No video

waa kuwee? maxay sameeyeen? dadka aysan munkar iyo nakiir ku su'aalin qabriyadooda?

  Рет қаралды 7,941

fuad amin daud

fuad amin daud

Күн бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 77
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri Ай бұрын
Qabriga markaan xasuusto Noloshu aduunyadu dhadhan iima yeelato Waxana ii muuqata nolosha dhabta ah e danbeysa Ilaahay jidka toosan ha inagu dilo Walaalayaw noloshu aduunyadu wa shey gaaban e ha raacina dhaldhalaalka sheydanku idinku qurxinayo ❤ Allahu akbar ❤ ❤ Scw ❤
@mohacade8773
@mohacade8773 Ай бұрын
Abaayo mcn aamin xaqa hana tuso dadka qaar sida ee u dhqmayaan waxeeba modaan in eenan dhimaneen wlh zamin kii uu suubnaha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ino shgy maanta wna jognaa allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhig😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Masimmohammed
@Masimmohammed Ай бұрын
Allahuma aamin aamin yaarabi ❤❤❤
@Masimmohammed
@Masimmohammed Ай бұрын
​@@mohacade8773scw😢 waarun wllhi
@Suadismael817
@Suadismael817 Ай бұрын
Subhanallah waa Bii Haamdihi Subhanallah Al caadiim
@salaxabuukar3615
@salaxabuukar3615 Ай бұрын
ALLAHUMA AAMIIN YARBI YARBI KHAATIMDNA NOO WANAAJI😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin amiiiiiiiiin amiiiiiiiiin yaarabi
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o Ай бұрын
rabiyow malinkas adaa noo wehel ah yaa raxman 🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Suadismael817
@Suadismael817 Ай бұрын
Amiin yaa allah yaa Rahman
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@user-pu6zt8yf9v
@user-pu6zt8yf9v Ай бұрын
Alahu akbar🎉
@Suadismael817
@Suadismael817 Ай бұрын
Allahu akbaar
@user-wo2pn5nh9q
@user-wo2pn5nh9q Ай бұрын
Amin aamin yarabi insha allah janatul fardausaa alle hayfudaydiyo ❤❤❤❤❤
@fartuunadanmohamud9845
@fartuunadanmohamud9845 Ай бұрын
Aamiin yaa Allah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@naalefaarax6521
@naalefaarax6521 Ай бұрын
الله الكبر
@user-vt7fl3et9p
@user-vt7fl3et9p Ай бұрын
Alaahu akbar
@abdirashidcusmaanhori5638
@abdirashidcusmaanhori5638 Ай бұрын
ALAAHU AKBAR - SUBXAANALAAH WA BI XADIHII SUBXAANALAAH CADDIIM .
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 Ай бұрын
Illaahow Aaduun iyo Aakhiraba no kaalmeey Argagaxna naga ilaali insha allaah
@ArafoAidid
@ArafoAidid Ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Aamiin aamiij
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg Ай бұрын
alle khayr hanola kulmiyo yaa rabi
@user-vt7fl3et9p
@user-vt7fl3et9p Ай бұрын
Amiin
@f.o847
@f.o847 Ай бұрын
sheekh ducada ma no qori kartaa,jazaa kallaah khayr
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey jazaakallaahu qeyr
@user-pu6zt8yf9v
@user-pu6zt8yf9v Ай бұрын
Aamin
@user-ew1ii5xy6f
@user-ew1ii5xy6f 3 күн бұрын
Ameen wll ilaahay wax walbo oo aad jeceshahay ha ku siiyo ❤
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 күн бұрын
Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik wll qaaliya
@FaaraxMaxamed-qj5dy
@FaaraxMaxamed-qj5dy Ай бұрын
Alahu akbar
@mohacade8773
@mohacade8773 Ай бұрын
5:01 aamin Aamin Aamin akhii
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxmedDad
@MaxmedDad Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 Ай бұрын
🎉🎉🎉
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Aamiin
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 Ай бұрын
Subxaanallaah walxamdulillaah wa. Allaahu akbar
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif Ай бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ez8ou6pr3d
@user-ez8ou6pr3d Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢❤
@mohacade8773
@mohacade8773 Ай бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar wlh wax wa nasugayaan balse kama war heeno allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg ya Allah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Allahu Akbar ❤. Salallahu calayhi wa salam ❤ Allahuma aamiin ya rabbal calamiin. Illahow ducada inaga aqbal. Illahow nagu sug jidka toosan. Aamiin allaha inaga wada badbaadiyo cadabu qabriga.
@habonmusse7893
@habonmusse7893 Ай бұрын
Aaamin yarabi
@SaaraAaqil
@SaaraAaqil Ай бұрын
ILahaYow malinka Nagu sug kalimada xaqa ah Yaa rabi 🤲🥹
@Suadismael817
@Suadismael817 Ай бұрын
Salalahu caaleehii waa salaam
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarxaanRt
@FarxaanRt 22 күн бұрын
فؤاد امين داوود
@sadiamoalim4447
@sadiamoalim4447 Ай бұрын
Allaahuma aamiin aamiin aamiin 😢😢😢 Allaha Ku barakeeyo wllken
@fuadamindaud
@fuadamindaud Ай бұрын
Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 Ай бұрын
اللهم إنا نسألك الجنة ونعود بك من النار
@Kassimtechcom
@Kassimtechcom Ай бұрын
Allah kaa rali noqdo wall ❤ Allah inoo naxariisoto 😢
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Ай бұрын
Ilaahayow noo fududee rabiyow hanagu cuslayn
@BashiirWaadaacad
@BashiirWaadaacad Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-sb5hr9st7s
@user-sb5hr9st7s Ай бұрын
Allah Akbar Alow Naga Badbaadi Cadaabul Qabriga Alow Nagu Sug Su,aasha Saxda Ah😢😢😢
@user-om2qe2xx6j
@user-om2qe2xx6j Ай бұрын
Ilaahow na waafaji dariiqa toosan
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Ай бұрын
scw scw scw
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 Ай бұрын
Allaahuma Aamiin SCW SCW SCW
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 Ай бұрын
Adigana Ajir iyo Xasanaad aan la koobi Karin Allaha kaa siiyo insha allaah ❤❤
@fuadamindaud
@fuadamindaud Ай бұрын
Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik
@Abdisatar
@Abdisatar Ай бұрын
Scw Scw Scw
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BiyoleCabdi
@BiyoleCabdi 15 күн бұрын
Sallaahu calayhi wasalam
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Cs wi
@habonmusse7893
@habonmusse7893 Ай бұрын
Ilaahow tawxiidka nugu sug
@user-db1gq8lo8v
@user-db1gq8lo8v Ай бұрын
Asalamu Calaykum jizakalah qeer
@fuadamindaud
@fuadamindaud Ай бұрын
Wcs wr wb Baarakallaahu fiik
@RashadSayfi
@RashadSayfi Ай бұрын
Dadoow hn dadaallo dhanka cibadada
@ahmedmuhuyadin5406
@ahmedmuhuyadin5406 Ай бұрын
Sxb fuad amin qisooyinka israailiyaadka ah ma.banaana oo anan xathiis iyo ayad quraan ah loo Hayn Allah ka cabso iskadaay sxb
@omarhilowle853
@omarhilowle853 Ай бұрын
Scw 🕋❤️
@user-ly3ke7pn3u
@user-ly3ke7pn3u Ай бұрын
Allow nagu suk adun iyo aqiro
@xasanxusen6770
@xasanxusen6770 Ай бұрын
Csw
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw
@Suadismael817
@Suadismael817 Ай бұрын
Subhanallah waa Bii Haamdihi Subhanallah Al caadiim
@habonmusse7893
@habonmusse7893 Ай бұрын
Ilaahow noo naxariiso
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@CABDIMAJIIDCABDIQAADIR-vr8vs
@CABDIMAJIIDCABDIQAADIR-vr8vs Ай бұрын
Aamiin
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 16 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 20 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
SHEEKO AAD U CAJIIB BADAN@ABDIHAKIMPRO
19:26
ABDIHAKIM PRO
Рет қаралды 8 М.
DHACDOYIN CAJIIB AH IYO FADLIGA SALIGA RASULKA SCW!Q.2@sawdamqaalib
54:34
089 | Hadhkii Madoobaa | Maxaa ka dhacaya Itoobiya?!
18:43
Sahan Podcast
Рет қаралды 21 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН