Gabadh Ajaneb Ah Oo Nimankii Somalida Ka Yaabtay, Rimiye Hadaad Rabto Somali Doono😂

  Рет қаралды 9,111

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@sweetlife2327
@sweetlife2327 4 ай бұрын
The voice of Somali reason. Fathia❤ when you were at umrah I asked you to made dua on my birthday, you said may Allah brings you here, Alhamdulilah I did my umrah on Ramadan. Bless you love.
@bilana289
@bilana289 4 ай бұрын
Allah ninku nacasaysana hal naag ayaanu ku filnayn markaasay 4 ka hadlayaan faan weynaa Xataa ilmihiisii oo hospital ku jira oo xanuunsanaya ayuu doonaya in uu candhada xun wax saaro yaahuu
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
Ina Cabsiiyaay Cabdi Ma Nin wanaagsan baay kawadaa hadii aay saas tahay magacaaygu waa Cabdi xaaskaayguna waxaay ii sheegtay in aan nin fiican ahay. I’m very proud in Cabdi nin fiican noqdo
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 4 ай бұрын
Only biriq ayaa kalsooni ka raadsada naago badan. Believe me I am talking from experience 😂😂😂😂😂
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
Ina Cabsiiye Aabahaa wax uu eg yahay Carab Maasha allaah.
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 ай бұрын
kuwas😢ugadaa waaduli waxa ugu daraa markuu kula talinayo wax usan asagu haysan waabeenale raba in uqoska isku diro🎉cajiib salan sare❤❤❤farxiyey
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 4 ай бұрын
Walaalo nimanka afrika jooga intooda badan ,dumarka ayaa u xamaala, cuntada inta macaan isagaa la siiyaa, meesha ugu qurux badan guriga isagaa seexda, Ilme caruurta ka midi haduu ooyo naa orod u kac ayuu odhanayaa !! Waad yaabaysaa hadaad aragto .
@safiamohamud9263
@safiamohamud9263 4 ай бұрын
Laxu meeshay is dhigto ayaa lagu qalaa. Taasu waa tan haysataa dumarka soomaalida. They are made to believe that they are not complete without a man. They need to wake up and understand that they’re equal to men. That there’s nothing they can’t accomplish without a man. Laba gacnood oo isdhaaftaa galladu ka dhalataa. Give and take is the best policy of relationships
@Amalhirad320
@Amalhirad320 4 ай бұрын
Manshallah Allah ya raxma Amiin absolutely true ❤
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto Aabahaaga wanaagiisa Allaha ugu naxariisto.
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 4 ай бұрын
Aqligii baa meel qaldan ka xaadir 🤣🤣
@BarlaHashi
@BarlaHashi 4 ай бұрын
Nimanka Somalida life an candho ku beeg candho ahayn mayaqaanaan xaqii reerkiisa inta unbu ka qaatay
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 4 ай бұрын
Oh mnsha alh gbdhs yar siday abahed ula ordayso I wish inaan naxariis aabonimo heli lahaa abahay isagoo nool waligy xitaa inyr oo naxariisa kama helin vediogas mrkn daawaday wn oooyay 😭
@Ahmedj48
@Ahmedj48 4 ай бұрын
Somalidii waxay noqdoon dad ka fakara candhada iyo caloosha bes
@faaaduma6876
@faaaduma6876 4 ай бұрын
Akhas! Nimankaan xishood iyo ixtiraam mayaqaanaan. Duleyste halwax kaliya ayuu ka adagyahay.
@BarlaHashi
@BarlaHashi 4 ай бұрын
Naa Geelooy kumee 😂😂😂😂😂 waad iga qoslisay
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 4 ай бұрын
Intey caruurtada hospital kula jirto buu rabaa inuu naag kale la seexdo.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 ай бұрын
Subxaanallah! Xitaa wuxuu ka haflayyo kama fekkarayyo. Wasmuu u ka fekkarayyaa carurtiisoo sakaraad ah duleyste rimiyye dayace bila naxariis!
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 4 ай бұрын
Mashallah glowing face
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 4 ай бұрын
Ilaahay naxariistii jano ha siiyo abahaa iyo aabahay iyo intii aabo dhimatay , waa tabaysaa aabaha wanaagsan ee doorkii aabo iyo ka badan isku darsaday Allah yarximahum Allahuma aamiin yaa rab.
@83587
@83587 4 ай бұрын
Oo nin kaan aqligiisu ma in uu oil yada iska bedelaa, belo kula xisaab xumaatay
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 4 ай бұрын
Maa shaa Allah ilaahay ha kuu siyaadiyo fatxiya, marka hore waa in aad adigu is jeclaataa
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 4 ай бұрын
Walalo dhalmada aya laga yaba inay ku badantahay kala korsiimana kadiiday sidasay u gambanaysa
@bilana289
@bilana289 4 ай бұрын
My honest opinion Waxaan soo iibsaday Hinda product kii skin ka 3 weeks ago waan ka helay waa alaab quality leh
@muna6298
@muna6298 4 ай бұрын
Seramta miyaa isticmashay wll xagase joogta
@bilana289
@bilana289 4 ай бұрын
@@muna6298 Wllo waxaan isticmaalay serum ka London ayan degenahay
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 4 ай бұрын
Fathxiya iwaran walalo Setihin Mashallah maficantihin ❤
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 4 ай бұрын
Wlhy waxaan saakey gabar uk Kent bey waxeey guursatey nin yaman wuxuu ka shaqeynaayey waxey u dhashey 3 gabdho marka wuxuu go,aansadey inuu xado markuu xadey oo iyadana ma taqaanid meel uu la geeyey hadaba markey dowlada uk 🇬🇧 balse waxba kama qaban karto wuxuu geeyey hablihii Yaman hadaba gabdhuhu wey ilaabee luqadii gabadheda curadka ayaa iney raadiso markas bey u soo dirtey sawir iyagoo weynaadey oo guursatey. Hadaba hooyadood bey la soo hadlen waayo hada xor bey noqdeen waxey dheheen waan idiin imaanayaa hooyadii wey taktey yaman oo halkaas ay ku kulmeen balse tii ugu yareed bay arki weydey waayo odeyga gabdhaha wey qarineyeen. Hadaba maalintii ay soo noqoneysey baa macalimadii iskuulka tiri keena xiliga uu imaan karen hadaba kaaley tii yareyd baa soo hor fariisatey iyadoo yaaban hooyada fajac bey ku noqatey tii ugu yareed ilmaheeda waayo wuxuu ku yiri hooyada waa tan aan qabo bal fiiri markey ogaatey yooyadeed baa dagaalkii yaman dhacay kii halaha dhaley shil gaari buu ku.dhintey gabadheedii fariida aheydna wey umularootey hadaba hooyadood baa u dacwootey labadeedii hablo iyo ciyaalkey dhaleen iyo nimankii qabey. Masha allah hada waxey wada yimaadeen Uk 🇬🇧 kent ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️🩷🩷🩷🩷🩷🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@fadumonour9815
@fadumonour9815 4 ай бұрын
You are true Fathia🎉
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 4 ай бұрын
What’s the beautiful well said masha Allah sis allaha ku xifdiyo
@AyaanDahir-rk3bu
@AyaanDahir-rk3bu 4 ай бұрын
African men oo dhan waa sidaa
@Saga-j4y
@Saga-j4y 4 ай бұрын
Yaabnay ! Oo nolosha dhami ma in la isfuushanaada.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 ай бұрын
Duleyste 24 saac waa kacsanyahay balo kula tagtay caqli kaleba ma leh waana calaamadaha nimanka nolosha ku fashilmay shaqa la'aantu ka farabadatay baagamuudada ah wax qabad ma leh wax tar ma leh horumar ma sameeyaan asagood bey ka hadheen.
@amalismail7772
@amalismail7772 4 ай бұрын
nooca dulayste aduunka oo dhan ayaa yaqaana waxay yahiin ,waa lafahmay
@hamdiegal889
@hamdiegal889 4 ай бұрын
Aabayaal Dhamaan allah ha u naxariisto aamiin
@hamdiegal889
@hamdiegal889 4 ай бұрын
Mahadsanid
@hamdiegal889
@hamdiegal889 4 ай бұрын
Mahadsanid
@LaylaHussein-yk4rm
@LaylaHussein-yk4rm 4 ай бұрын
Gabadhaan markaan arkay waanka carooday because waxay naga dhigtay dad liita
@khadraali8373
@khadraali8373 4 ай бұрын
Çamala aanta iyo iskafadhigaa Keenay inaykafakaraan Xubinkoda un
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 3 ай бұрын
Mid an lawoo carur aah Udalay Waxoba igu dahaya Aniga carur in an hayo laigumatalagaleen shaqada banankale qawana hada wankalatagnaay yaaab
@FaisaMusse
@FaisaMusse 4 ай бұрын
25:45 no no , my go to before morning pray n don't back till 6pm 6 days of week in muqdisho but he was working American in somalia 😂😂 now in usa he work for his self 6 days of week 12hours I think his body used to that 😂😂😂 I'm just 8 hours girl maybe something overtime... think again not my family back home work more than 4 hours if they work 😂😂😂 some work hard n some don't that's life everywhere in the world 🌎🌍 millions is on welfare in USA not working too
@NuraAhmed-l8o
@NuraAhmed-l8o 4 ай бұрын
Masha allah
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 4 ай бұрын
Asalamualeykum
@muudahir7081
@muudahir7081 4 ай бұрын
Go find abdi candhadii laciyaar😂 wataasa Ethiopia iska celin la'a saa utuugtameynay tuugtinti naga dhamaa😂🤣
@ayaanlooyarkadumarka9212
@ayaanlooyarkadumarka9212 4 ай бұрын
Wuxu masalaad taraawiixeed baaa markuu tirinayo maalmaha shaqo meleh miyaa 24/7 cibaado majirto miyaa wuxu muxuu ahaa
@habibamahad8009
@habibamahad8009 4 ай бұрын
Waa run
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb 4 ай бұрын
Amiin amiin ya rabi abe😢
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 4 ай бұрын
Thanks!
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 4 ай бұрын
Nin Somali raga nimada oo dhan waa nag in la kuduh 4 nag mid walba 4 minute 😂😂😂 dalaq dam
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 4 ай бұрын
Waa yaab
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 4 ай бұрын
Allaah yaa raxma aabe ma ina aadan cade ayaa dhashey
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Yes, gacalo! Ayeeyaday Waa Khadiija Aadan Cadde. Allah Yaa Arhamu Raahimiin
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 4 ай бұрын
Cabdiyoow kuqariyay oo kuqariyay isqanrin weyday caalamkiina adaysbaray 😂😂😂😂
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 4 ай бұрын
Fatxiyay kuwad wa run xaas ku jeceli saday caruurta iga gabataa wa gabar u dhibay xataa afxumay ku qabta markaysay dhibsatay ag seexashadisa muxuu xisaabinaya anigi fatxiyay dooda markay so baxday ban dhamaystay
@hamdiegal889
@hamdiegal889 4 ай бұрын
Naagta waxaytiri cabdi uu ku fiiriyo waadhalee !!!!!!!
@bilana289
@bilana289 4 ай бұрын
Fathiyay odaygaaga waaba isu eeg tihiin
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 4 ай бұрын
I am the first person to see on life
@maryammoh3029
@maryammoh3029 4 ай бұрын
😂😂😂 nolosha ma halees saarnaado unbaa😅
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 ай бұрын
Fatxiya wear natural fibres linen, cotton, silk because synthetic fibres causes irritation & overheating.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Wax kaleba ma xidho gacalo. Ee waa marka aan dibada usoo baxo. We have a lot of trees and flowers surrounding me and it’s the end of pollen season. Thank you gacalo❤️
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc 4 ай бұрын
😂😂😂😂 walaahi waad iga qoslisay adigu maxaad kadawo tahay
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 4 ай бұрын
😅😅😅😅
@munaa7
@munaa7 4 ай бұрын
Hooyadayba idhahday markaan dhahay ilmo dambe madhalayo Omaxaa laguu qabaa ood naag utahay hadaadan dhalaynin?😂
@FarhiaFarhia-y5k
@FarhiaFarhia-y5k 4 ай бұрын
Wlhi I love u happo❤❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Masuulyadoo dhan gabadh baa dhakada lava saaray waruntaa dalka wax loo qabtaa xagee joogtaa
@Hirsi25
@Hirsi25 4 ай бұрын
😂😂😂
@safiya8016
@safiya8016 4 ай бұрын
💯💯💯
@maryammoh3029
@maryammoh3029 4 ай бұрын
😂😂 asiga waxba maqabto miyaa😅 intey caruurta heyso tani aqli yaro weydhaaftay😅
@jamilojama6323
@jamilojama6323 4 ай бұрын
Asc Subxaana alaah where he went to school at? Need to go back elementary to get his numbers correct. Sorry
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 4 ай бұрын
Nin Narcissist ayaa ugu xun
@MohamedXusen-fo7hs
@MohamedXusen-fo7hs 3 ай бұрын
Waa habar 70 jir ah oo qatuma xumo
@aminawarsame2514
@aminawarsame2514 4 ай бұрын
Their superficiality out in the open now.
@zainababdi781
@zainababdi781 4 ай бұрын
Cabdu shahwaa 😂😂😂😂 shahwad uun buu eryan naagtii baa ciyaalka dhexdeeda kaga dhuumatay 😂😂 xisaabna wuu isku soo dhifsaday loosers ordoo activity sameeya oo shaqaysta biyo xireeno samaysta oo biyaha iska moosa sewage samaysta oo streets ka iska nadiifiya noloshii oo dhan candhadooda ayay kusoo koobeen
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 4 ай бұрын
Dulayste ma sugi karo intay umusha Tahay 😮🤭😳🙊
@abdiazizmaxamedwarsame7993
@abdiazizmaxamedwarsame7993 4 ай бұрын
Waxan uga gabaneyna caqli cadho waye naxariis malahan markey shahwo qabato ayuu caqligisa yimadaa
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 4 ай бұрын
Cusbitaalka isagu muu la galo daneyste
@fardawsamuhumed9964
@fardawsamuhumed9964 4 ай бұрын
Waxan iswaydiyaa miyan awlada dartood loo saxibi karin oon laysku ixtirami karin
@shukrimohamud9402
@shukrimohamud9402 4 ай бұрын
Fathia naag Cadaan igu tirih ilma ma Lee dahey may dhaha hey maba guur san waxey igu dhah dey idin ka Somali hada tihiiin waa iska dhasha neh Cabdi iska soo wadi meel iska taagan yahiin jirtah orad halkas ka so wado
@abdiastar6451
@abdiastar6451 Ай бұрын
there's nothing wrong about bearing many children, children are a blessing from Allah & the prophet SAW encouraged us to sire many offspring. why try to spin that into something negative?
@FaisaMusse
@FaisaMusse 4 ай бұрын
25:22 that's crazy government worker get paid not going working ... So Americans half of government workers, working at home maybe come to office one day of week n no excuse covid-19 be over 😂😂😂 because sleeping joe not doing his job inshallah 2024 trump babe 🙏🙏🙏
@llubnahmed
@llubnahmed 4 ай бұрын
What a bustard waxaan lama dhegaysan karoo Farxiyaay Wallahi wa number one duleyste uuf🤢🤢🥵🥵
@fihiimamohmet4948
@fihiimamohmet4948 4 ай бұрын
Dulayste cadanyo kugu noqday
@qamarsharif1595
@qamarsharif1595 4 ай бұрын
naa faxiyay waa beentis hadhi hadhunka waxey ugunecebyahin nagtiyo DJ xiran oo fadhiga fadhida ugunecebyahin wayo in sex larabo unbey umaleyan waa beenti qiiq ayey iskuqarinayan
@nimcosiyad7308
@nimcosiyad7308 4 ай бұрын
Dhawarka ninku maxanuuna miyaa cudur naag ayee qawaan naakii koowaad iyo caruurta Ee udhashay ayee baahidooda kaafi karin war waayaab candho candho kubeek waaye farxiyo yeekudaalin dadkaan waalan
@Hornscope
@Hornscope 4 ай бұрын
Markaa ma caruur badan in la dhalo ayaa qalada. Miyaan nebigeenii scw kula dardaarmin in muslimku caruur badan dhalaan? Mida kale wadamada muslimku miyaanay la mid ahayn caruurta badan ee ay dhalaan?
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 ай бұрын
Ala waa argagixiyihii yiri Somalida wadanka jooga hala qarxiyo. Meeshii lugugu tala galay ayaad joogta bravo! Muslimiin idinla mid aduunkaba ma joogaan! Duleyste Shahwadqaybiye, rimiyye, dhibciyye, dhiijiye, dayace, ma khajile.
@istarlinkahin6499
@istarlinkahin6499 4 ай бұрын
Mashallah glowing face
@farhiyodahir1022
@farhiyodahir1022 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
小丑揭穿坏人的阴谋 #小丑 #天使 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 6 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 27 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН
Single Mother Hadaad Tahay, Noocan Ka Digtoonoow😳
41:39
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Dilal Fool Xun, Tala Xumo, Dhaqan Xumo🤔🥲
28:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 6 М.
Ganacsigii Somalida Kenya Oo La Xaday & Warar Kale Oo Muhiim Ah😳🤔
42:25
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Айсмен Или Ледяная Королева? 😰
0:35
ДоброShorts
Рет қаралды 6 МЛН
Каха общается со своим сыном 🤣
0:59
Divu sari kheer chhat kar gayi 🤣🤣😂 #viral #shorts
0:22
divu & lucky
Рет қаралды 48 МЛН
Бабушка оставила ПАМЯТЬ О СЕБЕ! 😢
0:23
КиноСклад
Рет қаралды 1,5 МЛН