Film || Ninkan Wuxuu Ku Nool Yahay Duni Baaba'dey Oo Xita Aan Lahayn Dhir Iyo Biyo Toona...!!!

  Рет қаралды 60,145

Msomali

Msomali

2 жыл бұрын

Waad ku mahadsantahay soo booqashadaada, Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay kanaalka, fadlan ha iloobin inaad la wadaagtid asxaabtaada, Mahadsanid.
Waxaad igala soo xidhiidhi kartaa:
Facebook Page: / msomali-106212415288802
Instagram Page: / msomali2025
Tiktok Page: / _msomali_
Halkani waa hoyga Soo Koobida Aflaamta Iyo Taxanayaasha ee ka dhigo wehelkaaga.

Пікірлер: 96
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Waxan ku sii soconaa wadadii dhamanteen aan ku wada gaadhi lahayn 50K hadad awoodo 1 qof sii gaarsii kanalka, hana iloobin inaad like inoo tiraahdo muqaalkan si dad wanagsan oo adigo kale ah uu u gaaro, mahadsanid.
@umusafwaan915
@umusafwaan915 Жыл бұрын
Dwivgy
@mmxvmia
@mmxvmia 2 жыл бұрын
Omg u got 30k 🥺🥺❤ Congratulations bruh😫🙆‍♂️ Love uuuuuuuuu😭❤ And keep going 🦋💪
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Faxradeydu waa farxadiina mahasanid wll ❤🥰
@salmaleiza6110
@salmaleiza6110 2 жыл бұрын
Love you wll 🥺❤💫🥰😍
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Sido kale wll mahadsanid 🥰❤
@STarzevinho
@STarzevinho 2 жыл бұрын
First ❤ u
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@STarzevinho
@STarzevinho 2 жыл бұрын
Thank u 2 bro 🙏
@king_keynaan8415
@king_keynaan8415 2 жыл бұрын
Salaamu Calaykum Sidee Tihiin Dhalanyaro Maanta Waxaan Raba inaan idiin Soo Koobo Flim Lagu Magacaabo? Waa Halheyska Ama Ereyada aan Marwalbo Ku aqoon Sano Ciwaankaga Una Gaar ah Chanalkeena Msomali Sxb Aadban Kuusalamay Waxaana Ka mid Taagerahaga Kugulana Sxbey Barteena Msomali👋
@mohamedbashiir7
@mohamedbashiir7 2 жыл бұрын
First
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@fahadxasan5174
@fahadxasan5174 2 жыл бұрын
Anoo like kusarin mabajogikariye pro 👍 thanks
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@sudeisadan7348
@sudeisadan7348 Жыл бұрын
100k coming soon
@magicboy3765
@magicboy3765 2 жыл бұрын
Af somaliga iska sax
@xawobabayle7551
@xawobabayle7551 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@cabdiqanimuriidi7005
@cabdiqanimuriidi7005 2 жыл бұрын
Qur,aan meesha saaran bh😟
@faysalwarsame6849
@faysalwarsame6849 2 жыл бұрын
Mahada sanida sxp
@cabdisamadsaciid6637
@cabdisamadsaciid6637 2 жыл бұрын
thank you
@cabdiqaadirismaaciilcabdiq7988
@cabdiqaadirismaaciilcabdiq7988 Жыл бұрын
Asc wll mcn filimkii money hesti qeyntii 12 lawa iyo tawanaat masogalise
@nazrazead
@nazrazead 2 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Dhamaanteenba wll mahadsanid ❤
@ayaanlekhadar1831
@ayaanlekhadar1831 Жыл бұрын
Waan ku taageeraa
@abdikadirmuktaarhassan7651
@abdikadirmuktaarhassan7651 2 жыл бұрын
Fcn wll
@raagexaji3532
@raagexaji3532 Жыл бұрын
Ok
@abdirahmanmohamoud4384
@abdirahmanmohamoud4384 2 жыл бұрын
Soosharax filiñ roomiyoow eeyo
@asadbashiir4220
@asadbashiir4220 2 жыл бұрын
wll qeyb 13, away please ka sugeynaa vediogan ku xiji please
@hamdaosmanherse2687
@hamdaosmanherse2687 Жыл бұрын
I watched that film 2014
@updirahmanmohaan80
@updirahmanmohaan80 2 жыл бұрын
wankula Socdaa Zhp Guul Wcn❤❤✅
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@user-up8bp9nc3n
@user-up8bp9nc3n 2 жыл бұрын
2 qodob ayaa muhima Codka iyo xulidda filimka 2 daba wad ku wacan tahay inoosoo badi
@user-ps8di5ri5b
@user-ps8di5ri5b Ай бұрын
ASC SXB SOO BADI FILIMAANTA SOMPIGA.....
@wiilkawanaaga3625
@wiilkawanaaga3625 2 жыл бұрын
Keep going legend
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@kaptankp5052
@kaptankp5052 2 жыл бұрын
Walalka xayiisinta musica saran iska badal maku so baxayo dad Wariyasha ku fcn
@cadukhaadirabdullahi598
@cadukhaadirabdullahi598 2 жыл бұрын
Keep going on
@cadekacade4107
@cadekacade4107 2 жыл бұрын
Sxb waxd kaso hadasha filinka cheapers cappers oo horror oo aad u macaan tnx
@qoqodiyoqayraan1360
@qoqodiyoqayraan1360 2 жыл бұрын
Hhh waxabaa kaa khladan sxb maad fahmin filimka qisadiisa ee wxaa ka hadalayaa holy pple
@mahamedcandifitaax6608
@mahamedcandifitaax6608 2 жыл бұрын
wcs
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@mahamedcandifitaax6608
@mahamedcandifitaax6608 2 жыл бұрын
@@Msomalii Waad kumaahsanthy filmada mcn aad noosoogud bisid
@mahamedcandifitaax6608
@mahamedcandifitaax6608 2 жыл бұрын
@@Msomalii chime mubeerak
@nuurto2023
@nuurto2023 Жыл бұрын
Msomali wll waanku taageeraa reply
@harunsaciddarunyare2995
@harunsaciddarunyare2995 2 жыл бұрын
Sxb waankuula wada socnaa ogoow sxb
@maxamuudcabdicasiis3417
@maxamuudcabdicasiis3417 2 жыл бұрын
Waxaan kaa cod sanayaa inaad noosoo samee filimaanta flash man ama homelender
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@qaliabdulkadir482
@qaliabdulkadir482 2 жыл бұрын
Inta filmka birawin like isar dhah wll ado human ifahmin
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Saas ilama fiicna dhexda ayaa ka qurux badan mahadsanid wll ❤
@qaliabdulkadir482
@qaliabdulkadir482 2 жыл бұрын
Lakin walaku cajisaa wll
@mahmedhassan728
@mahmedhassan728 Жыл бұрын
​@@Msomalii❤❤
@Xidigmedia12
@Xidigmedia12 2 жыл бұрын
Afsomaliga iska haaji
@rahmaahmedsahl7535
@rahmaahmedsahl7535 2 жыл бұрын
Msomali pig fan 👊🥰
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@cabdiqase7650
@cabdiqase7650 2 жыл бұрын
Hooray usoco zip
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@Abdifitah451
@Abdifitah451 2 жыл бұрын
Zxp money heist noosoo celi 😞
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
I.a wll wayahay ❤
@sakariyemowliid9482
@sakariyemowliid9482 2 жыл бұрын
Filimki moni hayaste mee qaybti 12 wllo
@zakiika6033
@zakiika6033 2 жыл бұрын
Asc dhalinyaro sidee thiin dahalinyaro. Intaas ayaan lacay saxip waligaa habadin hordhacaas😀
@khadarmilmilandos6724
@khadarmilmilandos6724 2 жыл бұрын
11:50 wxn ku arkey ma kitaabkii alaa mise waa indhahayga
@apdicaate6800
@apdicaate6800 2 жыл бұрын
Meesha aad kasoo dajisid filimada please
@nimcobakayle8084
@nimcobakayle8084 2 жыл бұрын
Filimta nola so dhaqso
@maidawarsame1259
@maidawarsame1259 2 жыл бұрын
11:51 waxaan arkay mi.ila aragten🤐😳
@MohamedAmin-sw2ku
@MohamedAmin-sw2ku 2 жыл бұрын
Pls kgf 3
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Weli ma soo bixin wll ❤
@MohamedAmin-sw2ku
@MohamedAmin-sw2ku 2 жыл бұрын
Haaye mahadsanid
@maxamedkhadarusmaan4084
@maxamedkhadarusmaan4084 2 жыл бұрын
Money Heist qeybta 12 aaway
@IbrahimIbrahim-py7sf
@IbrahimIbrahim-py7sf 2 жыл бұрын
Kitaabka quranka firiya
@cabdiyare8728
@cabdiyare8728 2 жыл бұрын
Wanlu fiicannnahay
@ramlonuur8772
@ramlonuur8772 Жыл бұрын
Maxaa ka fahantay filinkaan iyo waxa uu yahay buugu kusabsan yahay maxaan ku aragtay dhamadka imnaka
@qaliabdulkadir482
@qaliabdulkadir482 2 жыл бұрын
Asc wll
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Wcs wll ❤
@qaliabdulkadir482
@qaliabdulkadir482 2 жыл бұрын
Wll mahasanit
@binacowf738
@binacowf738 2 жыл бұрын
Coming soon miyaa muuqaalkaan
@xabsomaxamad7310
@xabsomaxamad7310 2 жыл бұрын
Haa wiuyimid
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Hada waad iga heysa
@binacowf738
@binacowf738 2 жыл бұрын
@@Msomalii mhdsnd
@mahdiok4602
@mahdiok4602 2 жыл бұрын
Bugagta kutub quran cmal uga dhax jeda dhmadka muqalka
@ankaryare3365
@ankaryare3365 2 жыл бұрын
Wll Money history nosodhamistir
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
I.a wayahay wll mahadsanid ❤
@zakariyeomar828
@zakariyeomar828 2 жыл бұрын
Flimka markuudhmaa rabo oo odig mak tabada oo buuga galinaayo meesha ku taab masaar neeno
@mohamedabdi6592
@mohamedabdi6592 2 жыл бұрын
Yaa ilarkay kutaab quraan ninka odayga buugaatuu fiiri naayo Ayuu korsaa ranyahay kitaabku🤨🧐
@mohajr578
@mohajr578 2 жыл бұрын
Haa sxb ina soo qoro aa rabay ani xitaa waa argay
@sudaysisudaysi100
@sudaysisudaysi100 11 ай бұрын
nio horta maalinkasta waxad tidhaahda ma jecli inan kaa dhex galo hadana waad naga dhex gashaa caadi iska dhig nio
@suheylacalas4215
@suheylacalas4215 2 жыл бұрын
Dhaamka filimka mesha bugagta ma modan kitabka Quranka inuu saran yahay
@Mr8dhawiil
@Mr8dhawiil 2 жыл бұрын
Qeybta danbe waxaa kamuuqdo kitaabka quraanka
@teco6471
@teco6471 2 жыл бұрын
Mukuluusha😂🤦‍♂️✌️ mahaa bro mukulaal✊
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Igu qaado midaas wey i hoos martey 😂❤
@khadijasharif7559
@khadijasharif7559 2 жыл бұрын
Mhdsnd
@umusafwaan915
@umusafwaan915 Жыл бұрын
Zxcvbnm
@rashid-px9hg
@rashid-px9hg 2 жыл бұрын
Sxp Instagram Kala sohadly mxa iyasaysa mad isow jawabtid?💔
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 2 жыл бұрын
Instagram kagaa wall no sheeg
@abdisabuurabdikariimsahal9474
@abdisabuurabdikariimsahal9474 2 жыл бұрын
Taxanihii Intaad bilowday Hadana Aad nagu kala goysay xaa waaye noo soo lpx Money heist
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 50 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН