii geystay Malin Walbo maanta inay igu dhacday Cml xanuuna Darema Inan Lanolado Aniga Aya dortay wayo wan jeclhy Madax adeg ayuu igu Sheegay Anigana wan unugulahay Diidmo Aan Diidaayo caro Inan ku kala maqnano on kala Amusno Ayu igu Furay Idaah hadal marabo iga Aamus iyo Anigana Qaladka xalkisa raadinaayey Isagana iga qaldana Isagana caronaayey anigana wan Kadaba Caroodey Markii uu Diiday Inu qirto Qaladakiisa
@bukhari_m
@bukhari_m Жыл бұрын
Leader xaliye.!!👋🏼🦁
@abshirhussien2750
@abshirhussien2750 Жыл бұрын
Be strong men 👏 prof xaliye Big fully respect 💯😊
@ahmadahmadsaid7987
@ahmadahmadsaid7987 Жыл бұрын
Full respect macalin 💙💙
@MohanClrixmaan
@MohanClrixmaan 3 ай бұрын
Thanks
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
Thanks macalin xaliye.
@sadiikabdirizak8535
@sadiikabdirizak8535 Жыл бұрын
Thank u ustaad.
@haashimmaxamed3005
@haashimmaxamed3005 Жыл бұрын
Thank you macalin
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Жыл бұрын
mahadsanid macalin xaliye
@ahmedmaxamud2373
@ahmedmaxamud2373 Жыл бұрын
Mahadsanid Pro Xaliye
@Sh_mustafa_fans
@Sh_mustafa_fans Жыл бұрын
Ustaad thanks
@xaliyeyare6067
@xaliyeyare6067 Жыл бұрын
MACALIN GULEYSO ILAHAY CIMRI DHEER IYO CAFIMAD HAKUSIIYO 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Thanks xaliye
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 4 ай бұрын
Ustaadka ha laga faa'idaysto raggoow.
@yahyahaari8833
@yahyahaari8833 Жыл бұрын
Tnx macalin
@abdihakimereg
@abdihakimereg 9 ай бұрын
Don't rejection personally, but it is better to become an undeniable man!
@obayd4617
@obayd4617 Жыл бұрын
Mahadsanid awoowe. Wax badan baa noo faa'ideysay horey usoco
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Жыл бұрын
Sharfanid ustaad allah yacizzak meeshaad joogtapa
@badacs1272
@badacs1272 Жыл бұрын
Guulayso mcalin👏🏻
@Gio19910
@Gio19910 Жыл бұрын
Macalin 🙏🏿 👏🏿 🙏🏿
@kaysekayse3688
@kaysekayse3688 Жыл бұрын
Waa runtaa awoowe hore u soco
@Hargeisa_Times
@Hargeisa_Times Жыл бұрын
Xaliye always dropping great gems!!!
@salaadtuuryare3327
@salaadtuuryare3327 Жыл бұрын
On time aya ahy ustaad🔥
@salahudinahmed5052
@salahudinahmed5052 Жыл бұрын
nin an wada sugaynay gulayso ustadkena 💪💪✌
@Kingramesh11
@Kingramesh11 Жыл бұрын
Ustaad thanks 👏
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
Macalin Noosoo badi, Muuqaalada Weliba Sanadka Cusub, Bal talooyinkiisa Ayan kaa sugaynaa🖤👋
@ilyaasfaarax8392
@ilyaasfaarax8392 Жыл бұрын
Aay macalin xaliye
@zakariyeabdulahi6611
@zakariyeabdulahi6611 Жыл бұрын
Thnkz mcalin xaliye
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 Жыл бұрын
5x⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️PROFESSOR ABDISAMAD ALI YOU’RE🎤ADVICE IS VERY TRUE WE THANKFUL FOR HELPING US✅
@wllmooti3034
@wllmooti3034 Жыл бұрын
Ustaad guul mr wlba i.a. 💯🔥
@user-mk6xp1yu7l
@user-mk6xp1yu7l 9 ай бұрын
Haliye ha waasho..😊
@cabaaskeyzi5871
@cabaaskeyzi5871 Жыл бұрын
Xaliye sxb waxaan ku arkaa sida walalkey iga weyn Ookale Oo shaxda nagaha Ifahan siinaya Allah haku sarfo wll
@Maxamedamiin-ws8iq
@Maxamedamiin-ws8iq 9 ай бұрын
Keep going xalliye
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Macalin Xaliye wax aan kuugu abaal gudo maqaan runtii waxaad wax weyn ka badashey hab fikirkeygii naagaha, waayo hadii naag i dhahdo kuma rabo waxaan u maleyn jirey in naag danbe aanan heleyn.
@hamzamed9823
@hamzamed9823 7 ай бұрын
Awowe " vous êtes un hero intelligent ✌️🙂 from 🇩🇯
@apaasadam3795
@apaasadam3795 Жыл бұрын
Tha Greats of alla time in female nature ✨️🥺professional person the and only baaba xaliye in the building ✨️🙌
@cabduqadircabdulahi-rd8wm
@cabduqadircabdulahi-rd8wm Жыл бұрын
all the best qofkii sida uu macalinka wax ushegay u isticmaalo hubaal waxa u daremaya sida ugu wanagsan 😊
@QOOQANE6
@QOOQANE6 Жыл бұрын
Legend utd xaliye🧠
@khalidalikahin
@khalidalikahin Жыл бұрын
Macalin xaliye aad iyo aad ayaad u mahadsantay shaqada aad u hayso raga somaliyeed iyo sidii ay cabdikhasaayeha uga bixi lahayeen
@cabdiraxmaanxasan88
@cabdiraxmaanxasan88 4 ай бұрын
Leader of somali men legendary
@mustafe-abdi.
@mustafe-abdi. Ай бұрын
14:50 anaa sameeyey wllhi 😂
@mohamedabdirahman6553
@mohamedabdirahman6553 Жыл бұрын
Xaliyee legend 🙌 👏 ❤
@moomoki1257
@moomoki1257 Жыл бұрын
Waxbathan ayaan kaafaidi macalin thankz
@yussufmuhumed5992
@yussufmuhumed5992 Жыл бұрын
Thank you 💕 teacher
@abdilahifatah3802
@abdilahifatah3802 Жыл бұрын
Good idea
@Balbal-zg3gc
@Balbal-zg3gc Жыл бұрын
Ustaad
@fathaomar3446
@fathaomar3446 Жыл бұрын
True 💯
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
Macalin xaliye guleyso ilahay ci.ri dheer hakusiyo💪💪👏👏👏👉👉🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdiraxiindaahir9855
@abdiraxiindaahir9855 4 ай бұрын
The greatast ev i see😊
@madiinagalaydh123
@madiinagalaydh123 Жыл бұрын
Anoo aysan iqosaynin ayaan kugu racsanahay fikradahaaga 👍👍👍
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
That's good madiina
@mahadinhoofficial5262
@mahadinhoofficial5262 Жыл бұрын
Macalin
@zalaadsergio4137
@zalaadsergio4137 Жыл бұрын
MacaLin waan kusalamay 👏
@zakariaadam7135
@zakariaadam7135 Жыл бұрын
Thnks
@mahamed__cadegulledfarax1822
@mahamed__cadegulledfarax1822 Жыл бұрын
yaa xaliye aa arwaan kowataa
@tariikhtowbah4346
@tariikhtowbah4346 Жыл бұрын
The lagend xaliye
@futureboss608
@futureboss608 Жыл бұрын
best teacher on youtube
@MaxamedBaariyoow
@MaxamedBaariyoow 5 ай бұрын
Mahadsanid macalin fariintaada waana soo gaarte Lkn qofkaa qaadan oo daawada oo aan ku dhaqmin waa hoogye
@cabdinasircali2074
@cabdinasircali2074 Жыл бұрын
ustaad xaliye ku wataa pin🙏🌍
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 9 ай бұрын
Okay 👌 😊
@Haarun46
@Haarun46 Жыл бұрын
Wali labaxaniyodlasha ka maqan jamacada ustadka wlhi ogada sanadka cusub sacado unba kaharay horey inosorac waa hadi ad doneyso ama aatahy qof noloshisa udamqana rabona in u wax qabsado ileyn, ustadka Marka oo na egay dhibta nafsaniga ah Ena haysato ogow qofna energy kuguma bixinayo sida adiga kor usugu qado, aniga ahanteyda ustadka waligey kula jiridona, inta ereyo ad shegtay advantage ah kor Ayan kahaya waa wada faaido, aniga ahanteyda ustadka, jisadada alle unba gudikra, mhdsnid in bdn
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 6 ай бұрын
Mantan so radiyay macalinka marka pahdilaad padan laso kulmay ina wx ka. Faidan rajayanaya 😢
@haretdediamond8881
@haretdediamond8881 Жыл бұрын
Ustaad waan kuu taaganahy
@hassanindiris2947
@hassanindiris2947 Жыл бұрын
WAANO IO WACDI BILASH AH ADIGAN KA HAYNA PROFESSOR 🙏
@khadarmahamet9292
@khadarmahamet9292 Жыл бұрын
Thank's
@Qayser--------cade143
@Qayser--------cade143 Ай бұрын
the,goat profover xaliYe❤😮
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 Жыл бұрын
Mindset keygi ayaad Wax badan ka badashey macalin naag hadey Maya idhahdo waxan u qaadan jirey inan ahay Qof guuldareystii Lkn maalinki an Ardeydaada kusoo biirey ila 3Nagood ayaan Maya dhahay Qof yahay Kuma Rabo
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 Жыл бұрын
Definitely 👍
@salebanxasan1370
@salebanxasan1370 Жыл бұрын
War ninkani run badanaa wlhy waxaad mooddaa inuu jaamacad ugasoo baxay habdhaqanka dumarka
@abucubaydaahmed5009
@abucubaydaahmed5009 Жыл бұрын
Thanks pro xaliye
@Ohanzahj6
@Ohanzahj6 Жыл бұрын
Telegram-ka Xaliye : t.me/XaliyeAli 🔵🔴
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 2 ай бұрын
Great xaliYe🙌
@fadxiapthenseirzied
@fadxiapthenseirzied 4 ай бұрын
Tnkz xaliYe ❤😊
@Awraali
@Awraali 18 күн бұрын
❤❤❤❤
@AdanAli-vv2ft
@AdanAli-vv2ft 4 ай бұрын
Baba walidede 😢😢
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 9 ай бұрын
Masha allah ustaad runtii aad iyo aad u mahadsantahay ,kollay waxaan ahay wiil dhallinyar ah haduun school dhameeyay sidaa darteed ; waxan kaa bartay noloshii dibada , shaxda gabdhaha iyo inaan naftayda dhiso. Runtii wixii carqalad ah ee ihaystay markaan dibada usoo baxay ayaad ifahansiisay muuqaldaaduna waxay shidaal iigu noqon doonan inaan ku guulaysto nolosha.
@coursesonline3322
@coursesonline3322 Жыл бұрын
01:05 - Ogsoonow 01:36 - 1(Koow) 03:28 - dibaatadha baryadha raga 04:00 - markay kudahtho xiriir baan leeyahay 05:27 - sameey saan marki aay naag kudiida 06:35 - Dirac walba dooqa maaha 07:28 - xaqiiqatha jirta 07:55 - maxaa dacayaa marki aad horey usocan waaydid? 10:09 - Naagta kurabto faaidhoyinketha 11:27 - sharciga koobad oo shukansiga 12:03 - wax baa kaaqaldan. Iyo sabata labad lugugunacaya 13:34 - kalsooni laan 14:17 - jooji calaamadan, Naag maihid 16:33 - saan u aqbal diidmatha nin rag ahan. Qothobka 1 16:45 - Qothobka 2 17:04 - Qothobka 3 17:25 - Qothobka 4 17:47 - Qothobka 5 18:20 - Qothobka 6 19:13 - Tan ugumuhiimsan 20:28 - Naagna marabta nin nuucan ah 21:20 - Fahan Qothobkan 21:44 - Micnaha maya maanta lajooga 22:46 - Maarkad 100 meel taktid, 10 meel aya lagaa aqbali. Fahan shaxtha. 23:52 - Markasta aad qiima leethahay, waaluguraba
@farhandhako8933
@farhandhako8933 Жыл бұрын
Macalinka macalimiinta dhiirigeliye Run sheege waad mahadsan tahay
@B_R114
@B_R114 Жыл бұрын
okey wad mahadsantahay
@user-pz2ff6ee5i
@user-pz2ff6ee5i 3 ай бұрын
@AXMATO_
@AXMATO_ Жыл бұрын
Azc Macalin xaliye Nagaha Wax badan Ayaan Ka aqaana Wxaad Ka hadleysana waarun
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 Жыл бұрын
Kp gng legend
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL Жыл бұрын
*THANK YOU MAN* ✌️
@HalisPoi-if7kb
@HalisPoi-if7kb 6 ай бұрын
Goatka xaliye 🐐
@GuuleedAhmed-vk1kz
@GuuleedAhmed-vk1kz 4 ай бұрын
Macalinka qofkii ka hor yimaada maaha qof isbadal diyaar u'ah.😊 Inta aan school dhiganayey 12sano waxa aan kaa faiday kama faidin geesi baad tahay ustaad.
@AxmedCabdulaahi-ed7nz
@AxmedCabdulaahi-ed7nz 15 күн бұрын
Tangis macalin
@rabiicyare8675
@rabiicyare8675 8 ай бұрын
Top g
@geedisocod
@geedisocod 8 ай бұрын
Maclin meel fcn baad no joogta ka dhalinyaro ahan Thank you 🥰
@abdalleganay3129
@abdalleganay3129 Жыл бұрын
Guuleyso macalin walhi wax badan kaa faaidey
@AdanAli-vv2ft
@AdanAli-vv2ft 4 ай бұрын
Baba sixun aligali 😢😢
@CaliJaamac-xt1xu
@CaliJaamac-xt1xu 10 күн бұрын
❤wiil.adag.waxbadan maan karaa.iday
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 80 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal
Рет қаралды 53 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 2,2 МЛН
Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .
30:37
Omar Inshar
Рет қаралды 75 М.
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 91 М.
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 3,1 М.
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 32 М.
Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?
22:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 82 М.
Xaaskii Guusha #qiso
47:27
HIGSI NO.1
Рет қаралды 30 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 161 М.
8 Qalad dumarka ninka sameeya
15:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 202 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2 МЛН