Mansha allaah sheikh Saciid khayr allaha Ku siiyo Muxuudaro aad U Quruxbadan ayaad noo soo Gudbisay illaahay Cimrigaaga ha dheereeyo
@aminahmed75247 жыл бұрын
Jecliyaa Qabridahare
@sadaali6813 жыл бұрын
جزاك الله خيرا .. ووفقك لما يحبه ويرضاه.
@mohamedzaki803711 жыл бұрын
sheekh siciiid maxamed farax si fiicn ayaad noogu fah fahisay alle hakaa jazi'i siiyo
@ashleyrichard943912 жыл бұрын
manshalah sh.siciid
@haniabdi111411 жыл бұрын
mashalaah ilahow naar kaah fogeeh anagah iyo wixi islamah ilahayna haaa no danbi dhaafo
@amal51912 жыл бұрын
mida ah haween baa la garaacayaa ama caday ama suun ama gacan waxay doontoba ha noqotee anigu ma aminsani in ay diin ku lug leedahay waayo ilaahay waa xaq soore mid in midi dulmiyo ma fareen hadaad tiraahdo 2 baduba kii qaldani kan kale ha dilo waa xaq, mida xigtaayi nin naag uu gacan saaray sidee bay xal ugu noqon furiinka laga cararayay baa soo dadajin jacaylkastay u qabtay na waa buri oo ama waa in la kala tagaa ama ay nacdaa, taasi shaeen maysee diinta dib ugu laabta oo ka runsheega.