No video

FULL DAY ROUTINE IN RAMADAN MAALINTA OO DHAN SHAQADA AAN QABTO

  Рет қаралды 472,841

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 1 300
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Pls Asxaabteyda aan Jeclahay Walashey kanaalkeeda Booqda Iisoo dhaweeya🙏❤️ kzbin.info/www/bejne/b4LQioKXjcl2rpI
@saabiriincabdilahi7249
@saabiriincabdilahi7249 3 жыл бұрын
Aby waku tagera cxage kala soo xiriira
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga
@leilamire1043
@leilamire1043 3 жыл бұрын
Abayoy xage dagantahay nasray walalo xafadada isheg ina daris kula aha lagayaba
@maryanmrayancali7089
@maryanmrayancali7089 3 жыл бұрын
Asc xld wll mcn
@Mohamed-mk4kt
@Mohamed-mk4kt 3 жыл бұрын
Basasha Gacanta ha ku tuujin Waxaa fiican inaad gacmaha gashato Gloves ama gacma gashi Waayo Basasha gacmahaaga Way ka soo shiree Mudo badan.
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 жыл бұрын
Inta ila jcl Nasra Abtidon like isar 👍❤
@AbdullahiMohamed-de9sd
@AbdullahiMohamed-de9sd Ай бұрын
Samia wankusalame
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 3 жыл бұрын
Masha"Allah
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Walalkey🙏💜
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@ayaancabdi5517
@ayaancabdi5517 3 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon0 y 3
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
@@ayaancabdi5517 walal Subscribe isaar
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 3 жыл бұрын
Masha Allah hooyo wansgsan alllow idin dhowr
@Indho123
@Indho123 3 жыл бұрын
Xppti ilaahay dhibatoyinka caasimada Ka dhacaya ha idinka badbadiyo idinka iyo dhaman musliminta reer muqdisho😘❤️
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@ubaxabdirizak3905
@ubaxabdirizak3905 3 жыл бұрын
Inta nasra qosolkeda jecel ano kle ismujiya😘❤❤
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@Chen12347
@Chen12347 3 жыл бұрын
Dadka kle videoydoda wku cajisa lkn gabdhan wlh wa iska jclha wx yr xitaa ma is dhafiyo❤❤m.a ilhy hku dyo abyo
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Thanks mcnt❤️😘
@shukricadhood6595
@shukricadhood6595 3 жыл бұрын
Anaa kula mid ah wllshy nasra dar illhy kuu jeclhy xubbi💋💋
@sowdaabdirahman6844
@sowdaabdirahman6844 3 жыл бұрын
Qofka aan ka bartay foolyada tnx abyo kuma ilaawi markastana waxaan dhahaa nasro abtidon ayaan ka bartay❤️🥺💋
@xafsocalixafsocali6322
@xafsocalixafsocali6322 3 жыл бұрын
Wlh anibo sido kle
@deeqoladan2151
@deeqoladan2151 3 жыл бұрын
Anba sido kale wa bare isma dhehen
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 3 жыл бұрын
Masha allah Routine nasro abtidoon inta ku hesato like
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@sacdiyaabdullahi7539
@sacdiyaabdullahi7539 3 жыл бұрын
Inta saxuurta daawanoso is muujiya video ano fiirsan like siisara
@jabirabdillahiarts6300
@jabirabdillahiarts6300 3 жыл бұрын
Mansha Allah waxaan kaa soo salaamayaa hargaisa wll gabadha ugu dagan social media go forward wll
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@mohzenn77
@mohzenn77 3 жыл бұрын
M.a iisoo duceeya in ilahay gabdhaasoo kale calaf iiga dhigo 🤲🤲🤲🤲
@zahramohammed9371
@zahramohammed9371 3 жыл бұрын
Nasradheydha ❤💋Asturan,,diin jecel,,Ixtiram badnan..Karamo badan..Waligey bo wan kujeclahy Inta wanagsan walashod❤🥰Umu Manaal❤😍🙏
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@sahrujabbe923
@sahrujabbe923 3 жыл бұрын
Naam billah
@fowsiyamohamed8984
@fowsiyamohamed8984 3 жыл бұрын
Sabus
@aishakeef
@aishakeef 3 жыл бұрын
My childhood xasuus😌 Somalia hanoolaato.
@qalbiwanagofficial7709
@qalbiwanagofficial7709 3 жыл бұрын
Inta jacayl nasro abtidoon like saar
@aishaabdullahi2875
@aishaabdullahi2875 3 жыл бұрын
Mashallah abayo wahkakuruhbadan malahan marwalba guul Kaar inta alle iyo rasulka jecel like 👍 ♥ ❤ Nasra woooow💯💯💯❤❤❤😝
@najmaalihassan7137
@najmaalihassan7137 3 жыл бұрын
Åæ
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@halimaabdiltif5484
@halimaabdiltif5484 3 жыл бұрын
scw scw scw
@ufakirsiqurxooon6937
@ufakirsiqurxooon6937 3 жыл бұрын
Wlhi ilmaha isku dooqnahay dalac bilaaash iyo baaasto wax ka macaan maleh Masha Allah
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Ilaahay waalidkaa dambigooda haa dhaafo hadii aad subscribed ii saartid fadliga bisha barakaysan darteed
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 жыл бұрын
@@Somalihappyfamily walaahi ani iyo walaalkay hilibka talac bilaashkaa kajeclnahay bastada iyo canjeelada
@Arabianseaholder
@Arabianseaholder 3 жыл бұрын
Nasra abditoon Apaayoh markan Muuqaladada Dawanaayo wlhi masha Allah Wan iska Faraxsanahay oo Qalpigaba igu Qaboobo masha Allah 🙏🙏❤
@umuzeyd
@umuzeyd 3 жыл бұрын
6:55 abaayo masha allaah ilaahay caruurta ha kuu xifdiyo, waa agabar wayn way cuni karta gooni ugu gur ama ku dhax daa ha barato, caruur ka yaryar baa wax cuna. soomaali hadan nahay caruurta waa in aan ka deenaa caawimaada badan ee aan barnaa isku filnaashaha
@jijasworld646
@jijasworld646 3 жыл бұрын
Wll iso boqo channalkyga adigo mahadsan 🌹
@Hitthesack94
@Hitthesack94 3 жыл бұрын
Raaliyo ninkii helaa raganimo ku faana. Nasro qosolkeda ayaba i diley mashallah. Allaha ku xafido
@farxiyonoor1485
@farxiyonoor1485 3 жыл бұрын
Walaahi waxaan kugu jiclahay xaqiiqda dadka faan faanfaana iyo waxaysan ahayn iskaniga matihid abaayo mahadsanid
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 3 жыл бұрын
Dumarku waa naxariis wllhi Abaalkiinu waa janada jasakalah peace ✌ dhamaan somali girl's 💖
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 3 жыл бұрын
Mhdsanid walaal 🥰
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 3 жыл бұрын
@@xamdaquruxofficial7581 wan ku saray sister good Job
@izaaw8661
@izaaw8661 3 жыл бұрын
Ilaahay reer muqdisho inta nabada haysata ha u siyaadiyo,inta kalena allaha siiyo, calooshood u shaqaystayaalkana rabbi haka qabto dalka oo muxafid iyo mucaridba leh
@Masum__vlogs
@Masum__vlogs 3 жыл бұрын
Walaikom slm love from india 🇮🇳👍
@mohamedupdy776
@mohamedupdy776 3 жыл бұрын
Masha allah kitaabka quranka mar walba meel madaxada kakoreyso dhig saliga hasaarin.
@abuucali5963
@abuucali5963 3 жыл бұрын
Saliga ma nijaasaa war mulxidnimada kabax diinta barro
@fahiimofaarax5897
@fahiimofaarax5897 3 жыл бұрын
Abyo wxan ku jeclhy zaid waxna ku jeclhy inta qof la jeclyahy alh haku xifdiyo abyo mcnto🙏🥀🌹❤
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@dekhabilaney2079
@dekhabilaney2079 3 жыл бұрын
Best routine MashAllah Queen.❤
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌 👍 🙄 😐
@raxmacadey8617
@raxmacadey8617 3 жыл бұрын
Masha Allah illaahey haku xafido abayo wa bil Ramadan isoduceya owlaad baariyaal ah illaahey ha nagu irzaaqo Aamiin ya Allah
@bisharayunisyuniskosar7210
@bisharayunisyuniskosar7210 2 жыл бұрын
Manshaallah..yarabb ubarake ilmaha ...واجعلهم درية صالحة يحفظون القرآن
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 3 жыл бұрын
Gabadhaan daar alaaah aan u jeclahay Alahaa ku xifdiyo intee ku nooshahay aan ku soo booqdee cunta kariintaa qartaar abaayo
@zamzammohamed8803
@zamzammohamed8803 3 жыл бұрын
Muqdisho wll
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 3 жыл бұрын
Ilaahay ha amaan sado miskiinta Chanel keedana waan daawadaa Maanshaalaah
@amiiralove1944
@amiiralove1944 3 жыл бұрын
Masha allah guri quruxbadan family quruxbadn iyo routine qurux badan 🥰💋 Alle haku xifdiyo barakowa ❤️
@mrssafiyo12mrssafiyo12
@mrssafiyo12mrssafiyo12 2 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@fartuunqaali9601
@fartuunqaali9601 3 жыл бұрын
M.a mcnto nbd kunoolow inta aadnooshahy gabar aanmarwalba taageero ayaathy run ahaantii ilaahey ha ku xafido mcnto nasra abtidoon❤❤❤😍😍😍❤❤
@munoxupey1466
@munoxupey1466 3 жыл бұрын
3:26 hpnimo suxuur cml🙄😂😂😂 dawanoyaa masha allaha nasra illahey haku barakeeyo 💋🙏❤😊👸🤤🖇
@dhahraanabdulahi5165
@dhahraanabdulahi5165 3 жыл бұрын
Masha alh famil quru badan alle hani dhowro isha cadwgna alle ha idnka qabto qali dumar aad ayn ku jclhy wlhi
@ayaanxasan8814
@ayaanxasan8814 3 жыл бұрын
Msha Allah nasra waxatay runtii gabadh aan aad ujeclahay waayo guriigaaga waxa ugu horeeyee aad ku bilawda wa hadalka ilahay sidaa darteed ayuu ku barakeyay Allah gurigaa lkn wll waxan ka codsanayaa lanbarkaaga please haadad aragto qoraalka wll isoojawaab Allah ayan kugu dhaarshee
@ridwaandaahir8776
@ridwaandaahir8776 3 жыл бұрын
M.a adiga iyo reerkagaba rabi hani xafido soonkane allha naga wada aqblo dhmn musliminta
@AdarCooking
@AdarCooking 3 жыл бұрын
Masha Allah farxad ku noolaada Nasra iyo Caruurteed guul wacan ❤️❤️❤️ 🌷🌷
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@nanihagio5933
@nanihagio5933 3 жыл бұрын
Abyo Basasho Inta Aadan Jajarin Biyo Kudhex Rid Ilaa 30 Daqiiqo U Daa kadib Jajaro Indho Makaa Galeyso Nasra Abti Doon Guulreyso Abyo
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 3 жыл бұрын
Abaayo ma inta jarjaro ayaan dhex galin mise sideeedi iyadoo ah
@nanihagio5933
@nanihagio5933 3 жыл бұрын
Inta Aadan Jarjarin Only qolofka Kafiir Labada Qeyb Kajar Iyada Oo Is Haysta Biyo Iskaga Dhex Rid Muddo Udaa Kadib Indha Makaa Galleyso
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 3 жыл бұрын
@@nanihagio5933 thank you abyo
@luulbihi7196
@luulbihi7196 3 жыл бұрын
maramaR
@biibris9950
@biibris9950 3 жыл бұрын
10 minutes wa ok, sido kale waa in aad laba cad ka dhigtaa, madada silver la dhaho aya kabaxeyso, waa mida ilinta keento.
@nimoali4218
@nimoali4218 3 жыл бұрын
MashAllah sister you are a great mother May Allah protect you and your family Amiin!! ya Rabi much love ❤️ from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸
@xaliimoxuunsheeye5079
@xaliimoxuunsheeye5079 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 жыл бұрын
Msha allah walaal nasra rabi ha ku xiftiyo adiga iyo awlaadaadaba
@quruxdumar78
@quruxdumar78 3 жыл бұрын
Nasrooy waxaad u malysaa caruurtada iyo kuweyga iny isku dooq yhn wlh malawaxa, baasto dalac bilaash ayey ugu jecl yhn cuntada😄😄 guulayso abyo
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 жыл бұрын
Kuweygana la mid waye
@quruxdumar6862
@quruxdumar6862 3 жыл бұрын
@@hananqurux9457 kuweyga soo socdana lamid waaye 😂😂😂😂😂
@quruxdumar78
@quruxdumar78 3 жыл бұрын
@@quruxdumar6862 🤣🤣🤣🤣
@quruxdumar6862
@quruxdumar6862 3 жыл бұрын
@@quruxdumar78 😂😂😂naga daaya foojada nooh
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 жыл бұрын
@@quruxdumar6862 😂😂😂
@firdowsahassan4350
@firdowsahassan4350 3 жыл бұрын
Ala waxaan layabaa kuwa Nasro sharaf dislike usaro miyay walanyihin mcnto dislike kuma quro 1k like hadin awodi lahay hal mar ayaan kusari lahay wallahi
@asha.abduqadir68
@asha.abduqadir68 3 жыл бұрын
Mashallah routine quruxbadan ahaay 🥰 Ps. Manaal tin matuugeyso habarteed Nasro ah😉 🙈 🤪waxmaa kashife
@nastaahmed9719
@nastaahmed9719 3 жыл бұрын
Ilhy abaalkga jano haka dhigo byo mcn wxan ka barty xisab mleh dar alle baan ku jclhy 💋💋💋❤
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 3 жыл бұрын
Routine kaaga hore waxan ka bartay in ilmaha qofba saxankiisa looogu guro aaad ayan ugu najaxay fikirkaas siiba ilmaha cuntada diido daawadoda wa weel gooni ah ka fa'idaysta gabdhoow.
@haniqueen1209
@haniqueen1209 3 жыл бұрын
Nasra abtidoon abyo dar alle ku jeclahay ilahey familyga haku xafido sida fuul ka aad u sameysatid noso Gili pls
@wardaceyni278
@wardaceyni278 10 ай бұрын
Maasha Allah rabi ha idin xafido Adiga iyo familkaga quruxda bdn❤
@fatimadekofficial9528
@fatimadekofficial9528 3 жыл бұрын
Gacmo dahab ismahaan Dahir channelkedi waad ka sextay dheh isheeg nasroy iga garsii fariintas Adigan allah ku shrfo xbbt
@halimaahmedfarah5417
@halimaahmedfarah5417 3 жыл бұрын
Allaha ku xafido adiga iyo dhaman rer Kaga manal yarisey I dhunku 💋
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok oky
@aminaabdilahi6560
@aminaabdilahi6560 3 жыл бұрын
Abayo nasro waxa noo soo galisaa afurka sida u diyaarusid i love you
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@hannaabukar4498
@hannaabukar4498 3 жыл бұрын
Hooyo ciyaar ma ahan allah caruurta noo barakere oo baariyaal nogu dhig.
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 3 жыл бұрын
Hooyo wax badan aye qabataa masha alah ilah hooyo kasto iyo owladeda ha isku daayo amen
@sadiyamohamed1396
@sadiyamohamed1396 3 жыл бұрын
I just saw one of your recipes and mashallah it was amazing shukran❤
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@sadiyamohamed1396
@sadiyamohamed1396 3 жыл бұрын
@@xamdaquruxofficial7581 ok don't worry
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Nasro icadi abayo marar badna comment cey kugu so qoray cay wena ma aheyn just hadalo kugu so qorey wa bil ramadan isamax abyo wa codsi😢
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Wax maku qabo abayo
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon thank u walshey❤🙏
@azizaibrahim2031
@azizaibrahim2031 3 жыл бұрын
Abyo kitabka dulka lamadgo xta saliga korkisa hadad sareyso waxba lagahoos mariya mcnto.... shukran 😍💝
@nasriabdirasin3428
@nasriabdirasin3428 3 жыл бұрын
M.a quruxey wllshey Alllha ku xifdio cimri dher io cafiimad Allha ku arsaqo io carur bariya o salxina sida adiguba utahy Kal io laaB Wxa tahy qof qalpi wngsn runtii oo ku daysho mudan Nolshu kuma xumeyso Abid hunoY❣🤲🥰🥰💞🙏🥺
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 3 жыл бұрын
16:07 Alla caruuurta marka tinta loo sameenaayo aaa ku dhib ah Ilaaaah haku fududeeyo xbbti gabar walalo nahay aaa u sameeyaaa kuwii aaan dhalayna wey i sugaayaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadroabdullahi1838
@khadroabdullahi1838 3 жыл бұрын
Masha Allah alle awlada hanoo barakeeyo🤲🤲
@ayanali9514
@ayanali9514 3 жыл бұрын
Nasroy dumashi wamahadsan tahay sambuus waligey maisku dayin malin dhaweed KZbin kaga kafiirsaday wlh xafada walaiga yabay yakusameyay laidhahay rerka wey kuduceeyeen mahadsanid 100%
@Staywithnahaal
@Staywithnahaal 3 жыл бұрын
Masha allah i liked beeraha mesha ku abuuran ee nalalka solarka meesha gardenka ku sur qurux ayey sii noqonayan adiga iyo familygaga allaha idiin xifdiyo
@servant_of_allah1
@servant_of_allah1 3 жыл бұрын
25min 1k like congratulation🔥😊
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@bilancadey222
@bilancadey222 3 жыл бұрын
Abaayo afurka saad u cunaysid video nooga soo samee😂😂😂 intaasna waa iga foodo Waa kula socdaa quruxey🥰
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 3 жыл бұрын
Iyaa waxkale ayaa tahay
@qureshfarah865
@qureshfarah865 3 жыл бұрын
Manshaa Allah alle haku barakeeyo owlad dada Alle Wayne ha iinoo xafido dhaman carurta Muslim ka ah
@saadiaibrahim9484
@saadiaibrahim9484 3 жыл бұрын
Mansha Allah waad istaa hishaa in lugu taageero nasra qurux keep going xabiibty
@user-fo5im5ds3k
@user-fo5im5ds3k 3 жыл бұрын
abyo mcnto caruurta allaah ku barakeeyo baariyaal allaah kaga dhigo xbbti❤❤🌷🌷🌷💝💝💝💋♥️
@hipomahad2002
@hipomahad2002 3 жыл бұрын
Mashlhh nasro abayo wakusalamay ramadaan kariim sida losameyo sanbuzka iituz my sistrt
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Masha Allah best routine
@umumabruuk4031
@umumabruuk4031 3 жыл бұрын
Masha alah fariid alaha ilmahaaga kuwo baariya kaaga dhigo anagana sidoo kale
@sweetsultana7880
@sweetsultana7880 3 жыл бұрын
MaashaAllah my sister, wallahi you look so beautiful, I thought you had no children, MaashaAllah, love you sis
@mohamedibrahimmohamed80
@mohamedibrahimmohamed80 3 жыл бұрын
Aby inta aad maleyga gasacadeysan isticmali lahyd wxn kugulatalin lahaa Midka fresh ah oo ad sameysanysid Madama aan caafimd barto thnks aby
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Thanks wll
@sharafmohamed9238
@sharafmohamed9238 3 жыл бұрын
Waa tan afar dhaantii suldaan seeraar sheegay masha alllah rasro allaha ku xafido abyo❤
@nasracabdiqani2561
@nasracabdiqani2561 3 жыл бұрын
m.a keep going hppti nasra abtidoon wankahelay runti illahy hakubarakeyo my sister hormar wcn❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@ayanahmednur5074
@ayanahmednur5074 3 жыл бұрын
Masha allah abayo nasro abtidon wan idin jeclahay adiga iyo family alle hani xifdiyo saxurtada nala wadag
@rbashka2146
@rbashka2146 3 жыл бұрын
Routinkaga Gabar laqabo lee Anfaceysaa Lkn Gabar Anaga Cml iskapulo Ah maxey ka dhageysanee iyo wiilasha Routine kuma soconaayo gabar walb Routine Ayey ka hadashaa wiil Routinkiisa inuu 4 naag Raadiyo waye😂😂
@farihayelmaz7473
@farihayelmaz7473 3 жыл бұрын
Maxaa naagtaada future ka ubaro darteed
@rbashka2146
@rbashka2146 3 жыл бұрын
@@farihayelmaz7473 nin markuu Routine Day Ka Hdlo Aya fiirsanaa😂😂
@farihayelmaz7473
@farihayelmaz7473 3 жыл бұрын
@@rbashka2146 waxaad kabarato noloshada routineka waxay anfacaysaa naagtada future ka yo ilmahaaga iyo waliba naftaadaba 😂
@rbashka2146
@rbashka2146 3 жыл бұрын
@@farihayelmaz7473 Raashin lugta lagu kariyo haba iska cuntee maba isku shideynayo Sababto Ah Tittle mesha igu qoran Ayaba mashqul igu Filan guri Hagaajis Ma ahano Kaas dhibmalahan waa ka soo baxaa lkn raashin iskuma fiicnin
@jawaahirabdifarah5535
@jawaahirabdifarah5535 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@liyaomars
@liyaomars 3 жыл бұрын
Maashaa’allaah manal yariiseey fakatax seey u dhahday khosolka iga dhamesay dhamaan allaah ha xafido aamiin
@kaltuumaismaciil1302
@kaltuumaismaciil1302 3 жыл бұрын
Ayada futaded iyo naskeedna way na tusineysa ilmaha yar yarkana way qarineeysa subxana allah
@somaliastar9512
@somaliastar9512 3 жыл бұрын
Hooyo kiik kiik 🤣🤣🤣🤭 Nasra wan ku salaamay walashey
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall ado raliya mahadsanid
@sapirinasapna8341
@sapirinasapna8341 3 жыл бұрын
Mashalllah Illhey awladaa haku barakeyooh 🤲abyoh❤️💯
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@sacdiabintuabdikadir7560
@sacdiabintuabdikadir7560 3 жыл бұрын
masha Allah adi reerka Alalh idin barakyo xabbti Ilmahada Allah ku deysto cunada ha so duubin inlasto wax badan ka so duubin
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 3 жыл бұрын
Wallahay qurbaha waa lagu baa bay xoog ii dhan maqan meelu aaday waan uxiisay wadan kayga
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy😍😍
@hawosahal8306
@hawosahal8306 3 жыл бұрын
5jus aqri abyo 😀alah ku xifdiyo wlashay adi iyo rer kaga
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@sjhsuh
@sjhsuh 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allow hooyadod u deeyso.
@aaminocali3997
@aaminocali3997 3 жыл бұрын
Abyo nasro ita ku neceb way ka maseroyiin cadowgaga Alle haka qabto qurux dumarey❣💞🥰🤩😍😘
@aaaminosheikhmohammed7891
@aaaminosheikhmohammed7891 3 жыл бұрын
masha allah beautiful routine Allah idin xafido adiga family ❤❤❤ sistarey ama bastada caruurta lacuntay 😂😂😂😂😂😂🙈
@rukiyaraqiya810
@rukiyaraqiya810 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@aaaminosheikhmohammed7891
@aaaminosheikhmohammed7891 3 жыл бұрын
@@rukiyaraqiya810 😹😹😹🤣
@nafisoabdirahman308
@nafisoabdirahman308 3 жыл бұрын
🏁🏁🏁🏁🏁🏁
@Cayuuni4449
@Cayuuni4449 3 жыл бұрын
Wlhi abaayoo hab dhaqankaaga zaid ujeclaadey💝💝💝
@xasanxaaji7137
@xasanxaaji7137 3 жыл бұрын
M.a nasro oo kale hadaan guurso lahaa allow ha isiiyo gabar saaso kale alle ugu xiran masha allah wllshey allah kuxafido
@ardaaproduction1363
@ardaaproduction1363 3 жыл бұрын
nasra routineka sidaad salada u duubin baa wacan inaanad waxyalaaha cibaadada oo idil usoo duubin
@sahalyare7653
@sahalyare7653 3 жыл бұрын
GABADHEENA WAA KU WADANAA😘😍
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok 👌
@umumanaal8557
@umumanaal8557 3 жыл бұрын
M.a clipkan xaly ayan daawaday kadibna comentigi ayaaba ii soo bixi waaye daqiiqado kadibna waaba waayey isaga dhan lkn hada dib uu igu soo dhacay m.a waa vidio qurx bdan keep going xbbt
@dranisaabdiafdhuub7182
@dranisaabdiafdhuub7182 3 жыл бұрын
Mshllh good family thanks teacher
@themtt7853
@themtt7853 3 жыл бұрын
Masha Allaah 🥰😘😘😘iisoo duceeya inuu Illaahay uwad qeerqabo isiiyo 🥺🥺🥺🥺
@sumayazain8548
@sumayazain8548 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo thank you very very much this video was long awaited and requested video ever when Ramadan started and now you have finally posted may God bless you and your cute little babies masha Allah xabibti love very much
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall ado raliya mahadsanid
@sumayazain8548
@sumayazain8548 3 жыл бұрын
@@xamdaquruxofficial7581 I've already subscribed your channel love☺
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 3 жыл бұрын
Videogan xalaa arkay marku iso dhacay oo KZbin aaday nag wanba waaye kkkkkkkkk Masha allah tabarakallah nasraay alle haku barakeeyo ubadka iyo rerka dhan
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@ellenhenry6319
@ellenhenry6319 2 жыл бұрын
Manshalaah wlhi waa qof laga tusaalo qaadto 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 sideeda raba inaan noqdo Mandaziga adaan kaa barty wlhi... mahad sanid qaali Kartidii oo qofa ❤❤❤❤❤
@Ifrah89
@Ifrah89 3 жыл бұрын
Masha allah Allah swt ha ku barakeyo adiga iyo carurtada Aamin❤️❤️👍
@maryaniitacady817
@maryaniitacady817 3 жыл бұрын
Inta in lasoo badiyo tanto🥰🥰💕😥
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 жыл бұрын
Subscrbe isaar wall mcn ok
@africanqueen2394
@africanqueen2394 3 жыл бұрын
Wlh wa u xiisay wakhti somalia wax kasta wakhti fiican ayaad qabsaneysa lkn qurbaha habeenki dhan so jeed maliinti dhan jiif 😨😨
@amoonadam862
@amoonadam862 3 жыл бұрын
😂😂😂
@wadalbari412
@wadalbari412 3 жыл бұрын
Ilahay ha dhowro gabdhaha soomaliyeed iyo hooyooyinkeen
@jamiiloaxmed5412
@jamiiloaxmed5412 3 жыл бұрын
Sanbuuz nasra ada ifahanziise hore udawade tnxs xbbti 🥰🥰🥰
MORNING ROUTINE  IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!
19:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 308 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 54 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
SOMALI MOM | 4:30 habeenimo  jadwalkeyga subixii ilaa duurkii
9:15
Naaney Xabad family
Рет қаралды 322
NASRA ABTI DOON TARTAN CUNTO KARIN QOFTII CUNTO MACAAN SII 50DOLLAR
20:50
PRANK || NAHIDA IYO NADIA OO IGU XANAAGAY || 😂
8:41
Adna Henna
Рет қаралды 210 М.
MAALINTA 1AAD RAMADAAN ROUTINE
11:37
Amira Qurux
Рет қаралды 186 М.
maanta rotinkena waa nadaafad. kashaqeynta guriga qayfican thy
11:35
lamaanaha qarniga tv
Рет қаралды 47 М.
MY FULL DAY ROUTINE JADWALKEYGA MANTA XAFADA
28:21
Riyaq Abdi
Рет қаралды 113 М.
ROUTINE RAMADAN MAXAAN QABTAA🤔
13:17
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 236 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН