No video

FIRST CHALLENGE IYO XUJO PART 1

  Рет қаралды 245,990

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

3 жыл бұрын

Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂
sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
ayto azonto
/ ​
Abdala jamaal
/ ​
khaalid ck
/ khalid__ck
Moh Jamaal
/ mohamedjamaal

Пікірлер: 1 000
@ruhiiirasmi178
@ruhiiirasmi178 3 жыл бұрын
Challenge Quran ayaa laydinka rabaa hada waa qurankii alle intii igu raacsan like 👍
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Qur'aan Ma Galo MeesHa Heesuhu Galaan☝️ ziz
@ahmetshaker2739
@ahmetshaker2739 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 quranka ciyaar hmodin hno
@alimohameth
@alimohameth 3 жыл бұрын
Walshy waxan kugu dhano an kushegne quraanku magalo walal chalange
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@ahmetshaker2739 Ma Aniga Huuuno🤣
@ahmetshaker2739
@ahmetshaker2739 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 Ha huno
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Viv rer somliland wan jecelay wlhi wadnkayga ilahow nabada noogu wad from berbera♥️💯♥️
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 3 жыл бұрын
💚💨❤🙌👑
@bulshaawichennel7446
@bulshaawichennel7446 3 жыл бұрын
Rer berbra kula ahy🥰
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
@@bulshaawichennel7446 ♥️💯
@bulshaawichennel7446
@bulshaawichennel7446 3 жыл бұрын
@@dhooleey5312luqa zo gal
@mohamedbarre4893
@mohamedbarre4893 3 жыл бұрын
Wn idin soo socda 😍❤
@indhacase3610
@indhacase3610 3 жыл бұрын
Nimankii Durriyadii U dhashay waan idin saLaamay Legends 😅😂💚💭❤🙏🏾
@hamdamotheh8021
@hamdamotheh8021 3 жыл бұрын
Wa laga qaday
@indhacase3610
@indhacase3610 3 жыл бұрын
@@hamdamotheh8021 HabLahayagii sharafta iyo cissiga laHaa kaL iyo Laab Hno Mcn 💚💭❤😘🙏🏾
@hamdamotheh8021
@hamdamotheh8021 3 жыл бұрын
@@indhacase3610 sido kale wllky cizi io sharafi karkaga
@indhacase3610
@indhacase3610 3 жыл бұрын
@@hamdamotheh8021 😍😍😍😘
@asmamoh7395
@asmamoh7395 3 жыл бұрын
Beryahanba comment ma bixin Aar bal warama. Dadkiii youtubeka lahaayow ❤️
@cabdicawil4302
@cabdicawil4302 3 жыл бұрын
Reer Hargeysa ismuujiya Dee 👍
@qaligahayr8852
@qaligahayr8852 Жыл бұрын
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 жыл бұрын
From reer mogdishu love hergeysa 💖💖💖🇸🇴
@hibaqabdi5898
@hibaqabdi5898 3 жыл бұрын
I really missed hargeisa already 😥❤
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Anba Wanu Kuu Xiisnee Noo Kaalay Dee Hhh
@maanka348
@maanka348 3 жыл бұрын
Me too wlhi 💔 From qatar 🇶🇦
@abdurahmanduale770
@abdurahmanduale770 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣👦😭😭😨🥶
@carafaadxuseen7154
@carafaadxuseen7154 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 Cj
@user-ph3zk9md8s
@user-ph3zk9md8s Жыл бұрын
Inshalaah wll tuka raq waad kasoo noqo😅
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 3 жыл бұрын
Waad Hoodo Badanteee Hargeysaaay ma nabad Baaaa🥰 haaaaa Alx👋♥️✌💚⚪♥️
@sultannuurgcl3370
@sultannuurgcl3370 3 жыл бұрын
qur. aaka maad sidaas isugu xujesatann😭
@jamaalmohomed8167
@jamaalmohomed8167 3 жыл бұрын
الله يبارك فيك
@nasraapikadir849
@nasraapikadir849 3 жыл бұрын
Hoyga Fanka iyo Hoyadi Abwaankay Hargayzaay❤💋🥰🇮🇪🌍💯🔐👑
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
dadkeyga iyo dalkeyga somalilnad wan ku fana 💚⚪❤️
@cutie_huwa9205
@cutie_huwa9205 3 жыл бұрын
1:36 “China maca Corona” - Abdala Jamaal savage on another leve wlhi😂😂
@susuali2868
@susuali2868 3 жыл бұрын
Ragaan taageeri jiray baa soo dhacay♥️♥️♥️♥️♥️ muqdshaan idinkala socdaaaaaa 🥰🥰 Hoygii murtida iyo hoyadii abwaankaay hargeysay manabad baaa ♥️♥️♥️ salaaman
@barwaqoahmed3110
@barwaqoahmed3110 3 жыл бұрын
This was the best challenge ever, I laughed soo hard yoo! we need more of this! you guys need to do this more!
@ibrahimhufana149
@ibrahimhufana149 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka ayaannu idinka sugaynay ilamaadeerayaal, boqolaal codsi baa ay daawadayaashu soo direene, bal dib ugu noqda comments kii laga bixiyay video gii cabdikariin Cali shaah.
@asmamuhumed8222
@asmamuhumed8222 3 жыл бұрын
Mar hore ayaa lasoo qabtay
@israomar4313
@israomar4313 3 жыл бұрын
Geyiga hoboladiisiyo heesaaga caanbaxay rugtii lagu habeeyee fanku heeer ku gaadhay hergeysaay🥰✌💋
@hazelomar7286
@hazelomar7286 3 жыл бұрын
Israay
@muniiryare2570
@muniiryare2570 3 жыл бұрын
Inta doonaysa Qays Qayser Like 👍
@janadunia2950
@janadunia2950 3 жыл бұрын
Ha wan kugu racsanhy Waa legend wlhi ninkasi Video's fcn oo macquula wuso gudbiyaa Masha Allah
@nimcodahir5317
@nimcodahir5317 3 жыл бұрын
Videogan abdale jamal oo edit garanaya ayaan arkay malinki meherada ethiopianka jogay ee uu turkey usocdey waa la raagteen sxbayaal Saaid baan idiin taageernaye nosoo badiya
@A-Dirir11
@A-Dirir11 3 жыл бұрын
Abdalle Jamal & Asonto videos-ka soo badiya saaxiibayaal indhahaa na daalee asxaabey like
@ahmedqani4621
@ahmedqani4621 3 жыл бұрын
Inta part 2 rabtaa like dhac ku siiya
@fahmiibrahim8217
@fahmiibrahim8217 3 жыл бұрын
Amiin Samadoon noso qabta apdala jamal io ayto azonto inta iku racsan dhac kusiiya
@masnamiski6391
@masnamiski6391 3 жыл бұрын
Hargeisa hadhwanag waan idin salamay walahay ima jamaal abdale nd cadarus mahamet inamadii caasimada❤🇮🇹🙌
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Wiilka dhexe waa legendary😍
@marwaansacad7725
@marwaansacad7725 3 жыл бұрын
Waar inadeer soo badiya challenges kan. Ficil miidhan weeye wlhi😂
@habonabdirahman663
@habonabdirahman663 3 жыл бұрын
Hoygii murti iyo hooyadii abwaankay hargaysa woow 💚🤍❤
@nimchoodo5649
@nimchoodo5649 3 жыл бұрын
Wow dadkay gii noolada illaahay cimriga iyo caafimad ka ha idin barkeeyo hamigin iyo hadaf kiin ha idin rumeeyo cabdale caydaruus maxmed soomaali🤚🤚🤚🤍❤🤍💚💚🤍❤🤭🤭noolada wll
@muwahipnimcan8923
@muwahipnimcan8923 3 жыл бұрын
Wad Hooda badante Hargeysay ma Nabadba💚🤍❤🌏
@munabdullahi18
@munabdullahi18 3 жыл бұрын
we need more challenges please 🙏 qosol baa tihiin walahi 😀 love youuu guys ❤
@arwaaallaleh1330
@arwaaallaleh1330 3 жыл бұрын
Waan inii salanay anago saasa form Djibouti 🇩🇯 abdal iyo azonto ❤️
@nimocli5456
@nimocli5456 3 жыл бұрын
Wiilashaydi maaamo hore usocda from Canada
@shugriahmed926
@shugriahmed926 3 жыл бұрын
Manshalah Viva somalilnderska from muqdisho wan idinjecalahy kastoo wil igudarsada ❤️❤️
@kafiyaahmet2613
@kafiyaahmet2613 3 жыл бұрын
Marka hore baridiyo hanbalyiyo salanban hanti kaga dhigaya💚🤍❤🇹🇯💋💯💯form HOYGA fanka
@marwaibrahim8484
@marwaibrahim8484 3 жыл бұрын
Wan jeclahi wadalkiag Somaliland💚💚💚💚💚💨💨💨❤️❤️❤️❤️
@samiraxarago9934
@samiraxarago9934 3 жыл бұрын
I’m so in love with your videos! Keep going👍
@hipaaqkaldeeqa9376
