Salmaan wu ka caqli badan yahay Nuur waa macagag waxba an fahmayn sakadhe umbay kaga dhagtay waxa lo shegayo kuma socdan
@WiilloMacalinАй бұрын
Qofkii 2 ahay caawa saa usugaayay guuleysta team 22❤
@SafiyaMukhtaar-ci4lxАй бұрын
Oday Axmad waa musiibo
@NawalOmar-wz4cuАй бұрын
Team reer dhusudhas ha aarsadan jeleca ha iska dayan
@caishafaarax7136Ай бұрын
Xaqiiq weyaa wlh qabyald 😢😢
@AnfacNuurahmedАй бұрын
wlale caawo duqi waa fakara reer dhusundhusna waa dhameyaay😂😮😮
@SaafiAli-wd5oqАй бұрын
Aad iyo aad waa film fariid ah reer dhusundhus maaa dhahaden wllhi waa la hesheen ( asad iyo sagal )!!!. guuleyta My family my friends my fun's My ❤❤❤❤❤❤❤ team 22❤
@FardowzahHusseinАй бұрын
Oday axmed armuu dilaa run run ah yahay wan shakiyey soomaaliyey😢
@anabellarobleh1077Ай бұрын
Maya wa jilin uun
@NisheymohamudАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@briize-sh3sfАй бұрын
Ahmedow adeero wanka jecla lkn hada reer dhusundhus ayan ku biray wanan ka aarsanaynaa halka solarka noso dhigi maysid wad arki😅😅😅
@DekaLuul-wu9coАй бұрын
Naa riix naa riix would soo riixaa kwrn
@sahroabdullahi2401Ай бұрын
Aaway dowladii 😊ma laxiro
@caishacali2186Ай бұрын
Alla kan waa mooryaan muxuu qabiil dad ku laayey
@cayaarshealiomar877Ай бұрын
Naariix naariix aaa
@MemoMemo-g7c3xАй бұрын
Asc eekey madhintay
@NajaxMohamed-bc9edАй бұрын
Axmadow meelad kunoolata leska rawaa sacan meeshi laga bilaawo reer dhusun dhus ban ahay ak kama danbeyneysid
@ZamzamJamac-rp2uzАй бұрын
Naa riix naariix baa kadhacdy hhh samsam waa funy
@shukriabdirahman3925Ай бұрын
Dilaa weyn waye Ahmed umadii ebar baa kasiyey
@hanoyyy.11Ай бұрын
ree dhusundhusow gorma aarsanena wa jabne😭😂😂
@FartuunAhmedSh_OmarАй бұрын
😂😂😂😂
@Snag_pgАй бұрын
Ahmadow Ekee waan ku racinaya wa halkaad gasho balaalo la dhusun dhusun leeye
@YusroCarabetoАй бұрын
Wlahi warafatay na riix na riix😂
@FaliseyyyyАй бұрын
Axmed saaa ku noolan lahed sameee rer comment dhmnten rer dhusun dhus baa raacnay jaaw😂😂😂😊
@maryanali1039Ай бұрын
Hahey ronishey axmed ayu ku dilin iska ilaali😂
@FatumaHarshiАй бұрын
Nuur dhar an waxaba lagu qabanaynin ayaa dishay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@anabellarobleh1077Ай бұрын
Hadan nahay réer dhusundhus mawaxa laga waayay nin kaliya oo ahmed madaxisa no keena 😂😂😂
@AyanAli-gh2kpАй бұрын
odaygan haben walbe cabsi cabsi weye naga daya waxa cabsida ah habenki wan ku qarowna anago og inu filim yahay😢
Somali waa dad xun film kaan mafiicno waa ka cararay hadaad adinka ku soo korteen qabiil iyo dhiig cabyo anaga ha noo soo galinina qaluulb teena hanaga haleenina joojiya filim kaan cabcabsida 😢😢😢
@FatxiCalisalaadАй бұрын
Waa kugu raacsanahay abyo cabsibay nagu dileen waxan in bulshada loo soo gudbiyo mafiicna talantekle la imaada
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eqАй бұрын
Wllo somali baa sidaas aaminsan ani iyo adi toona waa oghy inaysan naga dhaadhacsanyn lkn dhaqanka iyo dabciga xun ee dadkeena tolkaa wa loo dhintaa iyo fiqi tolki kama jano tago waa maahmahyada qaldan ee dadkenu la Baxen marka wllo filimkan dadkena dad kamiduu ku socda