filim cusub ISKUDEYS oo arkay wax kayaabiyay (orgayga)😂😂😁😁😁😁

  Рет қаралды 537,055

ISKUDEYS CHANNEL

ISKUDEYS CHANNEL

Жыл бұрын

ISKUDAYS Channel : Your premier Somali channel, bringing you a captivating of entertainment, and culture. Stay connected with Somalia's vibrant heritage through thought-provoking content, and engaging dramas. Experience the essence of Somali culture with ISKUDAYS - your ultimate destination for authentic Somali experiences. Tune in and explore the boundless treasures of ISKUDAYS today.
Join Today:
/ @iskudeyschannel
Facebook Url :
/ culusow99

Пікірлер: 346
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын
Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤❤️‍🔥
@rahmomohamed8164
@rahmomohamed8164 2 ай бұрын
Haye walal
@usaamemaxamuud4958
@usaamemaxamuud4958 Жыл бұрын
Wlllka abuukar culusow taageerahaaga koowaad🎉🎉😢❤
@Iskudeyschannel
@Iskudeyschannel Жыл бұрын
Thnx sxb
@Schwarzer_Mann
@Schwarzer_Mann 11 ай бұрын
Nin yahow macunaa haba layaabee 😂😂😂😂
@SaciidoMohamed-mg9gf
@SaciidoMohamed-mg9gf 11 ай бұрын
Dhal abaared sidaan muu filmka ugu baxay 😂😂😂😂😂
@user-op6jo1ue1e
@user-op6jo1ue1e 8 ай бұрын
Wlhi waan qoslay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shafici3733
@shafici3733 11 ай бұрын
Niyow macuna haba layabe really funny sxb thnka lagend aya tahay❤😂
@Asliyuusuf694
@Asliyuusuf694 Ай бұрын
Noo qalhee🤣
@CanabDagan-xp8lm
@CanabDagan-xp8lm Ай бұрын
😂😂
@user-vz1yv8gx7w
@user-vz1yv8gx7w 8 ай бұрын
Lacgta Maa lacag jini eheed kulahaa😂😂😂 yaa xoolo lasaxibijiray kulaha😂😂😂😂😂
@yaxyewiiwaaw7272
@yaxyewiiwaaw7272 10 ай бұрын
😳🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 abadhalka soco 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 4 ай бұрын
Walaal jacel channel... ...wll isoboqda
@IlhanAbdillahiNour-le9st
@IlhanAbdillahiNour-le9st 11 ай бұрын
it is video is legendary for iskudays and dhal abareeed 👍🙏
@hibowayel9339
@hibowayel9339 11 ай бұрын
Mxa tageera izkudeeys🥰
@csamadisaak24
@csamadisaak24 Жыл бұрын
Dhagtaa kugu dhufanaa wllhi 😅😅😅😅😅😅iskudeys another level 😂😂😂😂
@naninassir8858
@naninassir8858 Жыл бұрын
Niyow maan cuna kulaha 😂😂
@sacdiyomaxamuud7568
@sacdiyomaxamuud7568 Жыл бұрын
Ri le ku camiran kartaah😂😂
@Anne66898
@Anne66898 11 ай бұрын
iskudeys tariikh qabsate maskin abadhalka orgi laga dhige maskinka 😮😂😂😂😂
@MohaneT___7
@MohaneT___7 11 ай бұрын
Legend ka Kalaiya Iga qosliyo Abuukar Culusow 🎉❤
@Ilyasinho688
@Ilyasinho688 11 ай бұрын
Wa marki ugu horeysay a iskudeys gurigisa gudaha arko😂
@kamalinhowll154
@kamalinhowll154 Жыл бұрын
😂😂😂😂 see cml lacgta maa lacag jini leheed😢😂
@muqtaar1782
@muqtaar1782 11 ай бұрын
Legend abuukar culusow 😂😂😂
@user-sq9op1ut6j
@user-sq9op1ut6j 11 ай бұрын
Walaalkey aad baan kaaga mahad celinaa muuqaalada waqtiga qaaliga aad noo galisid mar waliba waa naga farxisaa ilaahee hagaa farxiyo aduunyo iyo aaqiro.
@Iskudeyschannel
@Iskudeyschannel 11 ай бұрын
Thnx sxb qaaliya ❤️❤️❤️
@user-sq9op1ut6j
@user-sq9op1ut6j 11 ай бұрын
You are welcome sxb sare 🙏
@axmadnuurcali-tu1bp
@axmadnuurcali-tu1bp 8 ай бұрын
Abadhalka sidan moow ugabaxe filimka😂😢😂😂😂😂😂😂
@zakariazakaria7842
@zakariazakaria7842 Жыл бұрын
Hda kdip rii lee ku macamir karta naag ku rbto malahn 😂😆😆
@munasarxaliye8201
@munasarxaliye8201 Жыл бұрын
Legend ustaad culusow keep going
@rojo___9890
@rojo___9890 Жыл бұрын
4:22 qosol iguma harin amaa cunaa haba la yaabe madaxwashkax caadi ma ahan 😂😂😂😂
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 10 ай бұрын
Your so right guys ❤❤😂😂😂😂
@abdulkadirahmed2935
@abdulkadirahmed2935 11 ай бұрын
Bart 1 iyo 2 iney ka dhigaan ayee eheet
@abdiwalinuux5612
@abdiwalinuux5612 Жыл бұрын
It's over 😂 aabe dhalka waa ahaadey 😅
@khaalidwewe4608
@khaalidwewe4608 10 ай бұрын
The best friend 😢
@calijimcale994
@calijimcale994 11 ай бұрын
Hhhhh wlh waa iga qosliyey kulahaa amaa cunaa haba layaabey
@AdnanAliOsman-sp8wi
@AdnanAliOsman-sp8wi 11 ай бұрын
Kuwo csub noso badi kuwan cml😂❤❤
@KingAarka-qn2ni
@KingAarka-qn2ni 11 ай бұрын
Allah is one ❤❤
@mascuudfarey7949
@mascuudfarey7949 11 ай бұрын
Correct 😊
@ismaacilmustaf5105
@ismaacilmustaf5105 11 ай бұрын
Isku deys😂
@awayscadde257
@awayscadde257 Жыл бұрын
Funny wllhi 😂😂
@ridhuamirridhu8369
@ridhuamirridhu8369 11 ай бұрын
Public toiletkii update lamariyay 😂😂😂
@CaliCabdullaahiabshir-u8v
@CaliCabdullaahiabshir-u8v 8 күн бұрын
😂
@CaliCabdullaahiabshir-u8v
@CaliCabdullaahiabshir-u8v 8 күн бұрын
😂
@AmiinaAli-nt5bv
@AmiinaAli-nt5bv Ай бұрын
Tageero buuxdo kuu haaa culusow❤🎉😊
@sharmapoi5169
@sharmapoi5169 7 ай бұрын
Part two walaga fadhina sxp culusow
@mowliidademmohammed2350
@mowliidademmohammed2350 Жыл бұрын
Diid ama yeel Qoortaa Kaa xeraa😂😂😂
@maxamed912
@maxamed912 Жыл бұрын
😂😂😂ama cunaa kulahaa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 11 ай бұрын
Aba dhalka xoolo moo noqday kulahaaa.🤣🤣🤣
@calibaba5681
@calibaba5681 11 ай бұрын
Maakaalku waa maxay😂😂😂
@therightpath544
@therightpath544 11 ай бұрын
It's over 😂😂
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 11 ай бұрын
Iskudeys gurigiisa wuu nuuraayo bee😂
@abshirhassan
@abshirhassan 10 ай бұрын
😂😂😂😂😅 0:50
@ShakraBoy-id9xq
@ShakraBoy-id9xq Жыл бұрын
Part2 mala haan miya lpx😂
@Serha911
@Serha911 Жыл бұрын
Goat 🐐 culusow 🎉🎉🎉
@user-yx1zz9kp2p
@user-yx1zz9kp2p 7 ай бұрын
😂orgi gaduud gar dheer leh😂😂
@khaalidtahliilxasan2470
@khaalidtahliilxasan2470 Жыл бұрын
Part2 noradi😭😂
@NaaifMaxamed
@NaaifMaxamed Ай бұрын
Maanto ugu horeysay Aan comment kuu soo jabaabosxb waa ku taageraa❤😢
@kinghakimi1087
@kinghakimi1087 Жыл бұрын
Yaa xoolo saaxibi jiry😂😂😂
@Qolof
@Qolof 11 ай бұрын
Abo nalka xola sheydan ow cunayy😅😅😅😅
@xiispoy6531
@xiispoy6531 Жыл бұрын
Lacagta ma lacag jini ehed kulha 😭😂😂
@CabdiSeeskaCumarCabdi
@CabdiSeeskaCumarCabdi Жыл бұрын
Wara Niyoow Noo Soodey Ilaa dhamaad lpx 😂
@DAADIR_____252
@DAADIR_____252 Жыл бұрын
Amaa cunaa kulahaa😂
@salimxasam3876
@salimxasam3876 11 ай бұрын
Hnhjjdjfkjeg
@user-qt9vt4nn8j
@user-qt9vt4nn8j 5 ай бұрын
Isku des fani waye runti😊😊
@wllmaanka599
@wllmaanka599 Жыл бұрын
Aba dhalka😂😂😂 wixii helaa layaaby😂😂😂
@nuurahmed1507
@nuurahmed1507 11 ай бұрын
Soo badi sxb
@Mohamed47734
@Mohamed47734 11 ай бұрын
Aba dhalka is not easy😂😅
@KhadarJaamac-mc5zz
@KhadarJaamac-mc5zz 10 ай бұрын
Asc wllo mcn
@walalnaxariiz7318
@walalnaxariiz7318 Жыл бұрын
Ulusow sxb filimanta kuwa cusup soo badi🙏legenow wan ku heysta iskudeys its over!
@maxamuudmaxamed1663
@maxamuudmaxamed1663 11 ай бұрын
Kulahaa dollar 💵 qaliyaa Maa amaani kartiiida sxiipow 😅😅😅
@SomaliRapers
@SomaliRapers 11 ай бұрын
Aba dhalka 😂magac waalan 😅😅😅😅😅
@maxamuudmaxamed1663
@maxamuudmaxamed1663 11 ай бұрын
Gadhkiin ukuu yaala wlhi 😆😆😆😆😊
@Samatardahir-ty4sf
@Samatardahir-ty4sf 11 ай бұрын
Sxbow culusow siduu uu helaaya iskudays sxbkiis aba nalka
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 Жыл бұрын
Waxan macunaa kulaxaa😂😂😂
@SaabirOmar
@SaabirOmar 11 ай бұрын
Kkkkkkkk😂 nin aan waxba ogayn ana aabo dhalka oo orgi ah baan wadaa 😅😅
@farhiya5072
@farhiya5072 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 Жыл бұрын
Waa inaan wadaa isagoo qaawan🤣🤣🤣🤣
@user-ix7dg9zt7o
@user-ix7dg9zt7o 8 ай бұрын
😂😂 riy lee ku camira karta
@suheybosman
@suheybosman 11 ай бұрын
Geeskana ku farisinaa nio xoola caadiya noqoteee 🤣🤣
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk wallahai si kal iyo laaba ayaan u qoslay
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs Ай бұрын
Fany aa thy keep going zxp ❤❤❤
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Жыл бұрын
Film Kani Part Tow ayuu ku macaan yahay in lagu soo sameeyo
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh Жыл бұрын
gadhkiina abadhalka ayuuba leeyahay orgiga😂😂😂😂😂
@wiilow333
@wiilow333 6 ай бұрын
The best video aan kaa fiir saday❤❤❤❤
@PoulJookar94-gh9jn
@PoulJookar94-gh9jn Жыл бұрын
Garkiina waaku yaalaa😂
@HassanFarah-vv8ge
@HassanFarah-vv8ge 11 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@FeysalNice
@FeysalNice 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 11 ай бұрын
Ri ku hysataa gabar ku rabto ma leh😂😂
@MohaHassan-ml6du
@MohaHassan-ml6du 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂saanaas
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 11 ай бұрын
Ibliis Da,adii kayareed wa yahay wllhi kkkkk
@sabuurhussein807
@sabuurhussein807 Жыл бұрын
Waa qeebtii uguliidatey ee aandawado iskudeys
@HaashimCali-em8wl
@HaashimCali-em8wl 11 ай бұрын
Hhhhh Waafuuray Wllhi
@molo2523
@molo2523 11 ай бұрын
Isku deys gurigiisa mantana gudaha u galay waligey ma arag gudihiisa kkkkk
@cabdixakiimcali50
@cabdixakiimcali50 Жыл бұрын
Taliye daqiiqadaha soo badi😮
@amiinapdi-fd1lp
@amiinapdi-fd1lp 11 ай бұрын
Zxp inoo so badi
@sheegaboy
@sheegaboy Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 aan xan baato kulahAa
@fardusa411
@fardusa411 10 ай бұрын
kkkkk😂
@abdulahihusseinhassan
@abdulahihusseinhassan 6 ай бұрын
Xaarkaaga sida dadka camal oo u soo u rooyaa😂😂😂😂
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 11 ай бұрын
❤️💪🏻👏👏🤣🤣🤣🙏
@xuseencalisaciiid1977
@xuseencalisaciiid1977 Жыл бұрын
Isku days Lagend funny😅
@zakariahussein-vb2nt
@zakariahussein-vb2nt Жыл бұрын
it's over 😂😂
@user-bl2ln5tq2u
@user-bl2ln5tq2u 6 ай бұрын
See kuyeelay
@amiir362
@amiir362 11 ай бұрын
Sxb khiyamadan maxaythy filimkan ma cusub inalilahi waina ileyhi rajucuun niyohow bila qawlka ah san waxkabadal hdikle mushtamac badan kuwayeysa wlhi
@user-pr1rl3cw2w
@user-pr1rl3cw2w Жыл бұрын
Oo cadaa dhal abaared 😂
@user-ki4hz9kl6v
@user-ki4hz9kl6v 11 ай бұрын
Hhhhhhh❤
@user-ey2tm4ze2w
@user-ey2tm4ze2w 7 ай бұрын
Isukudees zaxib fiicn waaye dhel awaareed wey kumacadahy
@user-rl9jp4kh5j
@user-rl9jp4kh5j 11 ай бұрын
Saaxiib noo soo boobsii qeeb cusub walaal
@ibromohamed1520
@ibromohamed1520 Жыл бұрын
Culusow sxp filimkan so badi
@rdrrkdddd706
@rdrrkdddd706 Жыл бұрын
Lagand Iskudays 😂😂😂
@mudathir1515
@mudathir1515 11 ай бұрын
Isku deys shiid mu ahaana asi mis badalaayo 🤣
@ckninculus59
@ckninculus59 2 ай бұрын
Wakuwata culusow
@libanfarah6682
@libanfarah6682 11 ай бұрын
waa ku daayey dhalka
FLIM CUSUB iskudeys MAGIC MIRROR 😁😁😁 Muraayadi mucjizadi ahayd
11:19
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 152 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 39 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 112 МЛН
ISKUDEYS oo xaaas lama filaan ah yeeshay 😁😁😁💪
14:25
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 569 М.
Hospitalka Walida | DR Aa La Waali
3:29
ABUUR MEDIA
Рет қаралды 3 М.
ISKUDEYS oo marki ugu horreysay shukaansi tagay😆😆👊
18:06
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 358 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 627 М.
FILIM CUSUB iskudeys oo shax cusub layimid😁😁😁😆
13:43
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 310 М.
FLIM CUSUB iskudeys gabadhii buudka kujirtay😁😁😁
17:20
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 475 М.
ISKUDEYS oo ganacsi uu leyahay furtay😁😁😁
12:31
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 291 М.
FILIM CUSUB iskudeys drawalki damaca badnaa(part1)
12:49
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 760 М.
Препод молодец😏 #shorts #кино #топ
0:40
Фэйворит жвачка А? (2024)
0:22
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,5 МЛН
That's how money comes into our family
0:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Кто понял тот понял
0:24
Katya Klon
Рет қаралды 1,2 МЛН