FILO PART 23

  Рет қаралды 725,710

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Пікірлер: 864
@zumayoupdykhadir-hk5nn
@zumayoupdykhadir-hk5nn Жыл бұрын
Musalsalka waxan ugu jeclahay qeybta Mogadishu ❤😂
@BadraMustafe-ji8bg
@BadraMustafe-ji8bg Жыл бұрын
Ani xata wllhy😂❤
@AnisoXade
@AnisoXade Жыл бұрын
Qeybaha kale mey Naga dhafan
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 Жыл бұрын
Waa sax sidoo kale qeybta muqdisho ayaa ugu fican lkn sedex qeyb ayaa macan ahaan laheyd 😂😂
@radiaomar4817
@radiaomar4817 Жыл бұрын
sdkle anigupa❤😂
@najmaadanmuhidiin2046
@najmaadanmuhidiin2046 Жыл бұрын
Waan qeebta Muqdisho ugu xamasaty badan lkn hada waxaa shid mysy qeebta london baxsan iyo walasheeyd 😂
@Kingzayon112
@Kingzayon112 Жыл бұрын
Aniga kuwa Somalia jooga ayan ku heysta yaa illa miida❤
@Boqoradasamirka
@Boqoradasamirka Жыл бұрын
Aniga walhi 4qof kaliya waliba ku hayizta
@Tobandhan
@Tobandhan Жыл бұрын
Waligaa qofna haku yasin nolosha uu ku nool yahay waayo isagu ma dooran allah baa u dooray Mahadsanid abokor mahdi
@naciimobishaar8662
@naciimobishaar8662 Жыл бұрын
Inta musalsalkaan lasocoto ismuujiya ❤🎉
@nimcodagandagan6505
@nimcodagandagan6505 Жыл бұрын
𝑨𝒏𝒊𝒈𝒂 😂😂❤
@CaashoAxmed-n2w
@CaashoAxmed-n2w Жыл бұрын
❤🎉❤❤❤❤🎉🎉😮😢😢😢😮
@anisomaxmed1272
@anisomaxmed1272 Жыл бұрын
Aniga
@SakariyeMahameth
@SakariyeMahameth Жыл бұрын
One😂
@ikrannuni9750
@ikrannuni9750 Жыл бұрын
Aniga😂
@fardosa9749
@fardosa9749 Жыл бұрын
Yusra iyo sxbked wa dhalinyaro wngsan oo sharaftooda ilaalinyo xita kista gacma is qabsiga lee iskadaaya...❤
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Qaybta Caasimada Dalka Waa Another Level Waana Qaybta Ugu Jeclahay❤❤❤
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Please 🙏 wll isoo booqo
@nawalshidane3824
@nawalshidane3824 Жыл бұрын
Kheybtan wilka yurub lagu wayay wlhi wa run abtigey 20sano lawayay London ayaa abtigey kale dartiis u tahriibay 2005 asoo wado ayu nokenay hoyadey farxad darted adis Ababa ugu hortagtay ayeydey mcn malintaas oohin farxadeed masha allh❤🎉
@Malika-zq8lj
@Malika-zq8lj Жыл бұрын
Wallahi Wan la ilmeyay😢 familygan anigo og iney filim tahay hadana ilinto iso dhaftay uun ban arkay😢 we love you gormad❤
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Please 🙏 wll isoo booqo
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 Жыл бұрын
Waxaan rajaynaya qaybta hormarinta dumarka iyo dadka dhibataysan in aan helno meel kasta oo somali joogta Aad baan ugu baahi qabnaa ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲
@haniabdima6559
@haniabdima6559 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 Жыл бұрын
Masha Allah 😍 Ururka Haweenka Somaliyeed Guul Iyo Horemar Wacan
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker Жыл бұрын
Wa oyinhyer SORRY YOUNG BOY NAHIF ALLAH KOU AFFIYO CHAFAKALLAH LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW 🙏 ❤
@zamiirahassan4749
@zamiirahassan4749 Жыл бұрын
😢nolosha dhabta ah ee soomaalida ayey ka hadlaysaa sheekadani ilahay dhipaatada ha naga saaro
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
😭🤲🏻
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 Жыл бұрын
🤲🏻🥹
@DiscoveringSomalia
@DiscoveringSomalia Жыл бұрын
اللهم احفظ أرواح المجاهدين في فلسطين، وردهم إلى أهلهم مردًا كريمًا آمنًا🇩🇯🇸🇴❤️🇵🇸🇵🇸
@xafsocatoosh2151
@xafsocatoosh2151 Жыл бұрын
Amin yarabi
@zamzamomarsheikh-gp4ro
@zamzamomarsheikh-gp4ro Жыл бұрын
Amin yarabi 🤲🥺🤲
@safiyoahmed9333
@safiyoahmed9333 Жыл бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@shukridini7667
@shukridini7667 Жыл бұрын
aaaaamiiin yaa rabbi ❤😢
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Aaaaamiiiiin yaa allaah 🤲 please 🙏 wll isoo booqo
@أمسحرلة
@أمسحرلة Жыл бұрын
Taxanahan waa wacyi galin another level ah macha allah intii wakhti ku bixisay jaza kumu allah khayr
@sumayoxasan-5719
@sumayoxasan-5719 Жыл бұрын
Wallahi wan kahelay musalsalkan sabarin atarishada naif atoraha ❤❤❤❤❤
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 Жыл бұрын
Allah is one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SacdiyoAxmadjimcaale
@SacdiyoAxmadjimcaale Жыл бұрын
x❤❤❤❤❤😢😢
@wiiloshaweey8088
@wiiloshaweey8088 Жыл бұрын
😂
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 Жыл бұрын
Allah is one ❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Allaah allaah allaah allaah allaah allaah allaah
@AbdiHaji-kf7ds
@AbdiHaji-kf7ds Жыл бұрын
ALLAH IS ONE AND GREAT AND DO WATEVER HE DOES
@istarabdullahi6422
@istarabdullahi6422 Жыл бұрын
Yes
@MumtaazMaxamed-zq2gx
@MumtaazMaxamed-zq2gx Жыл бұрын
P
@SHakEByareSiciid
@SHakEByareSiciid Жыл бұрын
Allah
@aminaadan5075
@aminaadan5075 Жыл бұрын
Yaaa iga horeeya manta ❤🎉🎉🎉 anigaa ugu horeeyay Anwar safar salaamo maalintaan❤❤❤ muqdisho arko cidi iga horayn mayso caasimada dalka hooyo❤❤❤ abukar Mahdi mahadsanidin 🎉🎉🎉 salaan sharaf team gurmad
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf Жыл бұрын
Waqtiga iyo juhdiga aad nagu bixisen wad ku mahadsan tahiin koxden sharafta badan
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 Жыл бұрын
Qaybta Muqdisho waa heer sare.❤❤❤❤❤
@Ruaaab
@Ruaaab Жыл бұрын
Ma arakte dadka filmka qurxinooyo dhan ayaga waaye
@sahroahmed4441
@sahroahmed4441 Жыл бұрын
Intoda ayaan bo udawada aniga
@MrMr-b5q
@MrMr-b5q Жыл бұрын
Thansk madaama qeybta muqdisho noo soo badisay😢❤
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker Жыл бұрын
VER AMAZING 🎥 TANK YOU VERY MUCH DIRECTOR ABUBAKER AND ALL TEAMS MEMBERS GURMAD HORREYHOUSSOS Y LOVE YOU MAMA FEYNOUS CHEIK DAHER LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤
@ahmednor5847
@ahmednor5847 Жыл бұрын
maasha allaah team ka abuukar mahdi team ka gurmad waaaa ku mahadsantihiin kooxda gurmad
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Please 🙏 wll isoo booqo
@sihaamcadey3111
@sihaamcadey3111 11 ай бұрын
Allah is beautiful❤❤❤
@MakoAhmed-n5g
@MakoAhmed-n5g Жыл бұрын
Ma sha Allah manta filinku her saruu aha thanks to our best Somali movie Director second our best Somali actress faynuus muqdisho side nakata idnkoo dhan ma idin kala saarsaari karaayo si fiican baad noo gu Hagar gasheen si fiican baad uwada jiisheen Allaha cimri dheer oo cbaada leh ha idin siiyo May Allah give to you all Gurmad team long healthy life Allahuma amin اللهم يحفظكم Allaha ha idin ka farxiyo 🤲🤲🤲Allahuma Amin
@umamumtaz
@umamumtaz Жыл бұрын
Jah dhamaadka filmka wax kale waaye amran beenteda iyo dulmigeda so afjarmay ❤
@ruunsuule5456
@ruunsuule5456 Жыл бұрын
Waaw t❤hanks all team gurmad esp.Abukar Mahdi❤ waaw xasuus sagootin lala ilmeeyo 😢 yes the young lovers came back👏 the true came out✅ mugdisho young teanm are so perfect💯👏⚘❤
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Please 🙏 wll isoo booqo
@abdiahmed484
@abdiahmed484 Жыл бұрын
asxaabta ilbiriqsiyo .saacadood. Maalmo sanado. qarniga❤shukran abukar😊❤
@saididleHassan
@saididleHassan Жыл бұрын
wwowowowo mashaa allaha marba marka kadambeysa waa sii qurux badnanaya filimka filo bro abukar iyo walahaa filo hambalyoo waxad naa ogataan jilida waa top halka ka wadaa mama feyruus wowowo galintada waa ka baxasatey iyo dhamaan mashaa alhaa.
@AsmaAhmed-e5s
@AsmaAhmed-e5s Жыл бұрын
Filimka DHAn wax igu socoda qayibta muqudisho🎉😂😂
@indho12
@indho12 Жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ahay😁😁😁😁ee qeebta kale igu sharaf
@sayidnuura9007
@sayidnuura9007 Жыл бұрын
Musasalka ani qaybta muqdisha ugujeclahay Manshaalaah dalkeena fromhargeisa❤❤
@Nin.xaasle.wa.wllkey.
@Nin.xaasle.wa.wllkey. Жыл бұрын
Team gurmad Wan idiin salamay inta filmkan la socoto salan sare❤
@caynibootiyow
@caynibootiyow Жыл бұрын
Ana Ugu Horeyo Saa Usgyay Lee😅Tiim Gurmad 2019 Ila Hada Idnla Socda Kaf Iyo Kala Dheri😢Hoyo Dey Isla Dwn Jirny Wa Jeclan Laha FILO In Ay Ila Dwto Lkn Ilhay Aya Iga Oof sdy😭😭Iguso Ducya Inu Ilhay Janda Nagu Wda Kulmiyo🤲Dhmn Ten
@Deikha
@Deikha Жыл бұрын
Alle ha u naxristo 😢
@ubaxaxmed1656
@ubaxaxmed1656 Жыл бұрын
Allah unaxariisto 😢
@PhatuushMohaz
@PhatuushMohaz Жыл бұрын
Alalha unaxariisto 😢
@Muhiim5926
@Muhiim5926 Жыл бұрын
Illhey ha unaxariisto
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 Жыл бұрын
Sorry wll Alle ha unaxariisto
@SiciidCraxmaan-de7pp
@SiciidCraxmaan-de7pp Жыл бұрын
Thanks abukar mahdi 😊
@XasanbariiseDaahir
@XasanbariiseDaahir Жыл бұрын
Abuukar mahdi walaahi ani waa ooyey waa calool jilcanahay sagootintii maxamed amiin
@Qalidumar12
@Qalidumar12 Жыл бұрын
Ku sali nabigena scw ❤💯🙏👍🕋
@farhiyaabdullahi8862
@farhiyaabdullahi8862 Жыл бұрын
Abukar mahdi somaliyey gaarsiiya 1m wd awoodiin plz 🙏 Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ayaan nahay codsi
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Жыл бұрын
Hooyo wanaagsan ma ah laakiin jecel daacad ah ayuu haystay Naif❤👏🌺
@farhiyamohamed4437
@farhiyamohamed4437 Жыл бұрын
Mothers always say the truth even if what they say isn't write , allah bless our mothers 🥰
@AsmaHassan-z2u
@AsmaHassan-z2u Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Please 🙏 wll isoo booqo
@farhiyamohamed4437
@farhiyamohamed4437 Жыл бұрын
@umuakram3737 OK, wll halkeen kaaso booqdaa, wayo ma arko any link
@Blue_Ocean_003
@Blue_Ocean_003 Жыл бұрын
In the end its very sensitive about Naif and his mother Naif is very good actor keep going 👏 👍 ❤❤❤
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Please 🙏 wll isoo booqo
@aminaidris426
@aminaidris426 Жыл бұрын
Sheekada film kaan aad bey u xiisa badantahy waan ka helay ❤❤❤❤ thanks to qofkii soo fakeray iyo inta jileysa sheekadaan waxeey fiicnaanlaheyd in English subtitle loo sameeyo si dhalinyarada aan soomaaliga sifiican u aqoon ay u daawadaan iyo ajaanibta
@khayrjecel-yt5lj
@khayrjecel-yt5lj Жыл бұрын
What a beautyful story, keep up the good work team gurmad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi Жыл бұрын
Thank you so much 😀
@nalkanasta3359
@nalkanasta3359 Жыл бұрын
Mar walbo qeybtay mama feynuus kujirta shidan ❤
@Hanmor3412
@Hanmor3412 Жыл бұрын
40+ years experience ah bay haysta
@MaxamedXisri
@MaxamedXisri 3 ай бұрын
Dadka xamar bn shidan family qurux badan say iskugu faraxsanyihiin m.a ❤❤❤
@hadiyamxmed1797
@hadiyamxmed1797 Жыл бұрын
Qaybta safarka manta qalbigayga tabatay 😢😢😢😢😭
@MunoMaanka-hz5bm
@MunoMaanka-hz5bm Жыл бұрын
Ani xitaa ilinta ceshan wayay
@hadiyamxmed1797
@hadiyamxmed1797 Жыл бұрын
🥲adban uqalbi jilicsanahy abayo
@nasriinsaed6828
@nasriinsaed6828 Жыл бұрын
Wooow aaad baad umahadsan tihiin dhamaan teem gurmad❤
@yussufsanweine114
@yussufsanweine114 Жыл бұрын
I ❤ this team of Muqdisho
@nasraali511
@nasraali511 Жыл бұрын
Ilaahey makuu gargaaraa mise😂😂😂🎉🎉🎉 keep going
@NajmoXassanali
@NajmoXassanali Жыл бұрын
Waaw yaaqey meel aan cadi ahen ayuu marayaa qeybta kale wan sugila ahay ❤❤❤
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 Жыл бұрын
Feynuus anwar iney hooyadiis kafogeysey rabataa❤
@SaadiaKhadija-z2x
@SaadiaKhadija-z2x Жыл бұрын
Wow what aNice filims keep going team gurmad especially Abubakar mahdi we love u 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@drshroopo4996
@drshroopo4996 Жыл бұрын
inta rbta intaa in lga badsho👋 taaaga😅
@rahmadhalole6716
@rahmadhalole6716 Жыл бұрын
Maanta ana uhoreya thanks our director
@حمدهحمده-ل3ج
@حمدهحمده-ل3ج Жыл бұрын
Wlhi min qalbi Aa u ooyay😰😰 WA xaa dareemi karo sideyda O kle quf walid kisa ka fog Allow nakulmi Anago nawad qabno Amiin 💓💗
@salmomaxamedsaalx8834
@salmomaxamedsaalx8834 Жыл бұрын
Fast one ❤
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 Жыл бұрын
Ana u horeeya wan idin salaamy kooxda gurmad❤
@biiwayecb4896
@biiwayecb4896 Жыл бұрын
اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك يارب العالمين
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 Жыл бұрын
Wlhi masha allahmamo arliyo iyo qoyskeda waxay iso xasusiyen markan uso tahribayey sacudi 😢😢 nayif iyo sabirin the best actors ❤❤❤❤ keep going
@ladanahmad6804
@ladanahmad6804 Жыл бұрын
Maxaa kugu dhacay abyo wax ma iiga sheegi kartaa qiadaada
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 Жыл бұрын