@hipaaqkaldeeqa9376 3 жыл бұрын
hoydi murtidayohoygi fankay😘😘💚☁️❤
@cabdiraasirxuseen8276
@cabdiraasirxuseen8276 3 жыл бұрын
Viva Somaliland keep going from Djibouti
@aashaali345
@aashaali345 3 жыл бұрын
Hooygii murtiday iyo hooyadii abwaaankaay marka hore bariidiyo hamblyiyo salaam baan hadyad kaga dhigay wad hooda badante hargisaay ma nabadbaa💚💭❤
@najaxclaahi1097
@najaxclaahi1097 3 жыл бұрын
Walhi waad iga qosliseen 😂 Alle hayidn dhawro inmadyadiiyow 🥰
@craxmanxuseen6255
@craxmanxuseen6255 2 жыл бұрын
Cabdale iyo azonto youtuberada magaalada ugu shidan ciidii leh way shidan tihiin
@elma7797
@elma7797 3 жыл бұрын
13:33 cod ayaa ku dhaamaday wiilka 👏👏👏👏👏
@ayannna5473
@ayannna5473 3 жыл бұрын
heestaas yaa qaadey
@amaalmaxamed1185
@amaalmaxamed1185 3 жыл бұрын
@@ayannna5473 xasan adaan samatar
@abdirizakzaaqo9599
@abdirizakzaaqo9599 3 жыл бұрын
Caydaruus,mohamed and abdalla jamaal alle haudin barakeeyo hore usocda 😇😇👏👏👏👐👐
@Mohamed.Khaliif
@Mohamed.Khaliif 3 жыл бұрын
Heesta A-da ah Cabdale waa gartay, waase la caseeyay. Ma jirto hees A kaliya ahi ee waxa laysku xidhaa 5ta xaraf ee A,E,I,O iyo U. Aad baan uga helay Xujadan iyo qaabka quruxda badan eed usoo gudbiseen, Allah haydin sharfo wllayaal
@diidogaming
@diidogaming 3 жыл бұрын
Real KZbinrs we ganna wait you part 2 keep going
@cawocali4218
@cawocali4218 3 жыл бұрын
Wilasheeen quruxda badan masha allah ilahy ha noo kiindaayo awlaadul casima ku raxaysta hargaisa caday abdallah Jamaal and azonto Khalid ck iyo wilka kle ❤❤❤❤🥰🥰🥰💯💯💯
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 3 жыл бұрын
Inamadayadi alle ha idin dhowra Abdalla jamal respect ❤❤❤😘😘😘🙏🙏🙏🙏🙏
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
KZbinradan Waan Jclhy Masha allah Lahjada Woqoyiga Wax dhama La Waa Mama malyun ba xalay sheegtay😂😂😂
@shugriqali5248
@shugriqali5248 3 жыл бұрын
Mxee sheegtay😂
@mohamudisse2120
@mohamudisse2120 3 жыл бұрын
Plz part 2 san uu qoslayay wan dalay thanks for the video✅✌️✌️✌️✅✅✅😂😂😂
@fozaahmed7014
@fozaahmed7014 3 жыл бұрын
Chalenge iyo abihi weyan la nima gaadhi karayo😂taageerniman borama niga so diraya😂🙌
@roblozchannel8396
@roblozchannel8396 3 жыл бұрын
Videowga sida loo edite gareeyay waxan siiyay 99.9% madadaalada quruxda badan 91% heesta hargeisa ee cawale adan qaaday 100% Cabdalle jamal ✔ Caydaruus Azonto ✔ Mohamed somali ✔ Keep going 👍✔
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 3 жыл бұрын
Axyaa flogers Cabdalle jamaal Caydaruus asanto Iyo somali Quluubta ayaad degteen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@istaahilabdirahman3933
@istaahilabdirahman3933 3 жыл бұрын
M.a alle hydin daayo wlllyal wa rag wadn koodah jacal hore u socdah abdle jamal maxmed jamal caydruus dhamn kal io laab ban idin salmyaa video so badiya dartiinban KZbin kaba uso gala walhi wan idin jacalhy 💞💞❤💭💚💪💪💪💯💋💋
@asiamuxumed1644
@asiamuxumed1644 3 жыл бұрын
Xusuus yaraan taydii maxamed somali wllhi waxaan xusuustay markaan malcaamda tagijiray bari aan maxamed u soo kaxeeyay inan yar oo i caayay kadib uu iga celiyay xusuus lama ilaapaan ah
@abdirahimashuur160
@abdirahimashuur160 3 жыл бұрын
Miyuu ka waynyay cabdale
@asiamuxumed1644
@asiamuxumed1644 3 жыл бұрын
@@abdirahimashuur160 uu ka yar yahy wll
@najuumbilcan9301
@najuumbilcan9301 3 жыл бұрын
Oyoyooy sadex cod macaan ba is helay allow inamada hanaga qaadin😅🤣🥰
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 3 жыл бұрын
Aamiin
@hoodomaxamuudmaxamed8540
@hoodomaxamuudmaxamed8540 3 жыл бұрын
@@fardowsaugaas8684 p
@sharafshaqale806
@sharafshaqale806 3 жыл бұрын
Walhi waa youtubers ugu shidan gayiga somalidu dagto Wan idin wata abdalejamal iyo asxabtisa hor usocda 😍😘😍😍😘😍😘😍
@layaanamhmoud6904
@layaanamhmoud6904 3 жыл бұрын
Masha allh wiilashaan wlalaha ah yaa wayn alle isha ha idnka haayo wllo plz idnkoo swir wafa jira hasoo galina isha alle ha idnka haaayo
@maprouk8029
@maprouk8029 3 жыл бұрын
RaGaNi WllaHi 1M ayeY U QaLmaaN. Keep Going....🤩
@wardaomer9408
@wardaomer9408 3 жыл бұрын
From hargeisa waa nabad hargeisa😍
@miira-mh4ro
@miira-mh4ro 3 жыл бұрын
Wiilashan dar ilaahay u jeclahay wlhi 😍😍😍😍 azonto Iyo abdalle libaaxyo
@samiiralih6764
@samiiralih6764 3 жыл бұрын
Best KZbinr's in Hargyza keep going ❤️
@varahzanabdirahman8416
@varahzanabdirahman8416 3 жыл бұрын
Hargeisa hadhwanaag❤inamdaydii inolaada 🤴🤴🤴🥀
@fariixaali7083
@fariixaali7083 3 жыл бұрын
abdale jamal wu xishodbadanyhy wlhi wayka muqata😍😍alle hakudaayo wllky
@zeinab3110
@zeinab3110 3 жыл бұрын
The best challenge weeyw wllhy keep going👏👏
@hoodociise1313
@hoodociise1313 3 жыл бұрын
Challenge aad ayuu uquruxbadan yahay soo badiya wllo inshallah guulbaan inii rajaynayaaa🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯
@faraxcali8123
@faraxcali8123 3 жыл бұрын
Best ever KZbinr's In gayiga somalida 😅 Wlalahay ❤❤❤❤
@ayandahir2581
@ayandahir2581 3 жыл бұрын
Manshallh waa xaqiiq hargeysa cadey wan o xisay wllhy 🇮🇹🥰
@haboonahmed2277
@haboonahmed2277 3 жыл бұрын
Ihope inaan idinla kulmo nasabkiiyoow from awdal somaliland🙏🙏🙏🙏🤲💋💋💋😍
@abdishakuursomali3668
@abdishakuursomali3668 3 жыл бұрын
M.A run ahaanti rag taalanti iyo hipo leh tihiin ilaahayna ha idiin siyaadiyo aadban u daawada muuqaladaada dhamaantoodna wey iga qosliyaan wlhi keep going idin leeyhy Abdale Jamal iyo Caydaruus Azonta hore u socda anakuna wanu idin garab taganahy
@NimcoDegan-ox4gd
@NimcoDegan-ox4gd Жыл бұрын
Cabdale jamaal lajan of lajan keep going ❤️
@sultainfaysal9506
@sultainfaysal9506 3 жыл бұрын
Really I miss my Home Hargeisa
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 3 жыл бұрын
Cayduurs cayto io Abdel jamaal aad ban idin salamaya from Burco❤
@sakariyeismaciil4195
@sakariyeismaciil4195 3 жыл бұрын
aidruus aawey walhi afrta xaraf ee aad dooratay afarta niyaadadaan kugu la jiray mashallaha alle caqliga hakuu siyaadiyo iyo fikradaha cusub iyo challengyada aad dhalinta u horseedyasan iyo soo bandhigada quruxda fanka soomalida uu leeyahy iyo soo bandhigida casimadeena hargaysa inshallhaha dhamntiin alle ha idin barakeeeyo
@racwimahad5385
@racwimahad5385 3 жыл бұрын
Mashallah wllo nio so bady challenge iyo videoysha hore u soco stars 🌟❤🥰🥰
@bushrabilan7284
@bushrabilan7284 3 жыл бұрын
Team muqdisho idinka daawata 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👋😜
@nauminope
@nauminope 3 жыл бұрын
Proud to be❤️💋somalilander😍❤️
@hazelomar7286
@hazelomar7286 3 жыл бұрын
Hoyga fanka iyo fanaaniita kaftanka qalbi furnaanta shaxshaxda waa laynugu yaqany idinkuna waad soo bandhigteen idinku faana wallahay abdalle jamal iyo aiudroz azonta go for word💚💭❤pig ricpect idin haya 🤩awaladul cazima ismuujiya🖐💟
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
Boqortooyadii baa soo labtay ragii KZbinka lahaa @Abdalla Jamaal vlogs 🥰🥰🥰
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 жыл бұрын
Daruuryahay daruuryay kuLaha abdaLe😂😂 wuxu udhaafiyu garan wayeyy
@muminvlogs
@muminvlogs 3 жыл бұрын
Mashallh cod mac macana dhalyarada Somaliland mashallh saxibkay cabdale jamal waan kusalamay zxp👋🤗
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 Жыл бұрын
Cabdale iyo maxamed ilma jamaal rag is fahmay oo kaftan wadaag ah♥️♥️
@deganguray48
@deganguray48 Жыл бұрын
Legends wllahy🥰👑
@naimaahmed7719
@naimaahmed7719 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarikallh allahuma baarak wllo aan jeclahay oon tageero alle haydin sharfo❤
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 3 жыл бұрын
HEESTA HARGEYSA IN DJ ADAM DIB U TUMO OO ISMAIL AARKA AMA CABDIKARIM ALI SHAAH LOO DHIIBO AMA MID KALE AYAAN JECLAAN LAHAA
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Exactly wan kugu raacsanaHy
@farshaxan7383
@farshaxan7383 3 жыл бұрын
Waan idin salamay Cabdalle Iyo Azonto iyo Soomali from Xidigta 😍😍🥰
@mustafenuur804
@mustafenuur804 3 жыл бұрын
Azxaap aan aad u jeclahay alle haydin karaameeyo wlloyaal
@helaalchannel6677
@helaalchannel6677 3 жыл бұрын
Heesta mxamed qadyo foolad kii dumarka yaa qda plse shardbnku jiraa nakla sara asxaabey ✌😍
@faraxibraahim4768
@faraxibraahim4768 3 жыл бұрын
Tee wll ana kuu sheegiye
@hodancali1548
@hodancali1548 3 жыл бұрын
Walaala heyga anoo reega biley ah hadana aaaadbaan idin jeclahey marwalba muuqaladiina waan dawadaa aaad baaauxiiso qosol maa shaalaah waanidin jec lahey runahaantii labadeyda walaalo
@farhiamandhuri6974
@farhiamandhuri6974 3 жыл бұрын
Qeybtisii labaad walhi i can't wait
@jeeabdiismaijaharjacfaan1895
@jeeabdiismaijaharjacfaan1895 3 жыл бұрын
Maxamedeey moxamed somali 🔥🤝 marti maaha kee waaye kaasi azonto caydaruus & wllky abdale jamaal aadbaan idin soo salaamay
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
😂 noosoo badiya sida daadka challenge-yadaasoo kale
@Letme12
@Letme12 3 жыл бұрын
Way ku soo dhigeeen Abdalle kulahaa Cayto la saair waakii kaayaraaye 😂😂
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 3 жыл бұрын
Maasha allaah walaalo iis jecel ilaahow isku daa aaamiin yaa rabi la aantiin madaxaa na xanuuni
@zameirhadaari4509
@zameirhadaari4509 3 жыл бұрын
Halkaa mohamet somali ku arkaa🤴🏻Legend
@nimcosaeed46
@nimcosaeed46 3 жыл бұрын
Legends 🥀🌹 peace and love
@ayaanlemohamoud4518
@ayaanlemohamoud4518 3 жыл бұрын
Shoodhe cabdale waaba canjalad 😉😅✌️🙋🏻‍♂️👋
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Alla idin jecliyaa wiilsheena allah haydin daayo keep going 🙏🙏🙏🥰🥰
@suhaybmaxamed4708
@suhaybmaxamed4708 3 жыл бұрын
challenge aan inaba caadi ahayn ayuu ahaa asxaabta qayb labaad usameeye iyo qaybo badan somali and caydruus And abdalle Good job pro🥰🥰🥰
@ayaana4673
@ayaana4673 3 жыл бұрын
Idh adaga eeskalu samaytay kulaha inaka dhexda wuu iga qosliyay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@imjihaan4990
@imjihaan4990 3 жыл бұрын
Waad Hooda badantee hargeysay ma nabad baa jecliyaa heestan 💞💕 abdalla Jamal Iyo sxbadisa Iyo dhamaan taageerayasha wan idin salaamay
@idilyusuf5323
@idilyusuf5323 2 жыл бұрын
Waad hoodo badantee hargeyasaa manabad baa 🤍💚❤💭❤
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 3 жыл бұрын
Wilashaas Madadaaladooda i love Thanks Eeboow Yaal ❤️
@muhaladanofficial7201
@muhaladanofficial7201 3 жыл бұрын
Masha allah horta barnamijyada aad qabataan waa barnamijyo aad u Quruxbadan runtii waxaad tihiin dad ku dayasho mudan waxaad ka mid tihiin dadkaan dadka waxba ka sheegin waa tihiin dad masha alahaya horimar baladhan ayaan idiin rajaynayaa wllo♥️
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 104 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO KAFTANKA FANKA
22:44
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 682 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,4 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 49 МЛН
LAHJAD MUQDISHO VS HARGAYSA
16:41
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 324 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,7 МЛН
WALIGAA MA SAMAYSAY…..? QOSOLKI ADUUNKA
19:47
Munir Obsiye
Рет қаралды 280 М.
MAHAD GALIN HORE COD CAJIIB AH IYO KAFTAN
29:54
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 214 М.
WELIGAA MA SAMAYSAY ? ABDALLA JAMAL , QAWDHAN & SOMALI
13:02
khalid Ck
Рет қаралды 88 М.
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan part three
15:44
IS BADBAADI SUAALO ADAG IYO ABAAL MARIN WAYN
19:02
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 196 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
19:31
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 404 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН