Full Qaaci Show Haldoorka Fanaaniinta Hargeisa

  Рет қаралды 331,962

Fahmo Official

Fahmo Official

Күн бұрын

QAACI SHOW
FARXAAN QABOOJIYE
UBAX FAHMO
ISMAACIIL DULCAD
HINDA SHEEKH MUXUMED SAHAL
ISMAHAAN XAASHI
CUMAR SHEBEEL
SPECIAL THANKS TO
KHADRA SAXANE
GULEID SAYID
CROWN HOTEL
HORYAAL24 TV
CAMERA CREW
KHADAR MAXAMED
ZAAM OMER
EDITING
ENG GIRIYAAD
COPYRIGHT
SOMALI GLOBAL & FAHMO OFFICIAL

Пікірлер: 173
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
REER ❤SOOMALILAND XAQIIQATAN WAA XANSASKA SHIDA SUUGANTA AMA FALKIYA
@abdulsalamderia4178
@abdulsalamderia4178 4 жыл бұрын
Xansaska kalmada iyo waayo waayo rageedi
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 3 жыл бұрын
Waaaaaaw hinda Sheekh sahal magacaa hajiro 👌👏👏👏👏👏👍👍👍💝💝💝💝 waxaasa codlayidhaahdaa waahaybad
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Show Hinda oromo wey noo dhuumataye majaajilada uun khatar kuma ahee codkana waa lagu maneystey. Masha Allah walaal hinday hore u soco.👏👏👏👏👏👍👍👍🌹💕🌹💕🌹🥀🌹🌺💐🌷
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Oroma sidodey masasha ee hinda wa( sacad muse)
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Ubah faho masha Allah, qurux, cod iyo labisba naag kuma gaadho.💯🥰❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏
@theliberalthinker3308
@theliberalthinker3308 2 жыл бұрын
is somali or oromo?
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@theliberalthinker3308 Who are you talking about?
@saeedhandulle9560
@saeedhandulle9560 4 жыл бұрын
👍👍Balo ku degtey ubah fahmo Ismahan bodhbey nagu bartey Axyaa sojiidasho Mamo fahmo sharfanid👏👏👏👏👏
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 4 жыл бұрын
Musician Al Ustaad Marduuf waan qaatay waaba another level garacaacistisu Codadka Farxan yare ,Dulcad ,Hinda welldone
@mohawarsame442
@mohawarsame442 4 жыл бұрын
Farxaan Yare Haybad faneed Ayuu leyahay Fanaan mustaqbal leh ubahan Abawaan Mug wayn
@hiddowacan811
@hiddowacan811 2 жыл бұрын
Abwaan laab saalaxbaa ujooga
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi 4 жыл бұрын
Alaylehe hoygii fanka wacdara ka dhacay sidii loogu yaqaanaay horey u socda. Dulcad dey wakukaa sxb horey usoco
@aminaali6892
@aminaali6892 4 жыл бұрын
Faxaan wa ka gaar lalinyarada kale ee heesta uxuu bahan yahaay abwaan kacanta ku qabta oo hadrawi oo kale waayo maha in lodhibo heeso bila micna waxaanu ku xasusa naayna fananiti hore waberi 6daniba waa number one yaa salaam SOMALILAND xagkata waay ka shidan tahaay
@ibnulbilal1470
@ibnulbilal1470 3 жыл бұрын
Hargeysa hoyga fanka inaan mar uun tago waan jeclahay inshallah, reer Wajir salaantooda iga gudooma reer Hargeysa!!!
@abdulrahmanhassen5844
@abdulrahmanhassen5844 3 жыл бұрын
Ka gudoonay sxb soona dhowow hargaysa is your home
@ibnulbilal1470
@ibnulbilal1470 3 жыл бұрын
@@abdulrahmanhassen5844 mahadsanid walal
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Well come hargeysa burco
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ma sha Allah Oof Caleeg way iga oohisey heestaa ay Hindi qaadayso ayaamaha Jacaylka. Cod Wallee
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 4 жыл бұрын
Hargaysa xudunta fanka iyo suugaanta Somaaliyeed.
