Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada scidsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️❤️🇸🇴
@mohamednur2163 Жыл бұрын
Filinka sidii hore mahan waan ku cajisnaa ayaantaan
@maan-bila6230 Жыл бұрын
Shaataa sifiicanuu ujilay odey islaanti ka hanaqsantahay good
@sarreyegaas7873 Жыл бұрын
Gabdhaan Waxaa La Yiraahda Hamdi Abdirahman Loona Garan Ogyahay (Umu Ahzab), Waxaan Arkay Wareeysigeeda, Runtii Dareen Gooni Ah Ayuu Lahaa, Wariyuhu Waxa Uu Ku Celinayay Su'aal Ah Waqtiga Kuugu Murugadda Badneyd Noloshaada Ee Ku Soo Marta?, Iyaduna Waxay Lahayd "Waa Markii Aan Wayay Seeygeeyga" Waa Wax Iska Caadi Ah In Suxufiyiinta Soomalida Aysan Ilaalin Dareenka Qofka, Qofkii Daawaday Wuu Garan Karaa Miisaanka Su'aalahaas!, Balse Gabadhaan Marnaba Ma Muujinin Tiiraanyo Ku Aadan Xasuusinta Dareen La Waayay Muddo Hore, Waana Sababta Ay Gabdhaha Soomalida Ah Ay U Yihiin Gabdhaha Ugu Kartida Badan Caalamka, imagine intii Aan Dowlad La'aanta Ahayn Dhibaatada Ugu Badan Waxa Ay Ku Dhaceeysay Gabar Soomaliyeed, Hadeey Qax Iyo Barakac Noqoto, Mar ay Asaay Qaado Oo Seygeedii La Dilo, Korisana Caruurtii Uu Ka Geeriyooday, Mar Ay Iyadoo Da' Ah Wiilkeedii La Dilo Oo Ay Caruurtiisa Koriso, Mar Ay La Kulanta Tacaddi Xagga Galmada Ah, Iyo Dhibaatooyin Fara Badan Oo Aan Xisaab Lahayn!!!! Hadana Noloshooda Ayeey Hore U Sii Wataan Iyagoo Dhoola Cadeeynaya... Yartaan Allah Ku Arzaaqo Seey Wanaagsan Oo Garan Kara Qiimaheeda Iyo Awoodeeda!! 🤲😥 Stay Strong 💪🏿✌🏿