Allah khayr ha ku siiyo DAAHIROW, waxa ka sii fiicanaan lahayd adigoo iska dhaafa reer jimcaale saa Allah ayaa xisaabiya dadkee
@anwaryare58783 жыл бұрын
Dadka waxaad Uga Fcn tahy maanta ogady waa Shiiqaga Mucalimkaga ayaa aad u Fcn guleyso Sh allaha no cafiyo
@gelleofficial6603 Жыл бұрын
Mashaa allah su.aalo muhiim ah waaye ee sxboow maxaad u joojisay wax badan ayaan ka faaidnay ajarna waa kahelee
@abdihakimwarsame87283 жыл бұрын
Dahir Alasow alayacizak Allaha cafiyo Shikh
@hidigshy69053 жыл бұрын
Waxaan dhihi jiray daahir alisaw nin fcn waa nin iska qeylsha sida dabacasir Lkni dabacasar waxaad uga fcnthy waa in aa tahay nin ahlusuna waljamaac ah oo ahlu duruqo suufiya ah cimirigaada alle ha dheereeyi Mida kale haddaw sheikh saalax macalim cabdulaahi sheikhaada yahay alle caafimaad taam ah ha siiyeee isku day in wadadii uu ku baray ee wngsn aad raacdaaa oo aad iska deysaaa mar marka qaar wax yaaabaha aad sameysaaa.
@nastehoabdulkadir6733 жыл бұрын
Amin shikha allh cafiyo Si lamida
@yasinabdi14673 жыл бұрын
Allaha hacafiyo shiiqeyna
@iscoozil3978 Жыл бұрын
Amin amin
@abdinursharif81403 жыл бұрын
Allow sheikha noo cafiii
@cabdiwalidaacad28803 жыл бұрын
Maashaa allaah
@abdirahmansalad34223 жыл бұрын
suu aalaha ma ahan kuwa aad hada shiikha waydiineeso ee waa muxaadaro uu horay u duubay waana qeeb kamidaa xikmadihii abuu yasiid albasdhaani
@FaatushPeah Жыл бұрын
Dahir xariif tahay wayo sualahan kuwa lawediyay abuu yaziid al basdhaamiy ❤❤❤❤❤❤❤❤ allow sh saalax caalimka culamada noocaafi ❤❤❤❤❤❤❤
@shaxmedshxassan16182 жыл бұрын
Allh hanocaafiyo sheeqena
@ahmedsiyat158 Жыл бұрын
Allow Amiiiin
@kafiakhaire8213 жыл бұрын
Alaha cafiyo shiiqa dahirow daawo u dir shiiqa
@IbrahimHabibullah-h9o9 ай бұрын
متعلم ديني وعلم الدنوية الشيخ طاهر علسو
@kafiakhaire8213 жыл бұрын
Cilmi ayaan ka bartey shiiqa ilahow caafi nogu so xir daawana u dir
@sadiyahassanhassandiini72832 жыл бұрын
Guul
@abdihakimwarsame87283 жыл бұрын
Dahir diyar ayan u ahay in shiqa cawiyo xageen ku so hagajiya lacagta
@dahir.alasow3 жыл бұрын
Waxaan ku siinayaa telefoonka Sheekha
@dahir.alasow3 жыл бұрын
dhalinyaradda la joogta ee iga soo wac +31684863567
@AXKAAMUDIINTV3 жыл бұрын
@@dahir.alasow Mahadsanid sida aad ugu adeegto faafinta diinta alle swt, marka wll waxaan kaa codsaa in aad page ka axkaamu Diin TV oo ah page aan dad badan ku xirnayn oo ahlu sunna ah oo aan wax wahaabi ah ku jirin oo aanan soo galin marka ku share gareey page kaaga si ay uga faaiideeystaan dadka sunniga ah ee wanaaga jecel. Waana mahad san tahay.
@sayidahmed179 Жыл бұрын
Shiikh salax alha cafiyo
@ugaasmohammed27382 жыл бұрын
Ilaheey ha caafiyo
@abdirahmanaadan78653 жыл бұрын
Alle ha caafiyo
@leylahilowle21683 жыл бұрын
DAAHIR BAQ BAQ JOOJI CARABIGA DADKA MA WADA YAQAANEE SHEEKH HADALKIISA TURJUN AMA WAQTI HANAGA LUMIN.
@salmaahmed22633 жыл бұрын
Sax.
@kafiakhaire8213 жыл бұрын
Dahir aniga ma dukado mana somo qurana weligey ma dhigan shiiqan waxan diyaar u ahey inaan cawiyo inte loga so xiriira
Dadka afrika joga aba iga cilmi badan dahirow ani makajawabin lakiin aifonka iso dir hadii awodid
@shariifsirqiye4092 жыл бұрын
Daahir sedax maxa lagishegay
@kafiakhaire8213 жыл бұрын
Cafimaad cafimaad cafimaad waa in an daweyna
@axmedcabdimaalik45863 жыл бұрын
Okey ani iweydii
@King_hanad203 жыл бұрын
Dahirow ANi SoW mAHaa
@nastehoabdulkadir6733 жыл бұрын
Walal noosoo badi
@cabdulaahiyare57182 жыл бұрын
m.a
@aliosmanabdulkadir80673 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد واله وصحبه وسلم
@mo_abdi43 жыл бұрын
daahirow cadaalad samey
@bashkakalif29092 жыл бұрын
Ilhow shekena ino cafi
@ahmedabdulle60523 жыл бұрын
Xaywan xaaaa sheeekeysa
@kafiakhaire8213 жыл бұрын
Sualahaan jawabtoda an sugayey
@mushtaqjaamac93083 жыл бұрын
Dahirow maxa wye xaqdaradn anigaba ka horeyay dadke maxa iixaqire
@أبوزيدالبحداوي3 жыл бұрын
Heerkaas miyay baryadu gaartay
@mahadyusuf74483 жыл бұрын
Balanta sidas ma ahan
@samotalisfilms41483 жыл бұрын
Caawi wlaalkaa ma garanayo subscribe wax ka yar oo qof la sooyo plz and plz igu sharfa Si kastoy u yartay subscribe anigay wax iitahay iisar plz
@deeqadhemancooking25213 жыл бұрын
Asc dadkeyga kuxiran BBC Somali waxan idinka codsanayaa inaad igu cawisaan illah dartiis Subscribe kunkii ayaa war yar Ii ga haray plz i garsiiya adinkoo mahad san 🙏💯💯🙏🙏