No video

FUNNY CHALLENGE KABTAN BAARA IYO BAAQULI BOY OO TARTAN CULUS DHEXMARAY….

  Рет қаралды 56,273

Captan baara official

Captan baara official

Жыл бұрын

Пікірлер: 144
@listen_quran_10
@listen_quran_10 Жыл бұрын
Hada quraanka Jeceshahy isooboqo 💗
@kifaayaahmed
@kifaayaahmed Жыл бұрын
Game aan ugu jeclahY marka ciyartan😂😂
@jackyphonsi2578
@jackyphonsi2578 Жыл бұрын
Cabtan iyo Baaquli Boy caawa waan fuuriseen, Game ka kucelis waye😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Big Fan from Germany
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud Жыл бұрын
Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Kabtan baara iyo Baaquli boy .Ramadaan Mubaarak 🥰❤️
@najmatuuryarecismaan3884
@najmatuuryarecismaan3884 Жыл бұрын
Aaqiro dheedheelaa kusoo dhimaty yaa iga yeelaayo kulahaa baaquli😅😅😅
@ClaahiShoroff-dq3hn
@ClaahiShoroff-dq3hn Жыл бұрын
Baara legend 😊
@lazyking6089
@lazyking6089 Жыл бұрын
50 minutes 2.2k views other level keep up the good work I am big fan from the USA 🇺🇸 Ramadan Mubarak
@Muhaahmed123
@Muhaahmed123 Жыл бұрын
Kabtanka tageera buuuxa wlh😂❤burcaan kaso salamya
@bood90
@bood90 Жыл бұрын
Man To Man 😅 Nalkka yA dhmiyay , Jilib Aan ku la dhacay 😅
@fatushaphlspher924
@fatushaphlspher924 Жыл бұрын
Captanka iyo baaquli waa funny😂😂😂😂😂😂😂
@abdiraxiinwarbaca9254
@abdiraxiinwarbaca9254 Жыл бұрын
Baquli boy umadena ma ahan Hadaan arko waan qoslaaa Big fun Baquli boy❤❤
@Shakraboy10
@Shakraboy10 Жыл бұрын
markasta xasuusnow digriga Allah iyo saliga xabiibkeen scw scw
@mustitaaz3123
@mustitaaz3123 Жыл бұрын
Cptn game kan wan u xiisnay wlhi 😂😂 dib noguso celi funny waye😂😂
@mustitaaz3123
@mustitaaz3123 Жыл бұрын
Baaquli :Aakharo dheedheela kuso dhimatay yaaka yeelayo😂😂
@jilkacusub6556
@jilkacusub6556 Жыл бұрын
Sxb challenge ka waa mid fiican oo xamasad leh lkn burka dad ubahan ayaa jiraan ka digtoonow midas sxb🥺☝️🤍🖤🙏
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 Жыл бұрын
Ku saliya xabibken maxamad scw ❤
@cabasyare471
@cabasyare471 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@ummuamran6960
@ummuamran6960 Жыл бұрын
Scw
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
Baquli boyyoow in garonkada lagagabadiyo adaisukentay garonkada cayarad kuficantaha madkudhelsisid caga kabtanka macalinowkuyahaye. 👍😁
@AbdishakurAxmed
@AbdishakurAxmed Жыл бұрын
Ku sali nabi Muhammad scw scw ❤
@farxansalax-op2sp
@farxansalax-op2sp Жыл бұрын
Can wakase car😅😅
@AbdishakurAxmed
@AbdishakurAxmed Жыл бұрын
@@farxansalax-op2sp maxaa ka wadaa wll
@ummuamran6960
@ummuamran6960 Жыл бұрын
Scw
@abdullahisacidhirsi2434
@abdullahisacidhirsi2434 Жыл бұрын
Wlhi qosolka iga dhameyay baaquli 😂the 😂 sobadi
@daahirnuur6305
@daahirnuur6305 Жыл бұрын
Baquli Boy Walasoqaldey 🤣🤣 Cabtan Dadkan ma oogo miyaa inad tahay Baqorka👑♥️ Caga sxp Cabtan Nosobadi Funny waye wlhi Challenge nxt idiriska kuxiji
@sadamabdullahi1334
@sadamabdullahi1334 Жыл бұрын
Baquli marku wax cejiye cagu uska dhiibe 😂
@akramcabdi9295
@akramcabdi9295 Жыл бұрын
Bakhuli vs cabtan baara😮😮😮🚩🦁
@nuurali5230
@nuurali5230 Жыл бұрын
Baaquliyoow caawa waa gacangashay mursal ubalami kabtanka haduu runsheegaayo
@AbiyeetaAdesh
@AbiyeetaAdesh 8 ай бұрын
Captain dhan waliba adigaa ku taageera hadeey cunto tahay iyo hadii challenge kale tahay funny aa tahay 😂😂😂😂😂😂😂
@Omarbukhari-dn1jj
@Omarbukhari-dn1jj Жыл бұрын
wallahay labadiina waa ni taageeraa
@reymaazofficial7870
@reymaazofficial7870 Жыл бұрын
B.B waan idin wataa 2 legend
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warsamecabdulaahi6289
@warsamecabdulaahi6289 Жыл бұрын
Baquli boy sxp yaa ku soo siraya mishan anaga is ka leh bitukada ku soco kabatan bara
@mohamedseeadsudi6207
@mohamedseeadsudi6207 Жыл бұрын
Filmkii sadexda doob ciyaarahan oo kle ma kujiraan😅😅
@addehaji1768
@addehaji1768 Жыл бұрын
Kaptan challenge gaani wad naga daysay wa funny ino si wad wajiyo dadka caanka ah na an aragno😂
@mohamedsaciid4201
@mohamedsaciid4201 Жыл бұрын
Waxa wataa sheekada liverpool man Season Manchester united maan layso celiyo 😂😂
@aliyareoffecie
@aliyareoffecie Жыл бұрын
Captan ciyartan ku celis waye paquli waa gaday biis plz 🙏
@fartundahir5877
@fartundahir5877 Жыл бұрын
Kabtanka Filinki hilibka away saa u sugaayay wa daalay filin mcn waye Halka xalqad an ka fiirsaday dhoor xalqad u dhigma
@ShuuriyeJr-vf9zv
@ShuuriyeJr-vf9zv Жыл бұрын
NIN WALBA CESAN TIISA CEEL HA GAYSTO HHHH BAAQULI😂😂😂
@mohancadde196
@mohancadde196 Жыл бұрын
Kabtanka baaquli soo badi lagend waaye
@faadumamohamuud809
@faadumamohamuud809 Жыл бұрын
Baquli boy yaa kaa waalay maanta
@aadamisack6761
@aadamisack6761 Жыл бұрын
Baaquli boy iyo Kaptanka Waa idin wataaa Runtiiii
@libaancali7272
@libaancali7272 Жыл бұрын
❤ Captan baara legend wan ku wataa ❤
@aweysmaxamed6588
@aweysmaxamed6588 Жыл бұрын
Yaaa Soo SI ray
@kaptankulli6048
@kaptankulli6048 Жыл бұрын
Video kiigu qosolka badnaaaaa 🤣🤣🤣🤣
@abdullahigcl3685
@abdullahigcl3685 Жыл бұрын
Wlhi wan uxiisay barnamijkan port 2 idiriska itabo soqabao😅🤝
@Being_Mustaf
@Being_Mustaf Жыл бұрын
hhhhhhhh #baaquli hunguri lee ku wado adi 🤣🤣🤣
@reecejames-se4yu
@reecejames-se4yu Жыл бұрын
Cabtainow ciyarta nucan ah wey noogu baxdaa next adiga iyo baba Waa ciyaar dhagarteda wadta 😂😂😂🙏
@axmedcabdi7442
@axmedcabdi7442 Жыл бұрын
Kkkkk cawa ciyar aya kadhacday
@mohamedxaashi5532
@mohamedxaashi5532 Жыл бұрын
Muumin baalow hala keeno
@adanisaaqibraahim8501
@adanisaaqibraahim8501 Жыл бұрын
Captain odeyga saan maxaa ugu galeee waan ka naxay kkkkkkk
@MOHAFILMS.14
@MOHAFILMS.14 Жыл бұрын
Aakhiro dhee dheela kusoo dhimatay yaa iga yeelayo
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 Жыл бұрын
Wuba oyi raba baaquli 😂
@abubakarhussein7314
@abubakarhussein7314 Жыл бұрын
Baaquli boy soodhawaaw 😅
@buuxowofficial1720
@buuxowofficial1720 Жыл бұрын
WAXAN KAADAAWANAAYAA KANADA 😂😂😂😊
@ahmedarab7526
@ahmedarab7526 Жыл бұрын
Masha allah wllo is jecl horay u socda BB ❤❤
@mohacade8091
@mohacade8091 Жыл бұрын
Waa qoslay wlhi baquuli booy dhib lee adi😅
@kingyelow3569
@kingyelow3569 Жыл бұрын
Saana rabnaaa 👌✌️🦾
@cabdikariimdhibis58
@cabdikariimdhibis58 Жыл бұрын
Idhel kulahaa wllhi kan lagend waaye
@cabdiqanicisman846
@cabdiqanicisman846 Жыл бұрын
kabtan baara big fun sxp rmdan mubarak
@mankamanka1931
@mankamanka1931 Жыл бұрын
Baquli wa. Lagu qiyaane tii cabirka Marka Kente Ina ku ceshato la Rabe 2 foro qiyano lagu saare😅
@KKFHIY4
@KKFHIY4 Жыл бұрын
Part 2 please
@caamirsulaiman2129
@caamirsulaiman2129 Жыл бұрын
captan baaraa bro waxaan kaa codsanayaa inaad isoo booqataan adiga iyo asxaabtaaduba sidaan kuugu xidhanahay oo kle
@mohamedbarre4332
@mohamedbarre4332 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk walhi waa qoslay😊
@mahadabdiwarsame9907
@mahadabdiwarsame9907 Жыл бұрын
The legend kabtan bara
@raaxoaliraaxo8387
@raaxoaliraaxo8387 Жыл бұрын
Kabtaka kkkkkkkk horta burka waku jecelyahay wajigaga xita 1 mar hadii lagu saroo nockalo noqda
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Жыл бұрын
Caajiska ku hayo 😂😂
@KhaalidOmer-qc9bb
@KhaalidOmer-qc9bb Жыл бұрын
RAMADAAN CUNTADA KA DAAYAA CHALENGE YO KLE LA KEENA SHP BARYAHAN WAY KAA FADHIDAA ADIGA SHP
@MukhtarAbdi-qg9zy
@MukhtarAbdi-qg9zy Жыл бұрын
Part two bro kkk
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Game Adag Caawa
@kaderkhamia9493
@kaderkhamia9493 Жыл бұрын
Ku celi waa titiray
@ayaanledheeg2207
@ayaanledheeg2207 Жыл бұрын
One
@akramman5195
@akramman5195 Жыл бұрын
Captain baaro ❤❤❤
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 Жыл бұрын
Maasha Allaah ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🤣💞💞💞🥰♥️🌹🙏🙏🙏👌🤝👍🤲🤲🤲💖💕
@siidaxmed4010
@siidaxmed4010 Жыл бұрын
I,aamin Pele talo mahaayo 😂😂😂😂
@bashiiromar
@bashiiromar Жыл бұрын
Plz ii codeeya CABDALLA BUURANE IN LAKEENO ALAABTAN CEEJISKA
@maxamedmursal6139
@maxamedmursal6139 Жыл бұрын
Baaquli funy lengend
@salmoabdihasan9976
@salmoabdihasan9976 Жыл бұрын
Classic geme cawa wax kale 👌
@mohamedosman5493
@mohamedosman5493 Жыл бұрын
Hhhh wlhi baaquli boy fanny waye
@xamzexasan3188
@xamzexasan3188 Жыл бұрын
Ala manoli qosalka adunka🤣😂
@ahmedmuniir519
@ahmedmuniir519 Жыл бұрын
Idiriska soo Qabo Kabtan
@mohamudgulled9532
@mohamudgulled9532 Жыл бұрын
Kabtaaan baara sxb bbd ninka aaan ka tageero bad tahay
@Maajid889
@Maajid889 Жыл бұрын
Baara caadi matihid 😂😂😂
@jamacabdi-vs1qt
@jamacabdi-vs1qt Жыл бұрын
Game kan naso badi noi
@mohamedqayshaldoor541
@mohamedqayshaldoor541 Жыл бұрын
Baaquli boy kabtanka ninka meel saari kara wa adiga caago si fcn isoo baro meel bad saraysa mrkas
@hooyouroonwaye
@hooyouroonwaye Жыл бұрын
kabtanka cosi waye ciyarta markale celis waye qosol aya idilay😂😂😂😂😂😂intan ciyar firsanayay mad lamid aha mafirsan😅😅😅😅😊😅😢😂❤
@kaderkhamia9493
@kaderkhamia9493 Жыл бұрын
Gacanta ku jooji
@daudabdiibrahim9383
@daudabdiibrahim9383 Жыл бұрын
baguii boy yaa ku sogaldey baara io idiriska iska illali mel jogan hatagin
@axmedmustafcumar6577
@axmedmustafcumar6577 Жыл бұрын
2 lagend
@cabdiraxmnmaxamed8478
@cabdiraxmnmaxamed8478 Жыл бұрын
Sa u qoslay waligay uma qoslin
@shamsamaxamed6310
@shamsamaxamed6310 Жыл бұрын
Ma.
@cabdifataaxmaxamed5045
@cabdifataaxmaxamed5045 Жыл бұрын
😢😢😢😢b boy
@amirasharif9385
@amirasharif9385 Жыл бұрын
Maasha Allah Ramadan kariim❤❤❤❤ be together
@anisasalaad1017
@anisasalaad1017 Жыл бұрын
Haye wll
@hanadapdalaiyow9559
@hanadapdalaiyow9559 Жыл бұрын
Captan kow nika sixun aya u gazhay wlh 😂😂 ino ku soo lapto maraptit miya 😂
@jeyjamal3601
@jeyjamal3601 Жыл бұрын
Sxb baaquli boy wax kayeelayo ciyaar ciyaar aya kusodinte malahan
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 Жыл бұрын
Masha Allah 👌👍👏🤣🤩💟
@cumarmuktar3330
@cumarmuktar3330 Жыл бұрын
Baaquli wuu ooyay miskiin😔😔🤭😇🤣🐵
@axmedmustafcumar6577
@axmedmustafcumar6577 Жыл бұрын
Ma,nooli
@cabdifataaxmaxamed5045
@cabdifataaxmaxamed5045 Жыл бұрын
😂😂😂😂 ballay boy
@amiinshariif
@amiinshariif Жыл бұрын
Soobadi
@Abdirhaman2357
@Abdirhaman2357 Жыл бұрын
kabtan baara
@Liiozil92
@Liiozil92 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all Muslims ☪️ ✨️
@jamacabdi-vs1qt
@jamacabdi-vs1qt Жыл бұрын
Baara baaquli naxdin kow kaga siisey😂
@kingkamil7180
@kingkamil7180 Жыл бұрын
Ciyaartan hala so badiyo 😂 😂
@kadhidhiqalbi
@kadhidhiqalbi Жыл бұрын
Kusali nabiga scw ❤❤❤❤
@ummuamran6960
@ummuamran6960 Жыл бұрын
Scw❤
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,7 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 37 МЛН
NEW CHALLENGE L IDIRISKA IITAABO IYO BAAQULI BOY
17:44
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 37 М.
FANAANKII UGU HOREEYEY EE HEESTIISA REACTION KA BIXIYO - BAAQULI BOY
13:15
PRANK AAN KAPTAN BAARA KAGA XANAJIYAY SORRY BAARA
15:51
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 110 М.
WAZIIR SHABALAZA OO SIXUN LOO GALAY CIYAAR ADAG😂
14:22
Captan baara official
Рет қаралды 70 М.
SHORT FILIM BAREEJO BAQULI BOY IYO AFEEY
7:56
Captan baara official
Рет қаралды 22 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН