Gabadha Tolow Ma Khasab Baa Lagu Haystaa? 🤔

  Рет қаралды 18,914

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 162
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442
@mohacosta3595
@mohacosta3595 11 ай бұрын
adigu odayba gursatay gaal maxad ayad ula yabeysaa
@THEGREAT-mz5nu
@THEGREAT-mz5nu 3 ай бұрын
Asc
@THEGREAT-mz5nu
@THEGREAT-mz5nu 3 ай бұрын
Hh
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 11 ай бұрын
Mashaa Allah nasiib badanaa gabdhahaana danbe ineey farhiyo heeystaa please dhageysta gabdhoow I wish inaan maqli lahaa advicekaan 13years ego 😢💖🌺💖✌️
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Aad baan unasiib badanahay waa runtaa❤❤❤❤
@hamdi27889
@hamdi27889 11 ай бұрын
Sariir fiican gabdhuho fiican baa ka soo boxa waxa fiican tartiibtartiibka no sidi ninka Somaali waxa halmar bey kugu soo haadayaan❤❤❤❤❤
@nimomesrati2687
@nimomesrati2687 11 ай бұрын
Ameen ya Rabiiii
@kubra8
@kubra8 11 ай бұрын
Absolutely right, romantic means qof naxariis io masuuliyad leh, lkn habo horaa loo yiri shibirba shimbiirkiisa ayuu la duulaa, qoyana waa qoyan o hankeeduba dulayste ma dhaafsana, somali hanoqdo ama ajaaniba e waxba ha ku daalin.
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 8 ай бұрын
Kancamal poor white TRUSH waaye Subxaan'Allaah
@hana8824
@hana8824 11 ай бұрын
Habaryarey sida aan horumarinta nafta uga gungaari lahayn noosoo gali waan hanyarnahay waxaanan kudawaqsanahay halkii aan kabilaabilahayn waliba kuwa 30s kooda caruur kuhaysta ee aan ehelna kuhaysan qurbaha
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 11 ай бұрын
Faarax has a point 😂😂😂
@hodankariye
@hodankariye 11 ай бұрын
Alxamdulillah Ilaahay galadiisa in lagu shukriyo weeyaan
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc 11 ай бұрын
Anigu yaabaye maxay xaliimo markasta u raadisaa nin lacag leh?! Wllo xaliimo ya ku diiday inad lacagta sameyso o ad shaqeyso o ad kaafiso naftada, halka ad ku riyoneyso nin lacag leh maad ku riyootid adigoo lacag leh?!
@aminaosman3469
@aminaosman3469 Ай бұрын
I'm really worried about the woman, does anyone know who she is?
@sharaafchannel6816
@sharaafchannel6816 11 ай бұрын
Mash allah habo
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 11 ай бұрын
Fatxiyay khayr iyo shar wxii Alle kula kulmiyaa waa qaddar qoraal Alle ku timi. Wana rukun arkanta imaanka kamida.
@iskufilan174
@iskufilan174 11 ай бұрын
True some thing is not right
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 11 ай бұрын
Innalilah oo sidan maxay ahayd wa kut kaguur oo qanjo uu guur, wa qatan oo duleyste cad heshay, duleyste is a duleyste no matter what.
@aslisaid.
@aslisaid. 11 ай бұрын
Farxiyay dumarka qaarkood waxay soo xareysteen niman maraana cadaanka unbey ka raaceen
@rodaismail8151
@rodaismail8151 11 ай бұрын
Oh god Fathia you are so funny. But of course to be in love and having a wonderful partner is the greatest joy. Be happy my friend ❤❤❤
@fertunali1007
@fertunali1007 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 reer xamar markad ku hadleyso so funny
@kaltoumali5510
@kaltoumali5510 11 ай бұрын
Masha allah tabara allah, ammen may Allah SWT protect us, wallahi first thing first to love allah
@umubushra5391
@umubushra5391 11 ай бұрын
Masha Allah nuurkaaga ayaa baxaya Allaha ku xafido❤❤❤
@shaj5029
@shaj5029 11 ай бұрын
she looks like she is hostage🤔 she needs help 😥
@fattiahabsiyeh477
@fattiahabsiyeh477 11 ай бұрын
Masha Allah waa run❤❤❤
@COCOA101
@COCOA101 11 ай бұрын
You get the right ✅️ sis ❤❤❤❤🎉
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 11 ай бұрын
Subhanallah alaha haso hanuniyo habo dadkeena
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 11 ай бұрын
Nin wacan sax💯💯💯
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Gabadhaan ha loo gurmado Hiil ayey u baahan tahay
@maryanali9833
@maryanali9833 11 ай бұрын
U look glowing Masha Allah keep going sister 😊
@SafioSaid
@SafioSaid 11 ай бұрын
Masha Allah ilaahay ha kuu siyaadiyo
@-mrrayan
@-mrrayan 11 ай бұрын
Miskiina naa wuu afduubay inanta haloo gurmado
@Abdullah11407
@Abdullah11407 10 ай бұрын
Dadka Allaah yaqaanna ee iimaanka lehi ma soo bandhigaan qof kale ceebtiisa.
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Danbe la idiin ceeb qarin maayo gabdihii way idin barteen ragg ma tihidin waanu idin nacnay
@hiboosman6705
@hiboosman6705 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 so funny.
@nimosuleiman
@nimosuleiman 11 ай бұрын
6 sano ban garoob ahay mana u diyaarsani runtii degdegu waa waxa ina lumiya
@nuraali7610
@nuraali7610 11 ай бұрын
Haa waa runta waxay uu eeg tahay qof xanunsanya oo baqaysa plz ha la baro nolosha qoftas wayo waa ceeb in laku qoslo waxan yurub ku argay dad somaliyed oo halka maskahda ka xanunsanaya.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 11 ай бұрын
Odaygan caboyga ah Sadex yeer buu hawlgabeen noqday maxay ka heli kartaa dub iyo diir wuu murxay🤣
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 11 ай бұрын
War hedha waxba haku qoslina gabadha ee bad badiya 😢 video gan hala tusiyo boliska gabadha way baqaysa waxba si ah😢😢
@Ummieofsix
@Ummieofsix 11 ай бұрын
He is holding her hostage .Locate her, so we need safe her😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@bellaabdibile5503
@bellaabdibile5503 11 ай бұрын
Manshallah may Allah bless you with more joy. ❤
@Zahraedebsan
@Zahraedebsan 11 ай бұрын
Masha Allah I am happy for you sister
@fatimojama2637
@fatimojama2637 11 ай бұрын
say mansha allah youeself
@Abdullah11407
@Abdullah11407 10 ай бұрын
Car warayso wuxuu Allaah ka qabo qofka dadka ceebtooda faafiya. Haddaad in yarna Allaah garanayso
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Foolxumadiina in la qariyo ayaad rabtiin😂😂😂dulleyste
@habibamursal3942
@habibamursal3942 11 ай бұрын
khazaaro walahi waxaan waa dhaawac
@asliegal2683
@asliegal2683 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ qunyar qunyar❤love you
@maryanali9833
@maryanali9833 11 ай бұрын
You so funny Fathia you had lots of vitamins Masha Allah
@hakimahassan2940
@hakimahassan2940 11 ай бұрын
She didn't look happy.
@fadumamohamud9021
@fadumamohamud9021 6 ай бұрын
Akkulaturi kaftamee fatxiyay vaitamina muda badan kaa maqnaabaad hada heshay wanku fahmi karaa❤
@ms_humble5901
@ms_humble5901 11 ай бұрын
So funny 😂😂😂...but this doesn't look real, looks edited.
@bureeqa1234
@bureeqa1234 11 ай бұрын
waxay u haradanahay dereen jacayl wayo abojacayl maa siyo hooyo uma naxarisyowaa marka qof waxaku dhaca جفاف عاظفي
@fartun9503
@fartun9503 11 ай бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀
@khadrahassan7171
@khadrahassan7171 11 ай бұрын
She looks like she’s a hostage 😂😂😂
@Qaali12
@Qaali12 11 ай бұрын
Walalo sirta miyad noo shegi karta? Quruxdan ayan ula jeda😊
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Gadhan adooonsi ayey Ku jirtaa ha loo gurmado
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 11 ай бұрын
Asc.
@fartungutale726
@fartungutale726 11 ай бұрын
Wiiil soomaliyeed wax ka fiican ma jiraan
@shamai1570
@shamai1570 11 ай бұрын
Be very selective and aim for a loving supportive genuine guy looks can sometimes be deceiving❤❤❤❤❤❤❤
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 11 ай бұрын
Adaa gabdhaha u bilaabay soo maaha wll
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 ай бұрын
Xumaantiina, Jileeciina iyo Raganimo la’aantiina ayaa reer arxan daroow iyo weliba dayaciina iyo dawersigiina ayaa xataa bahalo u gaynaya hablaha!
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 11 ай бұрын
Kkkkkkkk hhhhh iyadu waxay bilowday bay dad ku caayeysaa
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 11 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel marka adiga masaasaa kuu gaysay adaga duqaa oo wuxuu yahay aan la garayn wll just remember live is short
@bamiiman8891
@bamiiman8891 11 ай бұрын
Waxba qaldan gabadha ka gaadha
@ekramabdrahmanhirsi8163
@ekramabdrahmanhirsi8163 11 ай бұрын
War xoog maa la isku heystaa
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 11 ай бұрын
Fatxy adiga nobilowe we are running 🏃‍♀️ 😂😂😂😂 romantic kkkkkk
@samiraothman3531
@samiraothman3531 11 ай бұрын
السلام عليكم
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 11 ай бұрын
Gabadha waxaan she Sheegay maalintii ugu horeeysa oo aan arkay in laqasbaayo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 11 ай бұрын
Fatxiyaay sawta kuwo ka daran oo waliba jilifleh loo sacabiyo haduu somali yahay lalama yaabeen lkn ha is tuurina mel walba duleyste wa jogaye
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 ай бұрын
Waa runtaa. Bowoljirkooda la jiidayaa Waa Dahab! Laakiin dee qaab daro kuma tartamayno walaal
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 11 ай бұрын
Asc abaayo I love❤❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 11 ай бұрын
Ninka lacagtiisa maxaa kaa galay adigu shaqayso dee
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay
@ashamohamed9299
@ashamohamed9299 11 ай бұрын
He looks so creepy 😮
@ashrafkm4249
@ashrafkm4249 11 ай бұрын
Maxad aragteyi wli
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Subxanallaha! Ma gafihii Malta Miyaa kkkmmmm
@hannahplays6106
@hannahplays6106 11 ай бұрын
Walahi Farax wax dhama inanu jirin iøahay ha noo xafido cadan xun oo urayaa oo xaga hore iyo xaga danbaba isku si u isticmala
@user-kc3ym2bl5r
@user-kc3ym2bl5r 4 ай бұрын
Faarah xumee intey leeyihin ayee balaayo gacanta ugaleen 😂😂😂
@qalbihodon721
@qalbihodon721 11 ай бұрын
Gabdhaha badana dugsi quraan iyo iskulo ba looma ogolayn😢!. Qaar aan wax aqrin bay u badanyihiin cuqdadna wa lagu abuuray!. Waqti bay u bahanyihiin inay is bedelaan oo fahman xalada!.?
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 11 ай бұрын
Fatxiya Cabsiiye ur father was Farrah too but no DiCaprio 😅 Don't forget this inaa Cabsiiye
@saaraali9688
@saaraali9688 11 ай бұрын
oh Allah she literally said Ayah in the Quran illahay wax xun ma amro
@Nobody1579
@Nobody1579 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi wan qoosly
@lecker-m7m
@lecker-m7m 11 ай бұрын
Kkkkkkhhh kkkkhhh kkkkhh
@jamaljons2294
@jamaljons2294 11 ай бұрын
Taani doogon wallahi Somali women Ate without Software guusul fuulxuma
@dhoolnuur8400
@dhoolnuur8400 11 ай бұрын
Walalo wakaga walalkis dhimajiiro adiga yiiri soyaca lakin ladhuunta ama no sheega diinta kula joogtan
@fatumobarkadle9098
@fatumobarkadle9098 11 ай бұрын
You are very smart
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 11 ай бұрын
Guurka kaagama darin Maashalah waad nuureysa huuno
@hodanmohamed275
@hodanmohamed275 8 ай бұрын
Somaliland waxeey dhahayaan waa ardadii fathia, aniga ma dhahin fathia
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 11 ай бұрын
Dagaalkii waa weynaaday balse yaanay nala durkin in sha Allah
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 11 ай бұрын
This is find as long as he is not faarax. Habartaan yeey idin sirin Waa gaalo raac. She is not proud where she is from.
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 11 ай бұрын
Kkkk farxiyay dumashiyasha shati. Ha xirtan de wa maxay bila garanka
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 11 ай бұрын
Wa ruta hankaga ha waynado gabadhena han koda kor ha qaden
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 11 ай бұрын
Dadku wa. Asidin fatxiya 100 maxa u dhafin ladihin wa qof fican o farid ahah isku dabecad ayan nahaye
@Zahraedebsan
@Zahraedebsan 11 ай бұрын
Cabsi cabsi waaye farxiya Gabadhaas qof lahaasto ayeey uegyahay
@fatimaa.abdullahi4424
@fatimaa.abdullahi4424 11 ай бұрын
It looks Photoshop/bummed video 😂😂😂😂.it's still funny
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 11 ай бұрын
If you don't know where u come from you don't know where u going. East ans West faaraax is the best. Be care this xamaalatu xadhab.
@user-hl9kj4if7s
@user-hl9kj4if7s 11 ай бұрын
Dee huuno waaa waxaa doonayso sow maha?
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 ай бұрын
Adiga cidwaliba Waa ku dhaantaa.
