No video

Finland iyo baraf + ( VLOG )

  Рет қаралды 22,631

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Күн бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/...
📧
mieraajhamada96@gmail.com
Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
/ hamadaibrahim

Пікірлер: 346
@11stars26
@11stars26 3 жыл бұрын
Ogu danbeyn macalin oow dheere waa nasoo wareejisay Ayeeyo timo dheerna igu sln 🙃🙃
@abdirahmanosman5269
@abdirahmanosman5269 3 жыл бұрын
KZbinrkena sharafta leh kheyr badan insha Allah 🥰
@TeamSamia27
@TeamSamia27 7 ай бұрын
Waw saaxib waxaa kahay qof qalbi wanaagan❤❤❤❤❤❤❤
@fuadfarahh
@fuadfarahh 3 жыл бұрын
I'm Watching you With Eating Cambuulo and macsaro Delicious....❤😛
@abdikarimhajiabdi953
@abdikarimhajiabdi953 3 жыл бұрын
Same to you 🥰🥰🥰
@aishaladan9099
@aishaladan9099 3 жыл бұрын
Is no faaan inaa canbuulo cuneeso qosol ma ahaa😏
@fuadfarahh
@fuadfarahh 3 жыл бұрын
@@aishaladan9099 you have wrong idea about me Don't be crazy About what i said Sis of mine🙋‍♂️
@mohanadliibaan8846
@mohanadliibaan8846 3 жыл бұрын
Wlhi ani kula mid ah
@salmocagayar8885
@salmocagayar8885 3 жыл бұрын
Inta ila Araktay hamaada Afkiisa in uu kabaxaayo Qaac ❤️dhac ii gusiiya🤔✌
@anisawarsame9001
@anisawarsame9001 3 жыл бұрын
Keep going :) from Hosow pro
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 3 жыл бұрын
Xanuunka hees uuka keeene😂😂😂😂 go goooo sadaqeyso dhiiga ina adeer.😍😍😍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣
@sadaamali5813
@sadaamali5813 3 жыл бұрын
Aw dheere illaa io hadda so dhaweyn kaama haaayo 😅😅 Koop shaaah billaa sokor allaha ka dhigo
@cabdiqadir9267
@cabdiqadir9267 3 жыл бұрын
From hosow pro
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll
@mr_maarik2757
@mr_maarik2757 3 жыл бұрын
Ino soo duub dee sida loo edting gareeyo prther soo muugal vedio hagajin ah🥰🥰😍😍
@muhanat_
@muhanat_ 3 жыл бұрын
9:34 naagtaa somalimiyaa
@hajitech2333
@hajitech2333 3 жыл бұрын
Hanaga ilaawina inaad videoga liketa dhacdhac ku siisaan .. si aan Channelkeena kor ugu soo qaadno .. Mahadsanidiin dhamaantiin .. Keep going Awdheere😉🙏.. Fans from Gobolka Raga 😉🤣
@Anwaroow
@Anwaroow 7 ай бұрын
From aw dheere 😅❤
@khalidali8678
@khalidali8678 3 жыл бұрын
Aad iyo aad walalke hormar wcn guul insha allah ✌✌
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Awdheere 👋👋❤️👍👍 Dhiig ma baxi kari wlhi lacag miyey kugu siiyaan Sidee Yacni dhiig u shubi karaa waaba cabsanaa anoo daawanaya😂🤣🤣🤣 2 da bil halmar Dhiig bixisaa Aniga 10 sano xataa ma bixinayo😂😅
@abdijabar-shabz5314
@abdijabar-shabz5314 3 жыл бұрын
I have never seen a better video that other people are doing. It is a high quality video you made and we enjoyed it. thank you bro keep going. wlhi as I support you I have never supported anyone so keep going bro and i wish you succes :)
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you bro 😎. I appreciate that
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 жыл бұрын
isoqabo wllo fadalan isowabo what's app +252907954457
@ahmettxussein
@ahmettxussein 3 жыл бұрын
Mahadsanid sida quruxda bdn ee aad videoga inoogu soo duubtay
@jimenezchannel8907
@jimenezchannel8907 3 жыл бұрын
Wee hamadaaaa noh
@hamzeapokor7575
@hamzeapokor7575 3 жыл бұрын
9:05 walahi daacad baan u qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abuudi1080
@abuudi1080 3 жыл бұрын
Wlhi waaa kuwataaa legend keeep going 😂❤🤝✊
@mestarowmestarow6027
@mestarowmestarow6027 3 жыл бұрын
mn sha allh sadax luqadod oo aan ku jirin somalia ayaad ku hadashaa keep moving bro
@mullinyow9897
@mullinyow9897 3 жыл бұрын
Awdheere oo xir xiran waa adunyo
@crahmanqeys5347
@crahmanqeys5347 3 жыл бұрын
Aniga Ugu Horeyo Big Pro 😍
@252callmezalaz4
@252callmezalaz4 3 жыл бұрын
Wcs Adiga ookle aya ah youtuber dhames tiran🤩💯
@sulowyare2019
@sulowyare2019 3 жыл бұрын
Hamada sxp waxaa tahay youtuberka kaliya eee aad ujeclahay inaa fiirsado muuqaladiis couse waxaa tahay qof kaftan badan aadna udagan 😎😎
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid boqorow
@maxamedcabdishakur972
@maxamedcabdishakur972 3 жыл бұрын
Keep going bro from 🇨🇦 Manitoba
@allie2444
@allie2444 3 жыл бұрын
Professional Vlog....san a Vlog u aqana...xog, shactiro, talo, view, wx ka maqan mleh.....qabowgas iyo howshan bdan shaqo yar maha....tnx for entertaining us....Good job....i liked😍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️💪🏾☺️
@leylaabashiir8020
@leylaabashiir8020 3 жыл бұрын
I enjoy the cold weather, even though I don't get it, but the country still loves me aw dhere 😅
@iamboss9807
@iamboss9807 3 жыл бұрын
Ilaahee igma wadi runtii soomaali Saab moo af kee qaac ug baxaa teeda kale volg aa kufiican tahaye
@zakariyemohamed29
@zakariyemohamed29 3 жыл бұрын
Awdheere
@dagan12349
@dagan12349 3 жыл бұрын
Masha allaha owdheere barafa ka wayay 💯💯
@osamamohamud8154
@osamamohamud8154 3 жыл бұрын
Can’t wait to see u hitting 10k o dheere 😀
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thanks bro. Me too
@abdirazaqahmed4908
@abdirazaqahmed4908 3 жыл бұрын
Aw dheere do you know that you are the only somali KZbinr i gave subscriber bro and the as to why i did that is am satisfied with ur videos and ur programs bro am absolutely contented bro thanks alot and fall forward always ✌️❤️❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
I swear I’m soo happy to hear this. I appreciate that bro 🙏🏽♥️
@inamohamud3677
@inamohamud3677 3 жыл бұрын
yes sir muuqalada iska soo hagaajiya dheh "wixii aragoodu kudeeqo ayaa oontoodu kudeeqdaa bay dhahaan".
@cade4139
@cade4139 3 жыл бұрын
Awdheere waanku aamisanhy✅♥️
@Suheybalpha
@Suheybalpha 3 жыл бұрын
Yeah wll Hamada ibrahim sidaan aan rabaa intaa taladeda qadatay waxy cadynkara coments kaan Love saar
@sahalnor9459
@sahalnor9459 3 жыл бұрын
Oo dheere was a legend ❤
@nafisohassanahmed275
@nafisohassanahmed275 3 жыл бұрын
From Hosow keep going my brother Hamada👍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll 🙏🏽♥️☺️
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 3 жыл бұрын
xaafadaada ilaa center ka wey qurux badantahy 😍😍😍 I do like it, even thoo ayadoo baraf ah. Anyway nooso badi vlog ka😍😍😍😍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah 🙏🏽👊🏾
@nourjustin8498
@nourjustin8498 3 жыл бұрын
Hamaada zxp mcn vlog yadaada aad bay uqurux badnyihiin nooso badi allaha kula garab galoh
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
Waankula soconaa awdheere ☝️🕺
@empradornaadiraydarouz256
@empradornaadiraydarouz256 3 жыл бұрын
My brother from another mother hamada waaku wataa bro 🥰🥰🥰
@mohamoud_8852
@mohamoud_8852 3 жыл бұрын
owdhere🔜✊
@baboaimaraimar7599
@baboaimaraimar7599 3 жыл бұрын
What a folg wali film aan dawanaya ayan umoday zxp week 1 or 2 no soo dub awdheree
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah wll
@yaxya5131
@yaxya5131 3 жыл бұрын
Waaw wa so dhacay muqalka, owdheere keep going..
@mullinyow9897
@mullinyow9897 3 жыл бұрын
Noo soo badi pro🏷 awdhere magaaladee jogtaa🇦🇷 aniga ayaa jogaa adigana
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Maxa ku geeyay 🇦🇷 ?
@patogaming2432
@patogaming2432 3 жыл бұрын
Si gooni iila soco owdheere doqoni kuma salanto hade kusalantana kuma so martiso from 🇧🇪 salanna iga qabo🙏
@maddaale8199
@maddaale8199 3 жыл бұрын
Hamada Ibrahim Sxb Waan Ku Wataa
@mohamedburhaan4910
@mohamedburhaan4910 3 жыл бұрын
Wllhi hamada dhabtaa ka hadlayaa KZbinRKA aan uhu jeclahay baa thy
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️🤣Mahadsanid boss
@ibrahimdalbac5170
@ibrahimdalbac5170 3 жыл бұрын
Zxp waa kuwataaa keep going kuma dhihi karee hore u soco 😁😁👏💯
@MaxamedApdi-de5oj
@MaxamedApdi-de5oj 2 ай бұрын
im watching 2024 hamada ku aawey🎉
@AmiirMokter
@AmiirMokter 3 ай бұрын
Aw dheere usa kasoo duub vlog
@djlion7450
@djlion7450 3 жыл бұрын
Masha Allah bro illahay dartii ayaan ku jeclahay
@hapanecadee8091
@hapanecadee8091 3 жыл бұрын
Wlh finland wxee maree biyihi kor loo dadiyo inay snow noqdan
@mustafeomar3170
@mustafeomar3170 2 жыл бұрын
Yuutuuberka ugu fiican bn kugu codeeyay walaahi
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Finland alla qabaw badana Subxanka! Mahadsanid walaaL Vlogyada nooso badi
@liibaansaciid4648
@liibaansaciid4648 3 жыл бұрын
Zxp video kasoo duub sida ugu fudud aan ku imaan karo Finland
@khaalidabdi3912
@khaalidabdi3912 3 жыл бұрын
Horey u soco Wll xamada alle ha Ku xifdiyo
@yooniscabdulaahi8408
@yooniscabdulaahi8408 3 жыл бұрын
Wlhi nio KZbin baro badan oo Somali ah oo waa weyn iska dhigaayo waa ka muuqal qurxoon thy profect muuqal wlhi keep going lgnd ku aamin sanahay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️😄
@mohammetothman518
@mohammetothman518 3 жыл бұрын
Nio heliseink waa inaan isku argnaa insha allah
@ismail.5g644
@ismail.5g644 3 жыл бұрын
Legend Hamada ❤️ Waan Ka Helay Muqaalkan 👍 👇Waxaan Ku Le Yahay Keep Going 👍
@abdiwahap7038
@abdiwahap7038 3 жыл бұрын
Keep going bro 😍
@hamdanazer724
@hamdanazer724 3 жыл бұрын
Wllka Hal video ban kaa daawaday aadne wan ugu helay qaabka aad wax usoo gudbinaysid waa mahadsanthy wana kula socon doona insha allah❤️🙏🏽
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll. Ku soo dhawow channelka
@mosomali3034
@mosomali3034 3 жыл бұрын
Aw dheere anoo dhererka layaaban ayaa 4 indhoole isii racisee oday shidan gymka iskq xdiri coffe ga igadaa keep going 🤣❤
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Hhhjj wcs warxma amazing walhi kaftankaaga waan ka helaa
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽🤣
@engusaamehassanali3369
@engusaamehassanali3369 3 жыл бұрын
Plz sxb vlog yadaan soo badi ppz
@jaamcyare6404
@jaamcyare6404 3 жыл бұрын
from hoosow🥰 chanalkga mnta ku cusbahay sas ee tahay dagalka adunka ee 1aad iyo 2aad afirsaday saa uso jedisanay waka helay keep going bro🙏🥰
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll. Ku soo dhawow channelka
@jaamcyare6404
@jaamcyare6404 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 waa dhawahay m.a cilmigagana allaha kusiyadiyo mudo 2sacadod adawanaya chanalka video yashadana waku qanacay m.a wana lasocanaa chanalkaga keep forwading bro
@xasankuuriya1365
@xasankuuriya1365 3 жыл бұрын
Gudoomiye Hamada libaax baad tahay nio thanks
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid boqorow
@hadafiyohayaan5179
@hadafiyohayaan5179 3 жыл бұрын
Waa ku wataa awdheere
@habaanaloow4861
@habaanaloow4861 3 жыл бұрын
Waaw hamada the best somali vlog aa fiirsado thank you bror
@mahadcajep3902
@mahadcajep3902 3 жыл бұрын
Hamada bro qabowgaan iyo iskabulaa😂 Walee wa laguu baqaa😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🥺🤦🏽‍♂️😣
@ismaacilmoha5645
@ismaacilmoha5645 3 жыл бұрын
Waayeel yariis noo soobadi
@old_isgold_1438
@old_isgold_1438 3 жыл бұрын
Waa usoo socdaa findland igu soo dhaweey
@maslaxcabdi9607
@maslaxcabdi9607 3 жыл бұрын
Bare hadda meeshaas waan usoo socdaa, ee mawaxaad ileedahay waa wada baraf, waan imaanayaa Insha Allaah, cilmi badanna waan kaabaranayaa. Ha burin un.
@ahmedmaalin1559
@ahmedmaalin1559 3 жыл бұрын
Wabi qulqulaayo oo Baraf isku badalay iidhiman
@maadmaad8866
@maadmaad8866 3 жыл бұрын
Manshlah sirtu waa tayada muqaldada iyo adiguba tayadiinu waa Top mustaqbal ifaya ayaan ku rajay nayaa
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣♥️🙏🏽
@diishlone6723
@diishlone6723 3 жыл бұрын
Farxadu agtaadey taalla ba maqli jirey lkn manta hamada baa ii noqdey
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️
@abdulraheemmohamed9850
@abdulraheemmohamed9850 3 жыл бұрын
Awdhere vlog ii hore xabadii aa arkayay uma jeedo hada maxaa noga qarisay
@inaabdioorabdi3229
@inaabdioorabdi3229 3 жыл бұрын
Hore u soco isku wadan aan joogna dariska xaq ayu ku leyahy liketa iyo diyar ayaa naga tahay kkkkkkk dariska xalasha ah
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Sharci aa ka yaalo 😎♥️
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid Keep going
@iftinahmed5058
@iftinahmed5058 3 жыл бұрын
Mansha Allah sidaad luuqado badan u tagaan baan ka helay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@champions5606
@champions5606 3 жыл бұрын
Comment kuma kobi karo muqalkan balse adigo dhan aya best ah sxb an is garaneynow 😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh masuul
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 жыл бұрын
Awdheere waan ogahay in aad ayeey u xiistay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Si fiican 🙏🏽🤣🤣
@SorajMoh
@SorajMoh 3 жыл бұрын
Aw dhere waku wata ani 💪🏾🤞
@faysamaxamed7721
@faysamaxamed7721 3 жыл бұрын
awdheere waankuuguhaystaa😚
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣♥️
@faborycisse9284
@faborycisse9284 3 жыл бұрын
Room tour ❤ please
@karama_osman
@karama_osman 3 жыл бұрын
Hor mar wacan zhp
@ademongr8953
@ademongr8953 3 жыл бұрын
ياخي شكرًا😂🤍👑
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
انت الشكراً والله 🙏🏽♥️
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 3 жыл бұрын
Legend zhp hore u soco
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 3 жыл бұрын
Wooow
@ahmedabdullahibarre10
@ahmedabdullahibarre10 3 жыл бұрын
Go ahead Bro your video's are very interesting ✌🙂
@abdikariim658
@abdikariim658 3 жыл бұрын
Keep going pro
@itshasson5853
@itshasson5853 3 жыл бұрын
استمر قناتك فخم🇸🇴🇸🇴
@aadansomali
@aadansomali 3 жыл бұрын
Igadag dheh caadi ma,ahan
@mohamudabdimohamed2642
@mohamudabdimohamed2642 3 жыл бұрын
aw dheere filand kaliga maa jogo mise familkaga jogo
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Kaligey
@Ogoow143
@Ogoow143 3 жыл бұрын
Nin Aadaag allllha ku dhowro
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Aamin dhamaan
@proffcuukeabdinasir459
@proffcuukeabdinasir459 3 жыл бұрын
Fantastic man
@iqpaalmohmet6593
@iqpaalmohmet6593 3 жыл бұрын
Wlhi waligY volga ma dhamYazn wa kii kobadn eeen dhamYasoto hore uu soca wllo
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️🤣💪🏾
@zuhayb.hassan
@zuhayb.hassan Жыл бұрын
Inadeer halkeed martay wan jxiisay video daa wlahi u tallented
@marwomumtaascooking4295
@marwomumtaascooking4295 3 жыл бұрын
My boy😘😘😘😘
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️♥️♥️♥️
@iidlemoalim302
@iidlemoalim302 3 жыл бұрын
Ow dheere wa oome biyo lacabbo ma jiran miyaa😅🤣🤣
FINLAND CALI BAASHI WAA TAGSIILE WAANA GANACSADE
6:12
HANOOLAATO
Рет қаралды 10 М.
Why You'll Hate Living in Finland (7 Reasons)
10:17
Aleksi Himself - Videos about Finland
Рет қаралды 718 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 12 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
Waxa iigu yaabka badan Finland 🇫🇮 ku arkay iyo hoolka showga
11:36
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 67 М.
Waa Ku Jeclahay
14:53
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 33 М.
Baraf iyo... !( vlog )
8:41
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 16 М.
cusbooneysiin, 2024 Goals ( 3da ugu weyn )
10:44
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 12 М.
Leila left Finland to start her own business in Somalia
11:10
Suomen ulkoministeriö
Рет қаралды 427 М.
SU’AAL & JAWAAB.( 5K dabaal dag )
28:25
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 34 М.
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
SOCDAALKEYGII FINLAND- WIXII IIGU YAABKA BADNAA- MY VISIT TO FINLAND
18:05