No video

GAALBA GUUR WAA GELOWHAAYAA

  Рет қаралды 446,517

shiine101

shiine101

Күн бұрын

Niiko Soomaali.

Пікірлер: 80
@aliyah0794749
@aliyah0794749 9 жыл бұрын
Simply pure classic cayarteni iyo dhaaqankena ficna iyo wadanki baa waa buurburen allah maxaan uu oyaa in nabadan nosolabato qurux badana ciyarta iyo habkaa ay ujilayan ruwayada
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Yaayaa in ugand waa kusalaamey adeer by nassircadaalo in moqdisho iga dheh ina axmed abduloow
@ogaal83
@ogaal83 12 жыл бұрын
"Galgalshaad gaajo ma goysee gabbal dhac maa geed la kortaa Gacan kaleetaan ku jiraa kuuma garaabi karee iga guddoon Garaad lahawee.." Waa hees aad iyo aad u macaan. Waan ka helaa dhammaan qaybaha kala duwan ee uu leeyahay hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee soojireenka ah.
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 3 ай бұрын
Sharaxii la tumaye sheekaa ka dambeysay xaaj iikar leeb iyo kaltuum shiikh ibraahim waayo waayo
@iababuuk7754
@iababuuk7754 7 жыл бұрын
maxaa meesha diin keenay? waa dhaqan aan ku soo kornay. runtii una xiisay amaanka Xamar. waqtigaas riwaadaha safka loogu jiray Tiyaatarka. = Macoow owdiinle macalinka & kabiirka banaadiriga 💪
@asiyasiyad1607
@asiyasiyad1607 Жыл бұрын
Adoo raliya wll ma ii fasiri krta wxy ka turjumyso
@ogaal83
@ogaal83 12 жыл бұрын
"Gaarimaayee garaadkaagee gaabsi iyo guur ma ku geeyee Waa ka gariiree gabaygaagee guul ma ku gaarsiin kariyee Giirasho maahine go'aankayga garee galladkaaga gadaal u raac Guhaadka dhaafee.. Waa ka gariiree gabaygaagee guul ma ku gaarsiin kariyee Giirasho maahine go'aankayga garee galladkaaga gadaal u raac Guhaadka dhaafee.."
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 3 ай бұрын
Waa Gagsan waaye Gaasi goobta Galabtii.igaysee Garoob-nimaa Maa Gaftaaye
@daahiribraahimkuulowdaahir7141
@daahiribraahimkuulowdaahir7141 2 жыл бұрын
Waaw ish calaa hees gaalba guur wagaloowaa
@maxamuudnaasir4293
@maxamuudnaasir4293 3 жыл бұрын
One my favourite evergreen songs 😊🥰✌👊
@fartunmahamad1349
@fartunmahamad1349 12 жыл бұрын
aad iyo ayey u jileen labadaan hobal very god
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Niiki hee dhididka iska bici malafaayoo
@sadaamsaciid8838
@sadaamsaciid8838 8 жыл бұрын
nice wlhi adbaan uga helay heestaan ...waan ku heeystaa ..majirto
@xaliimoruun8439
@xaliimoruun8439 Жыл бұрын
Galba Guur Waa galohayaa gaar mXaa igeysaa😥💔🥺🥀
@jeeeeyah
@jeeeeyah 7 жыл бұрын
Gaalba Guur wa galohaye Gaar maxaa i gahesaa. Hadal culus waaye. Waxa so xasuustay waqtiga iskoolka dhar Jaaleha ahaa, iyo nabadii,
@hibaqalanjo4059
@hibaqalanjo4059 7 жыл бұрын
gaalba guur waa galoow hayaa. gaar maxaad igu gayheysaa😂😂😂😂😂😂😂
@geelle6169
@geelle6169 4 жыл бұрын
Heestaan waxey ku jirtey riwaayada aan hadda magaceeda ilaabey. Nuxurka heestana waa in wiilkaan uu jeclaa gabar ay marwadaan dhashey. Sidaad darteedana wuxuu ku leeyahay Gaabsi iyo guurba kuuma geeyo iyo weliba gacan kaleetaan ku jiraa kuuma garaabi taasoo micnaheedu tahay gabadhaada ayaan jeclahay oo aan inaan guursado rabaa marka adiga boos kuuma hayo oo sodohdey ayaad tahay....
