Fu aadaw wllken khyr Allah kusiiyee waxan isdhahaa waxbaro madama janishesto waxaa igu adag in wax akhristo inbaxo I nmeel a aado marabo wax dawo u aha mad garan wn ducaystaa qur aan wn akhristaa inta akhrinayo caadi ayan ahay aadna wn ujeclaystaa lkn bilawga igu adag😢
@fuadamindaud25 күн бұрын
Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik ukhtii, Alle haku waafajiyo wixii khayr kuugu jiro, Ha is dhiibin Alle tala saaro kuna dadaal i.a waad guuleysaneesaa, istighfaarta iyo saliga nabigana badi SCW