FILM CUSUB MAXAA KALA QABSADAY LABA NIN WAXAY ISKU DILAAYN BIRISKI MARTIDA

  Рет қаралды 1,355,626

YAASIIN BALBALAADHSHE

YAASIIN BALBALAADHSHE

Күн бұрын

♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

Пікірлер: 428
@Levepalestine11
@Levepalestine11 2 жыл бұрын
Halked maamulkiiba ula waregtay🤣. Allah ha u naxriisto Sooraan😢 🤲🏽
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 2 жыл бұрын
Soraan dawashadiisa imiku wa in ay faaido ugu noqota qabriga oo aan fatixada u marno markan dawanyno dhamanteen 🥰
@XubiCali-r4u
@XubiCali-r4u 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@goojacade4325
@goojacade4325 2 ай бұрын
Intaad kulushahay saw iminka shaah maad cabin orodoo ku soco socodkaagii ileyn koleyba waad tageysaaye 😂😂😂😂 Alle ha'unaxariisto sooraan
@sharmarkejama4086
@sharmarkejama4086 3 жыл бұрын
Reerka ha ku dul xanun sane orado sii soco reer geeri uma bahnee soraan Allah u naxariisto😢😢😢😢
@hasannuur2900
@hasannuur2900 Жыл бұрын
Yup
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭alla yaaraxm wlhi qof wanaagsan ma waaro bal (faataxada)umara reer comantigaw
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 жыл бұрын
28/05/2021 dawanaya malinta la aasay abwaan sooraan maalin murugo bay noo tahay hadaanu nahay umada somaliyed waayo haldoor ba naga baxay Allah unaxaristo anagana noga daba naxaristo😭🤲😭🤲
@mucaadahmed1381
@mucaadahmed1381 3 жыл бұрын
Illahay Naxariistii Jano haka Waraabiyo Sooraan Qof walba oo hada Daawada Riwaayadan Ha Uduceeyo Marxuumka Dhintay
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
Still watching 13/6/2024😂❤ Mida si u jawaafan baad tahay Ilaahayoow u naxariiso Allaahuma Aamiin 🤲
@Nuur107
@Nuur107 2 ай бұрын
Allah ha unaxariisto abwan soran WA tiir umada Somali kabaxay jinada Allah ha Gugu bishaaareyo aaaaameen
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
ILaHow kuu Naxariiso 😭😢 Dhaaxaad Farxad ku Abuurtay wejigyga Ee ILaHy ban kuu waydiiyay inuu kaa Farxiyo
@maxamuudsiciidrawe2181
@maxamuudsiciidrawe2181 11 ай бұрын
Martidu waY kala naxdaa Dadki ehelka u ahaa majaajilada alle haku xafido jawaan Alle haku naxariisto sooraan
@Niciima.2024abdeeq
@Niciima.2024abdeeq 4 ай бұрын
Still watching 25/5/2024😂❤
@nimo7047
@nimo7047 Ай бұрын
Same😭😭 they’re still my favourite comedians
@zuldanzack1973
@zuldanzack1973 Ай бұрын
Still I watching 5/9/2024😂
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 8 ай бұрын
Wa sheekada manta tahan Hj hargeisa ka taga o maydinka le Maye gx banu is naqana😂
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan sooraan😭😭😭say amiin amiin
@nimo7047
@nimo7047 Ай бұрын
Ameen❤️
@Fatkaboy7
@Fatkaboy7 2 жыл бұрын
Allah haku naxariisto marka arkaba wan u duceeya 😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hassanbukhari9781
@hassanbukhari9781 Жыл бұрын
Xaqiiq waxa ah Sooraan Oo kale dib uma dhalanayo abwaan ilaah naxariistii jano haku siiyo asagoo nool Ayan dawan jiray riwaaydan Kama daali jirin muuqaladisa
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 2 ай бұрын
Ilahay ha u nxriisto sooran🤲🏻
@ملكةجمالالحارهحبيبةشباب
@ملكةجمالالحارهحبيبةشباب 5 жыл бұрын
inta xaafadahodu taaga laba gusle udhaw tihiin (like ta igucaawiya ,jaar baynu nehe ,,hhhhhhh
@roodadagan4240
@roodadagan4240 5 жыл бұрын
Rooda
@jamacabdi6630
@jamacabdi6630 4 жыл бұрын
Tanaka reerahayagu sadex gusle ayuu yaal
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 3 жыл бұрын
lebi-busle.
@cabdiwalifaandhe7577
@cabdiwalifaandhe7577 3 жыл бұрын
kkk
@mohamedali-vz4hy
@mohamedali-vz4hy 3 жыл бұрын
Labi busle weeye adeer
@abdifatahfatah6662
@abdifatahfatah6662 10 ай бұрын
Ilahaay haunaxaristo hhh m.a very funny 🤣🤣 2023 December sooran your always our hearts 💕
@MahamuuttHasan
@MahamuuttHasan 7 ай бұрын
Amiin Wllo mcn❤
@fadxijano9364
@fadxijano9364 2 жыл бұрын
Faatixada aynu u marno sooraan alle ha u naxariisto
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz 9 ай бұрын
😢😢😢😢 ax ilahay ha unaxxaristo sooraan wlhi iinsaan dadka ka farxiya ayuu ahaa rabbi haka farxiyo
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 3 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto 26/05/2021 mar dhowaydbuu burco ku geeriyooday ....kmpla😪😓😪
@abdifitahsissey3442
@abdifitahsissey3442 2 жыл бұрын
Allow ku naxariiso sooranow 😢
@jamaadahmed68
@jamaadahmed68 3 жыл бұрын
27/05/2021 watching this with a great sad , “ gone from our sight , but never from our hearts” .
@bosslady4910
@bosslady4910 3 жыл бұрын
😭😭😭
@muhiyeashraf4813
@muhiyeashraf4813 2 жыл бұрын
@@bosslady4910 ilhy ha u naxariisto
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik Жыл бұрын
This is the right word ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Magacayga naanaysahaygi gabadha khatraaaaaaaysystems familiessss itaaaaah.cadayyereeyfaraxsaney naaaaaaagodumaaar baan tantan ka ahay .saytsa oori yareeeeeeeeeey Xamareeeeeeeywadajireeeeey
@maxuur9588
@maxuur9588 Жыл бұрын
Allaah ha naxariisto danbigiisana ha dhaafo
@hibaaqxuseen5819
@hibaaqxuseen5819 3 жыл бұрын
Ilhaay ha ku naxariiiso aamiin aamiin aamiin 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@omarN
@omarN Жыл бұрын
Who is watching 2022. May allah have mercy on the legend.
@ilaysmediailays4986
@ilaysmediailays4986 3 жыл бұрын
Reer miyiga waa dad wanagsan😍
@maaxofficial1066
@maaxofficial1066 5 жыл бұрын
waryaahe sawdigii lahaa WaaN xanuun sanayaa dee socodkan ka xanuun sanaye ma bariiskan ka xanuun sanayaa
@saadaqaxmedmrcirro7571
@saadaqaxmedmrcirro7571 Жыл бұрын
Sooran allah unaxariiso wax badan wa iga qosliyey
@abdullahijelle9420
@abdullahijelle9420 Жыл бұрын
Laba gusle yaan xaga kagasoojirnaa kulahaa ilahay haunaxaristo uduceeya
@mahadow1
@mahadow1 2 жыл бұрын
Alla ilaahow u naxariiso walaalkeen SOORAAN 😭😭😭
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 3 жыл бұрын
adunka dhaqankiiii iyo diiintiii ugu qaaalisanayd ayuuu ilaahay inoogu manaystay runtiii waaa wax soooo jireen ah marti soorku markiii ay kula soooodaristo iyo baadi dooonkuba waaa inaad neeef uqashaaa ama shaaah iyo ceesh aaad ku marti sooortaaaa soran ilahy qabrigaaga hakuuu waaasiciyo
@mohamedhussein145
@mohamedhussein145 Ай бұрын
Allow unaxariisa soraan.
@abdikadarmohamed2863
@abdikadarmohamed2863 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh Alla sooraan baa iga qosal siiya. Sooraan: xaggaad maamulkiiba ula waregtay. Jawaan: maamulka ma cid baa kuu dhiibatay kkkkkkkkk Sooraan: reer dhanoo ina hoyay baad xanun iyo dhimasho la soo doonanaysaa Jawaan: war hadaanba dhinto halkanaa dadjogaaye maxaad adigu i waydiin.hhhhhhhhh makala dhacaan Sooraan iyo jawaan. Lkn sooraan baad aad ugu qoslaaaa
@asmakayae7917
@asmakayae7917 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto sooraan😭😭😥😥😥
@Soloman2001
@Soloman2001 5 жыл бұрын
Kkkkk Taaga laba gusle maahane waa taaga labi busle waana meel magaceed
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 3 жыл бұрын
Labi busle mahe waa labi gasle
@NajibHassan-rg2wh
@NajibHassan-rg2wh Жыл бұрын
Allah haw naxaristo sooran inagana Haynoga daba naxaristo
@aaminabdi1614
@aaminabdi1614 3 жыл бұрын
Alle haw naxaristo abwaan sooran
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Blokc.sooo dhawoow wadayareey wadadhadhagdhag dhag wadajireeeydumaaaar naago waan uwataa tii kujirtay.ihihihihihihihihi heedheh yaaayah
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Жыл бұрын
Ale hawnaxaristo abwaan sooraan ismaaciil sugule wakhti badan Ayaan dawaday 😢
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 Жыл бұрын
25/11/2022. Alle ha unaxariisto soran ismacil sugule.
@SiyadHassan-o3b
@SiyadHassan-o3b 2 ай бұрын
Allah unaxaristo
@AmranMustafe-e3s
@AmranMustafe-e3s Ай бұрын
Ale ha naxariisto
@ruuxdabugta932
@ruuxdabugta932 2 жыл бұрын
Waar kaly now nin si u yar jawaafan baa TaHee .waar jawfnantyda maxaa kaa galey biriska cun. 🤣🤣AduunYada siDaa YaR baa la iskuGu waaYayaa sooran Allah ha kuu naxariisto aamiin aaamiin
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 2 жыл бұрын
Ax ax memory will never fade my chilhood film
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 Ай бұрын
Alle haw naxaristo
@nasteexman3353
@nasteexman3353 Жыл бұрын
Alle hau naxariisto abwaan soraan gabrikana hau wasiciyo 🤲🤲
@noorwarsame
@noorwarsame 2 жыл бұрын
Ilaahow ku naxariiso qabrika allah ha ku waasiciyo soraan
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 жыл бұрын
Kkkkk Maamulki baad la wareegeysaa kulahaa kkkk KIINA KULAHAA: MA CIDBAA MAAMULKA KUU FHIIBATAY KKKK.
@abdiqanihusseinnor8958
@abdiqanihusseinnor8958 2 жыл бұрын
Aloow kuu naxariiso Abwan Soraan
@MaxamedMaxamuudmaxamedFaduul
@MaxamedMaxamuudmaxamedFaduul 7 ай бұрын
Allha ha unaxariisto sooraan
@somali1quranonlineonline668
@somali1quranonlineonline668 Жыл бұрын
Rabi hakuu naxariisto Sooraan
@cabdisamiic4729
@cabdisamiic4729 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@Mohamett.
@Mohamett. 3 жыл бұрын
Sooran alle haki naxaristo 😢😭
@xasanshaafici374
@xasanshaafici374 2 жыл бұрын
Sooraziyo
@schamakadan6733
@schamakadan6733 2 жыл бұрын
Alle janatul fardawsa haka waraaabiyo sooraan
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto sooran 😢
@AbdiwasacAhmed143
@AbdiwasacAhmed143 8 ай бұрын
2024 😢
@maxmuudabdi8422
@maxmuudabdi8422 3 жыл бұрын
Sooraan Ale Ha ku NaxriisTo
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik Жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@Zudaysikaraamo
@Zudaysikaraamo 2 ай бұрын
KhayrKa TushuuSh Ha Ku Furin 😅
@barkhadlefaahiye819
@barkhadlefaahiye819 5 жыл бұрын
ninka lasoo martiyay waa nin fiican
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariiisto
@ummujaabir187
@ummujaabir187 5 жыл бұрын
Jecliyaa Ruwaydan waxay kuso xasuusin dhaqankiii
@dadsanproduction24
@dadsanproduction24 5 жыл бұрын
Saxiiix wlhi
@RubaMahamud-ze9ix
@RubaMahamud-ze9ix 11 ай бұрын
Allah unaxariisto
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 3 жыл бұрын
Jannadii allow gee nin muslim ah oo mutawaadic ah buu ahaa dadkiisana ku dhex jira
@abdifatax5852
@abdifatax5852 2 жыл бұрын
ALLE HAA UU NAXRIZTO IBRAAHIN IZMAACIL ZUGLE(( SOORAAN))😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 16/11/2021
@cabdilaahishirecismaan2098
@cabdilaahishirecismaan2098 2 жыл бұрын
Alahawnaxariisto.waan.naxaa Maureen.markaan.daawado
@mahuraan1960
@mahuraan1960 Жыл бұрын
Allé haw naxaristo Sooraan 🙏05/05/2023 Sweden
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
2019🤣sooraan Vs Jawaan riwayaddan waxaa igu dambaysay 2012 ila 2013☝️waxaan kuu noola wadanka Itoobiye🇪🇹gaar ahaan magaalo la dhaho haye bari
@yarkaqaniga6643
@yarkaqaniga6643 5 жыл бұрын
Haye bari waa xagee
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
@@yarkaqaniga6643 itoobiya👈
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 жыл бұрын
@@Mohamed_Avi10 🤣🤣🤣🤣🤣 Iska daawo
@yarkaqaniga6643
@yarkaqaniga6643 4 жыл бұрын
Hhhhh waad naga yaabisay haye bari cimrigay ma maqale😂😂😂😂
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 жыл бұрын
@@yarkaqaniga6643 mapka itoobiya ka firi🗺🗺🗺waa somalida itoobiya haystoo
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Жыл бұрын
الله يرحمه سوران واسكنه فسيح جناته
@YaxyeMohamett
@YaxyeMohamett 4 ай бұрын
dee socodkaan kaxanuunsanyee ma bariiskan kaxanusanaya😅😅ilhow unaxariiso😢
@injineere
@injineere 5 жыл бұрын
Waryaahe sow adigii lahaa waan xanuunsanaya 😀😀😀😩 Sootaan wax kale
@rahmaessa5206
@rahmaessa5206 4 жыл бұрын
Xh
@rahmaessa5206
@rahmaessa5206 4 жыл бұрын
😁:'(.H
@rahmaessa5206
@rahmaessa5206 4 жыл бұрын
Z
@a.rahmansimba77
@a.rahmansimba77 5 жыл бұрын
Jawaan hhh kulahaa xagee IGA taqadimineysaa😂😂😂
@AbuuMascuud-k4w
@AbuuMascuud-k4w 9 ай бұрын
ilaahay ha.unaxariist
@user-xm1kf9xz8u
@user-xm1kf9xz8u 3 жыл бұрын
illahay ha unaxariisto soran amiin amiin
@salebanahmed556
@salebanahmed556 Ай бұрын
Xirsi, Xaashi iyo Ciro
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto ismail sooran sugule wuxuu ahaa halyeey reer somaliland ah oo geeska Africa aad looga jecel yahay
@abdiaziz3507
@abdiaziz3507 4 жыл бұрын
Reerka ma ihi laakiin waan is naqaanaa kkkkkkk
@sakaryecabdibuule5538
@sakaryecabdibuule5538 Жыл бұрын
Alloow unaxariiso Aamiin Aamiin
@jaamacshaqale
@jaamacshaqale 9 ай бұрын
Allah hownaxaristo
@cabdidayib7866
@cabdidayib7866 6 ай бұрын
Sooraan alaha janada frdawso ha ka waraabiyo
@axmedyasinfarhan2822
@axmedyasinfarhan2822 2 жыл бұрын
Allh naxariiztii jano haka waraabiyo
@mustafexasan2260
@mustafexasan2260 Жыл бұрын
Allah haw naxaristo
@shekhxasanaxmedwehliye2511
@shekhxasanaxmedwehliye2511 4 жыл бұрын
Socadkaaan ka xanuusanyee ma bariiskaan ka xanuusanayay?
@muhiyadiinahmed8514
@muhiyadiinahmed8514 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano hakawaraabiyo
@NajaxMohamed-w6v
@NajaxMohamed-w6v 6 ай бұрын
Ilahay Haku naxariisto
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Yaaawaaaye iyaaaaah shamsaaay khatraaaaaaycadceed dumaaarfarxsaney.who
@fathia5461
@fathia5461 2 жыл бұрын
Sooraan ilaahay hakunaxariistoo. Amiin ,amiin
@abukarmuseahmed1473
@abukarmuseahmed1473 3 жыл бұрын
Marti hadad noqoto mudriye lam noqdo . Sooran aan hambeyno Allah hau naxariisto.
@caliqorane7107
@caliqorane7107 Жыл бұрын
Best comedian in somalian people
@omarismail1123
@omarismail1123 11 ай бұрын
Not Somalian it's Somali Wara caadi iska dhig
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 5 жыл бұрын
Sooraan baa gar leh sababtoo ah bariiskii yaraa baa lagu soo ciriiryay...jawaan wax deeqa malahan..😂😂
@bagaasecali848
@bagaasecali848 5 жыл бұрын
Waa tuug rer waqoyi bariis cad ayayi iskudilayan gurigin ba cidoda dhimatayi
@ملكةجمالالحارهحبيبةشباب
@ملكةجمالالحارهحبيبةشباب 5 жыл бұрын
+Bagaase Cali huuno waa ruwaayad wuxu ,malaha miyubaad kunooshe
@hassanaskar4375
@hassanaskar4375 5 жыл бұрын
Ina deerey meeshu dulan maleedahey
@khadijoxasan823
@khadijoxasan823 3 жыл бұрын
Alehau naxriisto amiin amiin
@hamzemoha4458
@hamzemoha4458 5 жыл бұрын
Yaasiin hada wayka dhamatay wixii shan sano ka hor ayaad Dhafi ladahay nio
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
Sooraan allaha u naxariisto.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Miyaaaaaa tanaa lagaa dooqay jeclaaaday saasaaa iihihihihihihijii kabacdina yaryaryar faraxsaneeey hus hus yuryur inta lagu yiri nonsesesesesesesesese.absuttly yaayah
@SalaadsahalMohammedSalaadsahal
@SalaadsahalMohammedSalaadsahal Ай бұрын
Ilahow unaxariiso
@hananrae6337
@hananrae6337 3 жыл бұрын
I cant believe he's gone
@usaamejabriil6653
@usaamejabriil6653 2 жыл бұрын
Asc
@usaamejabriil6653
@usaamejabriil6653 2 жыл бұрын
Asc
@guledomar1187
@guledomar1187 2 жыл бұрын
😭😭 live goes on...
@liibaanismaaciil7018
@liibaanismaaciil7018 Жыл бұрын
But you have to, all we can do for him is pray and we all have to know that life will go one day without consulting you. May Allah forgive him and bring him to the jannah
@daacadahmed-5771
@daacadahmed-5771 Жыл бұрын
If you cant believe then your not a true believer.A true believer should accept there is life and the death.
@mihimjimcale8870
@mihimjimcale8870 3 ай бұрын
Alehawnaxariizto zoran 😢 2024😂😢
@halataakingfrp1542
@halataakingfrp1542 3 жыл бұрын
27/ 5 / 2021 ayuu dhintay maantaanu aasnay sooraan oo ah 28 may alla yarxam 😥😥😥😥
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik Жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@AhmedSaeed-vd7mi
@AhmedSaeed-vd7mi Жыл бұрын
Ala ya rahma
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 2,6 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 48 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
RIWAAYADA SOORAAN IYO JAWAAN QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:39
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 126 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
FAM TV
Рет қаралды 1,2 МЛН
Majaajilo | Daankaas Baan Kugu Dhufan | Caawa Aynu Wada Duulno
11:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 179 М.
Riwaayad Cusub Askariyd la jeclaaday Part 1
10:36
Hamse Shaacir Ent
Рет қаралды 782 М.
Qosolkii Aduunka Short Film Sooraan iyo Jawaan
6:38
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,5 МЛН
Jawaan iyo soraan
10:02
BAARUUD MEDIA
Рет қаралды 343 М.
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 3,5 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН