Ayaney nin Aan isla socono oo dibada jira hal sanu joga hada wuu iso dontay abahay ba ii diday lkn ani iyo asaga is rabna hada wuxu kenay inu dhaho mashqul ban ahay marwalpa galab iyo malinba hapenkina wa sii sexanaya ayane iso jawap byo maxan sameya ninkas inu tagu raba ma is tiri
Anigaa ugu horeeyeyy ayaaney qlpi❤ waan ku salaamay
@JanaaLove-jy4wf11 күн бұрын
🎉❤❤❤❤❤❤❤
@FarxiyahassanCiise11 күн бұрын
Wcs qaali ❤❤❤❤❤
@MaxamudCabdi-z5b11 күн бұрын
انا لله إنا إليه راجعون 😢
@raaliyoibraahim22111 күн бұрын
😊😊😊😊😢
@Quresh_Farah11 күн бұрын
Wacalay kuma Salam abayo
@RamlaBaslawe10 күн бұрын
De ayaaney aduunka sidanba noqday rer somaliya hada nahay nolosha hada free bay usi noqoeysaa waliba inta dhowrsoon dee kuwa kale bannaanade kula kulmaanee 🎉😊
@IndhoosAhmed11 күн бұрын
Hada hooyada iyo aaabuhu iney jidka nin la istaaagto waaalidku raaali kama ahan mana ogolo lkn inaaa guriga keeento wey ogolyihiiiin
Ayaney aniga aabehy tel xita inan nin kala hdlo ma ogoleyn markan kaso fogaday oo wadanka kaso tagay lee kalsoni helay aan nin ku shukansado hoyadyna wxs ma kala jclyn lkn qurbaha markan imi ban guursaday
@MaxamudCabdi-z5b11 күн бұрын
wan kula sogaaray ayan xilwa
@MumtaazMumtaaz-vy6hu11 күн бұрын
Balaayo ku tarbiyeysey oo timuhu ha ka biiban dhe 😅
@amalcabdiqadir33811 күн бұрын
Waxaa maqlay dadka carabta khaliijka in dumarkooda wejigooda ninkeeda arkeenin ilaa ay ka dhimato. Saasa ilmo lagu dhalaa.
@MumtaazMumtaaz-vy6hu11 күн бұрын
Waxa fiican in diinta uuun la baro si aay xumaanta uga fogaato
@Zeytunosman-hu1mq10 күн бұрын
Daqankas o nin adho la hadla hdii lu arka lu cuna wajira ila hda😂😂😂