FILO PART 103

  Рет қаралды 432,247

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 901
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 ай бұрын
Abukar maad ciyaarta naga dayso oo sadaxdii malin oo balantu ahayd no sofasaxdo filimka thanks my big bro respect 💛🩵💙💚💜
@que3niklan701
@que3niklan701 3 ай бұрын
Qeybtaan wexee tusaale u thy gabdhaha caasi waalidiinta ah allow na wadada wanagsan nagu hanuuni 🥺🤲🏼
@cashohasan999
@cashohasan999 3 ай бұрын
Amiin yarabi 🤲🤲🤲
@MaxamedMaame-zu4dl
@MaxamedMaame-zu4dl 3 ай бұрын
Allow dumarka noo hadee
@IqraAbshir-y9j
@IqraAbshir-y9j 3 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲
@Filatecdev
@Filatecdev 3 ай бұрын
Amin yaa rabi
@sahrahajifarah5509
@sahrahajifarah5509 3 ай бұрын
Illaahoow gabdhaha noo xafid
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 ай бұрын
Waan idin salaamay abuukar iyo kooxdiisaba waan saluugsanahay in todobaadkii Hal mar soo daysaan filo inta ila midka ah is muujiya
@nimcoadam1236
@nimcoadam1236 3 ай бұрын
Me too
@Mudanabdirahman-x8s
@Mudanabdirahman-x8s 3 ай бұрын
Me too
@Mariaa7319
@Mariaa7319 3 ай бұрын
Me too😢
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738 3 ай бұрын
Kula mid ahay waxaan u daawado waa maalmaha badan hadeey hal maalin ka dhigaan waan isaga haraa
@NasroQodax
@NasroQodax 3 ай бұрын
Me too😢
@ShukriKhalif-gh6ql
@ShukriKhalif-gh6ql 3 ай бұрын
Maanta waa jimco ku saliya xabibikeena muxamed scw scwscw❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanCali-h2x
@AyaanCali-h2x 3 ай бұрын
Scw scw scw
@KhadarSeleban
@KhadarSeleban 3 ай бұрын
Scw scw
@AyaanMustafa-bn5si
@AyaanMustafa-bn5si 3 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@NuuraCabdinuur
@NuuraCabdinuur 2 ай бұрын
Scw scw scw❤
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 3 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@MaxamedSiciid-s8w
@MaxamedSiciid-s8w 3 ай бұрын
Scw scw❤❤❤❤
@SaabariinCabdulaahi-o9u
@SaabariinCabdulaahi-o9u 3 ай бұрын
Sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim
@SaaraMaxamed-j2e
@SaaraMaxamed-j2e 3 ай бұрын
Scw
@Aden-kc4qm
@Aden-kc4qm 3 ай бұрын
Scw
@HaawoOsman
@HaawoOsman 3 ай бұрын
Scw scw scw scw
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 3 ай бұрын
Hoyo iacfi markee dhahday😭😭waan ilmeyy wlhi😢 anoo og inay jiliin thy😢 gabdhow talada walidka aan maqalno shedanka wa cadwgena kowaad😭 yaarabi sharaftena noo dhowr aduun io akhiro
@deeqsanabdulkadir4020
@deeqsanabdulkadir4020 2 ай бұрын
Same😢
@IkraanXirsiolaad
@IkraanXirsiolaad 3 ай бұрын
Waaw waaso orday intii igadambeyso like wani salamaa
@fadumosaleban4972
@fadumosaleban4972 3 ай бұрын
Raga somaalida ee dumarka caruurta ninkale u dhalay ninka guursada hadu sidan maslax filimka ku matalayo uu noqonlahaa qoyaas badan iyo caruutuba way badbaadilahqyen 😢
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 3 ай бұрын
😢yees
@SmartInvitations-c1k
@SmartInvitations-c1k 3 ай бұрын
Wallahi jirka dhan igariiray anoo og iney musasal yahay 😢😢 ilahow sharafteena noo dhowr 🤲😭😭
@saabarinismacil
@saabarinismacil 3 ай бұрын
Saaxiipka xun iyo waalidka in hadalkiisa la diido labaduba. Habaar waye wllhi😢😢😢😢 Tusaale buuxa qof kii damiir leh wuu fahmi karaa. FILO WAX YAAPO BADAN AYA LAGALA DHEX BAXAA Team Gurmad Go Forward kuweygii
@munamanka227
@munamanka227 3 ай бұрын
Wllhi sumayo wala ooyoy qisadan run run umoodey wanba oyey ax yaqey allow gabdhaheena astur Illahayow raga sidan dumarka ugalayan allow naga qabo yarabi😭😢😥
@raziinamoh5554
@raziinamoh5554 3 ай бұрын
Filimkaan waxaa ka bartay haddii ilmo dhalo insh allah haddii sidoow ahaan jiraye uu is badalo inee ku qeylin oo daba galo waa cashir ka bartay wlhi 😢😢
@Haniyeta
@Haniyeta 3 ай бұрын
Waayeel warkiisa hadii lamaqli laha waraabe wuxuu cuno lama arkeen 😢🥹 manta filnka waa murugo 😭😔
@xamduushsaciid1072
@xamduushsaciid1072 3 ай бұрын
Sumayo maxa ku dhacayna
@Haniyeta
@Haniyeta 3 ай бұрын
@@xamduushsaciid1072 wala kufsaday abyo
@mariaflower6157
@mariaflower6157 3 ай бұрын
Mash ali
@XalimoXawo
@XalimoXawo 3 ай бұрын
Filinkan waxu katurjumaya bulshadena somaliyed waxa hesto Alla wan ooyey markan sumeya dawdey Allow melwabo ogabar somaliyed joogto nobadbado amiin yarabii🤲🤲🤲
@DaganNura
@DaganNura 3 ай бұрын
Aamiin yarabi😢
@MaxamadCali-fr3sb
@MaxamadCali-fr3sb 3 ай бұрын
Waayeel warkiisa hadii lamaqali lahaa waraabe wuxuu cuno lama arkeena waalidkaa warkiisa jano lagu helaaa😢
@faisalmohamud3409
@faisalmohamud3409 3 ай бұрын
Sumaya Waa jilayad fican wacyi galin fican keep up the good work folks
@Baxzan
@Baxzan 3 ай бұрын
inta sumayo ka naxday🥺
@quruxsan-kl8gj
@quruxsan-kl8gj 3 ай бұрын
waan ilmeeyay miskiinta waxa ku dhacay wxn iloobay iney filim ahayeen😢😢😢😢😢
@Haniyeta
@Haniyeta 3 ай бұрын
Wlhi dacad u ilimeeye 😢
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
@@quruxsan-kl8gjwlhi sidoo kale ilmaada ceshana waya 😢
@CabdiwahaabTusbax
@CabdiwahaabTusbax 3 ай бұрын
Dib waxa u bilaami doona mudaharaadkii maadama oo salaasadii la joojiyay aliflaha ayaa idin yidhi sidaa like saar si uu u gaadho abukar mahdi ❤
@CabdiwahaabTusbax
@CabdiwahaabTusbax 3 ай бұрын
Ugu danbay waa aliflihii oo idinka soo salaamaya England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 hambalyo isoo dhaha anigiyo dumaashidiin ❤❤❤❤❤🎉
@Mariaa7319
@Mariaa7319 3 ай бұрын
Hambalyo hambalyo 🎉🎉❤
@AyaanCali-h2x
@AyaanCali-h2x 3 ай бұрын
Hanbalyo Hanbalyo
@InaHassan-mr8kl
@InaHassan-mr8kl 3 ай бұрын
Hambaliyo ❤❤
@asaldhaald23
@asaldhaald23 3 ай бұрын
Congratulations walkey iyo dumashi ❤❤
@CaashoKiin-j4w
@CaashoKiin-j4w 3 ай бұрын
⁰ d j.😊​@@InaHassan-mr8kl
@nurasufi8594
@nurasufi8594 3 ай бұрын
Sumaya iyo familkeeda qaybtooda xanuun aas ahaay in la daawado, even though it is just acting I’m sure a lots of family they do go through these kind of trauma and it’s painful. May Allah keeps our boys and girls safe and may Allah show them the right path ameen
@CanabTube
@CanabTube 3 ай бұрын
FANI😂😂😂😂
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
Absolutely 💯 ✅ amiin yarabi🤲🤲🤲
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 3 ай бұрын
Amiin
@jihaanjiinaahmed6152
@jihaanjiinaahmed6152 3 ай бұрын
Aamiin yarabi😢
@dhuhulowfamily9394
@dhuhulowfamily9394 3 ай бұрын
Asc qurux bdn
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 3 ай бұрын
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@HassanFabaraca-mi7vu
@HassanFabaraca-mi7vu 3 ай бұрын
Wayelka wrkissa xala maqlo walidka warkiisa xalamaqlo gebdhow wa iga dardaran 😢😢rabiyow intii nadhashe iyo intii nala dhalate no astur 😢😢😭😭
@هناءمحمد-ل4جي
@هناءمحمد-ل4جي 3 ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...،...........=Π
@zapiriinlove9006
@zapiriinlove9006 3 ай бұрын
waxn hada rieayd lee waye but gabdho ayey si run ah ugu dhacan ilhow adaa og wixii dabin no dhigayo diciif banahy ilhow magantada io miciinkaga goorkasta nasii yaa rabi🤲
@princesskajal9595
@princesskajal9595 3 ай бұрын
Aamin😢
@Bintu.Mahamed
@Bintu.Mahamed 3 ай бұрын
Allahumma Amiin amiin
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 3 ай бұрын
Way jiraan waan arkay gabar , gabar kale ay saaxiibteed ifka ugu jeclayd ahayd ayaa qiyaantay niman kale 3 ilaa 5 gaarayo ubalamisay wlhi 😢😢 naag sxb magasho iska ilaaliya gabdho🥺🙏
@Hodaneey
@Hodaneey 3 ай бұрын
Ax 😭😭😭 rabaw,awlaada no xifti wan ooyay ano og in ay jilniin tahay lkn maalin kasta gabar somaliyed bay ku dhacdaa 😭💔💔 markad tahay hooyo hablo haysata calool xanun badana 😢😢😢
@xafsaibrahimahmed
@xafsaibrahimahmed 3 ай бұрын
Maanta waa jimca hal Mar aan kuwada salino xabiibkeena muxamed s c.w❤❤
@sihaamabdirisaaq9302
@sihaamabdirisaaq9302 3 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Allahayoow ubadkeena badbaadi oo ha na halaagin. Xasbuna laah wa nicama wakiil. 😢😢😢😢😢😢
@Sihaamqarshe
@Sihaamqarshe 3 ай бұрын
Musalsalka sidi hore nogu celiya plz 3 mr soo daaya asbuci yaa igu raacsan
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 3 ай бұрын
Markuu dhamaan rabo 3 maalin majirto isdhahay aniga
@SahraCilmi-si8kh
@SahraCilmi-si8kh 3 ай бұрын
Waaligaa waalidka ha caasiyin hadii kale sidanaa idiin danbayn❤
@HODONCIISE-ih8kq
@HODONCIISE-ih8kq 3 ай бұрын
Ax Sumayo iyo faamilkeeda maslax waaw mashaalaah ❤❤❤❤❤❤
@sahraismail2230
@sahraismail2230 3 ай бұрын
Maanta filimka waa muurugo caadiya waan iskaa oyeey wlh dhaalinta waalidka waar kisa diida saasa u daanbeysa😢
@alinoorhassan3549
@alinoorhassan3549 3 ай бұрын
ASC ASXABTAAA KUSALIYAA NABIGINA MOHAMED ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
@sowdaabdi1820
@sowdaabdi1820 3 ай бұрын
Waligey wan aha gawar filin qira leh ahdan arko oysoo ahadanah wahad igu darten inad gawar iyoh hoyoo isla oynaya .😢😢
@Awa.A.fataHMohammed
@Awa.A.fataHMohammed 3 ай бұрын
Caasi saan baa u danbaysa sumaya allha yarxama wllo waxaa durba ku hor yimi hadalkii hooyadaa wlhy film ka waxaadba moodaa in uu ka hadlayo waaqica maanta ee dhalinta iyo waalidkood ka dhaxeeya 𝑻𝒉𝒂𝒏𝒌𝒔 𝒈𝒖𝒓𝒎𝒂𝒅
@muntasomar983
@muntasomar983 3 ай бұрын
Emotional 😢😢😢😢 waaye qeybtaan wallahi waa ohiin wacyi gaalin qaali ah waad mahadsan tihiin Team guirmaad❤❤❤❤
@sureerahmed302
@sureerahmed302 3 ай бұрын
Kusali nabi muxamaed scw❤
@nagathassan5252
@nagathassan5252 3 ай бұрын
Salaam team gurmad from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 today this episode is emotionaly stiring and this is an example to our daughters not to hang out with strangers. Allah bless the director of this movie.amin
@SamiraIsmael-vf1iw
@SamiraIsmael-vf1iw 2 ай бұрын
Hi i'm from Djibouti 🇩🇯❤️🤍💙
@LiibaanMaxamedisxaaq-gw1hj
@LiibaanMaxamedisxaaq-gw1hj 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@MumtazAbdikadir-np4yq
@MumtazAbdikadir-np4yq 3 ай бұрын
My brothers and sisters let start being obedience to our parents whether u are 40 or 60 or any age plz obey ur parents😊🥰
@RuqiyoMohamed-k5z
@RuqiyoMohamed-k5z 3 ай бұрын
Wlhi Amaara iyo romiyow wey iga oysiyen caawa Wlhi waalid nimada macaanta ey ledahay bey idaren siiyen 😭😭😭
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 3 ай бұрын
Kooxda gurmad dhamaantiin jimce mubaarak ❤❤❤ allow khaatumada hainoowada hagaajiyo
@QueenHappy-e4j
@QueenHappy-e4j 3 ай бұрын
flimki ba murugo isu badalay sumaya waxa ku dhacay wn la oyay wlhi ilahayow gabar kasta oo somaliyeed ilaali mel walpa ay joogto😢😢😭😭😭
@SozyYusuf
@SozyYusuf 2 ай бұрын
❤karin is ⚖ ybhchzc
@FawsiyoAwil-dn2fl
@FawsiyoAwil-dn2fl 3 ай бұрын
Congratulations 1m subscribers 🎉🎉🎉🎉come soon ❤🎉
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 3 ай бұрын
All fanaan AJ ama sharma arke wlhi wax jilaataan ku heesto majiro ruwaayadii hore ifurtayee waan la socday qeebta uu kualahaa lkn ruwaayadan filo filo wuu ka baxsaday asaxaabey aan u codeydno xidiga ruwayadaan filo filo saameenta ku lahaa abaalmarinta ruwayadana la siiyo inta igu raacsan❤
@shaxaarilyrics
@shaxaarilyrics 3 ай бұрын
Maanta waa jimco xabiibkeena aan ku salino صل الله عليه وسلم
@SamiyaCumar-u6v
@SamiyaCumar-u6v 3 ай бұрын
Masha alaah wallhi waa wacyi galin ween waaye gabdhow aan wax ku qaadano waxaan oo kale madhacayaan lama dhaho wey dhacaan ee aan is jirno walidkana ka duceysano❤❤❤❤❤ tiimkana allah barakeeyo
@SozyYusuf
@SozyYusuf 2 ай бұрын
1uu4u2jt❤
@MaxamuudAweys-yf7tc
@MaxamuudAweys-yf7tc 3 ай бұрын
Waalid aabbe hoyo❤❤❤🎉🎉🎉allah ha noo daayo waxa jira ader ku buxinayo booska❤🎉🎉🎉 aabaha
@MaxamuudAweys-yf7tc
@MaxamuudAweys-yf7tc 3 ай бұрын
Mahadsanidin kooxda gurmad waa ku faraxsanahay wacyigalintina nolada
@faysacabicawaale3757
@faysacabicawaale3757 3 ай бұрын
Dhaman jilayaasha rawaayada filo wan idin salamy 🤚❤
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
Sumaya waridkeeda waxaa dhafay eneeya dhahaan soo baxa hospital aan kugeeya nehe ilhy qadartiisa ilmaa isoo dhafay alow owlada noo xifdihi amiin🤲🤲keep going team gurmada🥰🥰🥰🥰
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 3 ай бұрын
Allah is one ❤
@bulshofilms1790
@bulshofilms1790 3 ай бұрын
Kusaliya nabiga scw scw scw
@Nasriin-s2n
@Nasriin-s2n 3 ай бұрын
Kkkkk walahi sharmaaarke the best kkkk😂😂😂
@caliye1009
@caliye1009 3 ай бұрын
tim fillo iso duceyaaa pls muraad le yhy niyaad ahaan igu duceyaaa gabdhini ahay🤲🤲🤲😰😰😰
@CabiRisaaq-s9r
@CabiRisaaq-s9r 3 ай бұрын
I.a khayr ❤
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci 3 ай бұрын
Abaayo ilaahay muraad kaaga ku gaar siiyo😢😢❤❤ 19:25
@caliye1009
@caliye1009 3 ай бұрын
@@LuulCalasow-vz1ci ammin ya rabi byo
@caliye1009
@caliye1009 3 ай бұрын
@@CabiRisaaq-s9r abyo mcn ammin
@BillanMoussa-sw9gn
@BillanMoussa-sw9gn 3 ай бұрын
Allllhku sahlo muradkaga
@sayidcumarmaxamed2999
@sayidcumarmaxamed2999 3 ай бұрын
Aniga in aan ugu horeeyo ayaan umaleynayay waaba la buuxaa
@anabnur2179
@anabnur2179 3 ай бұрын
Best thing in life is true to yourself 💯
@fatimamohomedburalle9914
@fatimamohomedburalle9914 3 ай бұрын
27:04 I can't stop crying tonight wlhei 😢😢 sorry sumaya it's tue story it can happen in every where in the world never trust anybody except your mother and your dad😢😢
@Almishassanyonis
@Almishassanyonis 3 ай бұрын
From Galgary much loveeeee bahsan
@adoptme_Cookie_channel
@adoptme_Cookie_channel 3 ай бұрын
filo waxa jiro ad waye lkin wxn jeclan lahaa malin walbo ind noso deysan ❤
@jhashim739
@jhashim739 3 ай бұрын
This has been an excellent educational episode 👏 - Boss Abukar Mahdi thanks for reinstating Tuesday's episode ❤ we really missed it 👍
@khaalidqule3213
@khaalidqule3213 3 ай бұрын
TEAM GURMAD COGRATULATION MILLION TIMES
@Filatecdev
@Filatecdev 3 ай бұрын
Hooyo waa hooyo walahi way fahan tay ilahow hooyoyinkena noo xafid aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☪️☪️☪️☪️☪️
@Asmafaarah-p7m
@Asmafaarah-p7m 3 ай бұрын
i can't hold tears in my eye the part of sumaya and her parents😢
@farhiyamohamed4437
@farhiyamohamed4437 3 ай бұрын
Sharmake, my favourite actor 😊
@CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh
@CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh 3 ай бұрын
Jumce mubarak team abukar congratulations 1 million subscribers hanbalyo
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 ай бұрын
Waxan codsanlaha in ad gabdhaha an xijaabnayn ad kacodsantaan in ay xijaabtaan.wan ogahay in ay kunoolnihin qurbe laakin u nasteexeeya oo usheegaa wanaaga u leeyahay xijaabku iyo asturnaantu.thanks abukar mahdi and his team
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 3 ай бұрын
Jilaayaasha gurmad qaran & team igula kooxdaan garmud qaran jimco wngsn dhamaantiina ruwaayadana ruwaayad aan udhigo aan waligeey horay udaawaday ima so marin wlhi wax wallbo dhacaayo xaqiiqo ah ayaa laga maskaxeyay ruwaydaan inaba caadi ma aha wlhi keep going abuukar mahdi ❤
@nurfunny6411
@nurfunny6411 3 ай бұрын
Gabarey waalidkaa waxba haka.qarinin waalidow.idinka.caruurtiina haku canaaninda qaladkooda ee.hala.garab istaago
@amranali6867
@amranali6867 3 ай бұрын
Ax qeybtan murugo bdnah inta dmbe wan la ooyay wlhi 😭 allow gbdhaheena noo ilaali oo ina astur dhamanteena
@SurprisedAstronomicalMod-jp2ek
@SurprisedAstronomicalMod-jp2ek 3 ай бұрын
Thanks you waa iga farxisay ❤
@ruunmohamud9506
@ruunmohamud9506 3 ай бұрын
26:50 ilmada ceshan wayey ilahow walidkena inoo xafid
@AMIISHACabdisalan
@AMIISHACabdisalan 3 ай бұрын
War galb kasto ama galb dhaf no😢 so deya walhi wadnaga so dahden
@NasroAli-p9x
@NasroAli-p9x 3 ай бұрын
Isku mid nahay xabibti weekend walbo isha ii tagan
@NasibaCali
@NasibaCali 3 ай бұрын
Waa runtaa wlhi abaayo
@KhalilAbdirisaq
@KhalilAbdirisaq 3 ай бұрын
Waa Runtaa wllo
@Awooda57
@Awooda57 3 ай бұрын
Waaa runta xppt❤
@Blue_Ocean_003
@Blue_Ocean_003 3 ай бұрын
mama Feynus ayaan u xiisay waxaan eebe ugu rajeynaya caafimaad cimri dheer bash bash iyo barwaaqo🎉🎉🎉
@doceysaneleewaaye0fficial906
@doceysaneleewaaye0fficial906 3 ай бұрын
Halmar ku Sali nabiga scw ❤
@ruqiyocilmi281
@ruqiyocilmi281 3 ай бұрын
Mahasintiin team gurmad all of them
@SalemanDiriye-k8q
@SalemanDiriye-k8q 3 ай бұрын
Nio waxan aad todobaad ka maqnaanaysaan maad nagadhaaftaandee 😊
@AbdirahmanFarah-hr4wh
@AbdirahmanFarah-hr4wh 3 ай бұрын
🥲🥲🥲🥲 tusaale gabdhaha caasi waalidiinta ah gabdhow walidka warkisa maqal
@yaayaabdi908
@yaayaabdi908 3 ай бұрын
Team Gurmad waa dareemoona waxa nagu sameenoosin 😂 shekadiba ma jumce kaliyad ka dhigteen
@AyanmedHersi
@AyanmedHersi 3 ай бұрын
Waad iga qoslisay thanks laakin filimka waan uxisnay wlhi 😊😊😊
@yaayaabdi908
@yaayaabdi908 3 ай бұрын
@@AyanmedHersi marwalba ii farax wll ❤️
@saladomaxamud9378
@saladomaxamud9378 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 wlhi wn ooyay run run ayan umaleyay
@Haniyeta
@Haniyeta 3 ай бұрын
Wlhi same 😢
@hanadmydear5944
@hanadmydear5944 3 ай бұрын
Abukar mahdi aaway mama feynuus hadey jiran tahay no sheeg aan u duceynee waaba u xiisee mama feynuus
@mamaunique411
@mamaunique411 3 ай бұрын
Soo joog qofkii laga waayo soo jiifso baa laga helaa very sad 😅😅
@MaaluusMaaluus
@MaaluusMaaluus 3 ай бұрын
Sharmake funny waaye😂😂
@hodanfamillychannel
@hodanfamillychannel 3 ай бұрын
Filinka sidiisii hore nooogusooceliya asbuucii 3mar❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢
@mohamednoor1599
@mohamednoor1599 3 ай бұрын
Haa waa sax
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 3 ай бұрын
msh allaah waa filin qisooyinka soomaaliya ka dhaca ka turkumaya oo runa
@MaaluusMaaluus
@MaaluusMaaluus 3 ай бұрын
Sharmake funny waaye 😂😂
@MaaluusMaaluus
@MaaluusMaaluus 3 ай бұрын
Sharmake funny waaye😂😂❤
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 3 ай бұрын
ASC reer gurmad markaa uu xoreyso waan ii nii salamay markaa xigtaaa mama feynus meey, xalkey marteau , maca gudhacay pls no so jawabaa réer gurmad ok I m from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 And I miss so much mama feynus
@ifrahadan2945
@ifrahadan2945 3 ай бұрын
Aniga xitaaa sidoo kale filinka dhaman maamadasan karaadiyaa ilhey hacaafiyo hanoo soo celiyo maama faynuus ❤❤
@sucaadsalam
@sucaadsalam 3 ай бұрын
Wcs waxa uu dhahy mohamed Amin mama arliyo waxeey jirtaa magalo kale balse waa uxisnay sidaa sheeytay ❤
@MaaluusMaaluus
@MaaluusMaaluus 3 ай бұрын
Sharmake funny waaye😂😂
@MaaluusMaaluus
@MaaluusMaaluus 3 ай бұрын
Sharmake funny waaye😂😂
@ruqiyocilmi281
@ruqiyocilmi281 3 ай бұрын
Waa film dhiirigalan ah
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 3 ай бұрын
Mahadsanid 🙏 Abukar mahdi 🎉
@sumayamaxamedsiciid3730
@sumayamaxamedsiciid3730 3 ай бұрын
Waayeel warkiisa haddii la maqli lahaa waraabo wuxuu cuno maheleen 😢😢😢😢
@Anisa09864
@Anisa09864 3 ай бұрын
Thnks My Team Gurmad&Abukar Mahdi❤😊
@MaryanaxmedKulane
@MaryanaxmedKulane 3 ай бұрын
Alla sumayaa tala waalid diide sixunaa udambeysa alle haku yasiro abaayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉 teem gurmad waat mahat santihiiin dhamaantiiin
@AMIIROCKARIIN
@AMIIROCKARIIN 3 ай бұрын
Thanks wada mahda san tiihan dhamten sida qurxdad bdan filo Wan ka hely
@IfraxMuqtar-v3c
@IfraxMuqtar-v3c 3 ай бұрын
Saxiib naageed sun waaye waligey saaxiib mayeelanin ilaa iyo yaraan teeyda hada aan ayeeyo ahay
@MaaluusMaaluus
@MaaluusMaaluus 3 ай бұрын
Sharmake funny waaye😂😂❤
@CubaydYare-gb9pp
@CubaydYare-gb9pp 3 ай бұрын
1 Milion coming soon i.a team gurmad noolaad waligiin
@FaadumoCabdulaahi-t4n
@FaadumoCabdulaahi-t4n 3 ай бұрын
Waan inasalamey kooxda filo tageraha kuxiran
@MohamedJacoor
@MohamedJacoor 3 ай бұрын
Xqiq filimkan iyo magacisa waa is watan ❤❤❤❤ filim iyo badh iga dheh wacyigalin thank you abukar mahdi
@liyaomars
@liyaomars 3 ай бұрын
Qeytii hore iyo qeybtaan ayaa ugu xanuun badan walidkiis warkiisa diidoow wareer ayaa u danbeenaayo waa dhibatada ay leedahay casi walideyn nimada 😢amaara oo ah hooyada sumayo maahmaahdeeda waa waayeel warkiisa hadii la maqli lahaa waraabo wax uu cuno lama heleen 😭Alloow awlaadeena iyo Kuwa islaamka noo xafid yaa rabi meel walbo ay joogaan awlaada baari allaah hanooga wada dhigo waa idin wada salaamay Team filo iyo daawadayaasha 😘🫶🏽
@MalyunAli-zc6zv
@MalyunAli-zc6zv 3 ай бұрын
1 week 3 days plz😊
FILO PART 127
28:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 36 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 106 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 4 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
FILO PART 104
32:46
Abukar Mahdi
Рет қаралды 455 М.
24 September 2024
2:59
Ayaale Dahir
Рет қаралды 6 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 1
20:24
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 219 М.
Asik - CONTROL
3:51
Asik Music
Рет қаралды 165 М.
Diana Ismail - Сені кездестіргелі (Mood Video)
2:51
Kazybek Kuraiysh - Баяғы
3:16
Kazybek
Рет қаралды 585 М.
Дикие танцы
2:25
BAGA - Topic
Рет қаралды 479 М.
akimmmich & bimo - QAITADAN BASTAMA| lyric video
2:38
akimmmich
Рет қаралды 208 М.
HammAli & Navai - Всем заметно
3:33
HammAli & Navai
Рет қаралды 1,5 МЛН