@@ladanahmad6804 haa abayo markan sobaxayey familka ohin bada nagu kacdey 24sacadod ban kujirney anigo nolosha ka qursaney ba alle naso badbadiyey alx yaman markan imaney 5mar ba xaduda lanaga celiyey marki 6adba xadudda sacudi so galney lkin askar sacudi baa naqabatey xabsi jeyzan ba lagu ixerey inago badan muqalaskii nawaday iyo rakibkiba wan kala dhuney xabsiga waxan kujirney mudo 3bilod telkii wa lanaga qatey 3bilod nolol iyo geri iguma heynin familkeyga kadib ayaa bus nalaso sarey inagoo isku jirna somali iyo ithopiyan ayaa buraha yaman lanagu dadiyey o xabado rasas lanagu furey rasastii waxa maqlen kuwo tugo ah oo askar yaman ah oo dadka laso celiyo qafashan tugadii ba naqabsaden waxay nageyen mel xero u ah waxayna nagu amren qofwalba in u bixiyo 250$ hadii aad bixin weydan dil iyo tacdi iskudiyariya meshii baa ohin afka la furtey qofwalbana familkisa bu wacdey tel baa nasi nahney madamaa telkeyna xitaa iyaga naga dhecen telkodii baa familka ula hadley hoyo oo cuntadii ka godey oo murugeysan ban wacay madamaa numbarkeda kor an kahayey ohin iyo wareysi kadib laxagta ban ushegey kadib bey igu itiri Aisha dahabkadii aroska wa tii ad kutahribtaye intee kakenaa bey igu tiri hoyo waqasab ban ku iri in leho 250$ hadii wa leydiloyo baskolad madaxa iga saranthy aniga mamadii orod denbey so qatey weyna iso dirtey alx wayo qofkii lacagtas bixin wayo 24sac gudahoda waxa la yiri kufsi iyo dil ba la isugu darayaa alx lacagtii wey iso dirtey hoyo kheyr alle hasiyee askartii wey nawaden waxay ino geyen muqalaskeyna nuradin ba ladhihi jirey ileyn weyba yaqana markan magacisa ushegney subaxdii kale ayaa hadana so baxney o jimco tahy xiliga qudbada ba xaduda so goyney alx 5saac hawenimo waxan jogney jida alx walashey tahribka dhibkas bu leyahay madamaa wadankii daruf igaso wadey ninkii an kala tagney waxan udhaly wil iyo gabar bilna iguma sin jirin wuxu igu yiri hadad bil rabto ilmaheyga isii furinkana wuxu kuyimid asiga nin balwad leh bu ahaa hoyadey buu aflagadeyey oo torey uqatey mar asiga qadkii jiro ka galey hoyo o iso boqatey bu cayayey adiga weligi ma shaqeynin lkin abihisaa dibada ku maqnaa o naso bili jirey hoyo o ilajogto o gobol iga timid aya abihisa inoso direy lacag bil iyo dhar cid carafo ayey aheyd 200$ ninkan asigaa so qadey lacagta 50$ isaga iyi walalihisa qad kuso cunen 150$ bu ikeney waxan iri awey 50ka kale aniga so cuney haye dhib malahan mardambe ha unoqonin 1 malin kadib bu igu yiri aniga iyo hoyo isla fadhino cashuna 10$ isii waxan iri toban iska dayee nus kuma sinayo ilmaha canahoda miya qad kucuneysaa haa maxa iga ilmo ilmo kulahaa hoyaa sobodey oo tiri wilkeyga sidan ma ficno ilmaha ka baba ayan ee qadkan iska dhaf ilmahaga bilkoda waxan haku cunin kulaha lacagtii abahay miyad xog igu kedihin wad edebdaranthy hoyo fican matihid dulmiley duli batathy nacasyay hoyadaa iyi reer dhibeyda ku kentey wase bu yiri hoyadey kadib ban kuletiga kudhagey oo ifur ku iri wuxu iyiri hadan kufurayo meher iguma lihid wardushada saro ee ifur ban ku iri sidasbaa ku kala tagney abayo bilna imaso weydinkarto hadi ilmaha bartas i dhig bu iyiri ilmaheyga anigaa si watey yan udhigayaa asiga hoyadis uma nola alx hada wilkaa ijogo lkin gawadha wey iga saqirtey alx wilkeyga dugsi iyo iskul bu dhigtaa alx qisadeydana halkas bey kudhamey karalinoqo abayo madama hadalka kugu badiyey adiguna adbad u mahadsanthy alle haku sharfo sidad ii sharaftey cimri dher iyo cafimad cibado suban leh alle hakusiyo amin wabilahi towfiq
@MuniiraFaarax
@MuniiraFaarax Жыл бұрын
Abyo itee usafartay
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 Жыл бұрын
@@MuniiraFaarax sacudiga 3bilodbaa nolol iyo geri leygu heynin
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 Жыл бұрын
@@MuniiraFaarax lkin hada alx waxan jiga 10 sano sacudi wana shaqeystaa
@shankaabdull300
@shankaabdull300 Жыл бұрын
Wow what a nice episode keep going team gurmad
@Saadiamuhiyadin
@Saadiamuhiyadin Жыл бұрын
Ana u hureyoo😢❤❤❤❤
@sacdiyoxiinfaniin
@sacdiyoxiinfaniin Жыл бұрын
ALLAH is one😢❤❤
@muniroaaeesha1138
@muniroaaeesha1138 Жыл бұрын
I love this film is amazing ❤
@hilwahassan7372
@hilwahassan7372 Жыл бұрын
Qeybta muqdisho top wye m.a❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏 wonderful actors 👏
@maryamaahmedkulane1370
@maryamaahmedkulane1370 Жыл бұрын
Wlhi waaa xasaaasi sabiriin masha allh mama feynuus allw nooo kaaa daaaa teem gurmad dhamaan waat wada mahat santihiiin walalkeen abuukar mahdi thanks
@Azma_73
@Azma_73 10 ай бұрын
1M Insha Allah
@Realbeautyisrare82
@Realbeautyisrare82 Жыл бұрын
Awesome episode again!! Everything is done in the dark, it will come to light someday!
@ramlomuse2749
@ramlomuse2749 Жыл бұрын
Waa ikanaa❤❤❤ teem gurmad mahadsanidiin
@sofiaosman6730
@sofiaosman6730 Жыл бұрын
Masha Allah the best one wllhi kuwa Mogadisho joogo kuwaas ayaa igu socodo❤
@cadka_lyrics
@cadka_lyrics Жыл бұрын
Www keep going legend please 🙏
@Nimcosharaf465
@Nimcosharaf465 Жыл бұрын
Wiilka waziirka jaceylkada mobel ugad 😂😂😂
@muniiraeid3298
@muniiraeid3298 Жыл бұрын
Qaybta wadanka u jcelahaY ALLOW xamar mar un I tus😢😢 from hargeisa caday ❤
@ashamohamed3095
@ashamohamed3095 Жыл бұрын
Waxaad tahay hal abuure fiican waana daawadaa isbuuc kasta ee waad ku mahadsatihiin jilaayada oo dhan keep going ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiiafrah9687
@abdiiafrah9687 Жыл бұрын
Best episode what a lovers ninyahow abukar saapirin anaaba jeclaaday qoftaa m.a quruxleey waaye
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u Жыл бұрын
Waa run qisadaan markasta waa wax ka dhaca wadankeena labo is jecel la kala geeynaayo Taasi wax cusub maaha balse soomali man ma ka quusa qayaano uun daacad ma leh Abuka r mahdi waa nin cajiib ah wacyi gelinta Balse aan egno waxa qisada ku dambeyso thanks gurmad
@hiboaden5551
@hiboaden5551 Жыл бұрын
Hallo team gurmad waa hibo from Garissa wanisalama All team Gurmad Good. Job Director Abubakar mahdi walal qalii
@aragsaninadaahir2608
@aragsaninadaahir2608 Жыл бұрын
Woooow thank you yaqey abukar
@modiinalqassam
@modiinalqassam Жыл бұрын
Guul KOOXDA GURMAD qaran 🎉
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 Жыл бұрын
gurmad group aad ayaan idiin salaamayaa Allah mahad lehh c--------q
@muuminabduqaadir1739
@muuminabduqaadir1739 Жыл бұрын
Walaahi waa ku heystaa habartan jabka ku dhacay yaa salaan abti viva
@foos81
@foos81 Жыл бұрын
Salansare abuukar mahdi iyo kooxda gurmad 🫶filimkan xalay waa ka mashquulsy safarana waa ahaa maanta aan safar kasoo galay dubay weega danbana turkiga aan ku fiirsanaa hadii Ilaahey ka raali noqdo❤
@umuyaasir4251
@umuyaasir4251 Жыл бұрын
Maasha Allah riwayada filo aniga wan ❤ waa ikhanisey❤❤❤❤❤
@Odix_ff
@Odix_ff Жыл бұрын
Waaaw manta waxba ka dhacay filink filo team gurmad inaba cadi mahan part 24 wan sugi lahay 🥰
@Rashka17-nn3xg
@Rashka17-nn3xg Жыл бұрын
Abukar legend ❤🎉
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 Жыл бұрын
Filimka meeshii ugu xamaasad badneed maraya🥰🥰
@aminakhadar581
@aminakhadar581 Жыл бұрын
MashaAllah keep going team
@zundaappeofficial3849
@zundaappeofficial3849 Жыл бұрын
Thanks wansugaye 😂❤
@asaldhaladmj1453
@asaldhaladmj1453 Жыл бұрын
Waa ikaan ❤qofki ugu horeyay
@haajira4767
@haajira4767 Жыл бұрын
Ajaja filiku manta meelxasaasiya bukudhamaday wiiliki omamadi oganrab budhama Lakin filinka inti iiguxanuunka badnaaydi waxa ahaaydi markay mamo ariliyo wiilikeedi katagaayay walahi Wan ilmeeyay anigu markaste oo qof xafad kad aa utagayo sidan ban uuooyaaa dhamaan waxaan halka ka salaamaya kooxda gurmad dhamaantoba meelkastaay joogaanma ❤❤❤❤
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q Жыл бұрын
Teamka muqdisho ❤❤❤❤
@SalmaFamos-gj4tz
@SalmaFamos-gj4tz Жыл бұрын
😂😂xaaskiisa say u ooyday 😭meesha waynaago badanthy
@haniabdima6559
@haniabdima6559 Жыл бұрын
Erreeerrerrwreecccccyuuuu❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@nasteehomohamed2592
@nasteehomohamed2592 Жыл бұрын
Wwwww ar qeebta xamar waab kalay iska arag noso badiya bal❤❤
@ahmedhuud6-eb8dn
@ahmedhuud6-eb8dn Жыл бұрын
I can't wait next part
@SaadiaKhadija-z2x
@SaadiaKhadija-z2x Жыл бұрын
Wow what aNice episode i love this films i can't wait 24❤❤❤❤❤❤❤
@HaawoIbraahim-hc2vk
@HaawoIbraahim-hc2vk Жыл бұрын
anigaa usoo horeye❤
@kikiahmed6765
@kikiahmed6765 Жыл бұрын
My favorite guy is here praying😍🥰😘❤❤❤❤❤❤
@muslimaali3279
@muslimaali3279 Жыл бұрын
Omg this part is very calool xumo i really cry
@munashAmiin
@munashAmiin Жыл бұрын
أللهم صل و سلم و بارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم
@Umuahmed143
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Please 🙏 wll isoo booqo
FILO PART 24
30:12
Abukar Mahdi
Рет қаралды 605 М.
FILO PART 27
26:23
Abukar Mahdi
Рет қаралды 811 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
SIR NAGEED | 54 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
30:09
Family Sagal Channel
Рет қаралды 148 М.
wacyigalin_ talaabo wax ool le.
5:01
Djibtalo production
Рет қаралды 34 М.
QISADA RAASHID IYO XAMDAAN QISO CABSI AH!!@sawdamqaalib
1:08:08
Sawda Qaalib
Рет қаралды 69 М.
FILO PART 63
30:48
Abukar Mahdi
Рет қаралды 600 М.
dilka Hassan Sheikh Oo Adissababa uuuuuu Soomaaliyee12 January 2025
26:21
SIR NAGEED | 56 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
25:18
Family Sagal Channel
Рет қаралды 139 М.
FILO PART 28
26:41
Abukar Mahdi
Рет қаралды 582 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН