FILM CUSUB BADA SOMALIA SOORAAN,DAAHA IYO CABDI YARE KKKKK

  Рет қаралды 341,656

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

4 жыл бұрын

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawaan.com★★

Пікірлер: 730
@khaalidalcammaari6596
@khaalidalcammaari6596 4 жыл бұрын
Intii nebi muxamed scw jeceley subscribe iigu qabtaa please
@maahirTUBE
@maahirTUBE 4 жыл бұрын
musiibo kasto oo kugu soo wajahan allah ka badbadiyo wll 👉subscribe ha ila dhaafin☠☜☠☢☠☠
@ciiltirefilmsandvlogs286
@ciiltirefilmsandvlogs286 4 жыл бұрын
Waan ku saare isaar
@baresalad1103
@baresalad1103 4 жыл бұрын
Aaamiiin walal
@wllshaka8143
@wllshaka8143 4 жыл бұрын
wn kusare wll ii saar
@MCX6244
@MCX6244 4 жыл бұрын
Maahir Waan kuusaaraye iisaar wllo
@MCX6244
@MCX6244 4 жыл бұрын
@@ciiltirefilmsandvlogs286 waan kuusaaraye iisaar wllo
@fahadmustafeoficial2146
@fahadmustafeoficial2146 4 жыл бұрын
Ruwayadan wax badanay ka hadlaysa hdad ila fahanty subscribe psle
@Galcad
@Galcad 4 жыл бұрын
Daaha gaas Sooran Abdi yare Legends 🔥 Wixi like ah like ah ila dhaafin Please qabiilka inaga daaya 😭🙏🏾
@farxaangaboose5670
@farxaangaboose5670 4 жыл бұрын
Fadlan subscribed isaar wll
@abdirizakbakar9038
@abdirizakbakar9038 4 жыл бұрын
Somalia guul somaliland guul insha alah shacabka waa walalo madaxda warkeda iska dhafa
@baashehussein1405
@baashehussein1405 4 жыл бұрын
Waaa Run sxb qowmiyada somaliyeed waa mid waana wllo isgarab taagan lkn dawladnimada iyo waxaynu aaminsanahay baa inakala fogaysay lkn waxaynu nahay umada wllo ah isdifaacaysa iscaawinaysa isuna dhimanaysa we are brothers
@Sadaamdayib123
@Sadaamdayib123 6 ай бұрын
​​😅@@baashehussein1405and sadaam are now 😅😊
@Sadaamdayib123
@Sadaamdayib123 6 ай бұрын
Walahi waa run zxp❤🌏
@mohammadmurad9812
@mohammadmurad9812 4 жыл бұрын
Sxb bayaal kusaliya nabigena scw scw scw
@barashadadiintaislamka2745
@barashadadiintaislamka2745 4 жыл бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام 😘
@apdirahmanmahamoud2809
@apdirahmanmahamoud2809 4 жыл бұрын
Scw
@mustafequdciye6490
@mustafequdciye6490 4 жыл бұрын
*Sallalahu Allaihi Wasallam*
@ayuopupdyweli1122
@ayuopupdyweli1122 4 жыл бұрын
Zcw
@saedabdirahiinhussein7174
@saedabdirahiinhussein7174 4 жыл бұрын
Waar niyow waxa laga hadlayo ka hadal
@apdirashiidali8453
@apdirashiidali8453 4 жыл бұрын
kuwa mrky sooran arkaan iska qosla like iisaar
@abwaanchanel4458
@abwaanchanel4458 4 жыл бұрын
Ok sooraan guul soomaalia
@apwaantawakalzaedkiiko1900
@apwaantawakalzaedkiiko1900 4 жыл бұрын
@@abwaanchanel4458 sooraan majaajilaystaha ugu qosolka badan soomalida
@mohamedabdirashid6255
@mohamedabdirashid6255 4 жыл бұрын
Wale waxan hubaa hadii somaliland dib u qabsato magacii somali hadanahay shacabka somaliyeed oo midaysan inay nootalin donan somaliland ragii dhiiga lahaa
@dauuslyrics172
@dauuslyrics172 4 жыл бұрын
Inta reer burco ah farta taaga likena dhaciigusiiya
@cawilcumar7711
@cawilcumar7711 4 жыл бұрын
Muse hadawado horta
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 4 жыл бұрын
Sooraan waa qof wanagsan oo qalbi furan 👏🔥 MashaAllah Kenya ka tageera 😘😍
@iskashimedia129
@iskashimedia129 5 ай бұрын