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
CAASIMADA🙏 GEESKA❤ HARGEISA XUDUNTA FANKA SUUGANTA ILBAXNIMADA XADARADA QALBI WANAAGA GAYIGA
@hawaali5209
@hawaali5209 4 жыл бұрын
Waaaaaw waxba ka dhacay Meshan wad na ber lishen aniga iyo inta gudaha ka guxda jacayl owgis ya salaam dhamantin wad mahad san tihin murtida iyo mada dalada qimaha badan e ad nagu maqsudisen
@suleimanyare3008
@suleimanyare3008 4 жыл бұрын
Wa ban dhig , fiicaan . Waxba waxa ka qiimo badan hal hees uu Maxamed saleeban tubeec qaado.ama maxamed axmed kuluc ,Maxamed mooge liibaan ,Cumar dhuule cali,khaliifa Magool, wlhy wd wacan tihiin lakiin. Halkaa kuwaasi Wax mariyeen ma dhigaysaan
@Cismaciil1995
@Cismaciil1995 4 жыл бұрын
hadanu nahay bahda camerada howraaar waan ka yaabnay farxan yare hesta siduu u qaadayey
@stayhydrated12
@stayhydrated12 3 жыл бұрын
Kkk
@xuseenibrahim5196
@xuseenibrahim5196 3 жыл бұрын
Waan lasocona sii wanagsan
@faizahassen4725
@faizahassen4725 4 жыл бұрын
Hoyga fanka waa hargaysa hore usoco
@faizahassen4725
@faizahassen4725 4 жыл бұрын
👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@gomeyre6320
@gomeyre6320 4 жыл бұрын
Hinda we love you all family walaal
@abrahamfarah3025
@abrahamfarah3025 3 жыл бұрын
What a diversity! Somalia is diverse and rich in culture. I didn’t understand even one word the guest and 50% the host.
@abrahamfarah3025
@abrahamfarah3025 3 жыл бұрын
Said.
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw Waababa Qalinle oo zoo noolaaday ooooooooof yaabaa coooooooooood
@adamaboobakaradamaboobakar9566
@adamaboobakaradamaboobakar9566 4 жыл бұрын
Masha allah hinda hadalkeda iyo cotmacan keda hesaha ismalaha
@mohamedahmedahmed3292
@mohamedahmedahmed3292 3 жыл бұрын
Maashaallaah boqorada fanka UBAX FAHMO
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Ubax si gaara way bislaysay bislaysay codkeeedii the best.
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 4 жыл бұрын
Maashaa alaah waa dad soo celiye fanka soomaaliya
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ma sha Allah ma kala dhacaan dhamaan toodba. Waa xul Wallee
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Ubax baan ku haystaa well done you remind me golden time thanks a lot and I appreciate you very much UBAAAAAAAX FAAAAHMO
@kyniyod620
@kyniyod620 4 жыл бұрын
Masha Allah sister Hinda Congratulations
@maxaasmedia2436
@maxaasmedia2436 3 жыл бұрын
Cumar shabeel caadi maaha fanaan talent leh
@sandhool
@sandhool 3 жыл бұрын
Farxaan yare Waa fanaan aan inaba caadi aheyn Waa ku tuuray cimaamada
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Ax usa cumar shabeel. Difeer baan kugu xasuustaa codka Iyo san saankaba. Sad buu ugu egyahay
@asmaalicigal3308
@asmaalicigal3308 3 жыл бұрын
Maasha allaah farxaan yare hore usoco
@ibnulbilal1470
@ibnulbilal1470 3 жыл бұрын
Hinda hargeysa!!! Haah!!! Ilahiyow kudhowr!!!! Wlhi kabanka waa iska sugay xaaji marduuf!!!
@saeedhussein524
@saeedhussein524 2 жыл бұрын
Hambalyo.Hambalyo dahLananta QAACI EE KALDOORKA FANAANINTA HARGEISA
@muhiimjama8243
@muhiimjama8243 3 жыл бұрын
Hida Oromo 👏❤️Woow
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 2 жыл бұрын
Dulcad heestiisu waaa iga gadan tahay really
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 жыл бұрын
At 28:33 I like that song viva fahmo thanks. 👍 🌹 👍
@lameeraysoofficial63
@lameeraysoofficial63 4 жыл бұрын
waar dulcad ayaa meesha ugu hees shidan..Ismacil Maxamed ismacil
@nasiraxmed3538
@nasiraxmed3538 4 жыл бұрын
Masha alh waa kopi maandeeq
@adansantur4677
@adansantur4677 3 жыл бұрын
War will kan yar Alla yaa lataliyaa, fannan somaliyeed faqri buu dhamaadaa.
@mohamedahmedahmed3292
@mohamedahmedahmed3292 3 жыл бұрын
maashaallaah farxaan [qalinle]
@souleesheekh5275
@souleesheekh5275 3 жыл бұрын
Waaaaw.waxaasaa.cod.ah.hinda.muxumad.sacad.dumaashiday
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 3 жыл бұрын
Mashaa allaah waxaam oga jeeda bururay alla buruuray markiin arko mamada qaranka iyo hinda oromo
@nasrocadey2957
@nasrocadey2957 3 жыл бұрын
Ubax fahmo qurux m.a sxb soo dhawoow
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Жыл бұрын
Ismaacil Dulcad ❤❤👍👍
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
heestii edadayna meel si fiican ayay u qaaday eeesh calaaa - ayaamaha jacaylka
@sakariyecabdirashiid1161
@sakariyecabdirashiid1161 2 жыл бұрын
wllhi hargaysa waa mesha kaliye fananita somalida kuwa ugu cad cadi kaso baxan
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
Fanaanada qaadaysa heesta (suuldhabaale) magaceed?
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 2 жыл бұрын
Wooooow eessh calaa Qaaci
@asmaxaaji2609
@asmaxaaji2609 3 жыл бұрын
Hinda hora usoco
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 4 жыл бұрын
Bururay alla buruuray mar kiin adi ku arko hinda bururay
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 4 жыл бұрын
I love this lady walahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 4 жыл бұрын
שלום מה נישמה אני עוהב שומלילנד מוסיכה Hi love somaliland original music Hargeisa hoyga fanka iyo suuganta My home town waxan idinka salamaya telabib israel
@cabdifarah4547
@cabdifarah4547 4 жыл бұрын
Balaayo salaan maxaa talaabib ku dhigay yaahuuuu
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 4 жыл бұрын
@@cabdifarah4547 sxb ethoipianka flasha yuhuuda waxay ka jecelyihiin Somalida ,,waxay aaminsan yihiin inay somalida isku reer yihiin,, Muslimka ku nooli waa 20%
@hadhwadaagchannel2407
@hadhwadaagchannel2407 4 жыл бұрын
Bal noo sharax sxb maxay ku jecelyiin soomaalida halkayse leeyihiin waxbaanu isaga nahay
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 4 жыл бұрын
@@hadhwadaagchannel2407 waxay aaminsan yihiin qabiiladii ka lumay inay ka mid yihiin 1700 years ago
@mohamedhussein8443
@mohamedhussein8443 3 жыл бұрын
Kuwaas isku jinsi ma nihin waxaan nahay faraacintii guumaysan jirtay sabataas baan diinta Islaamka uqaadanay oon u diidnay tan yuhuuda iyo kirishtaanka. magacyadeena ka garo Haamaan iyo fircoon. markaa la soo carar nacladi yayna kugu dhicin.
