Si wanaagsan ayaad u iftiimisey Arimaha jira Mahadsanid waa in la fahmaa Marba wixii ina soo wajaha in si fiican loo abbaro Si wadajirka dalka & dadkaba loo difaaco
Waan kugu raacsanay 💯% 💯 kuwana wa ina shaqo laga qabta garmani bakeeyle teera ina badey dube babulaah iyo qaarkale oo badan aan ilaway magacyadooda wa ina tiirka lageeya
@Taarikhcad13112 сағат бұрын
Qoodax wuu saxsan yahay Dadna ma magacaabin maxaad u leedahay ina abiib ayuu ka wadaa ان بعض الظن إثم
@SomaliLander-l1r2 сағат бұрын
eeg kan qodax oo geesiya inyar ka soo gooyay Qodaxwaa ninka keliya ee baarlamaanka Soomaaliya somaliland uga doodi jiray ee odhanjiray anoo Somalilandar
Jow ooyaaye wa nr one cadowga Somaliland Qodax hadu xamar tagay asago joga ayu Somaliland didana in lagu hor bahdilo
@SaciidSaid336 сағат бұрын
Imaasho muxuu ku falayaa yurub ayuu 3 mushahar ku qaadanayaa libaan gunuunuc
@xaroguled31266 сағат бұрын
Oo kalay marku leyahay albabada labalaqi yaa loditana somaliland ma Somali Mise dadka kaso horjeeda somaliland somalida qof somaliland
@CashaCabdixasan6 сағат бұрын
Dib u xoreyn S.land. codka SNM.
@duuliyexaruuri33164 сағат бұрын
Ina abuur yaa cadowga
@cabdirashiidgurxan-d7n5 сағат бұрын
Adiga maxaa kaa galay in aad ka hadasho arrinta Liibaan Alcaddaala, haddii aad reer Somalinad ahaan lahayd, waa ku bannaantahay in aad ka hadasho, mucaarid iyo muxaad ka aad doonto ahaw, laakiin aniga iima muuqato in aad ka hadasho xanaftii iyo is riix riixii ay reebtay doorashada Somalaliland. Munaafaqad iyo isku dir shacabka Somaliland baan u arkaa hadalkaaga. Waa aragtidayda.
@xasancali2946 сағат бұрын
Dadkan qaar Djabouti raba qaarbaa somali raba qaarbaa Ethopia raba dadka inta soo hadhay pasport shisheeya ayay wataan oo dawlado kale ushaqeeya intaab yaan xil loomagacaabin .hadii ladonayo Somland
@MakoFarax3 сағат бұрын
Waa wareeeey dalka faqashbaa qabsatay ku daysay somaliland marba hadii siyasiga somaliland xamar tagi karo ka xamar na hargaysa iman karo
@jamalskp72802 сағат бұрын
WAA dambiile isku dirayey isaaq
@Landsjop6 сағат бұрын
Xildhibaan qodax waa geesi arab ah ey baa tahaye abiib ha difaacin
@SomaliLander-l1r2 сағат бұрын
waa geesi soo qaado ina qodaxwuxuu baarlamaanka xamar ka odhan jiray hasoo jarin in yare waa nin ka keliya ee ka yaabiyay reer sooomaaliy ee reer Somaliland u ducayn jireen inuu Alle kasoo saaro muqdisho ina lagu dilo ayaanu uga biqijirnay
@saidhassan20484 сағат бұрын
Nimanyahow wan ku dalney beenta somalilnad iyo amxaro lajogaa somaliweyn wax Ino dhaanta majirto
@Ahmed-v6g8g5 сағат бұрын
Liibaan Cadaala iyo kuwa la midka ee cayda qaran dumisnimada waa in sharciga la mariyaa markay dalka yimadan.
@axmedayro99266 сағат бұрын
Madaxa laga tooga aya cida asn la ogoleyn
@TheGansaipioFriendsShow4 сағат бұрын
Yaaku yidhi ninkaani wa dhib socota garxajis yaa odhankara ma gaydaan kursiga
@abdi79326 сағат бұрын
Nin naagi wado iyo Awr Awr wado midna kaama waa sidaas masuulka xisbiga wadani ee shirkaa ka qayb galay 😅
Albaabada labaqayo dadka shacabka ah iminkaba cidi uma diidanee wuxuu u jeedaa xassan dhiiqo iyo xertiisaan u ogolaanaynaa inay jamhuuriyada barakaysan yimaadaan taasi se waa habar fadhida legdini la fududaa
Haday tahay xasku hawiye sow kiwi ku soon qoxi jiray hargaisa imadana shicibku lakin non siyasiya waliba xil haya ma taxi Karo car mana imankaran hargaisa
@AhmedHandule-b5p6 сағат бұрын
Qodax wuu ka toobad keenay kana Cafis dalbaday wuxuu hore kafalay, halkaynu caawa joognaa?
@roodacawad136 сағат бұрын
Dawlad aan ku aqoonsan maxaad ka faa.iidaysaa shacabku hore dhibi may jirin
ADIGU SXB MA CURIGA GADA IIRSI BAAD TAAGEERAYSAA CIRO AYAAD QOF MOODAY SACASAC DOQON CIRO HADHOCO
@AbshirWarsame-o4o2 сағат бұрын
Shaqo wacan 😂
@abdi79326 сағат бұрын
Liibaan wuxu cadaw ku yahay qaranimada somaliland orod soo eeg siduu ugu dabaaldagayey maalintii goojacade, qabiilada reer somalilandna u caayey, ee uu cadawga ugu soo niikinayey 😂 haduu yimaado tan waalagu kala tagayaa, dadku way sii kala fogaan doonaan cirona wayku adkaan doonta
@duuliyexaruuri33164 сағат бұрын
Waxaad umalaynaysaa inay meeli ku jiidanayso nimanka waa cadawga kowaad oo kalmo udoontay cadawga Somaliland ina geele kolba ha yodhaahdo ciro Ayaan salaan ja sidaa oon metalaa kolba naftayda ka hadlayaa markuuu saxsanysy
Waa qolama? muxuu inagu soo kordhinayaa aan ahayn...qolamaad tahay? waa shakhsi
@fluxyackerman74875 сағат бұрын
Liibaan maaha ee waa Liitaa haduu imanayo Saaxiibkii gala dagaalkana ha soo kaxaysto, waayo waa isku denbi labaduba!!!!!!!!!!!!
@mohamedmohamud96915 сағат бұрын
Kan al cadaala isku sheegayaa waa munaafiq indoora si dad ban ugu shagaynayay reer muuqdisho oo waxoogaa sanaadi ah ka qaadan jiray sidaa darteed waa in xabsiga la dhigaa!!!
Laba walalo ah ban xoola isku darsan ' iska daa labo wadan ee .wax is dhex gal ah na ma jiri doono' niin wayn oo la shir yimi xaaskeyga wa hawiye hhh.
@CashaCabdixasan6 сағат бұрын
Waa doofaar aan waligii u hadlin S.land. Liiban .sidee hargeysa u yimaado.
@FarxanMuuse-d6d2 сағат бұрын
Jabuti janiska ay ka heshay way kugu babinaysa adiguna waxa ledahay baqtiga ma cune fudkisan caba dalkani wuxu u bahanyahay madxwayne muuse oo kal ah
@Abz_1464 сағат бұрын
Inkastu durdur iyo dabal galo doofar abidki madahiro maku soo dhacday wadadi baroorta kursina maydan helin ee tuuloyinki ku noqda
@MariamMohamed-gq9pg3 сағат бұрын
Kaani waa beenale Arrington ou kaa hadlayou issaga ou kalya iyaay khaas ou tahay somaliland iyo somalia isma dahgalaynou adigou sadiyasha ou taag ninkanao gadadwan WAN IS DAYNAY
@mahads94233 сағат бұрын
Walalo sorry you not from somaliland
@dulmar91395 сағат бұрын
Beenaale ciil qabe ah nink dhukuran👈 maha inuu tago somaliland waayo isagaa ba ah cadawga somaliland
@aadancabaas68886 сағат бұрын
Ma ina abiib iyo kuwa lamika ah ayaad noo amaanaysaa
@YasminAhmed-v7y4 сағат бұрын
Welika ma tagerin maan takeriton wayo wuxu u qabiy isaaq qeb qeb waxaan uu bixiya isaaq qabiy from harayoonis I don't like him.
@awilmohamed84736 сағат бұрын
Adeer horta nin Muxtarima ayaad tahay, ina Abiib uma shaqo tagayo Koonfur ee aduu kaa dhex shaqaynayaa siduu kuu kharibi lahaa ee isugu kaa diri lahaa,ragbaana lacag ku siiya,markaa xaguu qabtaa halkanaaba shaqadiisii taalaayee