filimkii taxana ha dhaawac karsade part 1 dhaawac karsade oo buuri ku tufay cali hunguri😂

  Рет қаралды 381,092

hon farhan Diraac

hon farhan Diraac

Күн бұрын

Пікірлер: 263
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Inta tiktokta ku soo aragtay ee soo radisay isagoo dhamaystiran.💔😂
@nasronasab918
@nasronasab918 2 ай бұрын
Me
@Ex_PASTO
@Ex_PASTO Жыл бұрын
Naa AMBALICE 🚑 ii wac 😂😂😂😂😂
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
😂😂😂
@ayuubkaraamo6680
@ayuubkaraamo6680 Жыл бұрын
inta dhowr jeer ku ceshatay like
@jaamacsaalax9009
@jaamacsaalax9009 Жыл бұрын
BALO KU DEGTAY hunguri jeclaaa🤣🤣✌
@zeyfi_7000
@zeyfi_7000 Жыл бұрын
Wlhi beerka i xanuunay😂😂supxnalh Farxan dirac 😂😂
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 9 ай бұрын
Isla anigi miyaa hhh😊
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 Жыл бұрын
Waar farhaan diraacow wllhi waan gaajo qoslay balayy😂
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 Жыл бұрын
1st Like 👍🏻 👌
@Deeqow654
@Deeqow654 Жыл бұрын
Farxaan part(2) inshallah keep Going sxp kkkkkkk😀🤣🤣
@sundus5099
@sundus5099 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@ibramahmoud5605
@ibramahmoud5605 Жыл бұрын
Haye liibax like taa xuunka waan sarnee soo badii from Djibouti 🇩🇯❤️
@koshinbashir879
@koshinbashir879 Жыл бұрын
Walhi manoli hooga waa kabuxsaday 😂🥰😂
@Yaasiinaxmed2
@Yaasiinaxmed2 4 ай бұрын
Adigu miyaad nala afuraysaa mise waad na xaalufinaysaa 😂
@abdifatah5288
@abdifatah5288 Жыл бұрын
Legan farhan Dirac Ramadan mubarak 🌙
@yaaskacarays9937
@yaaskacarays9937 Жыл бұрын
Hhh wllhi waa raftay manooli😂😂😂
@DuraanCabdi37
@DuraanCabdi37 Жыл бұрын
FARXAN diraac waxaan xagee kaso aruurisay geela miyay kula racan kan ladilay dhaawac karsade miyaa horta😂😂😂😂😂
@baaba_ducaqabe3208
@baaba_ducaqabe3208 Жыл бұрын
Hhhh manoli😂
@sawdaabdilahi1953
@sawdaabdilahi1953 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅
@sahraawoo392
@sahraawoo392 Жыл бұрын
Aaqiro malaga soomaa
@nuurbuurale6513
@nuurbuurale6513 Жыл бұрын
Nio ninkii farxaan dirac ahaa wan u xiisnay❤❤😊
@mubaarigmaxamed
@mubaarigmaxamed Жыл бұрын
farxaanow shp alle cadawgaaga ha jabiyo horumar wacan shp❤
@mahamudmohamed5588
@mahamudmohamed5588 Жыл бұрын
Ina adeer filim dheer soo dhig dee waa maxay waxan war inti igu raacsan like sara
@dayaxaduula
@dayaxaduula Жыл бұрын
Farxaan dirac waan ku wataa walee waa qosolkiii aduunka walhi sxb
@mcmarwaan1120
@mcmarwaan1120 Жыл бұрын
First legend diraacoow❤❤❤
@changeyourlife-es3ju
@changeyourlife-es3ju Жыл бұрын
Wlhi aad baan u qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
Kkkkkkkk , ina diraacaw, umadeena matihid, Hilbaha sare waa lakala leeyahy Adigu manla afuraysaa mise waa naxaalufinaysaa 😀😀
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Ramadan kariim legend hon farhan diraac 👑😍❤🙏
@mohamedabdullahimohamed4914
@mohamedabdullahimohamed4914 Жыл бұрын
Kkkkkkkk War wuxu fra fududaaa😂
@jabuutawiofficial
@jabuutawiofficial 2 ай бұрын
Waa gaajo +ceydh =busaardi busaardi dhalay😮
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 11 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh😮😢😢😢😢
@AbdiRauufAbukar-gu8gr
@AbdiRauufAbukar-gu8gr Жыл бұрын
Maya maxanu ku amusna maxanu ku amusnaa😅😅😅😅😅
@faysalwarsame6849
@faysalwarsame6849 Жыл бұрын
Kkkkk😂😂😂😂😂😂😂kkkk waligay sidan uu qoslay uman qoslin sxp noso badai
@mahadmahamed409
@mahadmahamed409 Жыл бұрын
Ninka side ooga shubey ban kaheyl wllhi😂😂😂😂😂
@abdinasirbarkad4943
@abdinasirbarkad4943 Жыл бұрын
Sxb soo badi waad nagu daahisaye aad bn kuu salaamayaa madaxtooyo
@ridwanbirre8310
@ridwanbirre8310 Жыл бұрын
so funny wlhi afkena iyo gacantena hadu kala ilaalinayo maxuu no balan saday dheh
@cabdisalaanmaxamedaxmedsaa6931
@cabdisalaanmaxamedaxmedsaa6931 Жыл бұрын
farxanow wad dadaaleysaa guleyso sxb lkn waqtiga wax yar kudar 8 ilaa 10 minit oo kale mise gaajo baa kuheydo enerjgaa kugu yar sxb😂😂😂😂😂
@updalelampard8211
@updalelampard8211 Жыл бұрын
war farxaanow inta bisha ramadaan ka dhamaanaso Kuwan hooga ee haalukum ka noogu soo geli si taxane is daba jooga waan ku salaamay laandheere😂
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Filmka Cali hunguri ka xiiso badan basadir xaqiiqdii 😂😂😂
@Said_yasin10
@Said_yasin10 Жыл бұрын
Ina diraacow qosol iguma hadhin awoowe kkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@nimcaankiiko9155
@nimcaankiiko9155 Жыл бұрын
FRST COMNT FARXONOW LEGEN LOVE ISAAR INAGOMED HAYGU NOQOM😂🏃‍♂️
@apdyrizaqzayid7994
@apdyrizaqzayid7994 Жыл бұрын
Kulahaa ma nala afuraysaa mise waad ma xaalufinaysaa AMRADKA WAAN KU WATA
@mohaadeck3141
@mohaadeck3141 Жыл бұрын
Film 📽️ noo jogtee zxp waliba waqtigan oo kale nooso Gali hadana nahay team somalia waqtigan oo kale wan ku heysanaa
@jamaalsaahid1896
@jamaalsaahid1896 Жыл бұрын
😂😂😂 Maantuu go'ay far garaariso laguma arko. Wlhi waa qosol gariiri rabey
@AhmedMohamed-qh4je
@AhmedMohamed-qh4je Жыл бұрын
Waa rageedi waa waxa Aan sameeni lahaa. Istaaga ayuu ka riday.
@abdirihmanhajji7992
@abdirihmanhajji7992 Жыл бұрын
legend farxaan dirac waaan ku wataaa
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 Жыл бұрын
anagu reer waqooyi hadaanu nahay kan oo kle waxaanu dhahnaa ,, qorqode xaaduqa 😂😂
@cadnaanmaxamuud1435
@cadnaanmaxamuud1435 Жыл бұрын
Waxaas meeel kastaaa looga yaqaaan 😂
@farhiahashi3136
@farhiahashi3136 Жыл бұрын
Baaso diir kuwana baa ka daraan wa ber casad sidaa u jisheey ina diiracow🤣🤣🤣🤣
@ShabcaanCabdiwaaxid
@ShabcaanCabdiwaaxid 6 ай бұрын
Axp kuwaraba in soo badiy
@AbdulqaadirBb
@AbdulqaadirBb 6 ай бұрын
Mid aaan bari lajoogi jiray igu soodhacay😂😂😂
@Farxiyamukhtar
@Farxiyamukhtar 6 ай бұрын
War dhaguhuu qarxiyay imaanka Alle ka qaadkuye😂 Alla basooy dhipbadnidaa Ma basaa dhanka hunguriga laga mara wad dhiman karta lee😁 Mantu Go, ay kulahaa 🤣
@mohamettabdirazhaq5394
@mohamettabdirazhaq5394 Жыл бұрын
War heedhe zxp lasoo dhakhso waxa mose waanu kuudaynaa
@abdiosman27-tu3bq
@abdiosman27-tu3bq Жыл бұрын
Nio nosoo badi sidan ufiitsanayey waa ka daaley qeybtn nosoo badi maclin
@xaawoahmed6302
@xaawoahmed6302 11 ай бұрын
Farxaanow soo badi zxb
@muwaahibabdirashid5248
@muwaahibabdirashid5248 Жыл бұрын
Qosoolaa badaa nayaa 🎉😂😂😂😂😂😂😂
@cabdicagagaab725
@cabdicagagaab725 Жыл бұрын
🤣🤣waxan maqli jiray qoriga waa laba qarxa , Dharbaaxo laba qaraxda buu ku dhuftay , inagumeed weeye wax dhagaha laqarxiyo waa istaahila
@FEYSALLAAS
@FEYSALLAAS Жыл бұрын
Isfiilito ayuu qabaa kkkkkkkkk
@DegganMohamed
@DegganMohamed Жыл бұрын
Kkkkk Na ma Ayeydaa baa kusoo Habaadhay kkkk
@housseinfarah9024
@housseinfarah9024 Жыл бұрын
Legend farhan😂😂😂😂
@abdiaziizali7564
@abdiaziizali7564 Жыл бұрын
Filimkan waaba halis legend farxanow
@yurubyuusuf749
@yurubyuusuf749 Жыл бұрын
mantu goya raja Male kulha😂😂😂
@ilyoagabar7890
@ilyoagabar7890 Жыл бұрын
Kkkkk dhagtuu sidhi ugu xidhay
@funnyguymooha3746
@funnyguymooha3746 Жыл бұрын
waxan gunta ah yaa usoo martiyi jirey😂😂
@asmakaaba8911
@asmakaaba8911 Жыл бұрын
😂😂2😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@asmakaaba8911
@asmakaaba8911 Жыл бұрын
Vbhjbb
@abdirahmaanabdulahi7781
@abdirahmaanabdulahi7781 Жыл бұрын
Axsan dharbaayo wlhi 😂😂😂
@maxamedmaxamedd7320
@maxamedmaxamedd7320 Жыл бұрын
Wllhi waa dab iyo holac axsan filim saan uqoslay
@mustafemohamed4176
@mustafemohamed4176 Жыл бұрын
Kkkkkk waakii iigu qosolbadnaa intaan daawnayay filimadan xalqad idhaaftayna magaranaayo
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Me two walaahi 😂😂😂
@abddirashidahmed5191
@abddirashidahmed5191 Жыл бұрын
Noso badi sxb
@mohamedabdihussien4088
@mohamedabdihussien4088 Жыл бұрын
Boor ba kakacay wlhi😄😂
@AbdirahmanGatamow-gl7nj
@AbdirahmanGatamow-gl7nj Жыл бұрын
WAX SOORI QAADAY BAATAHAY,E 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@bullaalehaji2226
@bullaalehaji2226 Жыл бұрын
Maxaan cunaa afkaygii baad isbaaro u dhigataye hhhhhh. Kitaabka kuwaani waa geeli jire caadiya fara fududaa waaba ka gaarsiiyaye.
@dayaxaduula
@dayaxaduula Жыл бұрын
Canjeerada cun ku lahaa hhhhhhhh
@ibrahimabdikadir8501
@ibrahimabdikadir8501 Жыл бұрын
😂😂 am done 😂
@mohamedG21
@mohamedG21 Жыл бұрын
Ina diraacow cali hunguri waxbaa gaadhay kkkkkkkk
@barrecali3186
@barrecali3186 Жыл бұрын
hhhh waaaa farhanow
@asmakaaba8911
@asmakaaba8911 Жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ugaaskareerka8986
@ugaaskareerka8986 Жыл бұрын
Dadaw saliga nebiga ha ilaabina 🥰scw
@mustafaahmed1595
@mustafaahmed1595 Жыл бұрын
Hhhh dhoqorjaa ba ninkas helay😅😢
@hashimcabdicanfari7811
@hashimcabdicanfari7811 Жыл бұрын
maaaantuuu ba,ay
@HaggiBanow
@HaggiBanow Жыл бұрын
Hmmmmm😁😁😁😁😁 Qosol iguma harin
@clrisaaqume751
@clrisaaqume751 Жыл бұрын
Maantuu jo'ay
@libaancali7272
@libaancali7272 Жыл бұрын
❤Ina diraac ApTi wan ku wataa legend ❤
@aniisabdi9206
@aniisabdi9206 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 allh beerka wlhi 😂😂
@sundus5099
@sundus5099 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😂
@aniisabdi9206
@aniisabdi9206 Жыл бұрын
@@sundus5099 😂😂😂😂😂
@ikraamabdullah2420
@ikraamabdullah2420 Жыл бұрын
Hhhhhh ala manoli😂😂😂😂😂
@maxamedseed2612
@maxamedseed2612 Жыл бұрын
hhhhhhhh ma haaji horaad tirsanaysaa
@sayidsaadaam
@sayidsaadaam Жыл бұрын
Ganjeelku hardiyay Wan sadex jira miyaah
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Ramadan hadii uuba ixtiraamay waa wacan yahay
@JiiIJiilpoy
@JiiIJiilpoy Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk waaaaw
@koshinbashir879
@koshinbashir879 Жыл бұрын
Hoooga secamal waasheekokale 😂😂😂
@gudoomiyekobciye4516
@gudoomiyekobciye4516 Жыл бұрын
Basadir idil iyo astur aaway kuwan wax makala ogee
@aadanrooble2696
@aadanrooble2696 Жыл бұрын
soo badi wll
@cabdicagagaab725
@cabdicagagaab725 Жыл бұрын
Intuu waxba arki waayay buu quus galay 🤣
@samiirnasri5390
@samiirnasri5390 Жыл бұрын
I can't wait part 2
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 Жыл бұрын
Ina diraac waxa Laraaja rag kuma sama Soodaa muuqalada Oo soobadi
@SakiYare-ys5vn
@SakiYare-ys5vn Жыл бұрын
Kitaabka wa med garaacaye ka wareeg
@badrisheikh
@badrisheikh Жыл бұрын
Kuwii hore kanaa dhaqey hhhh
@ayuubkaraamo6680
@ayuubkaraamo6680 Жыл бұрын
part two meeday nio
@abdizalaamqaliif3967
@abdizalaamqaliif3967 Жыл бұрын
ar manooli 3 jeer baan ku crshtay😀😀
@MubaarikJamaxasan-u7q
@MubaarikJamaxasan-u7q 4 ай бұрын
Basadiir hawada kasaar😂😂😂
@mohacadde2766
@mohacadde2766 Жыл бұрын
Legend Farxaan😂😂
@axmedrashid5193
@axmedrashid5193 Жыл бұрын
WAR film naga so badi ina gumeed yahow
@muztafwiilqaran9887
@muztafwiilqaran9887 Жыл бұрын
Basadir miyaad isku dhacdayna farxaan
@maxamadjaamacfaaruuq777
@maxamadjaamacfaaruuq777 Жыл бұрын
😂😂😂 subxaan laah
@ridwanbirre8310
@ridwanbirre8310 Жыл бұрын
kuwana wlhi ka kacsan ayaga so badi qor qodaha loga hadlayo hhh
@jinacyuusuf9908
@jinacyuusuf9908 Жыл бұрын
Wlhi waanqoslay ❤😂😂😂😂😂
@abdihamiiddaahir532
@abdihamiiddaahir532 Жыл бұрын
Walahi waa bakhaylnimo halkii ugu danbaysay waar abwaan adna ma ila aragtay
@mohamedabdishakur144
@mohamedabdishakur144 Жыл бұрын
Dhaawac karsade waa balaayo wlhi
filimkii qayd sidato part 3 cali hunguri oo tooray hilfaha loogu qaaday😂
8:33
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 23 М.
Reer burco iyo heesaha sharma boy maxa kala qabsaday🤣🎤
10:07
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 116 М.
filimkii qayd sidato part 4 dhaawac karsade oo kabaha lala dulmaray🤣
8:02