@mustafaaden736
@mustafaaden736 3 жыл бұрын
Marduufoow gacantu kuma go'do. Soomaalidu qofka inta uu noolyahay hibadiisa iyo wanaaggiisa toona ma sheegane, anigu ammaanadaasi ayaan iska ridayaaye, maanta qof nool oo kaban ama cuud tuma oo kula mid ahi jiro. Adigaa ugu wanaagsan maanta dadka cuudka tuma.
@liibaanmaxamed8153
@liibaanmaxamed8153 3 жыл бұрын
Marka hore waan salmay ismahaan xaashi
@alihusseinyusuf8048
@alihusseinyusuf8048 4 жыл бұрын
Masha allah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
wax kasta a wa hibo allaaha yarka mala a ma gadhin 14 hubaal waa fanaan iyo badh
@mahameda.rahmaan3657
@mahameda.rahmaan3657 4 жыл бұрын
Isku soo wada kooboo #_ragg yar yareysi maleh
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Sidaas uu ugu fiican yahay heesa ayuu Tacliinta hadii loowado ugu fiicnaan Lahaa Africa iyadaa isla Goynaysa
@cabdinasir9471
@cabdinasir9471 3 жыл бұрын
wan idin salamay dhaman tiba ana madun igu darsan fananita
@amaljamac8634
@amaljamac8634 4 жыл бұрын
Hinda❤❤
@saafiabdull452
@saafiabdull452 4 жыл бұрын
Hinda waaba fanaanad buuxda qaaciga adbay ugu soo baxaysaa waxaad moodaa fanaaniintii waawaynaa inay wlaaloyihiin
@sareedoelmi618
@sareedoelmi618 3 жыл бұрын
Masha allah farxan yare
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Libaaaaaaaax hammmmmm cidkaa nool baa la rabaa.
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
Ahmed moige Allah yarxamu
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 3 жыл бұрын
Waa waruun y Waxan waday kaman wadin
@Abduljeylani
@Abduljeylani 4 жыл бұрын
Dulcad & Cumar Shabeel baan u codeeyey
@alibaax5346
@alibaax5346 3 жыл бұрын
Dulcad waa top Next door kkk
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
Fahmo eesh calaa hees
@mustafismail5374
@mustafismail5374 4 жыл бұрын
Ismahan Hashi ❤
@abdikaliil795
@abdikaliil795 3 жыл бұрын
Mansh allh hargays hoyga fanka
@abshiralasow3302
@abshiralasow3302 4 жыл бұрын
Asc aawey dad ni madeenii mese afkii hooyo waala bedeley
@ahmedmohamef3458
@ahmedmohamef3458 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war miyaad waa daan wax kal oo aad qabataa wll fanku waa fusuq iyo xuma wada
@abdeikarinabdulkadir3344
@abdeikarinabdulkadir3344 3 жыл бұрын
Waan idin jeclahay
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 4 жыл бұрын
Marduuf caadi maaha
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 2 ай бұрын
Eshcallaa 10 hargaysa
@naruurab1114
@naruurab1114 4 жыл бұрын
18:30 Eshcalaa Cod, Nin haybad leh MashaAlah. hal ilaa 2 sano kadib markey kuu kala kacdo oo aad Iscadeysid hana ilaawin😜🙏😊
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Aragsan, isagoon is cadeyn buu haybada fanka ee eebe siiyey ku dhaafayaa qeyrkii walaalo, markuu xoogaa yara weynaado sanad ka dib ee labiskana barto isagaa wada dhaafaya waxa heesa oo dhan.
@nasiraxmed3538
@nasiraxmed3538 4 жыл бұрын
Qalinle yara hoosaye awrta jojiya
@baselinecafe1954
@baselinecafe1954 3 жыл бұрын
Asc fahmo
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 Жыл бұрын
Hargeysa waa gurigii heesaha waalayaqaan iyo marqaanka iyo tumashad
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 4 жыл бұрын
subscribe baad igaga heshay bilaa hadal ah barnamijkan iyo Like xalkaa maaxda ah inooga dhaami marwalba keep going
@bahgooniali2124
@bahgooniali2124 3 жыл бұрын
Hindi way fcn tahay xaga heesa ha lkn waraysiga ku ma f cnee halaga daayo
@abdirahmanabdiwarsame2329
@abdirahmanabdiwarsame2329 4 жыл бұрын
Oo islaantu afka eey ku hadleeyso muxuu ahaa.
@colmlander3447
@colmlander3447 4 жыл бұрын
Ismaaciil dulcad maxaanu wada baashaalay waayo waayo holand
@wacanmadar7409
@wacanmadar7409 4 жыл бұрын
Ismahaan xaashida
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
Intiinaba waan idin salaamayaa kuwaa tumaya waa isnaqaaan hhhh. Lafahiii hore.
@colmlander3447
@colmlander3447 4 жыл бұрын
Muuse is maacill qalinle codkiisii lama keeni karo
@ahmedhassan9439
@ahmedhassan9439 4 жыл бұрын
Waaaaaaw🥰😛😜
@abdiaadanwaris7308
@abdiaadanwaris7308 4 жыл бұрын
Waa heeso yaable oo live ah waxaanse la yaabanahay ma hido dhowr bay ka socdaan xaruntii mujaahidad Sahra halgan
@kingrashoo3910
@kingrashoo3910 4 жыл бұрын
Af-kasta waxaa ilaaliya bulshada leh, hormarka luuqada dhankastana waxaa ka shaqeeya bulshadiisa. Sida aad u xumaysay eed sharafta uuga qaaday allaha kaaga qaado.
@xajidawladxajidawlad2544
@xajidawladxajidawlad2544 2 жыл бұрын
Good soun
@nickal2018
@nickal2018 2 жыл бұрын
Waar tan afka adag xagay ka keeneen kkkk
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Heestaa waa uu ku tuntay Allaylehe ninka ila biyo leh
@eng.koronto1149
@eng.koronto1149 4 жыл бұрын
Yaa qaada sxp wan wayaye markedi hore
@ashaabdulahi8501
@ashaabdulahi8501 4 жыл бұрын
Wow1😍
@sayidalikhadar75
@sayidalikhadar75 4 жыл бұрын
Ismahan xaashi quruxdii o soconaysa
@saciidibrahim8251
@saciidibrahim8251 7 ай бұрын
Hinda cudkeedu iyo hadalkeeda af soomaaliga waa kaaf iyo kala dheeri
@amaljamac8634
@amaljamac8634 4 жыл бұрын
Waaaaaw 👏👏😘
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
Cudurka kaa gala fardaha Hadii laga gubo dameer dawada lama gadhayee✔
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Honda habi iyo yurub geenyo waa seem codkiodu
@saciidibrahim8251
@saciidibrahim8251 7 ай бұрын
Eesh calaa kamanka marduuf
@dhaqandhawrfilms5549
@dhaqandhawrfilms5549 3 жыл бұрын
Qaaci macaan
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 3 жыл бұрын
Asc arasaqada lahaa bixiya manhshaa aalaah
@MaanoIidow
@MaanoIidow 5 ай бұрын
❤❤
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
alla hayaaay hindi afsoomaliga waxay ka taqaanaa kuwo badanoo qurbaha ku dhashaay walaahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@isaacamir2073
@isaacamir2073 4 жыл бұрын
Hindi waa Soomaaliyad. Orimada wey iska yeelyeelshaa.
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,3 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
HEESO SHIDAN IYO XULKA HOBOLADA QARANKA WAABERI BARNAAMIJKA SANADKA 2024
1:25:29
Goodax Media Production
Рет қаралды 32 М.
Hinda Oromo oo Qaaci ku heestey, Ubax Fahmo iyo Buulo Xuubey oo Yaabay
30:36
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 318 М.
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,3 МЛН