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 2 жыл бұрын
Thanks
@Fadumomohamed-yh3yn
@Fadumomohamed-yh3yn Жыл бұрын
Sax aniga xitaa wan daawaday
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 10 ай бұрын
Sharaxii tumaayay sheekaa Ka danbeysay
@famousking447channel5
@famousking447channel5 16 сағат бұрын
Legend 😂🎶👌🏽
@AbdikadirShiqo
@AbdikadirShiqo Ай бұрын
Cajiib: gaal be guur waa galooyaa gaar maxaad iigu deeseysaa gacalkaaga
@najmamukhtar7104
@najmamukhtar7104 5 жыл бұрын
Jiliin aan caadi ahayn, hobolo dhab ah iga dheh
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 жыл бұрын
aadbay iiga qoslisey heestu ♡
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 3 жыл бұрын
ma adaaba fahmay hee
@MrSheikh778
@MrSheikh778 9 ай бұрын
Ku Xamar orodku ku yimid maad tahay 😂😂😂😂
@khaalidqees366
@khaalidqees366 11 жыл бұрын
riwayadii 1984 caadi mahin xasuuuuuuuuuuuuuuus
@axmedbariis
@axmedbariis 12 жыл бұрын
xishoodkeey katageen waxa somaliya u degi ladahay waaye waxaan oo kale i can say is fawaaxisho
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Kuwa hada jooga ee maryaha dhulka kujiidaayey kawacnaayeen
@omarkabiilawajeer6375
@omarkabiilawajeer6375 3 ай бұрын
Dad waa dadkii hore
@xsomali239
@xsomali239 7 жыл бұрын
Nice
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Labadan jilayasha magacyadooda Soomaaliyey ii sheega
@nasromaxmad8402
@nasromaxmad8402 7 жыл бұрын
galgashaal qajo mageeyse
@maaramire3817
@maaramire3817 3 жыл бұрын
Www gal ba guur wa galo haya gar ma igagehesa
@nimcoluky4657
@nimcoluky4657 7 ай бұрын
Waa gagsawaayey geesi garab ii geyso garoobnimaa???
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Labada Qof heesayaan magacyadooda ha la igu caawiyo fadlan
@najmamukhtar7104
@najmamukhtar7104 5 жыл бұрын
Aways qamiis iyo Madina Cabdi Cali inay yihina jeclahay
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 4 жыл бұрын
@@najmamukhtar7104 Okay, waxaa kalo ii sheegtaa magacyadooda labadaan
@aliyakub7165
@aliyakub7165 3 жыл бұрын
@@diiriyeahmed6699 kaltuumo sheikh Ibrahim iyo xaaji ikar leeb waa dadkii hore/ reer xamarkii asalka ahaa
@maxamedismacil609
@maxamedismacil609 2 жыл бұрын
Heee sas waye wan ku heysta
@shariifaxmed7518
@shariifaxmed7518 8 жыл бұрын
shaarkeey10 kkkkk sxbow wqxaa iba soo xasuusiya waa yihiin tiyaatarka kkk
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@markeharsi1974
@markeharsi1974 7 жыл бұрын
HESAAHAN. WAXAA.LAGUU.XASUUSTA.NABAADA.IYO.FAA.IDAA.DEEDA
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 3 жыл бұрын
Gaalba Guur waa galoohaayaa gaar maxaa ii geeehee
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Waryaadha wax kale hay Dan beeyaane meeye dadki dhaqan xumada nagu cayay dadkayaga danbe tan maana arag habarta ma dhiqla ku jira waxan waa yaabe mise ana xaasidada
@hah7064
@hah7064 7 ай бұрын
Fanaaniintaan magacyadooda noo sheega pls.
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 6 ай бұрын
Codkaan waa cidki madiino
@husseinismail2420
@husseinismail2420 6 жыл бұрын
Sharaxii la tumay sheekaa ka dambaysay
@sahroali-9444
@sahroali-9444 Жыл бұрын
War heedhe dadki hore xeytahay kuwa hada laqaatee
@yacquubali9681
@yacquubali9681 8 жыл бұрын
woooow
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 7 жыл бұрын
Bisinka habartu waalanaa, maxay ninka ka jiidjiidaneysaa. Yaab!
@nasromaxmad8402
@nasromaxmad8402 7 жыл бұрын
hhhhhh galgalashaal gajo magooyso been ma ahan
@ahmedikar8114
@ahmedikar8114 7 жыл бұрын
what year is this anybody?
@geelle6169
@geelle6169 4 жыл бұрын
Late eighties, wild guess 1987.
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 Жыл бұрын
Hhhhhh dhagdhag abaareed
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 7 жыл бұрын
heesta waa kahelay laakin naagta sida ay ninka is kugu xoqeyso waa lalabo iyo ceeb ciyaarna maaha waa yaa huu
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
Hada maahan waa intaanad dhalanin kahor dadka ha caayin xitaa hadey xun yihiin caay lagu ma dhihin 🤔
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
Nasreen@ waa marka aad gaartid jaceel
@ahmedikar8114
@ahmedikar8114 8 жыл бұрын
what year is this
@mohamedbashirakhtar2746
@mohamedbashirakhtar2746 6 жыл бұрын
Waxay ahayd xiligii 1980_1988waana riwaayadii loogu jeclaa waqtigaas aad ayaan ujeclahay
@liibaanshariif8398
@liibaanshariif8398 2 жыл бұрын
Sharaxii la tumay sheekaa ka dambeesay waa ruwaad weyn waa xusuus an la ilowbi karin
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 3 жыл бұрын
Karabisii
@salmanhussein9523
@salmanhussein9523 7 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Wilkeda noqon isaga umul turtay gabadheda nin kale u dhashay jecel yahay u iman iyadana wey jeclan ruwayad qiso yab leh Mar Mar arimaha Bulshada ka dhex dhaco
@asiyasiyad1607
@asiyasiyad1607 Жыл бұрын
Wll ruwayada magaceed
@saladxasanxusenkoobin4501
@saladxasanxusenkoobin4501 2 жыл бұрын
Xasankoobin
@saladxasanxusenkoobin4501
@saladxasanxusenkoobin4501 2 жыл бұрын
Yo
@saladxasanxusenkoobin4501
@saladxasanxusenkoobin4501 2 жыл бұрын
1
@nasromaxmad8402
@nasromaxmad8402 7 жыл бұрын
xxxx waaye heesta
@luulcqaadir3972
@luulcqaadir3972 2 жыл бұрын
Fx
HEESO XUL XAMARI Geesguud Music.wmv
11:08
shiino1000
Рет қаралды 486 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Sharaxii la tumay Sheekaa Ka Dambeysay
32:42
Raiiz Channel
Рет қаралды 41 М.
CALI UWAA HEESTII GEELOO & NIIKO SHIDAN 2019
8:38
Faiza Amir
Рет қаралды 3,5 МЛН
Geesguud.com Kaktun-sh-Abuukar-Bakar-Bakar.wmv
9:05
shiino1000
Рет қаралды 260 М.
MAXAMED CABDOW SAALIM IYO SAHRUUJA RIW SHARAXII
8:45
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 21 М.
Axmed Shariif Killer & Luul jeylani
5:32
Omar Mohamed
Рет қаралды 1,8 МЛН
Rafaad iyo Raaxo - Filim Soomaali ah 11.flv
14:59
Xildhiban Publications
Рет қаралды 215 М.
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 226 М.
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44