Film || 21 askari oo Ladagaalamay 10,kun oo Askari kadib na jabiyeen.{Benta india} || captain majid

  Рет қаралды 810,482

Qulasada Filimada

Qulasada Filimada

2 жыл бұрын

flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliimalli@gmail.com
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
/ majidaliabdulahi
tiktok keyga wa kan
vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/

Пікірлер: 283
@racwicisman6096
@racwicisman6096 2 жыл бұрын
anaa cominti ugu so horeyay Ku saliya xabiibkeena Mohamed scw
@asmojennie3872
@asmojennie3872 2 жыл бұрын
Captain majid hore u soco m.a bilaaw Ilaa hada filimanta wax ma iga dhafi 🥀❤
@abdullahijama9664
@abdullahijama9664 2 жыл бұрын
Legend majid Adi io abdixalim cali filimadina hal imadhaafo
@fatwaguud
@fatwaguud 2 жыл бұрын
Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 2 жыл бұрын
Captain zaki tnx waa geesiyaal dadakaa Flimba ha iska ahaadee
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 2 жыл бұрын
Captan majid 💯 Horay usoco legend✊🥰
@yaasmiin___c
@yaasmiin___c 2 жыл бұрын
😂😫🥰
@zamhakim9
@zamhakim9 2 жыл бұрын
Hormar wacan caption Majid 👏❤️
@yaasmiin___c
@yaasmiin___c 2 жыл бұрын
Alla bentan oo dhan waxay abdihalimow😂😂
@matipyare9930
@matipyare9930 2 жыл бұрын
SAAXIB CAPTAIN MAJID FLIMLKAN NOO SOBADII WLL
@Khaire.10
@Khaire.10 2 жыл бұрын
Macnaha filmka fahan wll afganistan gabadha ay dilayaan waa gabadh sineysatey iyadoo laqabo filmada noocan ahna islaamka ayaa lagu bahdilaya🥰kafiirso filmka aadso gudbineso wll #cabtain_majid
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 2 жыл бұрын
Ha wlhi markaan dawanaye ciil baa ihaye hunuuda wa doofaaro somalida kiactor lajiraan uun😤
@suusuu7069
@suusuu7069 2 жыл бұрын
Lakin qofka sinaysta waalaa jeedla eelama dilo
@cabdiraxmaan7810
@cabdiraxmaan7810 2 жыл бұрын
@@suusuu7069 naagti guru soomarta e sinaysata wa in dhagax lagu dilaa 😌
@somaliarmygirl2101
@somaliarmygirl2101 2 жыл бұрын
#
@ahmeddiiriye2243
@ahmeddiiriye2243 2 жыл бұрын
Waa caruur aan waxba garanayn oo iska hadhadlaysa oon islamka iyo taariikhda aqoon
@aliqaliifxaashi8831
@aliqaliifxaashi8831 2 жыл бұрын
waaw going
@nazrazead
@nazrazead 2 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@sumayoabdullahi2850
@sumayoabdullahi2850 2 жыл бұрын
Captain Majid 🥰🥰🥰keep going apowe
@abdiqani7494
@abdiqani7494 2 жыл бұрын
Keep going bro 💪 🙏 💯 dj captain majid
@suhaybcabdillahi203
@suhaybcabdillahi203 2 жыл бұрын
Baah
@elmimohamedofficiall2748
@elmimohamedofficiall2748 2 жыл бұрын
First view wlhei caPtain majid & abdihaliim ali one love❤
@m4556
@m4556 2 жыл бұрын
Big legendary @captain majid
@racwicisman6096
@racwicisman6096 2 жыл бұрын
18 seconds Yeeeeees
@maxamedjecelow8576
@maxamedjecelow8576 2 жыл бұрын
Asc kaptan majid👋🇸🇴
@fadumocali159
@fadumocali159 2 жыл бұрын
waan kusugaayaa 16 seconds ooyaalaa
@ashiryare8165
@ashiryare8165 2 жыл бұрын
CAPTAIN MAJID WAKUWATA ABTI
@samriyepoi1065
@samriyepoi1065 2 жыл бұрын
Keep going 💪 captain maajid
@aishaahmedmohamud3947
@aishaahmedmohamud3947 2 жыл бұрын
Fadlan kabtan maajid hazoo laaabto wan uxiizne🥺🥀😍
@Astaan171Ubad
@Astaan171Ubad 2 жыл бұрын
«إنا لله وإنا إليه راجعون».😭
@kim_shafiica62
@kim_shafiica62 2 жыл бұрын
Mcneyy yaa ka dhintey nh🥺😂😂wxn filin wyeh 😂
@nastehaabshir2401
@nastehaabshir2401 2 жыл бұрын
Quruxay film ka miyaa run moday 😉😂
@ahmedadan7983
@ahmedadan7983 2 жыл бұрын
Mxaa kaa qaldan bajaqeey😄🤣
@xasannuur3984
@xasannuur3984 2 жыл бұрын
Keep going pro waan daawaday isagoo afsoomaali ah
@bahjomahad522
@bahjomahad522 2 жыл бұрын
Keep going sister
@deeqodaahirfarax9274
@deeqodaahirfarax9274 2 жыл бұрын
Am first one 🥰 my best KZbin 🥺💯❤️
@AbdiAziizAbdullaahi
@AbdiAziizAbdullaahi 2 жыл бұрын
@baasidyuusuf8641
@baasidyuusuf8641 2 жыл бұрын
Love your vidio,s bro♥️♥️
@mohamedaboutrika4631
@mohamedaboutrika4631 2 жыл бұрын
Today i'm first 🐐🐐
@xoriyoxilkas9162
@xoriyoxilkas9162 2 жыл бұрын
Codkaga waan jeclhy wlhi Allah haku barakeyo
@AbdirahimHashi
@AbdirahimHashi 3 ай бұрын
Djxcsdcيزىسيبؤنرققل
@ahmedmoha5219
@ahmedmoha5219 2 жыл бұрын
qofkii ugu horooyeypro
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 2 жыл бұрын
Cidanka Afghanistan kuleh🤐🥰
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
Walal noo soo Turjun___Muuqaalada Sirdoonka iyo basaasiinta kuwasanu ku raaxaysanaaye💯
@ismawaaye3863
@ismawaaye3863 2 жыл бұрын
Captain majid legend
@amiirallaale5024
@amiirallaale5024 2 жыл бұрын
Waxaad Turjuntay ,ood geesinimo siisay filim Caalamka islaamku diideen ,Taasina ka islaam Ahaan wax kuu fiican mahan,
@deeqyare9221
@deeqyare9221 2 жыл бұрын
Asc captain majid 🥰
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
wcs
@amaalaragsanamaal6068
@amaalaragsanamaal6068 2 жыл бұрын
@@QulasadaFilimadafilimka avatar noo soo gali wall 🙏🙏🙏
@mohayare7135
@mohayare7135 2 жыл бұрын
First
@galayrcade736
@galayrcade736 2 жыл бұрын
Hindidan eyda ah oo musliminta suuro xumeynayo hadaa mar kle noo soo turjuntid waa iga fasaxan tahy👍
@mohamedadan8528
@mohamedadan8528 Жыл бұрын
Mashallah wll illahay talent ayu kusiyey hore usoco
@thewhiteanox2497
@thewhiteanox2497 2 жыл бұрын
Captain majid mucalo badan nosodig ilove you
@Y0ung_bile._
@Y0ung_bile._ 2 жыл бұрын
Keep going bro
@maryandhagow311
@maryandhagow311 2 жыл бұрын
One😂😊😊
@zhankarpoi7220
@zhankarpoi7220 2 жыл бұрын
Filimkaan waan daawaday akshaykumar ayaa wadaY 🥰🔥❤️❤️🙏
@asmajangow5843
@asmajangow5843 2 жыл бұрын
Magacisa igu cawi
@abukaryaxyecabdullahi7015
@abukaryaxyecabdullahi7015 2 жыл бұрын
Wll magaciisa noosheeg
@cadarmaxamed782
@cadarmaxamed782 2 жыл бұрын
Yaa iga soo horeeyay
@aaminoaways6082
@aaminoaways6082 Жыл бұрын
Aniga
@mohamedabdirizaaqmohamedab8771
@mohamedabdirizaaqmohamedab8771 2 жыл бұрын
Team captain maajid is muujiya
@sudeys00
@sudeys00 2 жыл бұрын
200K ❤️
@cabdishakuur6512
@cabdishakuur6512 2 жыл бұрын
Ashaar waa akshey kumaar inta fahan tahy like
@cadaryuusuf7286
@cadaryuusuf7286 2 жыл бұрын
Inta captain majid tageerto
@a5m_edits
@a5m_edits 2 жыл бұрын
The One and only legend captain wan ku wata ✨🔥
@onkod__adan_official2574
@onkod__adan_official2574 2 жыл бұрын
W626wgvzcu9l ‐^^@^..^£/
@abdisamadali5809
@abdisamadali5809 Жыл бұрын
Aghz
@abdisamadali5809
@abdisamadali5809 Жыл бұрын
Sfgzgg
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 2 жыл бұрын
Hada video yashada dhan dawanaye Macalinka Askariga 😂
@zamiiircabdi2968
@zamiiircabdi2968 2 жыл бұрын
Hees
@jaamacxuseendiin43
@jaamacxuseendiin43 Жыл бұрын
Inte Jo taa
@madarismail8854
@madarismail8854 2 жыл бұрын
Filim kale ino so sar
@cabdiqanikhadar3
@cabdiqanikhadar3 2 жыл бұрын
Anaa u horeeya wll
@cabdishakuur6542
@cabdishakuur6542 2 жыл бұрын
Keep going
@Dhacdooyin.1
@Dhacdooyin.1 2 жыл бұрын
First view like saara
@qoslaayeboy5061
@qoslaayeboy5061 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@CABDIQANI1
@CABDIQANI1 2 жыл бұрын
walaalka aflaanta aan Kan ahayn kama helin wallaahi
@qadaradow9375
@qadaradow9375 2 жыл бұрын
The first person watching
@ahmedmoha5219
@ahmedmoha5219 2 жыл бұрын
come soon 200k in.sh
@xamdiilyes2266
@xamdiilyes2266 2 жыл бұрын
Leev soo gal
@sacatosman2137
@sacatosman2137 2 жыл бұрын
Captan majid video no so badi Hadad karto Lapa kaso dhig video yada
@volca5715
@volca5715 2 жыл бұрын
Love u captain majid
@fatuunaxamedcali1975
@fatuunaxamedcali1975 2 жыл бұрын
Shactiroole soo badi filamada
@farhanyare6195
@farhanyare6195 2 жыл бұрын
Masha allah
@Ismailainashe
@Ismailainashe 2 жыл бұрын
Maxaa masha Allah u leedahay gaaladan islaamkay caayayaan doqon
@faraxaanyarehooyomacaan6185
@faraxaanyarehooyomacaan6185 Жыл бұрын
Dawadaa usheeg
@hamzaali18
@hamzaali18 2 жыл бұрын
Keep going 💪 💪 💖
@abbazhazzan6212
@abbazhazzan6212 2 жыл бұрын
waan ku wataa pro
@hooyomacaanhooyomacaan1715
@hooyomacaanhooyomacaan1715 2 жыл бұрын
Captan majid aawey abdihaliimow
@cumarabdigadir668
@cumarabdigadir668 2 жыл бұрын
Inoo so badi bro
@xaashicali1156
@xaashicali1156 Жыл бұрын
Wll captain maajid
@dhoobodhagax1662
@dhoobodhagax1662 2 жыл бұрын
Sxb filmkan wxa lgu dacaydenya Diinta islaamka
@nadasmyfavouriteyt4024
@nadasmyfavouriteyt4024 2 жыл бұрын
Frist like
@suheybcabdulahi1924
@suheybcabdulahi1924 2 жыл бұрын
Walal caawi walaalahaaga soomaali yed
@amalali5969
@amalali5969 2 жыл бұрын
Iam the first parsons who like this video
@sumayahassan4440
@sumayahassan4440 2 жыл бұрын
Abdi halim ali wax ka le 👍👍👍👍
@razaan6930
@razaan6930 2 жыл бұрын
Guuleyso mar walba wllo
@user-qe7pn1qx1v
@user-qe7pn1qx1v 5 ай бұрын
Masomaali baatah y
@faysalaadan6769
@faysalaadan6769 2 жыл бұрын
Lagand aaway 📌
@aliabdi2436
@aliabdi2436 2 жыл бұрын
Keep going 😆😆😆
@ismawaaye3863
@ismawaaye3863 2 жыл бұрын
Go ahead pro
@guleedmustafe4084
@guleedmustafe4084 2 жыл бұрын
Cabdi xalim cali ❤❤
@adamaddeofficial1595
@adamaddeofficial1595 2 жыл бұрын
Captain asc iga qaad salaanta
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
wcs
@adamaddeofficial1595
@adamaddeofficial1595 2 жыл бұрын
ooh abdihaliimow xalaasha iyo xaaraanta waakala taqaana
@apdiaziizizmail5879
@apdiaziizizmail5879 2 жыл бұрын
Wanku salamay wll
@saarayusuf147
@saarayusuf147 2 жыл бұрын
Sooo badi pro pls🥺🥺
@AbdijabaarMAXAMED
@AbdijabaarMAXAMED 2 жыл бұрын
I love you 😍 l am cljabar.
@ayaanjimcaale2080
@ayaanjimcaale2080 Жыл бұрын
Filimkan magiciis
@omarjilible
@omarjilible Жыл бұрын
Masaa allah
@ciiloowone7202
@ciiloowone7202 2 жыл бұрын
Walal soo gudbi muuqaalo badan plz plz plzplz 🤗😞
@maankayare1954
@maankayare1954 2 жыл бұрын
filim koowa ha kaliya aan daawado abdi haliim ali horay usoco bro
@abdiqani7494
@abdiqani7494 2 жыл бұрын
Waa kuwataa
@nafisoibrahim7500
@nafisoibrahim7500 2 жыл бұрын
Aawaygalabtafilm
@ubaxmacalin9384
@ubaxmacalin9384 Жыл бұрын
Kabtan mjid wan kutagaera
@user-lb5gq2pd4o
@user-lb5gq2pd4o 9 ай бұрын
❤❤❤
@ayaanhajji848
@ayaanhajji848 2 жыл бұрын
Hormar wacan wllkay qali
@updi896
@updi896 2 жыл бұрын
Captain plz film Kasta magacaisa noso sheg Horay usoc legend ✊
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
dhamaadka kuso qoraa
@qaaciqaraami9041
@qaaciqaraami9041 2 жыл бұрын
Kasari
@caashomahdi2182
@caashomahdi2182 2 жыл бұрын
Walaahi waan iska kaa jeclahay ABoowe
@mohammedabdi359
@mohammedabdi359 Жыл бұрын
Dhibaato
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Yaasiin maxamed jaamac
@Footballlovers1118
@Footballlovers1118 2 жыл бұрын
Zoo padi lpx
@MaxamedGoat-ty2ie
@MaxamedGoat-ty2ie 5 ай бұрын
Qabiiilka ashar🎉😂😂😊
@axmedmahdi5465
@axmedmahdi5465 2 жыл бұрын
Gabtan majid www
@aminamaxamuud6624
@aminamaxamuud6624 2 жыл бұрын
Waxaa jiro filiman aan jeclaysto inaa soo samesan hada see idinku so sher kareya🥺🥺
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 18 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
FILM: QISO DHAB AH OO KA DHACDAY DAGAALKII 1AAD EE DUNIDA KEDIB MARKII...
9:24
Flim || Dagaalka Ukraine iyo Ruushka 1932-33 || #captain_majid
10:40
Qulasada Filimada
Рет қаралды 204 М.
Flim || Macalin Faqiir ah oo Badalay 30 Arday Noloshooda || Captain majid
12:36
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 17 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 27 МЛН
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 201 М.
M&M IN MY THROAT
0:35
dednahype
Рет қаралды 4,4 МЛН