@fadumoali8301
@fadumoali8301 11 ай бұрын
Suratul xujuraat fatxiyay ❤❤❤
@asmacali111
@asmacali111 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@-mrrayan
@-mrrayan 11 ай бұрын
Dadkii tahariibay ayuu kalahadhay xaraam
@mohamedmoalimabdiabdi2666
@mohamedmoalimabdiabdi2666 11 ай бұрын
Qof ay meeting u caddahay meeli ka madow Waxbaa ku saaqay oo dhaqankii iyo diintaba kaa saaray
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 ай бұрын
Dhaqankaaga xun ee xaasidka ah iguma khasbi kartid. Diinta islamkana ha kabin meela kama soo galo dhaqankaaga xumaantu caadadiisa tahay sida kufsiga caruurta iyo hablahiinq oo aad raali ka tihiin, miskiinka oo aad ku tumataan, qabyaalada oo aad caabudaan. Aduunka uguma loliidateen Hadaad dhaqan Diinta cad ku leh haysataan. Aadbaan u Waa nebcahay. Acuudubillah
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 11 ай бұрын
Fatxiya waa ku salaamay bal macaa ciyaalkii meelahan ku dhashay ayaa muraayado loo qorayaa. Bal nooga waran sirta aragtidu kuugu koradhay naga daba gee waxaan u fahmey xagii xaajigaad ka dhisantay!!!!!!!!!!!!!!!!! Bal nimcada ha qarsan ee garoobaha fadhiga ka kaca ku dheh aragtidii full ayey ii noqotaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hoyojama8230
@hoyojama8230 11 ай бұрын
Maxey u Did wayday Nafbaa haysee the guy looks like walking dead istaaqfurula
@qalbihodon721
@qalbihodon721 11 ай бұрын
Ninkan wuxu ka muruq waynyahay Duleyste wa oday iska yar wayela. Cadanku dhar ma xirtaan waqtiga kulaylka ah😅!. Gabadhuna wa iska inan tuulo ah!.
@user-zs1ju4qr6m
@user-zs1ju4qr6m 11 ай бұрын
Scw war gabadha Radiya way ku jirtaa harig did aad u jeedan inay dhibantahay Subhanalah Farhiya ha ku qoslin walal she is not look ok 😢
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 ай бұрын
Somaliga hadlaya ayaan ku qoslayaa
@ameelhasan6106
@ameelhasan6106 11 ай бұрын
⚘️⚘️❤
@bamiiman8891
@bamiiman8891 11 ай бұрын
Waarunta saliid i jiinkii kugu raagtay laga soo dadshay islamahan wada kurkursanaya guursada dheeh farxiya 😊😊😊😊😊
@bongasasa3895
@bongasasa3895 11 ай бұрын
You see walasheey Gabddihii in aad nagu dirtay now you see Crocodile Dundee bey tan latimid!
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 11 ай бұрын
Cid wax idinku dirtay ma jirto jilicoow. Bahalnimadiina iyo Dulayste Ciilkiisa Ayaa Meel daran qaar ka tuuraysa. Anigu Dulayste Dulayste uga tag ma dhaho oo Dalaca oo kür isu qaada ayaan idhaahdaa
@bongasasa3895
@bongasasa3895 11 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel kistoo Duco kudar karbashka wali rajo aan lenahay mafogin kisto jafjaf le ubahanahay trust me we can get it together!
@naseebgade8885
@naseebgade8885 11 ай бұрын
🙏🙏🙏👍👍👍👍🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@asliegal2683
@asliegal2683 11 ай бұрын
Fathia arinta balbalari somali duleyste marka tiri ayaan shaqo tagnay😂😂😂fagatax😂😂😂
Noloshaada Allah ka Sokoow Adiga Uunbaa Sixi Kara Not Nin & Guur🤔
30:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
Arinkan Ka Digtoonaada Hablaha Ajanabka Guursadoow😢
37:24
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 23 М.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 14 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,8 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 90 МЛН
ADKAATAY FATXIYA CABSIIYE O NINKEEDII LAGU DIRAY Afka Furatay
10:42
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 29 М.
@ الراجل سمح اخلاقو .ماجيبو.
17:29
خالتو مني
Рет қаралды 2,6 М.
Soo Yaaca Jacaylkii Dunida. Masha Allah💯❤️😍🎈
33:48
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
GUURKA Fathxiya Cabsiiye
14:31
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 46 М.
Ax Naag10 Sano Iga Ween Ano 15 Sano Jir Ah  Jeclada San Igashay
50:52
Ridhwan Issack
Рет қаралды 347 М.
Interview with Fathia Absie at the Tällberg Forum 2011
6:37
Tallberg Foundation
Рет қаралды 242 М.
Dumarka Soomaaliyeed Waxani Ma Ka Doqoniima Mise Waa Ka Dhib Jacayl? 🤔
27:22
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 14 МЛН