Hadalka maanta 2024 ayuu rumobay 😢😢😢
@abdijalilmohamudtarash6540
@abdijalilmohamudtarash6540 4 жыл бұрын
Waxan ahay wiil soomaaled oo ku nool Koonfurta waxaana Taagersanahay in walaalahena Reer Soomaaliland la aqoonsado waayo markii hore iyagoo xur ah ayey nuguso biiren hadey dulmiga diiden oo wixi shaley iyagoo xur ah nagu darsaden hadey maanta ceshtaan ma denbaa
@siciidyaasiin3612
@siciidyaasiin3612 4 жыл бұрын
Cabdi Cali Hawiye Caqli Xume
@abdirahmaanhassan5464
@abdirahmaanhassan5464 4 жыл бұрын
@@siciidyaasiin3612 badow aan taariikhada wax ka aqoon taariikhda soo baadh
@maxamedaamiinmacalincumar5233
@maxamedaamiinmacalincumar5233 4 жыл бұрын
anigoo ah wiil somaliyeed kana soojeeda waqooyiga somaliya. somaliya waa muqadas
@axmedmaxmud7984
@axmedmaxmud7984 4 жыл бұрын
@@maxamedaamiinmacalincumar5233 Hhh Abti ma reer boorama tahay
@zuldaanmaxamad3195
@zuldaanmaxamad3195 4 жыл бұрын
Aad iyo aad umahadsan tahay
@damiissong3733
@damiissong3733 4 жыл бұрын
Sooran kulahaa xaqiiq badinadaa intii ila arkatay like
@afraahfaarah6275
@afraahfaarah6275 4 жыл бұрын
Cabdi yare waa nacamle siduu kolba mid u eegayo ayaan ku qoslay 😂😂😂😂😂
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 жыл бұрын
مدرسة الحمكة لتحفيظ القرآن الكريم 00252634492965 Alxikma qur'aan online Barashada qur'aanka Axkaamta tajwiidka Ducooyinka Higaada. Kala xidhiidh lambarada baro waxaad rabto adoo gurigaaga jooga
@ahmedjeekee3573
@ahmedjeekee3573 4 жыл бұрын
Wa xagee
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
gaw waaryaahe meheradda quraanka haku iibinine agab kaloo jumlad ah keen oo kaa iibsama ileen quraan iib ma gale jaw waar niyow maxaa wadaadka ka siya?
@abokorabco9393
@abokorabco9393 4 жыл бұрын
Ar quraan uma bahnine haddan u bahanahy masajida booqan lahyene iskaga carar meesha habaar qabayahow
@albashiir1432
@albashiir1432 4 жыл бұрын
Al-najaax Money Exchange 309991
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
@@albashiir1432 hahahaha gaw adaaba ka daraye
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 жыл бұрын
soomaalida❤guul umaddayda💌 from burco👋
@ahmedteddyofficial5729
@ahmedteddyofficial5729 4 жыл бұрын
Xaqiiq ma anagu na xaqiiqaya kulaha😁😁😁sooraan legend waaye wlh kkkkkk
@abdirisaqsouleiman3826
@abdirisaqsouleiman3826 4 жыл бұрын
Wardee ma anagu na xaqiiqaya ku laha sooraan hadalkiisu wa qosol kkkkkkkkkkkk
@kabtangobaal4640
@kabtangobaal4640 4 жыл бұрын
Hadad somalilnder jeceshahy like haila dhaafin sbscribna iiraaci
@warsamecabdi5613
@warsamecabdi5613 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk dugsinaleh qabyaladi waxay dumiso mooyaane
@mohafarhan8685
@mohafarhan8685 4 жыл бұрын
sooranow rali kama nihin in somalia la kala gooyo inta yarta harty wxanu ku han weyn nahay inan isku imaano shanta somali inzha allah
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
wll horumarkaaga na anagaa jecel inaynu kala ognana jecel
@zharmaakejamac7975
@zharmaakejamac7975 4 жыл бұрын
Ciise juwaan hala keeno meha 😎☝️👈
@bilanboqoro5620
@bilanboqoro5620 4 жыл бұрын
Mazha allaah weeye dharigalintu Waa muhiib 💞❤💕💋💘👑😘💜💝💚😁
@farxaangaboose5670
@farxaangaboose5670 4 жыл бұрын
Fadlan subscribed isaara
@bilanboqoro5620
@bilanboqoro5620 4 жыл бұрын
@@farxaangaboose5670 waanku zaarey wlloh
@kheyralnisaatube46
@kheyralnisaatube46 4 жыл бұрын
Anigaa ugu horeeya tageero buuxdo ictiraaf ka SOMALILAND 👍🏽
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 4 жыл бұрын
Kheyral Nisaa Roble somalia 🇸🇴 mid baan larabaa wallayaal ani somali galbeed cadowga ayaa ina kalo goodan hdii aan kalo goo gono
@Mustaferooney
@Mustaferooney 4 жыл бұрын
Nabiga ku saliya scw
@deeqchamiqo2096
@deeqchamiqo2096 Жыл бұрын
Scw
@abdirahmansaed8736
@abdirahmansaed8736 4 жыл бұрын
Libaaxii soo rogaal celi sooraan viva🙏
@ismaanmaxamed1835
@ismaanmaxamed1835 4 жыл бұрын
Masha Allah Abwaanada guulaysta Ayaan idin leeyahay
@gardaasemedia9712
@gardaasemedia9712 4 жыл бұрын
Mnsha allaaah alle qabyaalad Ha inag qaboojiyo
@hypocrisybasedonstupidity946
@hypocrisybasedonstupidity946 4 жыл бұрын
"Waryaa hee..waxba nagumaad soo kordhin adiga" 😂😂😂😂soraan like usaara
@olaadjokarr4751
@olaadjokarr4751 4 жыл бұрын
ninkii qeyrkiloo xiirow adna soo qoyso walhi waa dhab ana waxan leyahay ninkii flimkan xaraaba u daawadoow adiya garaadkaa
@ismailfomar1910
@ismailfomar1910 4 жыл бұрын
Filma fiican oo wacyi galin ah weeyi👍
@nobeltv1.9mviews62
@nobeltv1.9mviews62 4 жыл бұрын
Ilaahay qabyaaladda haynaga qabto Allow Somaliland balaayada hareer mari
@nia8672
@nia8672 4 жыл бұрын
Wilka dhexda ku jiraa aadbu uqurux badan yahay Masha ALLAH loved
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
Ninka fananiinya hargaysa, ugu codka macaaaaan💪
@mukhtardayib5430
@mukhtardayib5430 4 жыл бұрын
11:06 Xaqiiq weeyi taasi Waar aduu xaqiiq badnidaa😂😂😂
@hassansaid5010
@hassansaid5010 4 жыл бұрын
sooraan , waa nin munaasab ku ah jilida , wuxuu yidhi "siyaasi ayaa ina kala dilayee , shacabku wuu is rabaa "
@nadiraismail6133
@nadiraismail6133 4 жыл бұрын
Walee kuwaan ogaa ayaan waxba ku qaadan
@ridwansaed1043
@ridwansaed1043 4 жыл бұрын
Hhhh xaqiiq 😂😂😂 ninkaa magacaa hadii laga reebo wqad arki 😂😂😂
@camarkonsafi9032
@camarkonsafi9032 4 жыл бұрын
HALYEYEDII S/LAND O DIP USO LAPTAY INTA ILA ARAGTAY LIKE HE DHAG IGU SII
@hamsehassan83
@hamsehassan83 4 жыл бұрын
Last king Halyeyada naga jilci
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Ilaahow qabiil laga dawee way mahadsan yihiin jilayaashu
@xamdasaleban1993
@xamdasaleban1993 4 жыл бұрын
Soraan
@abdihakimabdullahiawaale.6735
@abdihakimabdullahiawaale.6735 4 жыл бұрын
Riwaaydaha no soo badiya sooran iyo jawaaN waan waynee.
@hassandeeq2971
@hassandeeq2971 4 жыл бұрын
mash Allah wa hadal wangsan xigmada iyo xaqiida dhabta ah
@maxamuudaxmadmalaawi8201
@maxamuudaxmadmalaawi8201 4 жыл бұрын
Sooraan abwaan wixii laabtaada Ku jiray baad muujisay lkn siday thy u dheg
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan taageero buuxdaan idiin hayaa sxbayaal hore usocda fadlan
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 4 жыл бұрын
Sooran sxpki jawaan ma xidhiidhky u jaray🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa kan xer cusub samaysteee
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Kkkkkkk sooraan wuu ku horeeyaa xer cusub samaysashada iyo xidhiidh u jarida.
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 4 жыл бұрын
@@saadaatmuuse111 hhh ninku tag cidina qaban mayso🤣🤣🤣🤣
@c.shakuurmuuse7439
@c.shakuurmuuse7439 4 жыл бұрын
@@mustafecawaale1653 èßS
@mohamedcidocali3555
@mohamedcidocali3555 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk cabdi yare xaqiiq ayaa lobixayay
@saruujaabdi1158
@saruujaabdi1158 4 жыл бұрын
waar maxaa naga galey somaliya
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 Melas goor horuu dhintay
@khadarxuseen75
@khadarxuseen75 4 жыл бұрын
Goortu dhintay maxa naga galay anagu somaliland ayan ahay adna somalia lkn waxan nahay wllo aan kala marim somali mar ay midowdaba way midoobi donta insha allah ee u samir
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 4 жыл бұрын
@@khadarxuseen75 Dee isahaydinka dhigay waxad is moodaan si uu berbera u isticmaalo
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 4 жыл бұрын
Ma Sha Allah, hambalyo runtii waa filimkii aan sugeynay in mudo ah! waan Soo dhaweyneyna. ✊🏾👍🏾
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 4 жыл бұрын
abdi yare xaqiiq , sooraan war ma anaguu na xaqiiqayaa
@AbdisalanHudurPicture
@AbdisalanHudurPicture 4 жыл бұрын
Cabdi Yare ( waa run , waa xaqiiq ).
@dhagadheerechanneldhagadhe3157
@dhagadheerechanneldhagadhe3157 4 жыл бұрын
Haddii aqalka dahyada lajaro daakhilkaa xigi waa runtiiii
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Waa dhab wlhi
@baresalad1103
@baresalad1103 4 жыл бұрын
hhhhhhh Ilma aderayalow inagama maranee hanaga guina dad aan inaga ahayn oo xigmadleh oon haysanabo majiraaan fadlan
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 4 жыл бұрын
Hadaad si qurxoon noo soo dhaweysataan, laabtiinana saafi ka dhigtaan wlhi waanu imaneynaa.. inagoo walalo ah
@guledadam4298
@guledadam4298 4 жыл бұрын
Like igu qabo waayo waa first day aan dhaho 😂😂😂
@abdikarmtarar7105
@abdikarmtarar7105 4 жыл бұрын
Soran Somali nimatha ayaa kuwey
@gabowoficial7478
@gabowoficial7478 4 жыл бұрын
Guled Adam asc
@guledadam4298
@guledadam4298 4 жыл бұрын
maxamed gabow wcs wll
@bintunasra8430
@bintunasra8430 4 жыл бұрын
Masha Allah waa mel qurxbadan allow Somali tusi nimcada ay heystaan hadana ay kugu shugrineynin allow iman buuxa nasii oo nodanbi dhaaf
@ayuopupdyweli1122
@ayuopupdyweli1122 4 жыл бұрын
ilahay Qabyaalada haynaga daweeye
@furahadunida1519
@furahadunida1519 4 жыл бұрын
Amin yarabi
@hami9islam
@hami9islam 4 жыл бұрын
welcome back
@Ansaari
@Ansaari 6 ай бұрын
4 sano ka hor ayuu sheegay sooraan in zeylac la qaadanayo waana aragnaa AUN runtuu sheegay.
@faysalaadam7701
@faysalaadam7701 4 жыл бұрын
soomaali laan waan jeclahay wallaahi waxan daganahay muqdisho soomaaliya ibay is raacdo iyagaa sabab u ahaa s land
@mayaahmed230
@mayaahmed230 4 жыл бұрын
kala guranay wllo.nin walba gurigisa haka adkaado waxdanbe alle isumaken daraane idina nabad warta rabi hadinku deeqo
@awilali771
@awilali771 4 жыл бұрын
Mashalah wn salamay abwanada jilaysha filka ha soo saro Gacana ha laga gaysto yacni halga qayb qaato... qabyalad dugsi Male wxay dumisa mooyane...qabiil waa qabo oo walaka ilaka dhig..
@ahmeddeeqsi2389
@ahmeddeeqsi2389 4 жыл бұрын
Ninkani Xaqiiq Badanaa horta 😂😂😂😂😂
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 4 жыл бұрын
Waaa arin fiican sooran ruwayadiisa waaloo xiisay
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 4 жыл бұрын
Wlhi xaqiiqday abaareen Hore usocda sxbyaal From soomaaliland
@mohamedmalin120
@mohamedmalin120 4 жыл бұрын
ASC RAYIGEYGA RER SOMALILAND KALIYA UWADAAN MASE INTA SOMALIGA KUHADASHO INAAD TALADA SIISAAN HADAAD WADAAN QABIIL IYO QABYAALAD INTA SOMALIGA KUHADASHO AYAA KUUROONEED
@alihussrin4350
@alihussrin4350 4 жыл бұрын
Xoolow ma cid an somali ahayn ayaa ku hadasha somali. Goorma aya afsomaliga ingriiisida la simantay, caqli laawe.
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
soomaali oo dhan
@yaxyeck1559
@yaxyeck1559 4 жыл бұрын
KKKKK 😂😂😂😂
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 4 жыл бұрын
Waryaa hee adeer waxba nagumaad soo kordhin adeer kulahaa sooraan 😂😂😂
@xuusos
@xuusos 4 жыл бұрын
Waxey Lee Lee yihiin waa barnaamij baraarujin shacab AMA ka hortag qabiil ee reer hargeysa. Hadane kunfurtii baa ka fukan la. Doqon qabyaalada la dhalatay.
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@mohamedkhader5365
@mohamedkhader5365 4 жыл бұрын
Fahan waxaa ku duugan xikmad farabadan wlahy waxyaabo aanad ogayn bay sheegaysaaye siwacan udhuux
@sucadcraxmn6439
@sucadcraxmn6439 4 жыл бұрын
miskiiin reer xamarku balbalaar hdlkeedy fahmaan se xikmadaha reer somaliland wxba ka fahmi maayaan
@khalidabdirashidahmed59
@khalidabdirashidahmed59 4 жыл бұрын
@@sucadcraxmn6439 Wat nio meel fiican baad kaada soo hafhay walhii 😅😅😅😅😅✌
@sucadcraxmn6439
@sucadcraxmn6439 4 жыл бұрын
@@khalidabdirashidahmed59 hhhhhhh dee waa runty indr maxay ka fahmayaaan hdlka sooraan xabadka ii salaaxbaa dhagahooda ka guuxysee
@husseinfathi2122
@husseinfathi2122 4 жыл бұрын
Sooraan muxuu ku yidhi cabdi yare Waxba nagumaad soo kordhin🤣🤣🤣
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 4 жыл бұрын
Sooraan imisuu ku cunay intaa kkkkkkk kolay Muuse is arkee
@bobbyjrcamash2262
@bobbyjrcamash2262 4 жыл бұрын
Wlhi sooraan Waa Runtis Shacabku wey ogolyihiin Gooni Isutaaga Reer somaliland We Love you Guys Somali wa somalo 🙏
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Waa war farxad leh filim fiican
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
AHUN ABWAAN SOORAAN I SUGULE
@AQOON-KORODHSI
@AQOON-KORODHSI 4 жыл бұрын
Waa filim dad maskax wayn ay smaysay wll sooraan
@mohagalgal3634
@mohagalgal3634 4 жыл бұрын
Sooraan ina aderow caqliga eebbe kama qaado Maskax buuxdaa tahay 😍
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 4 жыл бұрын
Hormar wacan horay uu socda madaxda dalka
@mohamedismail8667
@mohamedismail8667 4 жыл бұрын
Sooraan kulahaa madaxweynaha jubaland bada lala dhaafimaayo banfilayaa😁😁😁
@kaderbozz5909
@kaderbozz5909 4 жыл бұрын
mnsha allah aadban uso dhawaynaynaa
@abdirizakeidle1356
@abdirizakeidle1356 4 жыл бұрын
Dalkaa kuubahan Mr sooraan 18.sept.2019
@c.hakinabshir2526
@c.hakinabshir2526 4 жыл бұрын
okey
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Qabyaladu dheef dhuuni bay noqotee Dhegaha nooga saar nadhaafi allow Kal gacal aan dhamaan dhexdeena Ka yeel🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Aamiin
@carafaddeeqzishow8180
@carafaddeeqzishow8180 4 жыл бұрын
Sooraan wlahi xaqiiqu ka hadlay
@takarbadacas9648
@takarbadacas9648 4 жыл бұрын
Xaga isu hiilinta wlhy cid nagaga horaysa majogo dunidan somali ha is racdo
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Soran iyo cabdi yare iyo ragga kale waa la idin bahan yahay
@maftuuxbogsiiye8419
@maftuuxbogsiiye8419 4 жыл бұрын
Jawaan halooyeedho sooranow jawaan doona
@abdihussein4028
@abdihussein4028 4 жыл бұрын
hhh la socon.doona sooraaN
@abdikaafiabuukar2508
@abdikaafiabuukar2508 4 жыл бұрын
Hhhhh war aaway sxbky jawaan sooraan waaba ujeedaa eh war jawaan kusoo dara wuu macaanaan eh
@user-ix2mt3pn8w
@user-ix2mt3pn8w 6 ай бұрын
Sooran alle ha ku naxariisto
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 4 жыл бұрын
kkkkkk adeero badayadu cid maqadan karto kenyana jilbahaan kusocodsinaynaa mar kasta guushu waa Somalia🇸🇴
@najmanalka2028
@najmanalka2028 4 жыл бұрын
Inshaa Allah
@alluaxmedlyrics9334
@alluaxmedlyrics9334 4 жыл бұрын
Viva somlia💪💪
@mayaahmed230
@mayaahmed230 4 жыл бұрын
been nafta kadaa
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
*Hadalka sooraan waa hadal aad uwanaagsan*
@mohamedtigerhajiahmed2102
@mohamedtigerhajiahmed2102 4 жыл бұрын
Sooraan best Kulahaa ader waxba nagumaad soo kordhin ,,,,,?
@maxamudaadan7259
@maxamudaadan7259 4 жыл бұрын
Waa filim aad uqiimo badan
@abdirehmanyerrow7329
@abdirehmanyerrow7329 4 жыл бұрын
sooran nin aan tageero
@faysalaadam7701
@faysalaadam7701 4 жыл бұрын
halakaa kasii wada abwaan soiraan maasha allaaah
@cabdirahmanbashir8586
@cabdirahmanbashir8586 4 жыл бұрын
Waa flim qiroleh ee somalitha wahan leyahay waxa lagabarta
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Guul umada somaliyed
@axmedxidig4124
@axmedxidig4124 4 жыл бұрын
Aamiin
@draminarashid8466
@draminarashid8466 4 жыл бұрын
Waar jawaan ku so dara meesha
@saacidabdiahmed7002
@saacidabdiahmed7002 4 жыл бұрын
Amiin alaha midnagadhigo
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 4 жыл бұрын
U kaadi hubaalow 😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Sooraan
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Nio anu jufadaydaan u wacanayaa dhanka liketa somali maxamedna waan ka tashananaa sidani si maahee like la'aan 🤔🤔
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 4 жыл бұрын
Kkkkkk wan qoslay wan ku saray
SOORAAN RUWAAYAD CUSUB ADIGAA DALKA LEH? DALKEE
27:16
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 212 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
**Riwayaddii | Gosgoos | Sooran Ahun, Jawaan  & fananiin kale | Jigjiga
1:36:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN DRAMA NABADA EEXAYSTA
14:21
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 81 М.
Sooraan Iyo Daaha Gaas Maxaa Kala Haysta Qof Ii Aqoonso Horta
16:21
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 97 М.
Riwaayad Cusub Askariyd la jeclaaday Part 1
10:36
Hamse Shaacir Ent
Рет қаралды 716 М.
Soraan Iyo Jawaan - Qoysba Su Udhaqmuu Ubadkiisu Dhaxla.
46:27
Future Brothers Production
Рет қаралды 183 М.
Soran iyo jawan suldan lagatagay soran o lagatag
14:38
warsame2022
Рет қаралды 98 М.
MAXAAD KU XASUUSATAA  AHUN ABWAAN SOORAAN comment-ga ku reeb
7:56
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 163 М.
Qosolkii Aduunka Short Film Sooraan iyo Jawaan
6:38
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,4 МЛН
SOORAAN & JAWAAN NEW DRAMA VIDEO CLIP 2019
22:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 675 М.
Stay on your way 🛤️✨
0:34
A4
Рет қаралды 20 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 3,5 МЛН
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 1,7 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 19 МЛН