Full Docmumentary | Dalka Nepal | Taariikh, Nolol, Dhaqan, Caqiiddo & Halgan | Sheeko dhammeystiran

  Рет қаралды 40,029

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер
@bidhaamiye6674
@bidhaamiye6674 Жыл бұрын
Masha alah barnaamij qurux badan ,cilmi buuxaa ka faa,idnay channelkan
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsan wariye aways xaaji nuur shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤
@sayidmaslah5951
@sayidmaslah5951 3 ай бұрын
ALxamdulillah Alle Naga dhigay islaam somalia Alxamdulillah🤲
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Waa dad fiican lkn allaha Soo hadeeyo.
@mohammed-jama
@mohammed-jama Жыл бұрын
*Mahadsani Awais* 🙏
@MOHA_CAAQIL
@MOHA_CAAQIL Жыл бұрын
Macalin Hal codsi ☝️ Marka documentary ka samaynayso dal please mapka aduunka dul istaag iyo dadalka kale ay jaarka yihiin🙏♥️
@cayuuka2488
@cayuuka2488 Жыл бұрын
waaba sheegaye xagee ayuu warku kaa maray
@cayuuka2488
@cayuuka2488 Жыл бұрын
waa arbixin xiiso badan hadana nurogo leh marka laga fiirsho xaga diimaha iyo waxa ay dadkaani aaninsan yihiin الحمدلله الدي هدانا لهذا وماكنالنهتدي لولا ان هدان الله
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
Aduunkane baahi aaqirane cadaab waaa dad qasaaray.
@Elmi.451
@Elmi.451 Жыл бұрын
Mahadsanid wllka horay usoco inbadan incha alh merci beaucoup 🙏🙏🙏
@XasanCusmaan-q9z
@XasanCusmaan-q9z 16 күн бұрын
Waa waali
@mohamedmahdi2572
@mohamedmahdi2572 Жыл бұрын
thnk you bro
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Kumaarii maantaa Ii koow ah
@idiirsdaahir8017
@idiirsdaahir8017 Жыл бұрын
Aad ayad umahadsanty zxb ❤
@nuurcali2543
@nuurcali2543 Жыл бұрын
Subhanallah
@aishanureini9446
@aishanureini9446 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wll Waxey ila tahay kan sanam caabuda iyo kan wax shaxaada ama wax dhaco ineysa isku mid aheyn
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Жыл бұрын
الحمد على نعمة الإسلام 🤲🤲🤲🤲
@QadiijomaclinAyuub
@QadiijomaclinAyuub 4 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😳
@abdikadirawliyo2256
@abdikadirawliyo2256 Жыл бұрын
Raali ahow wll
@shukrishcumar1711
@shukrishcumar1711 Жыл бұрын
الحمدلله علي نعمة الإسلام ❤
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Waa wax yaableh soomaaliyey idinko Wax walba RABBI idnsiyey. Kakaca hurdada.
@QadiijomaclinAyuub
@QadiijomaclinAyuub 4 ай бұрын
😭😭😭😭
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
Soomaaliya waa dad aan runta isku sheegin inaan is fahmi wayno waxaa keenay beenta iyo qayaanada aan isku wadno Soomaaliya wax bdn ayaa ka qaladan ee alle hanaga soo gaaro
@LiiJanba
@LiiJanba 5 ай бұрын
SUBXANLALLAH
@goorsheeko
@goorsheeko Жыл бұрын
Hore usoco Zxp
@Nuurcadow-k8w
@Nuurcadow-k8w Жыл бұрын
God is one
@AbdikadirKhaliif-l7m
@AbdikadirKhaliif-l7m 3 ай бұрын
Naypal wa dalka ogu sabolsanyihi😊
@AbdiwaliTube
@AbdiwaliTube 2 ай бұрын
Kawaran hadii laxado kumaari Samayn lahayeen tollow Aweys ku salamy
@maaanowpro2075
@maaanowpro2075 Жыл бұрын
Qabiil baa naga reebay dalalka Hor maray xitaa nalama ogala inaa nabad helno hdii kale Dhaliyarada shaqo la.aan ayaa hesato biri hdi dowlad dhisanto dhaliyarada ayaan hogamiyal noqon doona odayasha madaxda ah ayaa u diidan inee wadankesa somaliye nbd hesho aan ka baxno tuugsiga qaramada midowbe aan hoos joogno
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Kyrgyzstan 🇰🇬 💔 bro we will waiting you ✋
@XasanjananxasancadeXasancadexa
@XasanjananxasancadeXasancadexa Ай бұрын
Subxanallah😂😂😂😂😂
@luulmuuse7065
@luulmuuse7065 Жыл бұрын
Alx inan muslim ah😢 kwran Qof la cabudi jiray oo la gursanayo oo caruur dhalayo
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 Жыл бұрын
@musemuse417
@musemuse417 7 ай бұрын
Sanadkii 2010ki , waxaa macalimad ii ahayd hawernay u dhalatay wadankan Nepal. Waxay ii sheegtay inay ka xuntahay in wadankeedu uusan lahayn bad ( landlocked). Waxayna dhaliili jirtey China. Waxaan kaloo isku glass ahayn arday badan oo u dhalatay wadankaas. Nepal Waxay ka midtahay dhawr wadan oo ka badbaadey gumeysigii reer Europe oo waa wadan weligiis xor ahaa ,. gumeysan
@abdikadirawliyo2256
@abdikadirawliyo2256 Жыл бұрын
Waxaad tahay farid
@sharifmoha7053
@sharifmoha7053 Жыл бұрын
Sad bursi ayaa noo diiday in aan is raacno
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux Жыл бұрын
dhibaatada somali oo isku midab ah iyo isku dhaqan iyo isku diin qudha oo muslimiin sunni ah waxa ragaadiyey oo qayrkood ka reebay waa qabyaalad ay kudhaqmaan iyadoo lawada ogyahay in qabyaaladi waxay dumiso mooye aanay waxba dhisin ayey hadana dabada haystaan somali qabyaalada waxaana kushaqaysta qabyaalada waa siyaasiyiinta oo dantooda kufushada oo kudaneysta oo aan dantooda mooye cidna u daneyn, marka somali waxay ubaahantahay hogaamiye aragti fog leh oo cadaalad ku xukuma oo shacabka mideeya halka iskadaa hogaamiye mideeye dalkiiba way kala qaybiyeen siyaasisiinta maanta joogta oo maamul goboleedyo qabyaalad lagu jaangooyey ayey dalkii uqaybiyeen iyo maamulkasto jira yeesho madaxweyne iyo golo wasiiro ah waana shax loodagay oo cadawga somalidu u dajiyey inaysaan dhicin somali midqudha oo mideysan oo hal dawlad iyo hal madaxweyne leh.
@S88mustaf
@S88mustaf 6 ай бұрын
Anaga soomali meel nagalahaystaa madax daacadana malihin😢
@hayeesiboy1493
@hayeesiboy1493 Жыл бұрын
Qof suufi ha dhihin qof falalow dheh
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Жыл бұрын
IS THERE ANY MASJID IN NEPAL. ?????????...
@calimahdicosoble4390
@calimahdicosoble4390 26 күн бұрын
Kumari iyada oo yar hadey dhimato kawaran
@xasanxusen1400
@xasanxusen1400 Жыл бұрын
Qisaaadi mansa musa ka so warama ad bay ninka tarikhdiisa u radinayan
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 Жыл бұрын
Umada somaliyeed imaanka ayaa ka yaraaday
@cabaasibrahim9494
@cabaasibrahim9494 Жыл бұрын
Alxadulaahoi muslin naiga dhigey
@OmarHud-bt3rw
@OmarHud-bt3rw 8 ай бұрын
Somalidu boqolkiiba 40 waa mushrikiin caabuda qabiilka
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 Жыл бұрын
Waxa,sababay,qabyaalada,iyo,in,xukunka,laba,reer,kaliya,qaataan,waa,dulmiga,uguwayn,ee,somalidu,isku,hayso
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 Жыл бұрын
Somalida dhibta ugu weyn e haysata maha diimo kala gara haday haysan lahayena way ka sii xumanled. Mamulki la kala dhaxli jirey e lo yaqanay odey dhaqameedka iyo mamulkan siyasiga ah ayan wali kala adkan, dagalka qabow e ka dhexjirana ay ugu weyntahay Qabyalad iyo reer hebel o ah dagal u dhexeya mamulada kala guraya.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
hawiye &darood sida u galley dlka
@abdikadirawliyo2256
@abdikadirawliyo2256 Жыл бұрын
Doqon baad tahay
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
adga doqon ah
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Somalida waxey cabudan qabil halka nabal ay ka cabudo asnaam
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
DHAQAN YAAB LEH | DOCUMENTARY AROOS BAADIYE SUUDAAN | HD
51:53
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 146 М.
El Salvador | Dalka ugu Halista Badan Caalamka | Xaalad Yaab badan
15:12
Qisooyin Mudan Cibro Qaadasho iyo Fahan Nololeed. Jiil Media
1:33:44
Safarkii Mucjisada | Morocco illaa Senegal | Documentary Cajiib ah
52:18