No video

sideebaa sheydaanka nafta looga qaadi doonaa?| muxuu malakul mowdku ku sameyn doonaa? Qiso yaab leh

  Рет қаралды 35,678

fuad amin daud

fuad amin daud

Күн бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 55
@zizujama2637
@zizujama2637 5 ай бұрын
Wll pin igu qabo❤
@SurprisedBakedCustard-cq3dk
@SurprisedBakedCustard-cq3dk Ай бұрын
Mnsha Allah❤❤❤❤❤❤🎉
@fmg63772
@fmg63772 5 ай бұрын
Laaxoowla walaa quwata illaabillaah yaa allaah alloow nabadbaadi maalinta qiyaame allaahumma aamiin
@CabdulaahiMaquul-kg4uu
@CabdulaahiMaquul-kg4uu 4 ай бұрын
Masha allaah
@FadosoDaahircilmi
@FadosoDaahircilmi Ай бұрын
Yaa allah noo danbi dhaaf 😢 yaa rabbi janatul firdowsul aclaa Agee 😢🤲🤲🤲
@user-gr5qz6wx2k
@user-gr5qz6wx2k 5 ай бұрын
Mnsh Allah 🥰
@ismDirir
@ismDirir 4 ай бұрын
اللهم احسن عا قبتنا فى الا مور كلهاو اجرنا من خزى الدنيا و عذاب الا خرة🎉سبحان الله
@user-eu1yq2vr7r
@user-eu1yq2vr7r 5 ай бұрын
Sharkiisa Allaha na Dhaafiyo Wcs
@user-mz4rb6fu3l
@user-mz4rb6fu3l 3 ай бұрын
Illhy ilabilsa. Wadadisa hana racine😢
@muna607
@muna607 5 ай бұрын
Subaxaanallah ilahay sharatiis hanag qabto
@zizujama2637
@zizujama2637 5 ай бұрын
Mashallah 🤩 ❤
@user-zw4rx8zc9g
@user-zw4rx8zc9g 5 ай бұрын
Maasha allaah❤
@user-zw4rx8zc9g
@user-zw4rx8zc9g 5 ай бұрын
Maasha allaah❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 ай бұрын
Asc Allha kuxfdo Allha nagaqsbto ya Rabi
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 5 ай бұрын
Maasha allaah qeyr allaha ku siiyo Adduun iyo Aakhiro
@fuadamindaud
@fuadamindaud 5 ай бұрын
Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik
@nimaamohamed7137
@nimaamohamed7137 5 ай бұрын
Subxanallah
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 5 ай бұрын
Allaahu Akbar ilahay hana badbaadiyo shartiisa
@queenhathiya1
@queenhathiya1 5 ай бұрын
Ilahay hanaga fogeyo shartisa🥺😭🥹🥺
@aynabaalisahal5044
@aynabaalisahal5044 5 ай бұрын
Alaahuma amiin amiin jzkllahu qeyr
@asmamohamed1450
@asmamohamed1450 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HiboMaxamedAbiib
@HiboMaxamedAbiib 5 ай бұрын
Mashaallh😊😊
@fardowsobashiir1969
@fardowsobashiir1969 5 ай бұрын
Masha Allh 😊
@user-zu4yr3nq7x
@user-zu4yr3nq7x 5 ай бұрын
Ma sha allah
@jibrilaliadan
@jibrilaliadan 4 ай бұрын
Subxannaalah.😢
@CaliAhmed-jc3lo
@CaliAhmed-jc3lo 2 ай бұрын
Xasbunal aah😢😢😢
@King55555-x
@King55555-x Ай бұрын
Sidaas wuu uqulma ibliis lacnatul laah
@Lgg37
@Lgg37 5 ай бұрын
Carabiga ha akhrin ee somali kaliya noogu sheeg ilayn xadiis nooma marinayside
@cabdirisaaqismaacil4622
@cabdirisaaqismaacil4622 5 ай бұрын
Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar Allaahu akibar
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 5 ай бұрын
40 qof ducadoodda waa la aqbalaa walalayaal isoo duceeya waa xanuunsanahee❤❤❤
@fuadamindaud
@fuadamindaud 5 ай бұрын
ALLE haku caafiyo wll caafimaad taam ah
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 5 ай бұрын
@@fuadamindaud aamiin wll qli
@cabdullahiciise8375
@cabdullahiciise8375 5 ай бұрын
Alle Haku caafiyo walal
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 5 ай бұрын
@@cabdullahiciise8375 aamiin wll qli
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 10 күн бұрын
Madow
@MunAbdi-gj5bc
@MunAbdi-gj5bc 4 ай бұрын
M.a alle Haku barakeeyo🎉😢
@fuadamindaud
@fuadamindaud 4 ай бұрын
Aamiin yaa Allah Shukran Baarakallaahu fiik
@mrsocdaal1434
@mrsocdaal1434 5 ай бұрын
Ibliis lacanahullah
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 5 ай бұрын
Maanshaallah .
@doone9873
@doone9873 5 ай бұрын
Khayr badan ale haku siyo walal fuad waxa noga soo waranta walal marka dadka la xisabiyo qiyamah markuu dhaco maxa xigi dona marka laga tago al jomo xajri maxa dhaci dona
@engdixoodyare7567
@engdixoodyare7567 5 ай бұрын
SU.aal Baabkuukagayaalaa wlaalo kitaabka Tanbiihul qaafiliin xadiisku
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 5 ай бұрын
2 Nin Baa Wada Fadhiyay. Oo sxb ahaa, Isku-OdayLakiin kala laf. Salaadul-Duhurkii Marka La Eedaamay. Midna Masjidka Kaxda Buu aaday. Kan kalena Masjidka Cali-Kamiin. Maqribkiina Dhufeeys beey ku kala Jireen. 93 Ba la arkay taa. Marka Ibliiskaa Kaalin-Ween buu Xamar iyo Dalkii kaga Jiraa. Ajanabiga Asagaa ba ka horeeya, Oo ka Daran.
@fuadamindaud
@fuadamindaud 5 ай бұрын
Waa runtaa wll waa cadowga 1aad
@engdixoodyare7567
@engdixoodyare7567 5 ай бұрын
@@fuadamindaud asc Wllo Xadiisku baabkuu kagayaalaa Kitaabka tanbiihulqaafiliinka
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@SHAAKIRALPHA-ei2bd
@SHAAKIRALPHA-ei2bd 4 ай бұрын
Soobadi
@user-uo1zm7px3h
@user-uo1zm7px3h 5 ай бұрын
Allow no dambi dhaaf allow noo naxariiso adiga eebbe naxariis badane
@ABwaanGacalwanaaje.
@ABwaanGacalwanaaje. 5 ай бұрын
Asc abti Shaydaan iyo ibliis kala saar Ibliis waa kaafirkii ugu horreeyey ee allaah caasiyay Shaydaana waa shashiisii Shaydaanku wuu dhintaa Kan aan dhimani waa iliis
@user-zw4rx8zc9g
@user-zw4rx8zc9g 5 ай бұрын
😔😥🤩
@2MAXArchitectsConstructionFirm
@2MAXArchitectsConstructionFirm 5 ай бұрын
Wlo muuqaalada maxaad kuhabaysaa
@nasiryre144
@nasiryre144 5 ай бұрын
Sheydaan cadaw gena io cadawga ilaah wye waa cadawgenee kabtiisa aan gubno
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 5 ай бұрын
Fuad ibliis ma wax sidaa u weyn baa!!?
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v 5 ай бұрын
40baa layiri lkn 40sano lama dhihin 40000miya mise 40maalmood lamaoga ee dadka kadaa waxsd ushegaysid 49sano maahan ee waa 40 unkaliya waxay tahayna lama oga Lkn aadam calayhi salaam 40maalmood buu dhoobo ahaa
@user-ru8mf2ml7i
@user-ru8mf2ml7i 5 ай бұрын
Masha allaah
Janada ma la xasuusanayaa noloshii aduunka | Xaalka janada
18:01
Ogaal cusub
Рет қаралды 275 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
MARQAATI😭 || QISO CAJIIB AH
56:15
ILEYS
Рет қаралды 37 М.
Maxay Tahay Sababta Yuhuudu Aad Ugu Daneeyaan Dhulka Palestine 🇵🇸?!
41:28
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН