Gaabdhii baafinaysay ehelkeeda oo guddi loo saarayo.

  Рет қаралды 44,888

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 6 ай бұрын
JazakAllahu khayran cabdimalik sheikh muse coldoon, Guuleyso Akhi❤
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 6 ай бұрын
maashaa Alaah Ilaah ayaa mahad is ka leh ina Sheekh Muuse Coldoon liibaan aduun iyo Aakhiro
@xasanadan573
@xasanadan573 6 ай бұрын
C/maalik guuleyso jir oo joog,cimri dheer cafimad qaba Alaah ha kugu noleyo
@sacdiyajamac1478
@sacdiyajamac1478 6 ай бұрын
ASC CABDIMALIK SH MUSE ALAHA KUCAA WIYO ADUN IYO. AQIRO ADIGA IYO INTA KULA MIDKA INSHA ALAAH
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 6 ай бұрын
Èeg dadku weey kukalsoonyihiin Abdimalik ,masha allah
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 6 ай бұрын
Waa arrin aad u dareen leh, oo xiisa badan.....Cabdimaalik Allah khayr ha siiyo, kaalin weyn oo waxtar leh ayuu inoogu jiraa!!
@AshaAli-q4z
@AshaAli-q4z 6 ай бұрын
Thank you Abdimalik coldoon you are a great person god bless you Allah hakuxafiido I’m proud of you keep up the good work
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 6 ай бұрын
Ilaahay ha u sahlo sagal inay hesho ehelkeeda, Guuleyso walashay, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 6 ай бұрын
Dadka qofka wax ugu yaal lama jecla in uuu shaqeeyo dadka Ina coldoon dadka dhiban waxweyn buu ugu yaal waa qof hadaf iyo karti dadka dhibanna u baahan yihiin Allah ha kaa abaal mariyo mareykanka kaaga soo ducaynayaa
@saudaismail4660
@saudaismail4660 3 ай бұрын
Asc Abdimaalik meeday Arintii Sagal
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 ай бұрын
Samafale cbdi maalik sheq muuse qeyrdoon shukran❤💯💯👍
@khalifnoor
@khalifnoor 6 ай бұрын
Abdi Malik sheikh Musa kherdoon manshallah janatul farsdows
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 ай бұрын
Candimalik wll gawadha yaan leeska kaxeesan sifudeyd kujiro waayo cid kasta iyo meelkasta Ayaa laga soosheeganayaa❤💯💯👍
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 6 ай бұрын
Soomaalidu hore lee kaaga daaranayaan adiga hadaad tahay qofkii saxda ahaa boqol kalaa kugula daaranaya
@fardosa1236
@fardosa1236 6 ай бұрын
Gabadhan ma iyadaa ilma yar ah waaba gadh waynoo caruurlehe
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 ай бұрын
@@fardosa1236 gawadhan hadi aan dhahay micnaheedu ma ilmaa mise carur?
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 ай бұрын
*Osman* Marka side lo kaxaysan kara waba qof weeyne ma ilma somalida hadlku sida xaarka iyu uu so qabta
@johnilal2089
@johnilal2089 6 ай бұрын
Mashaa Allah, Guul, Guul wayn !
@falismahamud3680
@falismahamud3680 3 ай бұрын
War cabdimaak away sagal waan kaasugaynay wax jawaa. Ah kaama hayno
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 6 ай бұрын
Allaha ku barakeeyo cabdimaalik wll ilaahay baa ha ku barakeeyo kuwii ka xumaa wanaaga aad dadka u hayso ee ku xidhayay maanta way ka naasnaasinayaa .allaha ku barakeeyo coldoon
@jirfe
@jirfe 6 ай бұрын
Arimaha siyaasada haduu iska daayo oo khaayrkaa ku jiro cidna xidhimaayso Siyaasaduna mawanaagsana somalia
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 ай бұрын
Waa wareey islaanta Agtaagan wall cbdimalik si Aad iyo Aad Ayey isugu ekyihiin subxaana laah balse DNE halagaqaado❤💯💯👍
@AyaanCabdirixmaan-t6k
@AyaanCabdirixmaan-t6k 6 ай бұрын
Ehelkeeda Ilahay ha u sahlo
@laylafaarax
@laylafaarax 6 ай бұрын
Cabdi maaligoow waxaan garanayaa reer samahan habar jecĺo ah oògabadh yarìkaluntay 1988 markiila qaxayey inay jimchiiĺasòp galayaĥayð mahibp reerkaa madfac ayaaķùsoo dhacay hooyadìi iyo caruurtìi kale way dhinteen aabihii ayàa nòol inay dhaawacantay inantani mahibo waananumalaynayaa reerkaasi inantan mooji ìnay maqleenbaĺ waankula soo sòcosiinayaa iñsha allaah.
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 6 ай бұрын
MashaAllah 😍 😍
@Mujaahidmawliid
@Mujaahidmawliid 6 ай бұрын
Ilaahay howsoo dhaweeyo
@AyuubAlqaanuuni
@AyuubAlqaanuuni 6 ай бұрын
soomaali layn hal yay yo ayaa kadhashay sida cabdimaalig sheekh mustafe sheekh dirir
@halimahassan657
@halimahassan657 6 ай бұрын
Asc maansha Allaah hadii Coldoon gacanta ku haya waa walaalked dadkaas coldoon ayaaba kaga fiican maansha Allaah.coldoon jzk Qayran ❤
@ahmeddooddi4991
@ahmeddooddi4991 6 ай бұрын
Shaqo wacan. Alle khayr hakaaga abaal mariyo
@Nuurah951
@Nuurah951 6 ай бұрын
Illaahow dadkeeda usoo sahal wlhi waanla ooyay gabadhaas😢😢
@aminoaden6671
@aminoaden6671 6 ай бұрын
Allah ha u sahlo
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 6 ай бұрын
Alxamdulillaah walaahi waan farxay
@hoododiriye2215
@hoododiriye2215 6 ай бұрын
Asc,oo,ma,walaasheed,baa,mise,waa hooyadeed gabadh Agtaagan,ee,Ay,sida,layaab,kale,isugu,Eg,tihiin,
@khalifnoor
@khalifnoor 6 ай бұрын
Manshallah
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 6 ай бұрын
Ilaahow sagal dadkeedii u soo sahal
@OmarFarah-x4l
@OmarFarah-x4l 6 ай бұрын
Walalo aaway ragii ogaaden e islaanti gabadha hysatay la dhashay
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 6 ай бұрын
C/maalik muuse coldoonow,walaal.barnaamijka kaalme waa mashrruc if iyo aakhiroba wanaag laga rajaynayo lkn arimaha kale ee siyaasada iska daa,danbi mooyaane ajar ka helimayside.
@AbdufataaxAbdulaahi
@AbdufataaxAbdulaahi 6 ай бұрын
Hadii bakhti la cunayo in bulshada looga digo waa shay diini ah
@AsadAbdi-i5f
@AsadAbdi-i5f 6 ай бұрын
Maansha allaah
@Mohamuoud
@Mohamuoud 6 ай бұрын
labada gabdhood midii hore iyo gabadhaan mataanaa moodaa , 99% way isku egyihiin , qofkii labada vedeo isku daawaday wuu dareemayaa iney aad iskugu egyihiin , sidoo kale magaca Sagal gabadhii horena way sheegatay , waxay u egtahay iney gabadhu reerkeedi heshay , allaha ku barakeeyo c.maalik
@saidaabdi558
@saidaabdi558 6 ай бұрын
Maashaa Allah allaa mahad leh
@laylafaarax
@laylafaarax 6 ай бұрын
Inantàn markaan sidaa ueego wey uegtahaÿ reerkaas anigu maan arag inanta yar laakiin aabaheed iyo faamligooda kale ayaan aqaanaa weliba waxaan jeclahay in layidhi iyadoo dhàawacah ayaa dadka ugu danbeyseydhaŵr iyo sodonkaasano.
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 6 ай бұрын
Malaayacni abdi duufle
@warisroobo1759
@warisroobo1759 6 ай бұрын
Yaa Allah kurbada ka feydo walaasha
@abdihassan4382
@abdihassan4382 6 ай бұрын
d dhiig aya laga qadaya sidas aya lagu ogankara
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 6 ай бұрын
Hhhh aniga am aan dhahaa ciidaydii hala ii raadiyo😂😂😂
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 ай бұрын
Kheyr aan dhamaan kuligiin ayaan idiinku ducaynayaa walalayaaal 😭 Allow u soo dhawee
@idirisjama8249
@idirisjama8249 6 ай бұрын
Matasad latimida mantana kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 6 ай бұрын
Abdi maalik Maashallah
@aminoaden6671
@aminoaden6671 6 ай бұрын
Wcs
@AminaMohamed-h1v
@AminaMohamed-h1v 6 ай бұрын
amiiin amiin
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 6 ай бұрын
Ka qaada DNA
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 5 ай бұрын
Gabadhu iney nabarka sheegto ma aheyn wey ka hoostay blse dhiiga hala qaado
@AbdufataaxAbdulaahi
@AbdufataaxAbdulaahi 6 ай бұрын
Nasabkaaga in aad garatid waa waajib waayo waxaba dhicikarta in ninkan hadda qaba uuba walaalkeed noqdo
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 6 ай бұрын
Masho alh
@MadiinaXumad
@MadiinaXumad 6 ай бұрын
Allah usahla
@farahahmed3116
@farahahmed3116 6 ай бұрын
kuwa agtaagan ayey aad iyo aad ugu egtahay
@idirisjama8249
@idirisjama8249 6 ай бұрын
Xukumadda ugee gabadhan
@xaawo1
@xaawo1 6 ай бұрын
Qof kastaa yasn la asmini abdi maaligoiw tuugaa meelkastaa joogto oo rabto ineey kelyaheeda ito beetkeeda gataan DNA HALOOGA QAADO QOFKASTAA YAAN LA SIIN
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 ай бұрын
Gabadha hadlaysa way isku eegyihiin gabadha labraadinayo
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 6 ай бұрын
Soomali waxaa ku sii badanaya dad waa wayn oo dadkoodii garan la
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 6 ай бұрын
Ku si badan maayan ee caqligu haku shaqeeyo wa dadku dawladi somaliya markay dalka burburisay lumay Ama dadkoodi laaysay ankuba inaan iyanu so korinay hada wa nin weeyn oo dadkisa aqoon marki la helay daarood ban ahay bu yidhi lakin ma dhaafin kareeyn
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 6 ай бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 dawlada idin kaa bur buriyay oo keenay dhib kaan inkaar haydin ku dhacdo cuqdad iyo qabylad waa soomaliland ku sheeg idinka dulmiya umada
@alishilmohamed7368
@alishilmohamed7368 6 ай бұрын
Tuug laba shaadhle!!!
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 2,7 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 27 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 83 М.
Baaqii u dambeeyey .
5:40
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 18 М.
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 10 М.
routine maanta sambuus iyo bur aa noo samey naa ila socda
17:14
safiyo zola
Рет қаралды 27 М.
AROOSKII WARIYE CABDIMALIK MUUSE COLDOON OO NOQDEY KII QARNIGA
35:25
Nin 12 kun oo doollar ku sadaqaystay qoys aan dab loo shidin.
6:58
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 65 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН